MARWO CABDI AXMED (HEESTA DEEQ)

  Рет қаралды 160,848

MaGuuraan Channel

MaGuuraan Channel

Күн бұрын

Пікірлер
@bossoss5703
@bossoss5703 3 жыл бұрын
Deg deg aan war kaa helo lawyo _cado ayaan heestan si khaasa ugu dhegaysan jiray xasuus gaara ,wakhtigaa anigay ayay hestani si gaara ii khusaysay
@bareomar4050
@bareomar4050 2 жыл бұрын
Aniguna cawa 2022 bisha tobnaad waxaan ku dhageysanaya kismaayo
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
@@bareomar4050 aniguna hadda aan kula hadlaayo waxan ku dhageysanayaa 08/19/2023 shaqadeyda iyo state of alaska ee cariga maraykanka
@AbdikarimIbrahim-f4n
@AbdikarimIbrahim-f4n Жыл бұрын
Aniguna Saylac baan heestan dhiig uga keenay waayo waayo
@keysewarmahaye4418
@keysewarmahaye4418 Жыл бұрын
Galbeed hargaisa ayaan buur dhakadeed Ana ku tuurtay
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 2 ай бұрын
Weestay sida jinkay iidardartaa markaan maqlo 2mwaxan ku soo xasuustaa hawdkaa hargaysa magaalo bali gubadle layidhaa aan ku dhagaysan jiray maraannka shaqayn jiray aniyo sxb kay Maxamed aadan yuusuf xiid garaw nin layidhaa oo bila aadan qaaliyaa saqda dhexe kastanka kuwada dhagaysan jirnay
@Newheesocusub
@Newheesocusub 5 жыл бұрын
Erayadii abwaan cismaan cumar cambuur iyo laxankii Aun axmed gaceyte yuusuf kabankii. Cabdinaasir macalin caydiid alle cimriga u barakeeyo
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 5 жыл бұрын
Aameen yaa allaah
@Newheesocusub
@Newheesocusub 5 жыл бұрын
@@MaGuuraanChannel hees uu tubeec qaado dhool da'ay la moodyey hadaad hayso geli orginalkeeda bro
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 5 жыл бұрын
@@Newheesocusub Waayahay sxb Waan soo gelinayaa Waad mahadsan tahay Soo dhawoow
@Newheesocusub
@Newheesocusub 5 жыл бұрын
@@MaGuuraanChannel wan dhawahy zxp thanks wan kaa sugayaa insha allah madaxaay👍👍
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
@@Newheesocusub cismaan. Can bur ma. Noolayahay
@mohamedguulleed6386
@mohamedguulleed6386 5 жыл бұрын
Codki axmed gacayte ayaan maqlaya alle ha unaxaristo
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 жыл бұрын
heestu waa sax waa murwo cabdi axmed laakiin sawirku waa murwo maxamed waa laba murwo midi waa murwo maxamed waatan sawirka leh midna waa murwo cabdi waatan heesta qaadaysa
@illyasali228
@illyasali228 2 жыл бұрын
Waa gaarisa Ku magac dheereyd Allaha u naxariisto.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@illyasali228 Gaasira dheh Kkkkkkk
@araleabdi56
@araleabdi56 Жыл бұрын
Waa qaldantahay sawirkani waa marwo cabdi ahmed weliba sawirka waa screenshot laga qaday vedio ga heesteeda beercaashaq degay
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
1.Deeq aragtidaadii 2.Daymada jaleecada 3.Indhahaa kudoogsada 4.Ogoow qurux ladaawado 5.Ragga dunida joogana 6.haldoorkoodi’baatee 7.Sida damal magooloo 8.Caleentii ku dadantahay 9.Dusha uga hillaacdoo 1.Dun xariira iyo shaal 2.Dayax nuurayaatee 3.Inaad daacad iitahay 4.Axdigeeni daayicin 5.iigudhaaro diintoo 6.Deg deg aan warkaahelo 1.Doon doonistaadii 2.Naftan kugu dekaantaye 3.Dabayluhu ay’qaadeen 4.Daruuraha ay’geeyeen 5.Dalanbaabigaagii 6.Dooni aan shiraaqnayn (shiraac) 7.Waayuhu dulsaaree 8.Mowjadaha dullaamaa 9.Darbiyada kuxooreen ❤️Dawo waxaa unoqonlahaa ❤️Dib u aragtidaadee Inaad daacad iitahay Axdigeenii daayicin Iigu dhaaro diintoo Deg deg aan warkaahelo Ilahay swt janatul fardowsul acllaa Haka waraabiyo inteena Noolna gadaasheed innama Fidneeyo aamiin Runtii heestani xasuus Gooni ah ayay igu leedahay
