No video

In Maxamed Abiib Xilka Laga Qaado Waxa ka Dhow In Muuse Biixi Xilka Laga Qaado....

  Рет қаралды 61,982

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 270
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x Ай бұрын
Illaahay muuse dalka ha ka badbaadiyo aaamiiin aaamiiin aaamiiin
@albertoyahya
@albertoyahya Ай бұрын
dee adigu iska qabo ninkan waabu ina wareeriyee rabina talo saaro
@captainsanto5572
@captainsanto5572 Ай бұрын
​@@albertoyahya waar anu ka ugu dhaw baan ahy waanka codaynayaa lkn dadkii qaar silsuladan qabiil loo xidho indho adki kutaagerayaan
@MaxamedMuxiyidiin
@MaxamedMuxiyidiin Ай бұрын
Aamiin
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 Ай бұрын
Mansh allah rag jira oo caqligoodu shaqaynaya xukuumadu markay ku fashilantay dalkii loo dhiibay ayay xaalad abuurayaa
@mohamedabdullahi6754
@mohamedabdullahi6754 Ай бұрын
Maasha Allah. Illaahaay idinku guuleeyo runta.
@AliasedDaahir-n6l
@AliasedDaahir-n6l Ай бұрын
Good job 👍
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i Ай бұрын
Xildhibaanadan si wanaagsan ayay uhadleen.
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
WALAHI WAAD ASIIBTEEN MARKAAD TIDHAAHDEEN CADAW KA XUN MUUSE JAAHIN IYO NUUX TANI OO 31 SANNO SOO MARAY SOMALILAND MA JIRO DADKEENINA WAXAY NOQDEEN BUSHO KHALAD IYO SAX AAN KALA GARANEYN OO KUWA CEEBTAA IYO DIB U DHACAA INOO GEYSTEY QABYAALAD AMA QABIIL NACEYB KU TAAGEERSAN
@jamaalfaraax7579
@jamaalfaraax7579 Ай бұрын
An ku saariye si kastuu soco
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq tahay munafaaq baa tahay viva ina abiib
@johnyou4036
@johnyou4036 Ай бұрын
Heego, maalmo kooban ayaa idiin hadhey, waddanka Allah ha idinka badbaadiyo. Amma huwan ku sheeg, amma cadawga gudaha ku sheeg, wax yarbaa kuu hadhey ee iska sii raffo.
@proyaxyebk4088
@proyaxyebk4088 Ай бұрын
Legend ka Xildhaanada maxamed khadar daahir ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
Run weeye Muusa ka dhow in Xilka xayuubin lagu sameeyo, Waayo Dadkii baabuu isku dhameeyay Wax Dhintay iyo wax is nacey buu ka dhigay Dadkii Illahey si dhib yar heynoo dhaafiyo Kulmiye Wax khayr qabana haynoogu badalo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Fartoon. Cayadhiya.
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Iyomuuse
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Muuse. Soolbucayadhiyay
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Iskaqabat
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 Ай бұрын
Dawlada ayaaba dalka duminaysa Waanu fahanay
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Cadow heego ka xun ma jiro
@LightSpark3421
@LightSpark3421 Ай бұрын
Muuse Beexi wuu waashay
@user-yt5zz2lv6j
@user-yt5zz2lv6j Ай бұрын
masha alla midhkaas baa dhab ah
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Alleylehe MUUSE SAAMIRI waa Dijaal cawarkii.
@anababib8402
@anababib8402 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
GEESSIYAAL DHEE
@mohmedkhaliif5639
@mohmedkhaliif5639 Ай бұрын
Muuse juudaan dalka halaga qabto hiidiikale dalkuu markii horaba kal gooyaye hadana marlabaad ree awda ha go aan aqlimaah ee ninka waalan ee xanuusanaaya halqabto 😮
@mohamedyousuf3238
@mohamedyousuf3238 Ай бұрын
Ayaamaa kuu hadhee ha galgalane ka xishood xildhibaanadii hadal shacabkawgu hiiliyey 😂😂😂😂
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
Xildhibaanadan waa niman qaali ah oo run sheegan oo jacaylka wadanka ku shaqeynaaya. Muuse, ina Kaahin iyo Nuux Taani Allaha inna dhaafiyo.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Waa dhab musaa ka dhow,mohamed abiib ,
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Muse kaadidisa ayuu usoo cabey, one man one vote wuu ku yimi oo Somaliland oo dhan dooratey, dadka 30 sano madaxweyne ahaa usheeg, Somalia 5 calan qarax land, walaahi kibir baad wadaan ee markale oo ay nimcadu daadato ayaad garan, Djibouti hadaad intaa odhan layd qoortaa lagu jari lahaa
@rayoasmara7587
@rayoasmara7587 Ай бұрын
Muuse biixi xilka ha laga qaado isagaa fudud waayo waa kala geeye qaran Inta igu raacsan like saar
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Ай бұрын
Mansha allaah geesiyaal weeye barlamaankani wallhi tarikhdaa xusi doonta
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Ай бұрын
Munaafiqii ma mooda kuwo dalka iyo dadkaba jecel Allah idnqabay
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Ай бұрын
Cadawga. Somaliland. Ee bur buriyay. Qaranimadii somaliland. Bur buriyay ciidankii qaranka ee lagu soo tabcay .muuse iyo kooxdisa. Waa in xasaanada laga qaada. .... intay ku meraysanayaan ..xildhibaan. ka sharaf badan. ❤😂😂
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Siyaasaddii geeljiraha (uncivilized politics)
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Muse kaadidisa ayuu usoo cabey, one man one vote wuu ku yimi oo Somaliland oo dhan dooratey, dadka 30 sano madaxweyne ahaa usheeg, Somalia 5 calan qarax land, walaahi kibir baad wadaan ee markale oo ay nimcadu daadato ayaad garan, Djibouti hadaad intaa odhan layd qoortaa lagu jari lahaa
@Keysek
@Keysek Ай бұрын
Good job
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Intii Somaliland dhib la rabta Alloow u soo dedeji dhib iyaga oo keliya u gaara Aamiin Aamiin Guul Somaliland
@hajjisalah-gw9pm
@hajjisalah-gw9pm Ай бұрын
❤❤I think Saab and of course I think Saab and of course ❤❤ 8 12:08
@bilana289
@bilana289 Ай бұрын
@@hajjisalah-gw9pm Yaahuu muuse weeyan ninka dalka iyo dadka cadaw ku ah
@Cajabo
@Cajabo Ай бұрын
Waa muuse danbiilaha uwey aamiiin aamiiin yaarabi
@bilana289
@bilana289 Ай бұрын
@@Cajabo 👍
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Ай бұрын
Cadawga u wan waa muuse hajabo aamiin aamiin
@MohamedQooje
@MohamedQooje Ай бұрын
Wlhi bilahi tolaahi somaliland kulmiye mel xunu kuwada mse muusa raba in uu dhinto angu yabay
@cadbikhalaq6220
@cadbikhalaq6220 Ай бұрын
Walaahi oo bilaahi oo talaahi inaan kulmiye cider udhaantaa aanu tan joogin
@bilana289
@bilana289 Ай бұрын
Muuse qofkii fikirkiisa ka hadla sas ayuu ka qaaday
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 Ай бұрын
Mahamad abiib waa hiroow nooloow walaal anoo gabadh ogaadeena ayaa ku taageegera waxaad uqalanta inaad dhamaan soomaali xukunto
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Dalka is hastaa waa kee muusa cunay waa tuu burburay Cid ka ridana lawaa waa meel qayaaladi taalo iyo cunfi baa yaala
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Huwantii baa isa soo aruursatey kuwan oo dhan xasaanada halaga qaado ama parliament ha lakala diro
@albertoyahya
@albertoyahya Ай бұрын
walhi muxaafid baan ahaa lkn musa ka dhaw hada waayo sharciga wu dhinac marayaa isku qabiil ahaan wax is igama galin
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Kkkkk...Waa laysku toosay Muuse Dijaal iyo daaquudyada la midka ah waa in lala xisaabtamaaa.
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Waxaad rabtaa geele dijaal iyo xamar 10 calan qarax land, waar kibirka waa lagu kufaa ee nimcada xejista, muse Somaliland oo dhan baa doorate one man one vote aan ka dhicin caro somali
@Nasriin-qw8iq
@Nasriin-qw8iq Ай бұрын
Ma hooyoad ayaa ka qadyasa marka heego😂
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Faratoon ayaa ka qaadaaya uu kulahaa aamus odeyga aabihii ka weyn 80 jirka iyo what the hell, iyo dadkaaga ka hadhey, ooyaaye godkiisa ayey biyo ugu soo galeen haduu eyda la hadhsan nimcaduu xejin waayee, Huuno
@inacarab2353
@inacarab2353 Ай бұрын
Qudhmiye iyo calancastu way dhacayaan inshalla
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc kkkkk wax khalad ku bilaamay khalad beey ku dhamaadaan 🇸🇴🌎🇸🇴
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
"Tiisa daryeela tu kale ku dara "
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Adiga Muuse baa noo kaa jebiyay Oo dadkii isku duubnaa kala diray ee bal eeg saadambaad garan, markaanu calan casta dhinac isaga weecino.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Ай бұрын
EARTHQUAKE POLITICAL EARTHQUAKE MUUSE DALAB MUUSE SHAANI MUUSE JUUDAAN REER OWDAL GOOSTA GOBOLKIINA
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Ragla sugayay Xaba xaqa ku cadeeya 😂😂😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
WIXIII FIRDHAYAA HA GIRDHAAA DAL AANAD RABIN MAXAD XILKA ISKUGU NABI DHAAAF.
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Ware 2024 weyin inedhuu waye caffimade qabane
@weriscali9103
@weriscali9103 Ай бұрын
Laanderiska waxaan ugu baaqayaa in sida kiiniya xildhibaanada laga rido kuraastooda, 5000 oo cod ayaa inoo hayee ina geeya golaha baarlamaanka.🎉🎉🎉🎉🎉
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
4,000,000 Baanu haynaa taageersan.
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✊✊✊✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@ahmedcawl6480
@ahmedcawl6480 Ай бұрын
Runbaad sheegteen walaahi maanta Ninkaas khayreeye waa rijaal rijaal dhalay wuxu hadal yaqaan weeye
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd Ай бұрын
Waar adhiyoow maqaaxi shaah baad moodeene shaqada wakiilada noociinan mayimaad khajilaad waynbaanu khajilaynaa markaad hadlaysaan. Anagoo shacabka ah ayaanu idin soo weeraraynaa
@Nasriin-qw8iq
@Nasriin-qw8iq Ай бұрын
😂😂😂😂 heego
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✊✊✊✊✊✊✊✊✊💪💪💪
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Waa intaa hadalku, cadaw ka wayn oo Korneeladda fashilmay ahayn Somaliland ma laha.
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw Ай бұрын
Alle idin soo qabey Alle idin soo qabey Alle idin soo qabey🤲🤲🤲
@ahaiban1
@ahaiban1 Ай бұрын
Horaa loo yidhi "Af aanad lahayn ma xidhin". Madaxweynaha Somaliland iyo bulshaduba 4 sano iyo 3 bilood ayey kuwan eeganayeen oo ahayd inlaga dareeriyo Golaha oo doorasho Golo Xeer Dejin cusub ku dhawaaqo Madaxweynuhu!!!!.
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@AhmedAbdi-lc2dj
@AhmedAbdi-lc2dj Ай бұрын
Horta Xildhibanimadu ma buuq iyo qaylaa ma qabiil iyo botaa waan yabanee idinkunaa dadyoow ma ilaa yabaan tihiin waa yaab iyo yaabka yaabki Allahoow amurahaa sahaal.Adeer sii Allah ka baqaa 2024 baa lagu jiraa si ilabaxnimo iyo aqoon ku jirtoo ku kalaa baxaa
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Xildhibsanadu qalad ma lahane muuse juudaan iyo nuux baasto ayaa wadanka qaseya wixii runta u sheegana maagaya. Dalka iyo dadkaba dad gaar ah baa loo afduuban yahay.
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw Ай бұрын
Tuugta isku soo baheysatey in aay qaranka dumiyaan, waxaaykalooy aay caayayaan aqliga shacabka Somaliland!!!!!!!! I can not believe they comparing Our hero of yesterday, our hero of today and near future king Mudane Muuse Biixi and guy called Maxamed Abiib who did nothing excepted destruction for this nation😡😡😡
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Ma Muuse Dijaal Cawar ayaa geesi ah!!!!..... Shaqsi ka fulaysan ka been badan oo ka tamar daran muu soo marin mana soo mari doono!!!. Anigu lamaan yaabin, laakiin wxn la yaabay caqliga fayow ee waxaas oo dambi dalka iyo dadka laga galay hadana Muuse sax u arka!!!!
@Cirroole
@Cirroole Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@axmedhaaruun2195
@axmedhaaruun2195 Ай бұрын
Muuse biixi ayaa waligiiba somaliland haysanayee saacadaa hada la joogo kii wax isla hayow dab soo hindhis
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Waa madax waynihii ugu horeeyey ee golayashii qaranka haysan kari wayey waxa iska cad inuu kalidii taliye yahay ilahay naguma soo celiyo
@Jire797
@Jire797 Ай бұрын
Xil Abiib waa. Ninn. Aan. Baqayn Wuxuu. Sheegaa. Wixii. Loo. Doortay. Ee. Kuwa. Albaabada. Qaldan. Laga. Soo. Geliyay. Ha Laga. Qaado. Xilka. Ileen waa. Kuwiiye kani se. Maaha. Kuwaa Xildhibaan. Abiib. Waxaan. Kuu. Dooranay. Sheeg. Oo. Kii. Wax liqa. Sheeg. Oo. Ka. Laguu. Sheego. Keen. Oo. Dheh. Beeni. Maxay. 3:20 Tariff. Burdibaan. Ka. Cabee...iyo. qaarkaloo. Badan 3:20 ...
@Jire797
@Jire797 Ай бұрын
Ha Ka Yaabin aan ka Leexdo. Xaqa Qofkii. Xaqa. Dayacaa wuxuu. Dayacay. 1. Naftiisa 2 Dalkiisa 3 iyo dad ama. Diintiisa Qore. RASAQ GUDAL DILA. Awdal
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Shaqadiina qabsada ka daba taga hadalkii riyaale ee dal iyo dad mideysan ayaa lagu wareejiyey kulmiye meel hakuu sheegan m.muuse iyo taani hala soo gole joojiyo hadii qaranka dan laga leeyahay hala goojacade iyo sobobta ciidanka jabisey sideedaba ciidanka wuu guuleystaa waana laga guuleystaa lkn in laysku aanuso oo cidii ay khuseysay waxba la weydiin waayo waa fashil xildhibaanow dawlada la xisaabtama
@boorowcade2636
@boorowcade2636 Ай бұрын
Muuse Biixi Nacalad haku dhaxday
@farxancabdilahi
@farxancabdilahi Ай бұрын
Muuse kuwashaa wlhi waa lamakaxmadaynayaa waa huwaan ina abiib
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
SOO WADA BAXA WAA WAXAANU DOONAYNO RUNTA AYNU ISUGU NIMAADNO MUUSE BIIXI ISMA HAYSAAN EE ALLE AYAAD IS HAYSAAN IDINKIYO KUWA AANU MAAMULKA UDHIIBANAY HADAANU SHACABKA SOOMALILAND ALLE AYAANU IDINKA DACWOONAY ALLE AYAA INOO GARSOORAYA WALAAHI TAAS AYAA XIQIIQO AH
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 Ай бұрын
Khaladka dhinac baa leh ee lama wada laha. Garina labo nin kama wada qosliso ee ha galgalane cidda khaladka leh farta ku fiiq. Mise heego xamaaranaysa oo rafanaysa ayaad tahay kkkkkk
@AidrosOmar
@AidrosOmar Ай бұрын
Qaadkii ina jaabuutawu ayaan lagu Kari waayey u nabad galiya maantana xasaanada ina abiib iyo isaaq ha la isku eego
@CaaqilGaraad
@CaaqilGaraad Ай бұрын
Inamada mesha tag tagani waa Marti edeb daran lkn wakhtigii la is edbinayay wala joga hargaisa Raga leh unban ka dhex doobin kara
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
Hargeisa yaa leh 😂 sheegato fooqal sheegato
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Oromo Hargeisa ma leh.....Kkkk. Haday is xiniinyo taabad gaadhana reeruhu way is yaqaanaan .....
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
@@MohamedAhmed-bd4ug hhhhh wa runta walahi laftinagaa runta u sheeg
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Ай бұрын
Tuugtan halaka diro balayo hakudhacdo kuwan alle handing kaqabto dalka wakilo umatihidin balayada adoonaysan haydinkudhacdo somaliland dhib idinka idinka horaysay somaliland kumay dhicin wallahay idinka aya yatan waxkula balayo haydinkudhaco
@makojama9791
@makojama9791 Ай бұрын
Somaliland when reer ssc left Star cry day nights
@abwaanbaandheeye6226
@abwaanbaandheeye6226 Ай бұрын
Wa duuni Xaqiqi laga in dhasabay War wake sharciga muuse qaban wayay ee maxamad abib oo kaliya qabanaya kasi sharci maha ee halalalo oo midkale ha lasameyo
@maxamedmaxamuud1287
@maxamedmaxamuud1287 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤waasidaaa
@hhabdi7056
@hhabdi7056 Ай бұрын
Qaranka cidii kahortimaada ee lagucadeeyo waa dambi wayn caalamkoodhan hadiilayidhaa qofbaadambigalay wuxudoona ha ahaadee waa inlaydaa halagusocadeeyo ayuunba waajiba laakiin qaylo iyo bacbac iyo dadkicin caqlikumajirto waxa waxidinkadhigayna waaqaranka qaranka gorgortan malaha Waankaxumahay inxid qaranku waxku aha ayangararanba cajaa ib
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Ай бұрын
WALAAHI. REER. AWDAL. WAY. KA DAGAALAMI
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 Ай бұрын
👍👍RAG NOOL oo DAMIIR LEH baa halkaas ka soo muuqday, RAJO baa jirta haddii DHALIN FEKERAYSAA baarlamaanka somaliland ku jirto, waar BAL keena feker dhaama kuwa WAALAN ee SUMAYSAN ee Cadaw Soomaali u arka XABASHINA daba dhilifka u ah, idinkana isku kiin diraysa😂😂
@amalos3435
@amalos3435 Ай бұрын
Rer somaliland noow waxad sameysan ugu taga barlabanka oo kadareriya waayo waa cadaw
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 Ай бұрын
waar ragbaa ilaahay idinka dhigee ina biixi ka qaada intaad aroorta fadhiisataan ka xayuubiya xilka oo dabadeed maxakamad halasoo taago
@salahsalad
@salahsalad Ай бұрын
Xukuumada somaliland waa fashilmatay
@SulubHasan
@SulubHasan Ай бұрын
Nin Hugaag xun waxa lamooda In Uu wax qarsanaayo Imika waxaad moodaaaa In baarlamaanku baqanayan Se la arki dooonee Waxii nool
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Ай бұрын
Malinkaste waa ina laga hadla sool iyo maxbiste lashirgolaya iyo hubke 33 ladhisayay
@JamalXuseen
@JamalXuseen Ай бұрын
Waa kuwaa xildhiibanadii xalsha ahaa waa inaad ka dhiidhidaan waxa ku qalaada xildhiibanada
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Ай бұрын
Mustafe kheereeye nin rageed ayd tahay wlhi runta oo la isku sheegaa fanto maaha kuwa haya maamulka iyo mas'uuliyiinta ayn la hadlayna idinkaa u baahan in lala xisaabtamo ama maamuus ka xayuubin la idinku sameeyo bahalayahow
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 Ай бұрын
Illahay muuse haynaga qabto waa jaahil macangag ah anigu dadkii doortay baan ahaa illahaw iga saamax
@MrAbushiiri
@MrAbushiiri Ай бұрын
Khasaare ayaanu dooranay doorkan. Waxaasna waxa keenay qabiilka waar iska daaya qabiil oo dad idiin shaqeeya doorta.
@Anwar-sb1hw
@Anwar-sb1hw Ай бұрын
Kuwii waarankan soo diyaariyey,iyaga haloo jaro waaran lagu soo xidhayo.
@hashiali9789
@hashiali9789 Ай бұрын
Waa wada soo galyti ragii mgaalada lahaa waa idiin jeeedaan ,waa bilaaa camal idinkuna 4000& ayaan ku dulcuntaan,waa laydinku soo Gali meesha
@yusufjama
@yusufjama Ай бұрын
Raganimo, wlhi somaliland maleh cadaw muuse Hool Hool iyo kooxdiisa ka weyn
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
WAA KUWAA XILDHIBAANADII XALAASHA AHAA . Intii oromada ahayd ayaa maqan ee laangaabka cuqdadaysan ahayd 😂😂😂
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Isaaq waa wareeren runti maxaan ka sameena walaalahen iidoor somaliyeey.
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Ай бұрын
Wlhi maxamed abiib waa nin qaliya usaga kuwacan mw
@AxmedMaxamed-p8e
@AxmedMaxamed-p8e Ай бұрын
xil dhibaanada golaha wakiilada ee sanadkan la doortay waa food khasaare waar cidina idinma rabtee hadalkiinu yaanu idinka qasaaroobin tuug shuraakaysay oo daldumis ah baad tihiin in dhagax laydinku shiido ayaa ubaahan tihiin nin waliba waxa uu ku hadlo ayaa loo qiimayn doono
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Muuse biixi way u dhamaatay.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Heego dastuurka dalka doonistooda u ah qof donaan waa xarig wadada saxaro u fadhiyaan waa jaahil
@user-et9wi7gt5g
@user-et9wi7gt5g Ай бұрын
Muse waxan dad uma heysto cabadka iska daaye
@Maxamedkhadar.
@Maxamedkhadar. Ай бұрын
Asc muuse wuu hagaagsanyahay ee cabaadka yarasta wali halkuu doonaayo muu gaadhe ilayn waynu dooranaye
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Ай бұрын
Ciidanke garnka awya maxbiste awya hubke ciidanka awya sool awya
@MahamuudCabdi-nk7yk
@MahamuudCabdi-nk7yk Ай бұрын
huwan foqal huwan haduu dumo ayaa kaa futoxun adaa fadhiga lacag kuqata
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Ай бұрын
Muuse xilka kaqaada isgaamudan
@user-th5ii2sv9o
@user-th5ii2sv9o Ай бұрын
Gacan libaax ku noqda
@cadxiincumar-xy4vd
@cadxiincumar-xy4vd Ай бұрын
Waxaad adigu doonayso howkicin shacab adigu kudoon sharciga idiin yaal
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 Ай бұрын
Waar mee muxaafidkii mucaard baa dhagahii daaliyee
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg Ай бұрын
WAAR. BEEEEEEEEEEENTA DADKA. KADAAYA. INYAR. BA. IDIN. HADHAY BARLAMAANKA. WAA. IN. LAXIDH. WAAYU. QAYR. MASUUL. BANAY. AHAYN. WAAR. CADWO. AYAD. KUTIHIIN.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Adigaha ahaa munafaaq tuuga Ina biixi jecel
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Dood iyo wada hadal meesha maalo ee isaga kana tashada
@axmedayro9926
@axmedayro9926 Ай бұрын
Malaha dalka xildhibanada inaabiib ayaad sheegsysan dalka idinka llaidinka qabansya
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 Ай бұрын
Reeki layli dhansada hamuhuka laya
@annasabdi-co3jz
@annasabdi-co3jz Ай бұрын
Xildhibaan danbbe oo sii qaylindoo naa
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
GOOD . Hala difaaco ina abiib . Ery eey dhashay ayaa eryanaysee
@cabdisalanmursal4664
@cabdisalanmursal4664 Ай бұрын
Waar madaxwaynaha ayaa idinka dhaw dadku way atkayaan waayo xasaanada maaha gabood danbiga laga galo
@skrtube237
@skrtube237 Ай бұрын
Intani waa intii huwanta ahayd oo sooc ah oo aan cumaamadan ama aan malkhamadane maxaa laga eeganayaa waa sooce waa maxay daaladan mara weesha noqotay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
Maah waa intii xalaasha ahayd waxaa ka maqan in yar oo laangaab ah oo oromo ah 😂😂
@skrtube237
@skrtube237 Ай бұрын
@@IsmailJama-xo4gv waar wllhi waa wada laangaab midkastaa intan anaa wada garanaya badina reerahoodu sanadkan ayaaba ugu horeeya zildhibaan. Mudooyinkanba wax kastaa way isbadaleen ee ereygii laandheere maan ogayn inuu isaguna isbadalay 😆
Xaalad Bandow ah oo lagu soo Rogay Ceerigaabo
7:51
SAAB TV
Рет қаралды 4,9 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 2,2 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 48 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 85 МЛН
Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartey Xaaladda Ceerigaabo
12:25
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 121 М.
DEGDEG: Somaliland oo Amar Kasoo Saartay Magaalada Ceerigaabo
7:48
Dhulbahante iyo Samaron Dhulkoda Wa.ineey
14:27
Garxajis G36 Media
Рет қаралды 116
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 2,2 МЛН