ASC, INNAA LILLAAHI, WA INNAA ILLAYHI RAAJICUUN, Si kastabba ha ahaatee khayr ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha kagga abbaalmarriyo if iyo aakhirrabba gannacsaddahaas biyaha bixinnaya AAMMIIN 🤲, Teedda kalke dhallinyarta maammulka masaajidka gacanta ku dhigtay ha xishooddaan , Oo ha wannaajiyaan maammulka masaajidka, Hanna ka joojiyaan immaamnimmadda masaajidka SUUDDAANNIGGA QUR' AANKA ku ciyaarraya ee ay keenneen. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Masaajidka inad biyo ka goyso damiirkaagu sidu ku siiya
@abdirahmandahirabtidon77029 ай бұрын
Masaajidka biyaha laga jaray waxa ceebteeda leh cidda Masaajidka maamusha ma aha shirkadda biyaha iibinaysa. Masaajidka waa in la ilaaliyo sumcadda oo cidda maamusha ka hawl gasho.
Biyuhu waa khayraadka dalka meel masajidka biyaha laga jaro maanan arag waa wax umada ku cusub adiga salaadaad ku tukanayso ma lacag baa laga qaada waar isku xishooda waad imaan beeshen
@braziliano129 ай бұрын
Masjidka cida masjidka masuuliyadiisa ha bixiso marna kasta tuugsi ha la imanina masajidyada kale ku dayda mar walba qarafada ka daaya marna faan nagu wala masjidka geedgoblaba cabasho kama jirtee idinku sidee tihiin mise qarafada taqanan