gacayte iyo haweeya biixi | waa nabade soo noqo | gacayte iyo haweeyo heesta nacasnimo ma waayee

  Рет қаралды 117,498

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

2 жыл бұрын

HEESTA: waa nabade soo noqo
ERAYADA: Axmed Saleebaan Bide
CODADKA: Axmed Gacayte iyo Haweeya Biixi
LYRICS : DHUGMAAL lyrics
QORAALKA HEESTA (LYRICS )
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
HAWEEYO
Sida Fadadka Nuurka Leh
Noolahoo Harraad Qaba
Hilaac Nabar Ka Soo Kacay
Xalay Uun Baa Niskii Dhexe
Nabdigayga Damaqdaye
Naf Wax Jeceli Ba'anaa
Waa Nabade Soo Noqo
Kumaan Nicine Soo Noqo
Naxli Ma Leh Jacaylkuye
GACAYTE
Marka Aan Nagaadee
Naso Aan Idhaahdaba
Naawila I Qaadiyo
Neecaaw Jacayl Iyo
Nacasnimo Ma Waayee
Haddii Aanay Nabad Iyo
Dumar Nacab Midnaba Noqon
Sidee Lagula Noolaan ❓❓❓
HAWEEYA
Waxaan Naawilaayiyo
Naruurada Adduunkiyo
Inaan Nasiibku Iga Lumin
Nebdigaan Ka Tuugaa
Nuunka Iyo Qalinkee
Naf Wax Jeceli Ba'aan
Waa Nabade Soo Noqo
Kumaan Nicine Soo Noqo
Naxli Ma Leh Jacaylkuye
GACAYTE
Marka Aan Nafiisee
Noloshu Ii Iftiintabaa
Nimca Sheegis Joojiyoo
Nabad La Iigu Baaqiyo
Nacasnimo Ma Waayee
Nimca Sheegis Joojiyoo
Nabad La Iigu Baaqiyo
Naqsoo Hira Ma Waayee
Haddii Aanay Nabad Iyo
Dumar Nacab Midnaba Noqon
Sidee Lagula Noolaan ❓❓❓
HAWEEYA
Ma Nastoo Ma Naaxoo
Nabad Uma Caweyn Karo
Intaa Anoo Nac Kuu Qabin
Keli Aan Ku Noolee
Naxli Aad Ku Maqantee
Naf Wax Jeceli Ba'anaa
Waa Nabade Soo Noqo
Kumaan Nicine Soo Noqo
Naxli Ma Leh Jacaylkuye
GACAYTE
Marka Aan Naruuriyo
Dano Gaadh Niyeeyaba
Nafta Hadalla Jiitiyo
Wax Ii Kaa Nugleeyiyo
Ku Soo Noqo Ma Daysee
Haddii Aanay Nabad Iyo
Dumar Nacab Midnaba Noqon
Sidee Lagula Noolaan ❓❓❓
gacayte,
gacayte qaraami,
gacayte iyo aamina,
gacayte iyo sahra halgan,
gacayte iyo maandeeq,
gacayte dulmiga caashaqa,
gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte orod orod,
gacayte hees,
gacayte dirirada,
gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte,
axmed gacayte iyo aamina abdullahi,
axmed gacayte iyo sahra halgan,
axmed gacayte dulmiga caashaqa kadaa,
axmed gacayte inaan wali ku jeclahay,
axmed gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte halbowlaha iyo beerka,
axmed gacayte iyo haweeya biixi,
axmed gacayte iyo maandeeq,
axmed gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte balan jaceyl,
axmed gacayte bandidaa,
axmed gacayte bal hadana qalbiga,
axmed gacayte barkhad cas,
axmed gacayte bal dhagaysi,
hotel gacayte bosaso,
axmed gacayte balan jacayl,
axmed gacayte cadho,
axmed gacayte cirka maalin,
axmed gacayte collection,
aamina cabdilaahi gacayte,
cabdi wahaab axmed gacayte,
amina cabdullaahi iyo gacayte,
aamina cabdilaahi iyo gacayte,
tijaabi codkaaga axmed gacayte,
axmed gacayte iyo cadar,
axmed gacayte durdurada,
axmed gacayte duni wada halloween,
axmed gacayte dabaylaha,
axmed gacayte dirirada,
axmed gacayte duggan weheshada,
dilkii axmed gacayte,
heestii dabaylaha axmed gacayte,
axmed gacayte waxay dani,
ina gacayte,
aun axmed gacayte,
axmed gacayte soo fur,
gacayte gocomada,
gacayte galaydh,
axmed gacayte gocomada,
axmed gacayte gugii hore,
axmed gacayte gayaankiyo,
gaasira iyo gacayte,
gacayte hees macaan,
gacayte heeso,
gacayte habshan,
gacayte halacsi,
gacayte hotel,
heestii gacayte,
axmed gacayte habshan,
axmed gacayte heestii sabaalo,
heestii axmed gacayte,
heesaha axmed gacayte,
hees gacayte,
heestii gacayte iyo aamina,
heeso qaraami axmed gacayte,
heesaha gacayte,
heeso qaraami gacayte,
gacayte iyo tiriig xaashi,
gacayte iyo,
axmed gacayte inanyahay jaceylka,
axmed gacayte iyo marwo maxamed,
axmed gacayte isoo lagad,
axmed gacayte milic iyo mahiigaan,
jaabir gacayte,
axmed gacayte jacayl,
umalay jacayl gacayte,
axmed gacayte sixir jaceyl,
gacayte kaban,
axmed gacayte kaban,
axmed gacayte ku harsamay,
axmed gacayte lama kala,
axmed gacayte iyo khadra daahir,
axmed gacayte leeg,
axmed gacayte lyrics,
aamina c/laahi iyo gacayte,
axmed gacayte sida laba,
axmed gacayte iyo aamina abdillahi lyrics,
axmed gacayte sabaalo lyrics,
gacayte midabsan,
maxamed gacayte,
maandeeq iyo gacayte,
marwo maxamed iyo gacayte,
axmed gacayte waan maaganee,
axmed gacayte midabsan,
axmed gacayte iyo magool,
axmed gacayte heeso macaan,
axmed gacayte iyo hibo nuura,
suways gacayte iyo nuur,
axmed gacayte orod,
suways gacayte prank,
gacayte qaaci,
axmed gacayte qaraami,
axmed gacayte qaad hlinka,
axmed gacayte qaad hilinka,
suways gacayte qosol,
qaraami axmed gacayte,
qaraami gacayte,
axmed gacayte qaaci,
gacayte sahra yar,
gacayte sabaalo,
suways gacayte,
sahra halgan iyo axmed gacayte,
sahra siyaad iyo axmed gacayte,
taariikhda axmed gacayte,
tiriig xaashi iyo axmed gacayte,
gacayte umalay,
axmed gacayte o'malley,
axmed gacayte umalay,
gacyte,
axmed gacayte wardheer,
axmed gacayte ahlan wa sahlan,
gacayte xul ah,
xasuustii gacayte,
xasuustii axmed gacayte,
axmed gacayte heeso xul ah,
axmed gacayte yuusuf,
axmed gacayte yaab,
sahra yar iyo gacayte,
ahmed gacyte,
axmed gacayte iyo gaasira #dhugmaallyrics #hees #heestii
#dhugmaal_lyrics #gacayte #axmedgacayte #dhugmaal #heeso #heesta

Пікірлер: 14
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 Ай бұрын
Haweeye Biixi waa heesteedii ugu horaysay ee aan dhagaysto runtii fanaanad cod macaan weeye.
@suldaanofficially
@suldaanofficially 21 күн бұрын
Manastoo ma naaxoo Nabad uma caweyn karo Inta aan nac kuu qabin 😢
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Fanaan+++ Laxamiistii ugu Meeqamka sareeyey Geyiga Somalia 1975 ilaa 1987 Neeyadii ALLAH YARXMA Gacayte 👍 Legend. Iaaga iyo Haweeya biixi oo talantaali kuwada qaadey heestan, Allah cimriga how dheereeyo mhmed salebaan Bide, Legend,
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan alle yarxama Gacayte AHUN
@khadar-afgaap8433
@khadar-afgaap8433 Жыл бұрын
Erayadiii axmed slaeban bidde
@Mudugboy1
@Mudugboy1 9 ай бұрын
My fav Song
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 9 ай бұрын
LEGEND 👋
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Gabadhan magaceda maanta igu horaysa haweeya biixi cod wacnayda
@nurabdi4969
@nurabdi4969 4 ай бұрын
Cajab
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 10 ай бұрын
Alle hawnaxàriisto
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Marka aan nagaadee Nasso aan idhaahdaba Naawila i qaadiyo Neecaw jacayl iyo Nacasnimo ma waayee Haddii aanay nabad iyo Dumar nacab midnaba noqon Sidee lagula noolaan!!!???
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Xalay unbaad niskii dhexe Nabdigayga damaqdaye Naf wax jeceli ba'anaa Waa nabade soo noqo Kuma nicine soo noqo Naxli male jacaylkuye😓
@mojimjames7263
@mojimjames7263 Жыл бұрын
Raga raga Jecelna waxaay leeyin hadii aanay Nabad iyo Ragu Nacab mid naba noqon sidee lagula noolaan.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Nacalatulaah caleek raga raga ku……. Ku lahaa
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 804 М.
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 159 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 121 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 101 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 730 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 11 МЛН