Ma sha Allah aniga oo mako Ahmed oo magaalada Seattle Washington kunool waxaan ka mid ahay taageerayaasha ciriyo anigu qudhayda waxaan ku dhashay magaalada dirdhabe 1964 waxaan ka walk-in gabiyay madrasatul falaax xaaji cali xuriya kolayba way garan jaboutina anigo 19 jir na waan kasoo dhoofay anigo 6bilood xaamilad ah marka xuriya anigoon garanayn inay dir dhabe kudalatay dar Allah ayaan ugu jecelahay Allah cimri dheer oo cibaada leh ugudiyaadiyo oo caafimaad leh i ❤you I love 💕 you my sister xuriya اللهم يعطيك صحة جيدا كاملا اللهم يحفظك انا أحبك لله markaan Jabouti imaado waan kusoo booqan doona xuriya hadii Allah iiqoro sanadkan soo socda waan imaan doona Jabouti في امان الله يا اختي الغالية اراحتي العزيزة 🤲🤲🤲 اللهم يحفظك مع الاسرتك اللهم آمين 🤲🤲🤲
@maymuunamuuna715111 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Houriyo qalbi dayib waan kuu jeclahay walal dar alle
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️‼️😭 mashallaah
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad u jeeddo Magaca Allah love الله💗 #Love saar Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha❤
@MakoAhmed-n5g Жыл бұрын
Also the girl interviewed Nicma نعمة is excellent you did very good work wariye Nicma aad iyo aad buu waraysigaagu qiima iyo qaaya uleeyahay jiro joog il xun kuma eekto 🤲🤲🤲❤❤❤i 💕 you
Dirirdhabe iyo harar waan jeclahay inaan arko dhulkaas taariikhda faca weyn ku leh shanta soomaaliyeed xorriyo noolow halkuu aar ka doobshaa dacaw yari ka ciyayaa.
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Waa qotida 😂 dacawgu
@makoelmi1020 Жыл бұрын
wahay ilawday jeudi matin
@saidnimamiel Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@aamohamed5102 Жыл бұрын
May lahayn faadumo Axmed fanaanad rer muqdisho ah oo ku jirtay kooxdii Iftin ayaa qaadi jirtay. Milano
@ibrahimalidideh6391 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@QaanqeeBakarwaaree Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@biche1984 Жыл бұрын
Wariyahan wa afqalafsantahay.....qofkasta wayeel ayey ku shegta
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Aniga Mar walba waan ka hadlaa waad baab u fiirsada odoygii islaantay lahaa markaan la kulmo waa qoslaa tolow horta gabdhaha rer jabuti waanba iska jecelahay ma ogi maxaa war i jecelada mamadana si qasa
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Wankjecayl
@BarkhadHassan-w7j Жыл бұрын
Oonmana horaba u arkay islantan bal iga daba geya qarap0h😅😅