MARWO MA TAHAY? | Suaalaha Igasoo Weydiseen INGka 🙄

  Рет қаралды 54,791

Manal Beeldaaje👑

Manal Beeldaaje👑

Күн бұрын

Пікірлер: 134
@MulkiCadaawe-x1q
@MulkiCadaawe-x1q 9 ай бұрын
You are Strong 💪 waman I like your attitude 👏
@SadiaGarma
@SadiaGarma 9 ай бұрын
Haye legend yar baad thy masha Allah Allahuma baarik saad u hadleyso hadal yaqaan baad thy
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 9 ай бұрын
MAsha allah ❤❤xbti
@muhammadwarsame3300
@muhammadwarsame3300 9 ай бұрын
You are so beautiful, Ma-sha-Allah to you
@iqbal98
@iqbal98 9 ай бұрын
Waxaa tahay gabar yar qurux badan cidna hauloojin ragbaa tahay well done ❤❤❤❤❤❤❤❤
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 9 ай бұрын
Gabadha ha cayin waa naag noole
@RaaqiyaJama
@RaaqiyaJama 9 ай бұрын
Alle hooyady haw naxariisto 😢😢😢
@shakkroom829
@shakkroom829 9 ай бұрын
Aamiin walaalo
@suhuurmoh6417
@suhuurmoh6417 9 ай бұрын
She’s beautiful and smart manaal ❤
@ubahibrahim6477
@ubahibrahim6477 9 ай бұрын
Manal qurux badan masha allah gulayso gacalo❤️🥰♥️
@ahlaamqueenn841
@ahlaamqueenn841 9 ай бұрын
Wlhi been maha marka hooyo noqoto waalagu maamulaa hada cunug bishii labaad u socoto haysta alle ha iidaaye maalinta dhalay naxariis aan cabiri karayn aya kugu so dagasa xiliga donto ma sexan kartid xiliga rabto ma baxasid illhow awlaada noo daa inta haysana siii
@Aaminomaxamudxashi
@Aaminomaxamudxashi 9 ай бұрын
Runtaa waye wll
@eitoeprahim
@eitoeprahim 9 ай бұрын
صلوا علي نبي. {ﷺ} ❤🌷
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 9 ай бұрын
Alle hooyaday ha unaxaristo aamiin 🤲
@Amal_UK
@Amal_UK 9 ай бұрын
MashaAllah Manal👸❤️❤️❤️
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 9 ай бұрын
Masha Gabr caqlu badn oo hooyo ah horey usoco abyo
@xamdijamalxamdijamal5584
@xamdijamalxamdijamal5584 9 ай бұрын
Inta hooya Muslims ah bes allaha u naxariisto gaal illahey naxariis ma u weydii kartid waa dambi weyn kliya illahey hanun waa uga baryi kartaaaa
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke 9 ай бұрын
Yaa gaal naxariis illahey u weydiyay hee😂😅
@aminoali9911
@aminoali9911 9 ай бұрын
Amiin Amiin wlo Masha allah allah haku xiftiyo anhar xbbti
@naimasamatar6457
@naimasamatar6457 9 ай бұрын
Wlhi waa sax tan hooya nimada run waaye hadii uuwsan kicin adaa kicinaa ❤
@afrahap4406
@afrahap4406 9 ай бұрын
Maasha allah Sifiican òo hufan Oo dagan ayaad Uga jawaabtay ❤❤❤❤❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 9 ай бұрын
Amin yaa allah dhamantenaba 🤲😢 Ducadada abayo thnkis ❤
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan 9 ай бұрын
I love you huno manal wan ku jeclahay ❤❤
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 9 ай бұрын
Allaha naga aqbalo ramadaanka
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 9 ай бұрын
War yaab badanaa maxay karabaan haday single tahay iyo ay marriage tahayba idin daba dhigay keep going my sis 💙🩵🫶🫶
@nasriina12345
@nasriina12345 9 ай бұрын
Somali akhlaq lama baro waxa ku badan dad edeb daran oo waxa aan shaqadoda aheyn soo gala
@HamdaHMulac
@HamdaHMulac 9 ай бұрын
Wah sabiriiney jawabahaga waa lagu cajisayaaye nagaso badel
@fatimadhool9134
@fatimadhool9134 9 ай бұрын
Qrux pluz caqli maansha sha allh❤❤
@FahamaBashir
@FahamaBashir 9 ай бұрын
Canada imow quruxey wan ku tagera wan kuso dhawayn laha😊❤
@KaruuroJaamac
@KaruuroJaamac 9 ай бұрын
aamiin aamiin❤❤hooyo mcn❤❤
@abdullahijelle9420
@abdullahijelle9420 8 ай бұрын
Hoya galnima kudhimatay alle ha unaxaristo lama dhihi karo
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 9 ай бұрын
Salaamulaah xbbtii muqdisho ka dawada tagerana waa ku ahay wixi wanag ah aa kugu tageraa
@hawokiin9923
@hawokiin9923 9 ай бұрын
ameeen yaarabi Allah 🤲 ameeen ameeen ameeen 🎉😊😊
@KaruuroJaamac
@KaruuroJaamac 9 ай бұрын
aamiin aamiin❤❤❤
@Munna.22
@Munna.22 9 ай бұрын
Ameeen yaa rabi abaayo❤
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 9 ай бұрын
Baye anaa dadka manta u horeya pinka isaga qabo😂
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
Dumashi quruux nonolow daadkan hanuusaan intayaastid haujojiin😂😂😂😂❤
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 9 ай бұрын
Soo Dhowow Habo. Abtigey Shiine Xaaskiisa Ayaad Tahey sow Maaha.?❤
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
Haa shine ayaqaabo niin warsangali qeyr masuul aah walige maarag illahay namatuuse 😂❤
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 9 ай бұрын
Maha waa prank 😂😂
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
@@souhailaelmi3606maaha prank aah ilmaha shine dashe qalbiga haiskakahanuune saa maadu kadaali😂💔
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
@@souhailaelmi3606maada prank kadigikaro dee maskiino💔🤣
@YasminsiciidYasminsiciidahmet
@YasminsiciidYasminsiciidahmet 9 ай бұрын
Aamiiiiiin yaarabi kuligeeen 🤲
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Manshaallah week ugu danbeyo no problem waxan soo marnay 10 afur ka shekey Axlh 😊😅
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 9 ай бұрын
Maansha Alaah♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑👑👑👑👏👏👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏👏👏
@yousra52
@yousra52 9 ай бұрын
manaley yurub intaso dal ka tagtey bad ledahy wx bdan ma tagin😂😂
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 9 ай бұрын
Dharkaga ciida nala wadaag❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 9 ай бұрын
Masha allaa❤❤❤
@mushtaqabdirahman6214
@mushtaqabdirahman6214 9 ай бұрын
Nabbiga aan ku salino
@inaabdi12
@inaabdi12 9 ай бұрын
Wan ka qadnay wan ku so dhaweneyna❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 ай бұрын
Waad Qosloowsa 😂 Balse Qalbigu wuu ku Holcaya😂 Waan Nolosha Qurbaha Ee Khayaaliga Ah, Ee Dabiicga ka tagtay, Ugu Danbayn Ukhti Inta Aad Qiimaha Leedahay Ka Faa.ideyso wakhtiga Waa iga Talo, Dhuux Hadal kayga❤
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke 9 ай бұрын
Maxaad kawadaa inta aad qiimaha ledhy??!
@shamsomuse794
@shamsomuse794 9 ай бұрын
Inay qoso so oqalbiga ka qososho waa uqalantaa wayna thay gabar yar ooqurbaha waalid keed ujoogo wax kafarxad badan majiraan qurbuhu kalinimaduu uxun yahy un
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 9 ай бұрын
آمين
@SacdiyaAdan-qu9lp
@SacdiyaAdan-qu9lp 9 ай бұрын
abayo waa ku salamey manal qurux jawabahaga adan uga helay sida wadixa od dadka ugu fahfahini ana dualan wataa abayo hadad igasoo jawabeyso meqa gurad so martay hada la taganyahy wana mahsantahy abayo youtubkana nogusoo wada labo waxan kaa faaidnahe
@kafiosaid746
@kafiosaid746 9 ай бұрын
That is my girl❤
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 9 ай бұрын
Manaaley adoo raaliya ninkaagu ma somalibaa mise waa ajaanib
@NASR1-fl4ss
@NASR1-fl4ss 9 ай бұрын
Soo shiine maqabo abayo?
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
@@NASR1-fl4sshaa shine qaabo daadkaan xanusaan xee ahayeen aroskoda yaara austria 😅lagudiige walasodube gariga asigo galinaayo laaqaalgale😂
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 9 ай бұрын
Dadka muslimka uun baz loo duceeyaa
@zahrocrsaaqmaxamedofficial
@zahrocrsaaqmaxamedofficial 9 ай бұрын
Dhar ciid iiqad nh plz plz🙏🙏🙏🙏
@IsmailYuube
@IsmailYuube 9 ай бұрын
Tuugsi international 😂
@Ladan1-z3e
@Ladan1-z3e 9 ай бұрын
Dharka ciida nalawadag❤
@Since2012channel
@Since2012channel 9 ай бұрын
Marwo and single is not the same 10:00
@Rahoyproduction
@Rahoyproduction 9 ай бұрын
Wan kusalami qali
@HAANIYOLINGAX
@HAANIYOLINGAX 9 ай бұрын
Marwo ma tahay ka jawaaab maxa qaldan mise abti xabi aynu waydinaa
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 9 ай бұрын
Haa number kiisa hadda hayso wac
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 9 ай бұрын
Muqdisho ku so dhawaw ❤
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 9 ай бұрын
Maxa kuqariyeey wayabe cajiib sharaftadu waxay ku jirtaa ismujinta
@safihasan9987
@safihasan9987 9 ай бұрын
يقولوا كل بنت تعرف وتقدر تعب امها لما تستوي ام، الله يجعلك باريه بامك حتى تبرك بنتك، اختك يمنيه عاشت في الصومال،wa muuqta in hooyo iyo aabe wanagsan kusokuriyeen,lakiin manaaley kusoogel sochialmediah magaca aabahaga yamaniga ah illeen matihid somaliyad,reer beeldajena matihid, somalidona horie ayey kukala kiciyeen youtubekaga iyo instegramkaga,oo wa ognahey in somalido dad masakiina yihiin
@Simanadan1
@Simanadan1 9 ай бұрын
Su.alaha shiine culay kusaabsan maxaa uga jaakiree manaaley midakale cunugtada yaa dhalay noo cadee shiine wuu inkiraye😜✍️🏃‍♀️
@najahaddey5572
@najahaddey5572 9 ай бұрын
Ilahay ka baq wax ilmaha yarkaa mistaqbalka dhib u kenaya ha soo qorin shiine asaga maalintii gbdha manaal dhalaty isbitaalka ugu tag oo video kaso duub oo qirey inuj dhalay gbdhaas wixi dambe wxn u arkaa in khilaaf jira uga cad gosanayo ilmaha ha so hdl qaadin
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
@@najahaddey5572mainkirin shine😂ilahadaa daad hanusaan ayamelaha warejinayo😂
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 ай бұрын
Ilahay ka baq
@NawlJamac
@NawlJamac 9 ай бұрын
Aniga waxan aamin sanahay inaad marwo thy o weliba udhalay gabartada qofka ad lanoshahay 😂
@FadumoAbdi-d5o
@FadumoAbdi-d5o 9 ай бұрын
Ka hadal runta saas waa ceeb ilmahaaga cadee yaa ku qabo cadee sumcadaada lagama kaftamo
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 9 ай бұрын
Qofka lama faag faago waa ceeeb
@umuzain698
@umuzain698 9 ай бұрын
Maxa kaa galay wllo?!!!!!
@Buurta1
@Buurta1 9 ай бұрын
Adiga dhibaa kuhaya danahaaga raac ruux hawshiisa yaa kuu diray
@arafoabdullahi8977
@arafoabdullahi8977 9 ай бұрын
Qasab ma ahan in eey wax walba dadka u cadeyso muhimada wa in eey hoyo wanagsan tahay
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 9 ай бұрын
Meeshaan ma maxkamad baa walaasha maxay u cadaynysaa
@SuleymanAshilr
@SuleymanAshilr 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allha❤❤❤❤❤🎉🎉
@xoormaxamed-tx7gq
@xoormaxamed-tx7gq 9 ай бұрын
Camerada gabdha waaa ka xishootaaa😅
@axmedibarahim1142
@axmedibarahim1142 9 ай бұрын
Gabadha abtiga unahy anhar magaceyda sadaxn nosheyg an iska barane🎉
@habonsaed4047
@habonsaed4047 9 ай бұрын
😂😂😂
@MohamedIbrahim-ol9oj
@MohamedIbrahim-ol9oj 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@AishaAli-nh9rm
@AishaAli-nh9rm 9 ай бұрын
​@@MohamedIbrahim-ol9oj😂😊
@Wacaninamohamed
@Wacaninamohamed 9 ай бұрын
Hooyo ❤😢
@khayrysuf9254
@khayrysuf9254 9 ай бұрын
Ilmahaaga aabihiis magaciisa noo sheeg
@MunaAli-do4vz
@MunaAli-do4vz 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😊
@hafzamohamoud519
@hafzamohamoud519 9 ай бұрын
Alahuma alpii❤
@bushroomar
@bushroomar 9 ай бұрын
walaashay waxa aad noo sheegayso maahan runta laakiin waan sugi marka aad runta ka hadasho sababtoo ah anigu waxaan ahay kuwa raacsan laakiin waxaan rabaa inaan ogaado manaal beeldaaje dhabta ah
@suhuuryasiin842
@suhuuryasiin842 9 ай бұрын
Gabadha ka dhamada maxa idin ka galay single ma idinka guursanaya
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 9 ай бұрын
Gal ma isxaan ka suge manal galo waa dhagar bdnthy alle ha idinka qabto sharteeda
@ShuhrahH.A
@ShuhrahH.A 9 ай бұрын
Ducda inshallh wa ka mamnoc wayo inshalla waxay ka dhigtahy ilhy hadu dono waxa hay siyo
@JawahirAhmed-j2y
@JawahirAhmed-j2y 9 ай бұрын
Shiine makaa dhanaansaday
@mohamedhussein981
@mohamedhussein981 9 ай бұрын
Gabadhada aabeed sheeg cida uu yahay
@fatumaisse3594
@fatumaisse3594 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@AaliyaAliyuusuf
@AaliyaAliyuusuf 9 ай бұрын
Gabadhayda la dhahaa anhaar
@nimcomohamed-w5l
@nimcomohamed-w5l 9 ай бұрын
SHINE MEE CID LAGUGU DARAYO MALE 🤨🤨🤨🤨🤨🏑🏑🏑ciyarta mad taqanaa🤔🤔🤔
@feisalali-s7n
@feisalali-s7n 9 ай бұрын
shino culey a ku furay ann maqley eeh maxa ka jiro ?
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
Waa been labada baa iyo miida dulbahante aad umaseersanba lamafuriin😂
@feisalali-s7n
@feisalali-s7n 9 ай бұрын
@@hiboabdi350 hhhhh si fican waan fahmay eeh ok hhhh
@aminaxaaji4746
@aminaxaaji4746 9 ай бұрын
Iron laddy❤❤❤❤❤
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 9 ай бұрын
Gabadha shiine miyaa ka dhalay
@JawahirAhmed-j2y
@JawahirAhmed-j2y 9 ай бұрын
Garoob gabar leh
@sawdayuusuf288
@sawdayuusuf288 9 ай бұрын
@MahadMed-rj4ue
@MahadMed-rj4ue 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤
@nimcomohamed8
@nimcomohamed8 9 ай бұрын
Shina culay mxd kaqarin😂
@amiiramohamed1938
@amiiramohamed1938 9 ай бұрын
Walaley ninka gafka ku geyste ma so cadeysid warkisa Waxas ceeb kugu tahay iyo gabadhada xata Hadi meel la wada og yahay kugu guursaday aduunka kale ee aqoonta ku lahen ka shaki bixi oo gabadhada so cade wixi dhalay 🤣🤣😭💔💔
@NawlJamac
