No video

MASHRUUCA GREENHOUSE KA MILLIONAIRE KU NOQO

  Рет қаралды 108,017

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Fadlan Link Hoose ka gado kadib Emailkan iigu soo dir si aan PDF ka kuugu soo diro.
☎️ WhatsApp :wa.me/message/...
payhip.com/b/s...
Ama lambarkan Zaad ka ah (0633235388) hadaad Hormuud ka diraysid fadlan 712 furaha ka hormari.
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 334
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Qofkii Raba inuu Ganacsigan maalgashado halkan hoose ha gato Dokumenti Qalabka ku koobanyahay. payhip.com/b/sGK95 Ama lambarkan Zaad ka haka iibsado (0633235388)
@hakabo
@hakabo 3 жыл бұрын
Masha Allah Waa qorsho aad muhiim ah
@cadcedgalbedProductInsight
@cadcedgalbedProductInsight 3 жыл бұрын
Wagan wad naga cajistay e seerata bro
@abdullahihersi6080
@abdullahihersi6080 3 жыл бұрын
Bro lakiin qiima uu igu farisanayo ilaa somalia uu ka imaanayo ileyn cargo ayuu soo maraya oo markab baa laso sarin marka waxa dhan inta uu ku fadhisanayo noomadan sheegin tnx wallal waqtiga aad galisay qiimaha noo so sheeg tnx 🙌
@waanochanel4304
@waanochanel4304 3 жыл бұрын
Wlo waad mahadsanthy
@nimoyusuf2588
@nimoyusuf2588 3 жыл бұрын
Asc Zakariye wallo hargeysa ma laga samankaraa waayo biyahaa aad u dhib badan waana buuro
@AhmedAbdirashiid2023
@AhmedAbdirashiid2023 3 жыл бұрын
Barnaamijkan inbadan ayaan sugayay inbadana sidoo kale waan kusoo waydiyey Mahadsanid Ustaad Sakariye
@zalmanzallo776
@zalmanzallo776 Жыл бұрын
Wlhi hadaan karo inaan iibsado lamaan bakhayleen lakiin ardaybaan ahy man heli karro lacagtaas😓
@ubaxyuusuf8883
@ubaxyuusuf8883 2 жыл бұрын
Maashaa allah tabarakallah ilaahey ha idin xifdiyo dhamaantiin inta hormarka ka shaqeenayso oo hadana walaalahood hormarka ay gaaren la qaybsanayo guul guul iinsho allah waan kula soo xiriiraynaa🙏
@adamshuaib4015
@adamshuaib4015 3 жыл бұрын
Mansha Allah I wanted to start in muqadishu it was very help full thanks
@mohamedaden3409
@mohamedaden3409 2 жыл бұрын
Qiimaha oo dhamaystiran walal ayaan u bahanay iyo waliba rakibaada
@mohamedabdi3584
@mohamedabdi3584 Жыл бұрын
Hello
@anwarow_
@anwarow_ 3 ай бұрын
Maashallah mr zakariye sxb barnaamij aad u muhiima ayaad nala wadaagtay.
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Aniga ma ihi qofka uku horreya.balse Allah ayaa ah qofka uku horeeya.alhamdulilah,Allah ayaa Muslim ika dhigay.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Muuqaalo ku saabsan Ganacsato maalgashaday Greenhouse ka. kzbin.info/www/bejne/gIe8f6erqNmkoLc kzbin.info/www/bejne/hXWUpKerg9WFZqs kzbin.info/www/bejne/i3-pmH-AhcqIj8k kzbin.info/www/bejne/ZoClh6akiZt-oZI kzbin.info/www/bejne/n6bLqGCjhbRsmqc kzbin.info/www/bejne/navQq3ymfrdlfJI
@khaliilcawad4847
@khaliilcawad4847 3 жыл бұрын
wll waxaan raapaa in billo haddii ilahay ka dhigo .mushruuca basasha .cad iyo ta cas
@khaliilcawad4847
@khaliilcawad4847 3 жыл бұрын
illa tali .wllo
@LJama6119
@LJama6119 2 жыл бұрын
allaha ku barakeeyo zakaria waxaad natuseysaa in qofkasta uu qeyb ka noqonkarayo horumarinta dalkiisa.
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Haa walaahi inta qabyaalad iyo siyaasad qayrkii Ku mashquuleen isagu horumar ayuu dadka u horseedayaa mansha'aAllaah.
@idiristiigsi1436
@idiristiigsi1436 9 ай бұрын
Zakariye scw,waan daawaday barnaamijkan.Ma ii sheegi kartaa noocyada Green House ka ee aad hayso.
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 2 жыл бұрын
sisinta iyo habka loo beero ama loo gurto nosoo samee sxp ilaahay haka jaseeye
@adanibrahim6169
@adanibrahim6169 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@hassanmire8880
@hassanmire8880 Жыл бұрын
Mansha Allah
@mieldedieu1739
@mieldedieu1739 Жыл бұрын
Je suis du Congo Brazzaville. Je suis intéressée par l'offre de green house. Comment puis je faire pour mettre votre programme en route? Merci d'avance !
@abdirazakarab2666
@abdirazakarab2666 3 жыл бұрын
Wll aad bad ugu mahadsantahay dadalka aad galisay hawshan aadka muhiimka u ah si umada somaliyed ee ilahay uu siiya dhulka dihin ay uga faidaystan. Shacabkana waxaan leyahay ka faidaysta hawshan intaad siyasad iyo qabyalad aad ku mashqulsantihiin
@maqsudcabdisaq1292
@maqsudcabdisaq1292 2 жыл бұрын
waxaan ku bahahey gariin howska
@maqsudcabdisaq1292
@maqsudcabdisaq1292 2 жыл бұрын
Somaliya malaga hili karaah
@nasserthomaz5586
@nasserthomaz5586 2 жыл бұрын
Agriculture ka baran rabaa ma icawin karta 🥺❤️😂
@abdirizakyasin
@abdirizakyasin 2 жыл бұрын
Agriculture aa!!! Soo dhawoow aad bah beero nala noqotidee
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
@@abdirizakyasin isoo qabta xarfaaney aniga nah😁✌
@abdirizakyasin
@abdirizakyasin 2 жыл бұрын
@@hiirale2042 soo dhawoow adigana hhh
@omarabdale4608
@omarabdale4608 2 жыл бұрын
Whtsap lambarkaaga isooqor adoo raaliya waxan ahay qof beeralay ah talooyin ayaan rabaa inaad isooso
@abdihanadmohmed5028
@abdihanadmohmed5028 3 жыл бұрын
Asc sariya zxp ana rabo waxana jooga turkiga ana adoyo oo so gadanaya qalabka ma ii tilmami karta halke ha heli karaa ado mahsan
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 3 жыл бұрын
Aad iyo aad mudane howl fcn ayaad qabatay greenhouse farming waa loo baahanyahay fa,idadiisana waa lahubaa oo dalagyada qaar sida yaanyada ANNA F1 la dhaho 12-20kg ayuu calaa geed dhalaa lkn soomaliya gaar ahaan xamar iyo hareeraheeda 12kg wax u dhaw xataa lagama helo geedki sababtoo ah nafaqooyinka iyo dawooyinka qaar gaar ahaan cayayaan dilaayaasha qaar wadanka malaga helaayo dad bdn oo inta dhistay hadane ku qasaaray ayaa jiro qofka intuusan dhisan oo ganacsigaan bilaabin waa inuu barto greenhouse ka qaabka uu u shaqeeyo iyo sida loo maamulo sababtoo ah dalag walbo qaab uu u baxo nafaqooyin uu u baahanyahay ayaa jiro . 🙋‍♂️
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 3 жыл бұрын
Please can I contact you ? bro xeys
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 3 жыл бұрын
@@Mohamed_Bile Haa sxb no kaaga ii reeb ama Facebook "xeys zakaria "igala soo xiriir
@Joya11
@Joya11 3 жыл бұрын
Mhdsnid wll
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 3 жыл бұрын
@@Joya11 mudnid
@sirahanolosha
@sirahanolosha 3 жыл бұрын
Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah.
@maxamedalijimcaali8664
@maxamedalijimcaali8664 3 жыл бұрын
Thanks mudane aad & aad Baan kuugu mahad celinayaa waayo waxaan daawadaa talooyinkaaga Ganacsiga iyo Warshadahaba in kastoo aanan well bilaabin waxaan kaloo dhegeysan jiray barnaamijkii Shaqa Abuur ama Ganacsi Abuur
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 3 жыл бұрын
Jazzaaka Allaahu qayran....waa macluumaad aad u qaali ah qiima sarena kukici lahaa hadii aan raadsano. Mahadsanid....
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Ninkan dhalinyarada ah wuxu soo jeediyaa barnaamijyo xiiso badan isago iftiiminaya meelaha ugu haboon ee ganacsi wax ku ool ah oo wax soosaar badan laga geli karo dalka Somalilaand gudihiisa. Qaybahaa ganacsi oo faa'iido weyni ugu jirto dhaqaalaha dalka iyo muwaadiniinta Qurbajooga ah ee ku hamiyaya in ay maalgashadaan dalkoodii hooyo.
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 3 жыл бұрын
ASC, Video-gii u horeeyey ee aad hadda ka hor kaga hadashey Greenhouse ayaan markii aan daawaadey waxaan ku soo weydiiyey su'aalo (via email), balse inkasta oo aanan jawaab kaa helin, waad ku mahadsantahay macluumaadkan aad nala wadaagtey, waayo su'aalihii aan qabey kuwa ka mid ah halkan ayaad hadda kaga jawaabtey.
@cabdulmalik5999
@cabdulmalik5999 3 жыл бұрын
Waan ku saaray adnh iisaar
@theadalos2226
@theadalos2226 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll zakariye insha allaaah wan dadaaali doona hormar ka aad nala rabto wan gaaari doona dhamaaan teen mahadsanid mar labaad bro
@adamosman4185
@adamosman4185 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahad santahay dadaalka aad ku bixisay faa,iido badan buu leeyahay.
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 3 жыл бұрын
Mansha Allah, waa fursado u baahan in laga faaideysto ganacsigasi , mahadsanid walaal.
@zeinabhirsi94
@zeinabhirsi94 3 жыл бұрын
Jazakalaahu khayr zakariye
@najaxj2074
@najaxj2074 3 жыл бұрын
Alle haku sharfo ustaad Dhiirigalin iyo cilmiba wad nasisay halkas kasiwad sidalkeenu dadkisu wac utabcadaan ugana maarman qudaarta iyo dalkaga wadamada kale
@osmanahmed943
@osmanahmed943 3 жыл бұрын
MshabAllah aad baan uga helay muqaalkada talooyin baan ubahanahy oo ah sidee loo abuuraa
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤❤
@Abdalamanchester
@Abdalamanchester 2 жыл бұрын
Thanks masuul, it was helpfull.
@fardowsaalisaid8431
@fardowsaalisaid8431 Жыл бұрын
Wll Zakarriye abdullahi Ali sideen kuhelaa Green house ka
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Millionaire
@MohamedAli-go9tl
@MohamedAli-go9tl 3 жыл бұрын
Firi adeero BASAL malagu beeri kara if yes how long does it take to ripe
@jamiljama3904
@jamiljama3904 2 жыл бұрын
Is this in Hargeisa?
@abyadacademy9214
@abyadacademy9214 2 жыл бұрын
Shabagu muu ka ilaalinayaa roobka isoo jawaab wll zakariye
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Insha allaah wan galidona gnacsigan gadandona qalabkan wanan ka faaidi dona intan inkabadan
@alexhi2891
@alexhi2891 2 жыл бұрын
Amazing from Iran
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 3 жыл бұрын
Jazaka Allah khayr walal shaqo wanaagsan ayaad qabatay
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 жыл бұрын
Asc waxan u baahanahay 10 xabo oo ah tayuubka beeraha loogu kaydiyi biyaha in ada ii soo qiimayso Mahadsanid
@raxmiinawadani1306
@raxmiinawadani1306 3 жыл бұрын
Asc wll mahdsanid marka hore marka labad ila manta chenelkankaga manta kow ii ah inta bdn muqada gadal u racay wan so dawady waxyalo bdn u anfaca ka helay shukran kun jer wan kulaso xarira isha alh
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw 9 ай бұрын
Asc walal cimilada jijiga ka wrn strawberry miyuu ka bixi karaa
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Wellcome mr zakaria wa markii uhoraysy een ado sogaliyay sacad ka hor lakulmo wana kula socda 1year ago uunba ihortaagna mise adaba maqna granwa
@mohacatoosh8940
@mohacatoosh8940 3 жыл бұрын
asc leader sakariye . waxaa raba inaad iga caawiso qalabka ama mashinka nashqadeya ama magaca ku qora fanadaaha ama koofiyadaha waxaana raba inaan qalabkaas dirsado waxaana kaga fadhiya talo .hami ayaan ka leeyahay ganacsiga madama aan ganacsade ahay . waxaan jeclaan lahaa inaad arintaas iga caawiso ado mahadsan 💯
@mbaqasvlogs7147
@mbaqasvlogs7147 Жыл бұрын
Baradho malagu beeri karaa wl grean house ka
@sadamjamac5588
@sadamjamac5588 3 жыл бұрын
Anigu waxan raba in an Markan cilmiga an so dhamaysto ayan raba in an Bilabo ganacsi marka janalka ganacsiga ka Hadlaya ayan xiseeya marka horay usuco
@alifaqi6674
@alifaqi6674 2 жыл бұрын
waad ku mahadsantahy macluumaadkan nasoo siisay 100%
@mahadxaashi9746
@mahadxaashi9746 3 жыл бұрын
ustaad sakariyow xog baan kaa rabay adiga oo mahadsan marka halkee kaa heli karaa.
@user-uw5do8ch7p
@user-uw5do8ch7p 3 ай бұрын
Wa si wanagsan muqalkn wxn dawanya 3y kadib anigo waliba bahi an uqabo usoradiyy
@abuyhya3123
@abuyhya3123 3 жыл бұрын
shukran prozki
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 жыл бұрын
Ajaer iyo xasanad an la sobikarin ilahey hakusiyo walaal macan
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Ninka kaliya ee Wax laga faa'ido weeyi sakariye
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 жыл бұрын
MAHADSANID ZAKARIYE ; Mar walbaa muuqaaladaadu shidaal ayay noo yihiin.
@anisaabdullahi460
@anisaabdullahi460 3 жыл бұрын
Scw Walaal sideen kuula soo xidhiidhaa Waxaan joogaa yurube
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 3 жыл бұрын
Saaxiib walaahi adi soomaali iska daaye aduunkaa kuubaahan
@abaadirahmed6917
@abaadirahmed6917 3 жыл бұрын
Asc walal zakariye waxaan joogaa bosaso wana meel aad u kulul wakhtiga xagaaga marka nooca ku haboon iyo sida ugu fudud oo looga hirgalin karo inaad nala wadaagto ayaan jeclaan lahayn
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Wcs wr wb walal Bosaaso walaga hirgeliyay Greenhouse muuqaalkan hoose daawo. Hadii ciida loo diyaariyo waa caadi walagu beeri karaa. kzbin.info/www/bejne/i3-pmH-AhcqIj8k
@abdirahimaadan2983
@abdirahimaadan2983 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye asc bro wan ku bahanahay siden kula so xirikara
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 жыл бұрын
Mhadsanid saxib Ani ahaaan waqti xadirkaan Diar maan ihi waan se damacsanhy Mustaqbalka insha allaah🙏 Thank You bro Zaki
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Nazap kaamila
@ahmedobsiyye4149
@ahmedobsiyye4149 3 жыл бұрын
Waa kumahadsantahay fikradahaan aadka ufiican, thnks for your time
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s Жыл бұрын
Mahadsanid.
@melmi3299
@melmi3299 4 ай бұрын
❤❤Mahadsanid ❤
@abdikadirismail2873
@abdikadirismail2873 3 жыл бұрын
Walal zakariye asc warbixin naga sii ganacsiga ATM plz walal
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Masha Allah abowe inolow weliga
@munaasc9079
@munaasc9079 3 жыл бұрын
Waxad iso sheeqnaa ganacsi aan ku Bilbao karo shanbaqol dollar
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Hhhhh shaqo tag baa tahay wlahi
@najmaabdi5095
@najmaabdi5095 3 жыл бұрын
Barbarooni iyo strawberry meeqa ku baxaa
@yousofhussein204
@yousofhussein204 3 жыл бұрын
Green house miyuu kala adag yahy Ustaad maada maadam uu qorxadu Gogoynayso .mise waa la bedelaya Waxan arkay mid mudo kooban Ku googoy
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Kan ugu haboon jawiga Tropical ah muuqaalka ayaan ku xusay waana sida khabiiro arinkan ku tukhasusay igula taliyay
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 3 жыл бұрын
mashaa allaah waad ku mahadsan tahay warbixinta wanaagsan aad nasiisay Jazakallaah
@ahmedmohamudmohamed
@ahmedmohamudmohamed 3 жыл бұрын
Netka greenhouseska miyaa 30$ gadee mudane mise only pdfka?
@ismailhassan9677
@ismailhassan9677 2 жыл бұрын
Thanks wlal macaan sakaria
@kingson5639
@kingson5639 Жыл бұрын
Asc Sual ban qawaa walal. Green house mel walpo malaga sameyni kara siiba caarada(Soil) mida uufican wa tee? ...
@moahmedozil3817
@moahmedozil3817 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@xidigsomaali2116
@xidigsomaali2116 3 жыл бұрын
zakariye wll allh allh ku barakeyo run ahantii howl muhiim ah baad heysaa
@jamaljeego2753
@jamaljeego2753 3 жыл бұрын
Ad ayd u mahadsan tahay walal sakeriye illahay haka abaal mariyo wn og nahay hawshad gashay
@badbaadohumansafety2765
@badbaadohumansafety2765 2 жыл бұрын
Asc wllo sidee loheli kara siidhan tafasiil iga sosii ado mahad san
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 3 жыл бұрын
Zakariye aniga waxaan kuugu baahanahay mashruucaasi waa fcn yahay aniga waxan joogaa denmarka lkn muqdisho ayaan kasoo jeedaa waxaana kuu hayaa suuq aan caadi ahayn ee ilasoo xiriir
@Caskacali
@Caskacali 3 жыл бұрын
Asc ustaad zajariya qiimaha lasiiyo qalabka dabcan Waxad ku soo qortay Pdf shirkada aan ka iib sanayo maa ii dhoofinaysa ilaa Mogadishu mise anaa is dibiraaayo sxb sare arintaas warbixin kasoo sameey bro thanks
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Wcs wr wb walal Haa Mogadishu walaguugu dirayaa Diyaarad ama Markab hadba kaad jeceshahay. Waxaana kuusoo adeegaysa shirkad wakiil iga ah. Qiimayaasha qalabka markaan meelo badan fiirinay Turkiga ayaa ugu jabnaa.
@Caskacali
@Caskacali 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye masha alah waa arin fiican markaas bro qeer aya qabta saad umada ugu adeegayso alaha kaa abaal marimo amin
@sahnuniyusuf913
@sahnuniyusuf913 3 жыл бұрын
Thanks wll Zakiriye
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 3 жыл бұрын
Mahadsanid zakariye
@zainabdiiriye2827
@zainabdiiriye2827 Жыл бұрын
BDf kaga seen ku ibasan karaa anigu turki ayaan jooga diyaar ayaan u hay qalbkaas ma ii soo jawabi kartaa mahdasanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Asc walal Lifaaqan ayaad kaga gadan kartaa Turkiga payhip.com/b/sGK95
@Abusaliim30
@Abusaliim30 6 ай бұрын
Mogadishu kilo yaanyo waa 1.5-2$ last 3 months saas bay ahayd
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 2 жыл бұрын
Greenhouse ka xagee laga helaa’ igu caawiya! Gobolada ayaa dhawr xabo urabaa inaan wax ku beerto
@sameeramouse1359
@sameeramouse1359 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllo ilahay haku sharfo💯💯🙏
@addesom
@addesom 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay walaal. Waxaanse jeclaan lahaa inta taqaan shaqooyinkan sidaada oo kale in shirkad aad aas aasto , maalgashina u furto. Markaa waxaan dhihi karnaa wuxuu noqon karaa talooyinkaagaan mid waxtar dadka iyo dalka u leh. Mahadsanid
@aidarousmeirane9471
@aidarousmeirane9471 2 жыл бұрын
Tamam weye wll wa wax wanagsan insha allah wan isku dayi doona
@dantadadkaiyodalka7594
@dantadadkaiyodalka7594 2 жыл бұрын
Maashha allh wll mahadsanid
@zainabdiiriye2827
@zainabdiiriye2827 Жыл бұрын
wllkay turki ayaan joogaa seen ku ibsankaa pif gaaga diyaar ayaa u ahay
@Mohamud717
@Mohamud717 2 жыл бұрын
Msha Allah thanks bro
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
great video walal
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 3 жыл бұрын
Maashaa Allah sxb shaqo wanaagsan baa wadaa
@nasramohamed616
@nasramohamed616 3 жыл бұрын
Ilaahey kheyr ha kaa siiyo
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Sxb sakariye bal kawaran sidee loo kaydin karaa waayo Anigu waxaan daganahay Borama Awdal markaa hal mar ayuu soo wada go'aa waanu is qiima jabiyaa , markaa sideen u xalin karnaa
@toldeqabdi944
@toldeqabdi944 3 жыл бұрын
Asc walal waxad noga fa'idaysa shiraaqa biyaha kediya roobka ee dhulka la saaro yacni sidi ceel ahano kalee mahadsanid
@idrisali212
@idrisali212 3 жыл бұрын
Jazaaka laahu khyr wll
@sadamjamac5588
@sadamjamac5588 3 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll ana waxan rabay in an Markan jamacadda dhameyo Bilabi raba
@umretaaj9939
@umretaaj9939 Жыл бұрын
Asc zakariye edo waxan raba in an kula so xiriro waxan donaya su aalo kuwrydiyo isojawab edo mahad sanid
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Masha Allah abowe aniga waan rabaa ee saas ula soco abowe
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 3 жыл бұрын
Walaal Zaki aad ban kuugu xiisnay guuleyso
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
Jawaabaha Su’aalaha Greenhouse ka
10:15
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 49 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 48 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 55 М.
3600 KALIYA KU BILOW BEERAHA CASRIGA EE GREENHOUSE FARMING
8:34
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
GANACSIGA UGU FIICAN 2023
11:33
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
Greenhouse iyo Karooto 🥕🥕 Maxaa Beertayda ka Boxooyo?
16:08
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 8 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 90 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 35 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 49 МЛН