Masalo muhiim ah || Xaaskeyga weysada ma iga jabisaa

  Рет қаралды 400,361

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 224
@nadiifoxuseen7318
@nadiifoxuseen7318 3 жыл бұрын
iso duceya inta farin teyda aragdo waxan jeclahy inan quranka bardo hada mel uma dhaqaaqo madaraso maradsado culceesa iga saaran markaad dhaqaaq isdhaho ilhy dardi iguso duceeya🙏
@mohamadabdinasir8797
@mohamadabdinasir8797 2 жыл бұрын
Allha kuu fududeyo
@inaahmed2719
@inaahmed2719 2 жыл бұрын
Rabbi hakuu fudydsho abaayo, markasta oo aad tukatid , rabbi bari oo ku ducyso
@cabdirashidcali5071
@cabdirashidcali5071 2 жыл бұрын
Hadii Adan guursan waxad guurstaa nin quranka xiftiisan kasna ka baro adigo aaan meelna adiim
@mowliidabudlqadir9119
@mowliidabudlqadir9119 2 жыл бұрын
allh culayska haka dulqaado insha allh wll
@israibrahimadan3647
@israibrahimadan3647 Жыл бұрын
Illahaa ha kuu fudaydiyo
@Abasabdiwahab
@Abasabdiwahab 2 жыл бұрын
Masha Allah, Culimadeenu waa iftiinka nolosha aduun iyo aakhiraba
@Hamda6
@Hamda6 Жыл бұрын
Mashallah Lixda shekhba waa isku recen inay waysadu kujabyn tabasho alle hano barakeyo culimadena
@AbdinaasirOsman
@AbdinaasirOsman 8 ай бұрын
Madhabka aad heesato ayey ku xeran tehe 4 ta madhab kaa heesato wuxuu qabo ayaa qabeesaa
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 8 ай бұрын
Waaba ku raacsantahay miyaa. Hadaadba taabata xaaskaada iska jamaac micna ma leh isaga tuga. Maxey isu nacam leeyeen. Ilaahow kuwaan. Maya iyo waa tahay fidinaaya umada ka qaba
@AbdinaasirOsman
@AbdinaasirOsman 8 ай бұрын
@@AbdinasirYusufcise wah mxaa ka hadlosa fidnada aad sheegoosid maxaa wye qoftaas u jawabe wax qaldan aamin te nio
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 6 ай бұрын
Haddii ninku ku furo waysada manjaboyaa mise waa sidii
@guledahmed8545
@guledahmed8545 3 жыл бұрын
Arin balaadhan ayaad noo soo koobtay, mahadsanidiin Salaf Media.
@rahmaahmed2307
@rahmaahmed2307 6 күн бұрын
Mansha’Allah Ilahayow no xiifdi 🤲❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 2 ай бұрын
Allah haydin xafido dhammantin sheikh cumar faaruq Allah haku naxariisto
@hanweynmedia
@hanweynmedia 3 жыл бұрын
Masha allah ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin allaha ka siiyo culimadeena waa dhaxalkii nabiyada. Allaha dhowro dhammaantood.
@sacdiyocali2494
@sacdiyocali2494 2 жыл бұрын
ì
@NuurDiin-gt7so
@NuurDiin-gt7so 8 ай бұрын
Shiikh cumar faruq allah hau naxariisto asaga cadeeye masalada uguna jawab gaaban hadii madhabka shaficiga heysato weyka jabisa wana madhabka somalida badankod hestan wixi laisku qilaafo inaa ka taxadarto fican oo waxa hubto ku dukato iskana weyseysato
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 9 ай бұрын
Arimaha dumarka Rasuulullaah waynu ku kala duwanahey, Cidda keliya ee weysada kaa jebin waa Hooyadaa Walaashaa Iyo gabadhaada
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 9 ай бұрын
Maya xaga diinta waka simanahy rasuulka oo wuxu samen jirey hada sameno inaguna dambi naguma aha oo isaga ayaaba hormuudkenii ahaa mrka rasulku wuxu samen jirey ina sameno waa caadi wuxuu ka tagayna inaa ka tagno weye
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 9 ай бұрын
@@maxamedlaaskaawi Rasuulka 9 ayaa loo baneeyey uu ikhtiyaarkiida kukala xulanayo, Markaa waa ku siman tihiin xagga diinta sow maaha? Waxyaabo rasuulka waajib ku ahaa sida tahajudka adiga kuguma aha,
@MahadoxasanGarane
@MahadoxasanGarane 7 ай бұрын
Wixi nebiga scw khaas u ah dhamaan waa lanoo sheegay ee tan kuma jurto
@faisalabdibashir7959
@faisalabdibashir7959 3 жыл бұрын
Mansha sherkh qayr alla ha Ku siiyo sida aad Nola jeceshay wanaga
@cabdiqaadirxaaji9236
@cabdiqaadirxaaji9236 9 ай бұрын
Sh.faruq.mufasir.weyn.ayuu.ahaa.caalim Ilahow.qabriga.ha.nuuro
@abdulahimohamad9341
@abdulahimohamad9341 3 жыл бұрын
Iiso duceya umatu musliniin xaga fiqiga ayan kufiicanahay in ow allah sxwc cilmi ibaro
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 3 жыл бұрын
Allaha ku baro ciilmi wasic ah
@cabaasshcabdi1864
@cabaasshcabdi1864 3 жыл бұрын
Aaamiin Allaha caalim weyn allaha kaa dhigo
@yaslamissa7000
@yaslamissa7000 3 жыл бұрын
Wow wow wow: these are the best somalis scholars and I learn more and more from them, because of it’s a very important topic and remarkable as well….
@aliawil1492
@aliawil1492 3 жыл бұрын
How did you understand it
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 9 ай бұрын
999​@@aliawil1492
@abdiirizakaliroble8766
@abdiirizakaliroble8766 9 ай бұрын
Say masha Allah instead of wow..
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 3 жыл бұрын
Ajar & Xasanad Allaaha Kasiiyo Culimadeena 🔥
@idiltimacade9361
@idiltimacade9361 2 жыл бұрын
Mnsha Allah ajaar io xasand Alle hydinka siiyo❤️💯
@abusharma9221
@abusharma9221 3 жыл бұрын
Allah barakeya culumadena Say xaqa nogu iftimiyen ♥️🔥🔥
@NajaxmaxamaxNajaxmaxamad-zo2dj
@NajaxmaxamaxNajaxmaxamad-zo2dj Жыл бұрын
mansha allah culimadeena alle hanoo bara keeyo
@CabdikariimMaxamud
@CabdikariimMaxamud 8 ай бұрын
Iisooducaya walaalahayoow in ilaahay caafimaad isiiyo
@abdirizacktube116
@abdirizacktube116 4 ай бұрын
Allah haku cafiyo
@XamdinuurXamdinuur
@XamdinuurXamdinuur 8 ай бұрын
Scw scw ❤❤❤❤
@feysalkiller9580
@feysalkiller9580 3 жыл бұрын
Jazaakallah kheyr culumada dhamantood ilaah hanoo xifdiyo
@Sugulle-143
@Sugulle-143 9 ай бұрын
Jazaakumullaahu khayr
@CaashoIman
@CaashoIman 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@ShukriAhmed-y1m
@ShukriAhmed-y1m Ай бұрын
ماشاء الله جزاكم الله خيرا
@SadiiqFarxanCabdulahi
@SadiiqFarxanCabdulahi 6 ай бұрын
Xaasaka wesad kamajiso❤❤❤
@bisharoabdulahiabdiasis4033
@bisharoabdulahiabdiasis4033 3 жыл бұрын
jazakalahu khayr culumadeena
@XasanAweysKhalif
@XasanAweysKhalif 6 ай бұрын
Allaah idiin xifdiyo sidaad u dhan tihiin
@BaxarBoss
@BaxarBoss 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@CabdiRaxman-m6t
@CabdiRaxman-m6t 2 ай бұрын
Salalaahu caleyhi waslim
@MohamedmohamedXuseenxasan
@MohamedmohamedXuseenxasan 10 ай бұрын
allaha ajar iyo axsannaad idanka siiyo❤❤❤❤❤
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 6 ай бұрын
Xaaskaygu waa zowjadeeyda ee maaha muxrim kayga waysada way iga jabisaa
@highigheted8137
@highigheted8137 8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله
@baaburayaanchanel4014
@baaburayaanchanel4014 3 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@cabdisalancabdilaahi7582
@cabdisalancabdilaahi7582 Жыл бұрын
Kasakalahu khayr
@yussufsadi1129
@yussufsadi1129 3 жыл бұрын
M.a I follow this media for last 3 years ago
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
MashaAllah May Allah bless you Ameen
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
MashaAllah Allah ha ku barakeeyo Amiin
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
aniga waan weeyso qaataa
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 5 ай бұрын
Madhabka shaafiyada ayaa qaba lkn waa laga awood bdanyahay waana daciif hadalkaa sida zaxda ah ma. Kala jabiyaan lamaanuhu
@nimcomaxmed2867
@nimcomaxmed2867 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💕💕💕💕
@awaareismaaciil5833
@awaareismaaciil5833 3 жыл бұрын
0
@hahdak18236
@hahdak18236 3 жыл бұрын
scw scw scw
@farxiyomohamed-tn1sf
@farxiyomohamed-tn1sf 4 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam🥰🥰🥰🥰
@highigheted8137
@highigheted8137 8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله ❤❤❤❤
@faysalhaaji8262
@faysalhaaji8262 3 жыл бұрын
Shukran masha Allah
@mohamedabdiqaadir5144
@mohamedabdiqaadir5144 7 ай бұрын
Asc❤❤❤😊😊
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: "inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye. Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa.
@IbrahimMaxamuud-j5e
@IbrahimMaxamuud-j5e 5 ай бұрын
Wah
@XasanAweysKhalif
@XasanAweysKhalif 6 ай бұрын
Aniga laftirkeyga waan qabey lkiin ogaanshaha
@CumarCabdiraxman-cm8th
@CumarCabdiraxman-cm8th 8 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirweheliye411
@abdulkadirweheliye411 10 ай бұрын
Salalahu caleyhi waslam
@ayaan4695
@ayaan4695 Жыл бұрын
Scw❤❤❤
@abdisamadabdisamad9350
@abdisamadabdisamad9350 3 жыл бұрын
Xaaskaga weysada weykaa jabisaa
@RumanRuman-ck6rx
@RumanRuman-ck6rx 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@FarxaanMaxamedfarxan-yo3vc
@FarxaanMaxamedfarxan-yo3vc Жыл бұрын
Salf media waa mhad santihiin
@Fatuma-t9m
@Fatuma-t9m 9 ай бұрын
Masha'Allah Tabaraka'Allah
@NannaabdullahiHassan
@NannaabdullahiHassan 2 ай бұрын
iisoduceya inuu illaahey ii fududeeyo imtixaanka 40 walaqbalaa🥰🥰🙏
@kooreeyejama2328
@kooreeyejama2328 3 жыл бұрын
Iska sheekh anigaa u sheegayee Mayee salaada iyo soonka ayuu kaa jabinayaa waa hadii
@SiyaadShide
@SiyaadShide 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shindeznur7290
@shindeznur7290 3 жыл бұрын
Mashaa 2
@highigheted8137
@highigheted8137 8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله
@Kedismedia
@Kedismedia 3 жыл бұрын
ANI WAAN IDIN KU QILAAF SANAHAY MAR HADII QILAAF IMAADAY WAXAAN QAATAY IN AANAN TAABAN XAASKEYGA SABABTO AH SHAKI YAQIIN BAA LOOGA BAXAA CULIMA BADAN BAA WAX CAQLIGU DIIDAYO KUGU DIR QINAYAAN IYAGOO ISKA INDHA TIRAYO🥺🥺🥺🥺
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
waxay umuqataa inadhan xaasba lahayn
@highigheted8137
@highigheted8137 8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@HassanGeessale
@HassanGeessale 8 ай бұрын
Wsc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BaxarBoss
@BaxarBoss 5 ай бұрын
Scw scw. Scw❤❤❤
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 6 ай бұрын
Hadhunkadee jirka ma maraa ka xigtay mise ka xigin oo idoo aan maro ka xigin ayuu rasuulku scw scw scw uu dhunkaday xaasaskiisa???
@najahfarhan9413
@najahfarhan9413 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@QamarNuur-om1fj
@QamarNuur-om1fj 6 ай бұрын
Hada maxaa isku raacne in ninkeeyga weeyso iga jibininaa?
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 10 ай бұрын
Scw
@ADANABSHIR-cc3ht
@ADANABSHIR-cc3ht 7 ай бұрын
Wcw 😂😂😂😂😂😂
@abdiazizmohamedhassan6668
@abdiazizmohamedhassan6668 3 жыл бұрын
Masha Allah
@mohammudali5987
@mohammudali5987 7 ай бұрын
Oo culimada waxaba moda isku nin mana kala bayrin waxan hadaba iswediyey shafici midna ma hasto miya
@abdirashidmohamed1358
@abdirashidmohamed1358 3 жыл бұрын
masha, allaha. lkn, kumajirin arinkaan, xaaskeyqa wey iqajebini, and I don't want more takling dear bro,
@maxamedcusman3128
@maxamedcusman3128 3 жыл бұрын
Kulligood waa wahaabiyo marka hakadhigin culuma kala duwan oo waa halfikir oo maxamed wahaabi
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 3 жыл бұрын
@@maxamedcusman3128 kaama jibiso rasuulka scw wuxuu yiri caishay hadaan kaa hor maro I dhaq ana waan ku dhaqi dadka markey dhintaan waa loo wayso qaadaa taas ku qanac
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 3 жыл бұрын
@@maxamedcusman3128 maxamad binu cabdi wahaab ilahay janadtul fardowso ha keeyo kuwii qabuuraha cabudaayay ayuu xaqa u cadeeyay
@RaissoKoulmiyehHoussein
@RaissoKoulmiyehHoussein 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@CiiseAbuubakar
@CiiseAbuubakar 6 күн бұрын
Waxalagaraabaa qufka wxagarabaa inoow weesqaato hajabta Hadley rabto
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 2 жыл бұрын
War aniga dadkaan culuma isku sheegaayo ee wixii mad hab aduunka jiray soo aruur saday somaali diinkooda ku qasa miyaa lagu soo bala miyay intey nooga yimaadeen sowtaan sanado badan anaga mab da eena iyo mad habteenaba hay sanay inteey kuwa kale jaqilada nooga galinaayaan hadana kaaga daran meelkasta yeey nooga soo dhaceen halmeel ma aha sidii iney kow hada diintu soo dagtay alow kuwaan sharkooda naga qabo
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 3 жыл бұрын
Mashaallah
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 6 ай бұрын
Marka ninku xaaskiisa dhunkado ee taatab hamadinay qabo biyaha yar ee aan avayn shawada booda jinabadana noqota biyahasi weysada majibiyan mise majibiyan???
@HusseinAlass
@HusseinAlass 9 ай бұрын
Swc swc swc swc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 3 жыл бұрын
Hadii miisaanka la saaro khilaafka Madaahibta afarta ah kee u badbaado Badan waa ka yiri mar hadii daahirka aayadu ku cad yahay taabasho khiliifna ka oo gan yahay ka jooga Ee somaaliyey yaasan la inii dhuubin Masalada
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 жыл бұрын
Aaad i aaaad
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 3 жыл бұрын
Adigoo waysaysan kara maxaa wax laysku haysto kuu gaynaya
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Muxrim buuba u yahay oo xajka wuu geynayaa ninkeeda sidee weeso uga jabiyaa.
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 3 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 gabadh kasta ood isgaydaan waykaa jabinaysaa xaaskaaga Cidka Reebtay ma jirto
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
@@diiriyecabdi6994 Diinta soo baro wlle muranka kuuma fiicna.
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 3 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 Haye wllo
@CiiseMaxamedcaliexmed
@CiiseMaxamedcaliexmed 6 ай бұрын
صلي اللة عليه وسلم
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 жыл бұрын
Haddii gabadha intaan qabay aysan weyasada iga jabin haddaan furo ma iga jabisaa waysada mise waa sidii hore?
@naciimaneyruus6472
@naciimaneyruus6472 3 жыл бұрын
Haa wey kajabisaa hadaa mar furtay habalaha kale kula midtahay
@amishupdul3861
@amishupdul3861 Жыл бұрын
Kkkk funny 🤣
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 7 ай бұрын
Rasuulka ha nabin. Waxmataaban. Sacuudigii aadka keenteen. Ula noqda. Sacuudina. Ninkuu adoonka u ahaa. Ee yahuud ku celi fadwada wax isqilaafay ma lehe. Idin qilaafkii sacuudi la jooga. Hanoo soo galina
@chaltuaadam4850
@chaltuaadam4850 2 жыл бұрын
Wll macaan ilaahey dartii iigu jawaab khaakhadu ama xaakadu soonka miyey jabisa markaan caadi ahey iqaban meyso lakin markAn soomanhy wey imaan in waan tufi kara lkn in aan afkapa ii imaaneyn ba jirta wll ilhy darti iiga soo jawaan qof dhiban baan ahey
@nabiiloilkacas9974
@nabiiloilkacas9974 Жыл бұрын
Wll maheshay jawaabti
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 жыл бұрын
Haddiiba khilaaf uu jiro ilaaa saxaaba maxaa i gelyayba tan kale""su'aal ban qabayaahe waynu is ognhy xaaskaaga intaad tataabitid ama ad dhukatidba dabcan halkaa dareen baa ka imaanaya dareenkana waxaa ku xiga wax la yiraahdo (madyi)oo shahwada ka horeeya saw nijaas maahan oo weesadii ma jibin wllayaal bannaakaa mara haddii culimada ad soo xulateen dhammaantoodaba ay isku raaaceen mas'alo khilaafia 4ta madhabna shekh shaafici wax ka raajacsan ma jiro ee mad- habta shekh shaafici aynu ku dhegno oo aynu ku dhaqanno wbltq
@xuseenofficial2716
@xuseenofficial2716 3 жыл бұрын
Somaliya mamadhabkalaa kajiro tan kle ragaan hadeeysan sheekh shafuci racsaneen seey shiikh shafici dadku madhaba ugu fidyoidaan
@suleimanalcadaala431
@suleimanalcadaala431 2 жыл бұрын
inaad hal mad hab ku dhagtaa ma fiicno madhabku mas alada waa looga awood badnaan karaa
@ADANABSHIR-cc3ht
@ADANABSHIR-cc3ht 7 ай бұрын
Wcw
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 жыл бұрын
Shaaficiya ayaa nahay hadaanu somali nahay xaq maaha in wax kale naloo fadwooda
@albasairmedia1277
@albasairmedia1277 3 жыл бұрын
Asxaabadii ayaa laga hadlayaa
@nuurkadiinta5353
@nuurkadiinta5353 3 жыл бұрын
soomaalidu markaa mashaafici uunpay saxiyo qalad daba daagnaan kolpa qawlka saxdaa ee caqligu qaadankaro ayaa laqaadan
@kheyrchannel2472
@kheyrchannel2472 3 жыл бұрын
markaad guriga joogto xanafiyo noqo
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 3 жыл бұрын
Yaab war masaladu in ey khilaafiyo tahay marka lafiiriyo saxaabadii iyo Aimada afarta ah iyo culimada kalaba La iskuma hayo lkn somali madhabke Haysataa so shaaficiyo ma nihin Se iskhlaafka madaahibtu Ma banaan tahay in aad mar shaafici Noqoto mar xambali mar xanafi marna maaliki maya weeye jawaabta saxda ah waayo waxaan arki lahayn culimada islaamka ee hore oo marba dhan u bodayo
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 жыл бұрын
In bulshada khilaaf loo soo guuriyo waa danbi wayn Dadkan se wahaabiyin ayaa waalay oo muslimiinta iyaga ahayn gaalo u yaqaana
@nimcoahmed5167
@nimcoahmed5167 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@MaxamedMumin-u4e
@MaxamedMumin-u4e 6 ай бұрын
WAASUAAL JAAHILNIMO WAR WAXIIKUGEEYA WAYKAJIWINAAYAN WEESADA INTA WEESADA KAJEWISO WAA INA ADEER INAHABAR ABTIGAA OO HOOYO ILMA ADEER YIHIIN INTAAS WEY JEWIYAAN WESADA WALAALAHA ILMO ADEERTIHIIN WAXIIBA GUUR ISGU IMAANEYSAAN WEYJIWIYAAN ABAAYO SIDAAS ULASOCO A S C
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 5 ай бұрын
Adaa jaahil ah baro diinta anagu masalo yar oo daciif ah miyaa uga tagnaa masalo culumada kale qabaan xaaskaga waysada kaama jabinayso waxaana qaba axmad binu xanbal,maalik ,abuu xaniifa waxaana kaleexday imaamu shaafici c.r marka mazaladu waxay uxoogbadantahy inayna waysada iska jabinayn lamaanuhu Wxbaro
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@khadroqueen6329
@khadroqueen6329 2 жыл бұрын
Asc
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 3 жыл бұрын
دع مايريبك الي مالا يريبك Hala weysaqaato
@bisharoabdulahiabdiasis4033
@bisharoabdulahiabdiasis4033 3 жыл бұрын
mnsha allah
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 3 жыл бұрын
Idirs, wuxuuyiri ياءيهاالذين أمنو اذاطلقتم النساء wuxuukudary من قبل mana jirto aayad saas uqor.an
@drabdinaasirdalnuurshe7662
@drabdinaasirdalnuurshe7662 3 жыл бұрын
Yaab weeye hadeey san iga jabin saan u guursaday waayo dadka salaada iga jabin waa ku wa cad
@ahmedabdilahi8941
@ahmedabdilahi8941 3 жыл бұрын
Dee maherka kadib ayaanay kaa jabinaynin oo ma herka ayaa meesha ka saaray ileen wax xaaraan.kaa ahaa ayaa kuu xalaaloobay. Waa adigan la baashirayee.
@IbrahimMairanwh-jm1ru
@IbrahimMairanwh-jm1ru 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scc scw scw scw
@sadiahussein8710
@sadiahussein8710 3 жыл бұрын
Yaarabi ilahoowo wadada toosana nagu hagaaji
@isxaagmaxamedisxaagmaxamed
@isxaagmaxamedisxaagmaxamed 2 ай бұрын
Xa
@DekowMacalim-qe2xe
@DekowMacalim-qe2xe Жыл бұрын
umada benta kaayara
@anwaryare5878
@anwaryare5878 2 жыл бұрын
Lamsi galmo kuma so aroorin Waa idin cilmi yaradaas
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
haye maxay kuso Arortay ino sheeg
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 3 жыл бұрын
Ninku sidee ayuu naagta u GUURSADAY HADDII EYSAN SALAADA KA JABIN?
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
guuur iyo salaad mxa iska galay?
@YakobmohamedIbrahim
@YakobmohamedIbrahim 9 ай бұрын
Warkaas baadhil waye Waxaa ninkaa sheegayo Oonanabaayo wannabee abuurad ween Waxbilaah diinah Ayaasas uhadlo Haduu diinka waxkaaqoon laha Maiskayeereen.waxan. Waasidii.dhurwahga ookale Ayuuiskaga yeeraa Waana bilaa madhab
@safiyohadad79
@safiyohadad79 3 жыл бұрын
hadey kaa jabinin maa walasjaa gursatid nabiga been haka shegina
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
beentee laga shegay nabiga scw?
@YakobmohamedIbrahim
@YakobmohamedIbrahim 9 ай бұрын
Warhooy fiiri kutubada Hadaa waxka.taqaano Kulaabo madhabtamaqabto Waxay hambarsan tahay Inayjabeyso weysadad Ulamaaul wahaabiyah Iskafiiriya dint Waxkama garaneysiin
@IiffGuuff
@IiffGuuff 6 ай бұрын
Salahu
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Xaqa Ninku Xaaskiisa  Ku Leeyahay Sheikh Saalax Mucalim
29:58
Sacaadatudiin
Рет қаралды 123 М.
Waa Kuma Sh.Abdiraxman JIGJIGA:Maalintii Quruujka Qiso Xanuun Badan
25:10
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 150 М.
Muxaadaro Iyo Qisooyin Cajiib ah ||  Sh Abdirashid Sh Ali Sufi
52:06
Ninkayga oo 1 Dalqo igu furay ayaa Rajacto asgoo idhihin I jamaacay / ii galmooday 🤔
10:00
Easy Binary & Islamic Technology
Рет қаралды 334 М.
HILIBKA GEELKA WAYSADA MA JABIYAA?┇SUAASHA MAANTA ┇23/08/2020
5:07
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 28 М.
NIKAAXA MASAAFADA WAA ASAXAYAA MAYA WAA BAADIL
14:56
Miiska Wadahadalka
Рет қаралды 159 М.
Nuurka Salaada iyo jidka siraad Sh Maxamuud Xalliike
24:23
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 91 М.
qisooyin qosol ah|| sh xasaan iyo sh umal @XUNAYNMEDIA
7:55
XUNAYN MEDIA
Рет қаралды 101 М.