@NawlJamac 9 ай бұрын
Gabadheeda ninka ay lanoshahay ba dhalay shiine waxba kama dhalin😂
@FatumoAbdi-h6f
@FatumoAbdi-h6f 9 ай бұрын
Walhi wa ruunta nolosha hoyo nimada wa cajiba
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 9 ай бұрын
Ali.saleebaan.ma.Tahay.?.Eedo
@bushroomar
@bushroomar 9 ай бұрын
sister what you tell us not real but i wait when you talk about real because i am your follower but i want to know real manaal beeldaaje
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 9 ай бұрын
Jwp
@nimcaancilmi17
@nimcaancilmi17 9 ай бұрын
Manal ha isku khaldin somaliland iyo somalia 😂
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
Dee waa midh issack langaab miiya dowlaad noqonikaara dulbahante qaraan beenta fashile waidinkaa maxbusaan💔🤣🤣🤣🤣
@anabmuhammed523
@anabmuhammed523 9 ай бұрын
​@@hiboabdi350 izaaq baa qalbadii idinka raacday alle haydinka reebo sis😂malaha hadaan lasoo hadal qadin lama noolan kare
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂uuuf idoor
@anabmuhammed523
@anabmuhammed523 9 ай бұрын
@@mandeeqahmed9225 dad la jecelyahay uunbaa la xasuustaa ama uf aanu ahaano ama mac aanu ahaane hhhhh
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
@@anabmuhammed523dee idinka isasoqadaan qalbada nijabaan qaraanka kumiirqaden haguyaala maa oromo niyaad been nisise😂😂😂😂
@JawahirAhmed-j2y
@JawahirAhmed-j2y 9 ай бұрын
Singal maadar
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 9 ай бұрын
So adiga time ma haysit laakiin umada time bay kuu haysaa ay kugu fiirsato. Lacagta you tube aad ka heshan waa fiirsiga ay dadka wawti idin siiyaan
@RaaqiyaaAhmed
@RaaqiyaaAhmed 9 ай бұрын
Shene makugurey biis iga sojawab
@FaisaFaisa-h4w
@FaisaFaisa-h4w 9 ай бұрын
Adiga sheene mxaa isku inkiraysaan bal naga jahil bixi sxb
@DekaAli-dv9ld
@DekaAli-dv9ld 9 ай бұрын
Aniga xita wangaranwayay gabadheda xaqeda bu qariyay
@hiboabdi350
@hiboabdi350 9 ай бұрын
@@DekaAli-dv9ldoo sotuu marhoore deexe gawadha quruxdaban wandaale gormu inkiire beenleyehe😂😂
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 9 ай бұрын
Qofka meluu lacif ka yahay ayeey dadka warsadan
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 9 ай бұрын
Waxad ledahy Darren fog😢
@mohamedhussein981
@mohamedhussein981 9 ай бұрын
Gabadhada aabeed sheeg cida uu yahay
@mohamedhussein981
@mohamedhussein981 9 ай бұрын
Gabadhada aabeed sheeg cida uu yahay
All 200 Mo Salah Goals For Liverpool
31:56
Liverpool FC
Рет қаралды 1,9 МЛН
ck xaaskiisa hore iyo dirisle maxa ka dhaxeeyo yaab😶😶😶
0:24
HABEEYE STD ❤️‍🔥
Рет қаралды 1,8 М.
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
ELIMINATION GAME QOFKA UGU DAMBEEYO AYAA GUULEYSANAAYA
42:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 717 М.
Ha qoslina: Gurigeynii rifrifnaa baan idin tusayaa.
11:28
Salma Hared
Рет қаралды 64 М.
PART(1) QALINKII ISCATAYNTA.
13:17
Naeema Brink
Рет қаралды 16 М.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 303 М.
AWOOWGA IYO ABTIGA GABADHII KUFSADEY, CUNUGA YAA DHALAY?
21:45
Toos Radio
Рет қаралды 14 М.
SUAALAHAA Igasoo Wediiseen INSTAGRAMKA🤩
11:02
Manal Beeldaaje👑
Рет қаралды 100 М.
Cali dheere sida uu nolesheyda ubadalay
10:08
Salma Hared
Рет қаралды 39 М.