@AbdikarimIbrahim-f4n
@AbdikarimIbrahim-f4n Жыл бұрын
Dayax nuurayaad thy weeyi halkaad dahab ka dhig bro thanks for writing this all
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
@@AbdikarimIbrahim-f4n waa dayax ma aqaan Sabab aan u qalday
@AbdikarimIbrahim-f4n
@AbdikarimIbrahim-f4n Жыл бұрын
Waa caadi qaladka ibnu aadam baan u ahay heestan Saylac baan aad ugu dhagaysan jiray waayo sxb
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 8 ай бұрын
Maalmo aan soo laabaneen iyo sanado farxadoodii qaatay ayaan dib ugu yara noqday waxaan galay xasuus aan dhibane u ahay waxaan jaleecay inantii qiimaha badneed nasra jamac ee ii qaaday heestan qiimaha badan sanadii 2012/2013 wadanka oo barwaaqaa oo xasiloon oo nabada oo aan dareemay jacayl loo hagar baxay oo lagu muujiyay astaankasta oo horumar gaadhsiin karta jacaylkeena calafbaa se ka adeegay axyaa dunyaa axyaa saman heestan waa Heesii loo qaadi jiray dadka damiirkoodu nool yahay ee danqanayo😢ee aduun aabihii wasaan ku wareegaynaa wlhi oo sharma poy ,wispii,ck iqra yarey iyo palpalaarka leeyiin fanaanin baanu nahay😅 Caawana haben khamis baxayso jimce soo galayo 30/5/2024
@abdikhadaribrahimomar2622
@abdikhadaribrahimomar2622 5 ай бұрын
aniga xasuustii waxay dib iigu celisay maalmo wacnaa iyo jacaylo aan guulaysan 2015 ilaa 2017 never come back
@abdidekmuhumed4510
@abdidekmuhumed4510 2 жыл бұрын
Heestan sida xog ogaal sheegayaan waxa gabadhii codsatay inay xaajadeedu tahay sida heestu ku dhawaaqayso waxay jacayl dartii ku tilmaantay In yahay Maxamed cumar Jire oo maanta nool ahaana abwaan isaguna hal abuurka heesaha uu sameeyey fanaaniin badan ay qaadaan oo ay xasan aadan iyo kamid yihiin. Run ahaantiina ah qofka ragga soomaalida kuwa ugu qoodha iyo quruxda badan ah
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 2 күн бұрын
Dag dag aaan warkaa helo ❤ Xamda
@mahatfarah206
@mahatfarah206 3 жыл бұрын
Laxanka AUN Axmed Gacayte waa Caan 😍
@khadarmuhammad5412
@khadarmuhammad5412 2 жыл бұрын
Laxanka cabdinaasir macalin caydiid
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 2 жыл бұрын
Marwo cabdi axmed alle hakuu naxariisto eedo from dhagaxbuur
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 2 жыл бұрын
Aameen ilaahay haw naxariisto
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 Жыл бұрын
Walee waa hees aad u macaan
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 3 жыл бұрын
marwo cabdi waan kaa haya heeskan
@mustafesool1461
@mustafesool1461 2 жыл бұрын
Heestani waa eriyadii cismaan cumar xirsi cambuur sida aan kuhayo tariikhda heesta waxa loo sameeyay inan jeclayd allah hawnaxariistii deeq cumar xirsi cambuur xoghayihii dawladda hoose ee hargeisa oo ay walaalo ahayeen abwaanka heesta sameeyay oo waxbarasho ugu maqnaa dalka qadar waxan leeyahay dadka waxakale soo qoraya iska hubiya hadaydaan tariikhda heesta garanayn
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
AHUN Deeq xirsi canbuur waxanu Aheyd isku dugsig waxanu Aheyd wll illa mudo fog waxet kalo ey wll Aheyd AHUN carb xirsi
@Xamseadan-to2jp
@Xamseadan-to2jp Жыл бұрын
Hhhhhh tanks sxp xog aanaan hayn ayaad iisheegtee Iyadaw aabahay heesta sameeyay
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 5 жыл бұрын
Sida damal har weynoo caleeyntii ku dadantahay, dushaad ugu egtahay. Dun xariir ah iyo shaal, dayax nuuray baa tahay.
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto axmed gacayte yusuf oo ah qofka sheegaya heesta iyo marwo cabdi
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 3 жыл бұрын
Aameen Aameen yaa allaah
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii c.c.canbuur laxankii c.naasir macalin ceydiid codka marwo cabdi
@AxmedMaxamuud-bq4vd
@AxmedMaxamuud-bq4vd 2 күн бұрын
@warfaacaraale2242
@warfaacaraale2242 2 жыл бұрын
Markii igu horaysay heestan waxaa isoodiraty gabadh aan aad isugu fiicnayn waxaan kusugnaa qoxotiga qabri bayax oo iyaduna ka dhooftay xilaygay heesta isoodirty dhawr bilood ka hor oon maantana famili balaadhan nahay👨‍👩‍👦‍👦
@Abdiqaliq
@Abdiqaliq 2 жыл бұрын
Manshallah Allah haysu kiin barakeeyo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
MashaAllah ❤
@AbdiAbdi-es4ok
@AbdiAbdi-es4ok 5 ай бұрын
ZamZam❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Marwo dumaroo samsamEEyyariisEEy cadayyareey qiimobadan tana layiraah lEE qatraaayqaranEEy qiimobadan yartayarta Systems Familyyyyyy
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Inaad daacad ii tahay Axdigeenni daayicin Ii gu dhaaro diintoo Degdeg aan warkaa helo
@som-2524
@som-2524 Жыл бұрын
anoo wadanka kasoo tagaya oo ciidkii oo roobsaday kaso tagay waliba galdogob ilaa jijiga gaari ku maray roobkuna na haya barwaaqo ah baa habneka jijiga kaso baxayay ku marqaama ma iloobayo hees xasuus igu leh waa dayrtii 2023 ee buuma wayne
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Murwodumaroo yariisEEy qiimobadan tana layuraah samasamEEy cadayyareey lagufarxeeeey Runrun saxsax
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 2 жыл бұрын
Allyaa Raxma waxay u cod egtahay Xaliimo Khaliif
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Inaad daacad ii tahay oo Axdigeena daayicin Iigu dhaaro diintoo Dag-dag aan war kaa helo!... Laxan music iyo cod tolmoon 🔥 _Marwo Cabdi AUN
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 5 жыл бұрын
Heestan Mar waxaan ku maqlay Sahra Halgan iyo gacayte 👍👍
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Yusuf Geele Maaha Ee album kaasi ayay ku jirtey
@aajawajuwa2984
@aajawajuwa2984 2 жыл бұрын
waa tuugo kuwaas heesta anaa gacanta ku haya
@FarxaanDhuux
@FarxaanDhuux 2 ай бұрын
asc😁
@yasirabdifatah862
@yasirabdifatah862 5 жыл бұрын
Waaw waxaasaa heesa la dhahaa
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Cusmaan-Joon Cumar Cambuur ayaa erayada allifay.
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 3 жыл бұрын
Waa runtaa sxb mustafe xasan waan kusoo dhawaynayaa ee soo dhawoow kuna soo dhawow MaGuuraan
@ahmedelmi8862
@ahmedelmi8862 2 жыл бұрын
Waa aamina cabdilaahi marwa maaha
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 2 жыл бұрын
Sxb Ahmed Elmi codka hordhaca dhagayso waa axmed gacayte oo leh heesta waxaa inoo qaadi doonta marwo cabdi, sidaa awgeed dib ugu yara noqo Maaha aamina cabdillaahi Mahadsanid marlabaad
@MonaIBraaHim
@MonaIBraaHim 10 ай бұрын
Runtii waa xasuus gaara
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 2 ай бұрын
Heestan waxan.ku soo xasuusta balaygubadle maraan ka shaqaynayayn ku dhagaysan jirnay aniyo sxbkay maxamed aadan yuusuf xiid garaw nin aad u reermagaala
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 2 күн бұрын
😂😂 anaa reer baligubadle ah Kln waxa iigu dambaysay 2013 Hadda canada ayaan ku nookahay in mudo ah Xiid wan garanayaa baan filayaa
@alishaaishaa2286
@alishaaishaa2286 2 жыл бұрын
Ax ya sowt ala yaraxma 🥰
@C.xakiinAadan
@C.xakiinAadan Жыл бұрын
Ax
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 жыл бұрын
Waxan arkay ninka heesta lahaa o leh c/naasir baa alxaanta leh lkn waxaan fili in uu halmaamay wayo kani waa kuwii gacayte dhagtu saasay qiraysaa? ✌
@AXMEDIsmaaciil-yf4te
@AXMEDIsmaaciil-yf4te 7 ай бұрын
Axm 1:56 ed g
@mohamedabokor6856
@mohamedabokor6856 2 жыл бұрын
heestan marwao maxamed abdi oo gasira la dhaha qaada eraydana canbuur baa lahaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Marwa cabdi waaye saaxib. Gaasira maahan Aun,tee
@qaysgafo9458
@qaysgafo9458 3 жыл бұрын
Ilaahay baad garanysaa inaadeer heestan waayo ayaa iga so maray
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 3 жыл бұрын
QAYS GAFO SOO DHAWOOW INDR AAD BAANAN KUU SALAAMAYAA, HEESO KALE OO BADAN OOD KA HELI DOONTO AYAA KU JIREE BOOQASHADA NALA OGOW MAHADSANID
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
Wooow inaad daacad ii tahayeey axdigeeniidaayicin iigu dhaaro diintoo dagdag aan war kaa helo ( thnks sxb sare
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 5 жыл бұрын
Shaafi cishqi You well come sxb
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 4 жыл бұрын
Waryaahe asxaabtii qadar Wanku salamayaa sxb
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
#Maguuraan libaaaax walaahi taaj ayaaan madaxa kuu saarey heestan 1994 ayaa iigu danbeysay allaa maxaaan raaaaaadiey thanks Sxb
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 4 жыл бұрын
Mustafe Diiriye sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato sxb Aad baad u mahad san tahay
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Walaahi heestan nin keena la Waa dubaalad Dheere ayaad tahay rageedi
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 5 жыл бұрын
weeey waxaan maqli jiray anoo yar ilaaa 98kii anoo caruur ilaa 6jir meelahaas ayaan ahaaa
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 3 жыл бұрын
maxaan ku mirqaamey heestan
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
#maguuraan heesta doonyaha shiraacle shimbiraha hawada la laaya. Oo qaraami ah Sxb Soo geli ols
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 4 жыл бұрын
Waan inoo baadhi doonaa sxb
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Khadra daahir ayaa qaada Sxb
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 5 жыл бұрын
Adigaa mudan sxb Hoosh Banadir
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
SHORTSSHARE
@siciidshabeelle
@siciidshabeelle 3 жыл бұрын
dun xariira iyo shaal
@ismailabdillah6747
@ismailabdillah6747 Жыл бұрын
Hh
@MahdiIdham-kd3nl
@MahdiIdham-kd3nl 9 ай бұрын
Animal.samtaar
@MonaIBraaHim
@MonaIBraaHim 10 ай бұрын
Runtii waa xasuus gaara
Maxamed Yuusuf Cabdi AHUN  Qaraam (Madiix)
15:01
Goray Haldhaa
Рет қаралды 79 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 238 М.
CABDI-DIINI | SHANKAROON
8:43
𝕾𝖍𝖎𝖎𝖓𝖐𝖆 𝕸𝖊𝖉𝖎𝖆 𝕻𝖗𝖔
Рет қаралды 257 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 475 М.
Marwo Maxamed Gaasira Heesta_Goobyaal
10:13
bahdon action
Рет қаралды 16 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 6 МЛН
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 194 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН