No video

Maryan Abokor

  Рет қаралды 4,121

National Museum of Somaliland

National Museum of Somaliland

Күн бұрын

Waraysi gaar ah Maryan Abokor Xaaji Xasan

Пікірлер: 9
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Ай бұрын
Allah Janadiisii ha geeyo oo shahaadadiisa ha ka aqbalo.Laakiin raggii dilay weliba gaaladii U.K waa in magdhowgii Sheekha la weydiistaa.
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 Ай бұрын
Ayeeyo. Maryan Abokor tariikhada mujahada SHIIKH BASHIIR wuxu Aha Geesi garan.waxa dilay kuwii ingiriiska u shagaynsyay ayu ingriiska iyo dabadhilifayo somaliyeed aya dilay mujahada SHIIKH BASHIIR ILAHAY HAA UNAXARISTO JANOTA FARDOWAS HAA GEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN. Waa awoowagay ILAHAY HAA UNAXARISTO JANOTA FARDOWAS HAA GEEYO AAMIIN
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Sheekh Bashiir sawirkiisa waa la heli karaa, weli raggii uu dhlaybaa nool
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Ай бұрын
Alle yaa raxma Adeer Sheekh Bashir geesi buu ahaa soomaaliyeed. laakiin muu helin abaalkii uu dadkiisa iyo dalkiisa u galay.
@shukrihassan2885
@shukrihassan2885 Ай бұрын
Alle yaa raxma
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Ай бұрын
Alle yaa Raxma Awoow Sheekh Bashir wuxuu ahaa Geesi qaran. laakiin nasiib daro muu helin abaalkii uu ku lahaa dalka iyo dadka.
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Duhurbaa Bashiir lagu diambakhay daar agtiina ah, isagoo dam iyo dhiig leh oo maro ku duuduuban, markii aaska loo diiday waa wada duljoogteene, ma damqane jidhkiinii waa ku digateene, dadkii uu necbaa iyo kufraa daawasho u yimiye, -- Xaaji Adan Afqalooc.
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Sheekh Bashiir taallaa Burco looga dhisay, dugsi sare oo Burco ku yaaal iyo dugsi hoose dhexe oo hargeysa ku yaal waa loogu magac daray.
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Cabdiraxmaan Yusuf Cartan, waxaad doontaa Yassiin Farax Ismaciil oo hadda Burco ku sugan, waa aqoon yahan taarriikh badan haya
Waraysi gaar ah Wasiir Mahdi Cismaan Buuri
56:13
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 404
Saleebaan Cumar Axmed ( Cumar Ku Joog)
53:23
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 14 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 77 М.
XAAJI XUSEEN JAAMAC MIXIILE DAGAALKII 77 IYO QISOOYIN CAJIIB AH
10:38
Abdirahman mahir
Рет қаралды 1,3 М.
Waraysi gaar ah Waris Xuseen Cige
52:14
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,4 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Waraysi gaar ah Aamina Maxamuud Warsame.
1:31:43
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 12 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН