''Mashruucii diyaaraduhu wuu fashilmay...''Xisbiga Waddani

  Рет қаралды 1,643

SKY Cable TV

SKY Cable TV

18 күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://kzbin.info/door/dql...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 23
@aygyoutube
@aygyoutube 16 күн бұрын
😮 Ninkane isagu hays dhegaysto. Isaga Suasha iyo Jawaabteeda sheegaya.😢
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Are you talking for Somalia and Djibouti???
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 16 күн бұрын
Waa sax hanalga joojiyo soomaali bilaayadeed iyo baaskood ninyow waxali wax sheegtay majirto Ilaahow hanoogkeenin wadani iyo huwanta iyo bilaayoyinku wado
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 16 күн бұрын
Well said,...establishing working aviation is not an easy programme, and obviously, the president's speech was intended for the election campaign......let's hope that the oncoming government of WADDANI to achieve this.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 16 күн бұрын
Hadaa faaiido dalka uhaysaan weerarka dalka lagu hayo ee dhinac kasta ah ayaad ka hadLi Lahaydeen lkn waxaa tihiin siyaasiyiin kale oo lagu dhex beertay dalka oo cadow ku ah, oo shaatiga nala xidhay, 1 erey xitaa kamaydaan odhan cadowga dalka ah ee ficiLada samaynaya, aadbaad uga gaabsataan cadowga sababtuna waa qayb aya ka tihiin
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 16 күн бұрын
Kii hawada bixiyay waa ka ku maamula ee xirsi iyo maxamuud aad ku sheegto
@bardacad
@bardacad 16 күн бұрын
ANAA KA MID AHAA ANIGA IYO ILMAHAYGA WAXAAN KA DAGI JIRAY OO WILIBA AAN JECLAYN HARGAYSA MARKAASAANA KA AADI JIRAY GAALKACYO IYO JIGJIGA. MARKII IIGU DANBAYSAY WAAN CANCELEY. TIKITKAAS DHULAAN MARI JIRAY ILAA GAALKACYO MUUSE WAA KHASAARIYAY SOMALILAND. HADA WAXAAN MARA JIGJIGA TO WARDHEER TO GAALKACYO
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 16 күн бұрын
Horta is cadee inaad Somalilander tahay iyo inaad Somaliwayn tahay. Isdhexgalkii bulshada ayuu Muse joojiyey ayuu naleeyahy. Wadani waxuu rabaa in lays dhexqaado oo Somaliwayn la noqdo. No way. Qof somalilander ah oo Wadani ugu ridaa, waa qof aan Somaliland dan ka lahayn.
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Sleeping 🛌
@moodyhype978
@moodyhype978 16 күн бұрын
Ninkanu wuu akhoon hadlay waa ninka duwan lufadii iyo xaabadii uu ina bahalkii ku soo uruuriyey meesha.
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Republic of Somaliland will be real country now recognizing is on way
@saynabhassan3398
@saynabhassan3398 16 күн бұрын
Qorshaha madaxwaynaha intaad kabaxdaan idinku qorshiihina dadka lawaadaga waxaad haysaan majirtee qorshaha biixi uun baad nagu dawakhiiseena cadawga dalka kusoo duulay ayaa ubahan inaad ka hadashaan hadaydaan qayb ka ahayn
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Talk about Djibouti and Somalia they are Somaliland enemies ok
@ali-hm7gz
@ali-hm7gz 16 күн бұрын
huuro hoo cadaga
@saalaxy
@saalaxy 16 күн бұрын
Cadowga Somaliland waa Dameer cabdi Dameer
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Somaliland airways
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
😂😂😂
@ahmeddalal1037
@ahmeddalal1037 16 күн бұрын
Faqash
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 16 күн бұрын
Xisbi khuraafaadka wardani waa koox cadaw ku adeegto, waa xisbi beenaad siiba danaha duulkii reer faqash u adeega oo fuliya waanay fashilmeen, waxalla waxay noo sheegi karaanba ma jirto waayo hadaanu reer somaliland nahay dalkayaga iyo dadkayaga toona Kuma Aaminayno kooxdaa habaarka qabta ilaahayna nooma gacan galiyo insh tacaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Bacaaac
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Somaliland airways is not Somalia airlines
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 16 күн бұрын
Macaaac
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 26 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 12 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
Masuuliyiin tiro badan oo iska casilay Urur-siyaasadeedka KAAH
8:53
LEE HAJI OO DHAHAY OOMAR BAR BAR WAA MARKII IDINKU DAN BESAY😱😱😱
34:15
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН