Subxaanallaah Trumbo Allaah ayaa ka hadliyey. In sha Allaah asagu waa uu guuldaretsanayaa, Yahuudu ayagu waa is dhiibayaan. Falastiin in sha Allaah waa ay xoroobeysaa sharuud la'aan.
@sahromahamudАй бұрын
Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Waxaan U Maleynayaa Sirtaan Waxaa Wato Imaaraatka Oo Ku Dadaalaayo In Ay Soomaaliya Soo Saaranin Patroolka Ayagoo Ku Adeeganaayo Masar Oo Calooshood U Shaqeysato Ah Olay Dowlado Ay Soo Burburisey Oo Ugu Dambeeyey Suudaan Soomaaliyeey Ka Fikira Yaan Laysku Dirin Hubkaan Aad Aruursateen Ha Isku Dhamaynina Imaaraatka Iska Bixiya 😭😭😭🙏🇸🇴
@OglaMohmedАй бұрын
Guuul somalia♥️🇸🇴🇸🇴
@mohamedelimiali9738Ай бұрын
Guul guul somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 inshaa allah waa soo labanay libaxyadii africa
@CabdiDhere-z1uАй бұрын
XABAY ULEEDAHAY VIVA SOMALIA 🇸🇴 INAY KEENATOO HUBKA SI AY U DIFAACA DO QARAN NI MADEEDA IYO AMAAAN KA SHACABKA KEEDA SOOMALIYEED EE SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL
About time ! Why is VOA attacking the weapons delivery? Somalia has it's hands tied for for 30 years and abused and violated by foreign states losing sovereignty
@AA-uf3blАй бұрын
It's not VOA but the unprofessionalism of the woman, who obviously was given this job through nepotism. She's blabbering as if she were in her kitchen chatting with her likes. She has never studied journalism or anything whatsoever. I don't even think she has got a secondary school certificate. Neither has she got the voice of a news reader. Yabarow, who's not better than her, gave her this job.
Yaaaaahuuuui waxaad tahay ilmihii ithopianku ku dhaleen somaliya iyo kuwii uu rajimkii farmajo nooga tegey shame on you,
@abdulkadirshire7590Ай бұрын
ADIG7NA WAAN KU OGNAHEY RUFIYAAN IN AAD TAHEY? BAX SHAQO TAG?
@abdiosman1308Ай бұрын
Waa kii horeba xal loo waa. Al shabaab baa uu ku dambayn doonaa.
@YusufCraxman-y1eАй бұрын
2isbuuc ayaa ka Soo wareegatay,,keydki weyna ee dawlada hubka,,waxa jabsaday,,qabiil,,hubkan dawlada ,,qabiil kaliya Kuma munaacafadaya,,waxaana loo isticmaali doona qabilada somaliyeed,,sidi hooray u dhacdey,,wax qarsoon maahan
@SaynabMaxamed-my4lgАй бұрын
Asc weriye falastin
@abdinasserj2022Ай бұрын
Waxan jeclan laha Dawladu inay ka shaqayso "Soomaali heshiis ah" hadii aan la samayn waa tacab khasaar dadalkeedu
@XassanguulliyeАй бұрын
Hubkaan waxaa leh khabil
@naasirmohamed7391Ай бұрын
Hub somalia hduu wax kukordhinayo ajaanib futadooda ma ilaaliyeen
@ahmedgoryahmedgoryАй бұрын
VOA somali languages is 88% lay newscast 😮😅😢
@HciidАй бұрын
Hubkas waa in goojacade saldhig looga dhigo wana in looga hortaga cadowga somali diidka ah
@mohamedadowadan325Ай бұрын
Armaa la bililiqeystaa
@XASANINDHACASEАй бұрын
waa iska hadal hubkan alshabaab buu gacanta ugeli waa hubaal muqdisho halkaa la oran jiray hadaan la oran
@sarahgawdan2215Ай бұрын
Pourquoi..??
@usmanahmedyusuf5361Ай бұрын
Hubkaasi wuxu sabab unoqon doodaa jabka dowlada dhaxe
Hubkaasi shabaad uun halaga illaaliyo waxba lagu tari maayo waayo dawlad kama jiri doonto ethiopia ha iska dayso soomaaliya dawladi kama jirto
@MohamedOmarAbdi-tc9ueАй бұрын
SOMALIYA HUB UMA BAAHNA,WADA HADAL BEY U BAAHAN TAHEY.
@khalifmukhtarmohamed7920Ай бұрын
Meeday doontu?
@abuukarHussein-pm9pnАй бұрын
Hub in lakno ma xumo lakin Ciidan hub lagu aamino in la Hala muhim ciidanka qab qabil Ku dhisan Hadi la badalin waxba isma badalayan iyo mamul golobaladkan cadow gan u edegayo gacan bir ah lagu qaban
@hassanmohamoud-t7pАй бұрын
Ka ka ka aaaaaaah waa hubki faareega ama qashin qubka ee qaahira looga soo daabulay waa goorma wakhtiga la isticmaali jirey waar nimankii baandada wardhiigle maxaa naf haysa
Waxaan umaleynaa Ethiopia inay waahore Somaliya wax uga dhumeen oon aanan taariikhna laga qorin meeshu meeshey ahayd, maxay ilaa qarniyo noo daba taagan yihiin
@dualeelmi371Ай бұрын
Naayahee Dowladda ma adigaa kaga aqoon badan ilaalinta hubka?
@cismaanguure927Ай бұрын
soomaaliya inta ciidanka looga dhisayo dowladaha turkiga iyo masar ayaa u ilaalinaya hubka iyo meelaha lagu keydindoono,
@abdinaasirhassan4897Ай бұрын
Waxa uu sokordhinkaraa hadii somalinimado wx waliba laga horeysiiyo dowlada in ay awod u yelato amankeda eyna kamaranto in ay cid amaan kedu wakiil uga masul ahaato in laga marmo ciidamada mushaharadka ku eganaya aan cidna aman keda sugeynin
@waryaaofficialchannel3323Ай бұрын
Hassan shiek ninsiyasad yaqaan ma aha iyo aqli la aan bal intuu hubka keen muu Ethiopia safaradeeda ceersho diyarada iyo qaadkaba joojiyo kadib hubka keeno sideey u cabsadaan lakiin siyaasad buu aqoon
@safiyohussen9969Ай бұрын
war sirta wadanka hala qariyo wa maxay wasiirkan sawir ka uu soo dhigay bejkiisa iyo wariyashan jawaasiistaa
@SaladMohamed-n5hАй бұрын
War halkee loo wadaaa wadankaan maa arintaan wada hadal lagu dhameeyo.
@sarahgawdan2215Ай бұрын
Religions.: désolé non
@CashaCabdixasanАй бұрын
Hawiye got a lot of weapons from Egypt to attack other Somali tribes. Vioce of Somali clans other than Hawiye
@abdirahmanmohamed5908Ай бұрын
Qashinkii ciilqabe farmajo uu dhalay intii uu na dhex joogey hadalkoodii ayaad leedahay no more aby iyo farmajo the 2 enemy of somali,