Masiirka Nolosha Dhulka | Haday Qorraxda Qarsoonto ama Lawaayo | farrrin muhiim Dhamaadka |

  Рет қаралды 93,581

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 592
@abdifataahnuur6377
@abdifataahnuur6377 4 жыл бұрын
Walalkeyga qali hooyo allaah ha una xariisto janatul firdowsa ha geeyo amiin amiin amiin amiin
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 4 жыл бұрын
Ogaansho Maanta Ogaalka dunida Annaga production Idaacada BUULOXUUBAY Dadweynaha Xuseen kurdi Sahanka xogaha Webari media Intaas iyo qaar kale Hadaad ku xidhantay 👇
@sowdoabdishsalaad2330
@sowdoabdishsalaad2330 4 жыл бұрын
Wow iskumid ayaan nahy
@osmankader6553
@osmankader6553 4 жыл бұрын
Maanbuuxshe Maan maal Ayaad ka ilowday zhp
@dekaabdirahman4630
@dekaabdirahman4630 4 жыл бұрын
Aniga production ma dhageesto Lakin horufadhi media kukala duwanhy
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 4 жыл бұрын
@@dekaabdirahman4630 wow horufadhi media🖤🖤
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 4 жыл бұрын
Waan dawada Dhamaan ogaal_cusub Na waKa tagte
@deeqismail253
@deeqismail253 4 жыл бұрын
Omar Ishar Alle haw nariistO HooYo iyada iYo dhaman u mada musliminta 🤲 AdiGa alle haka abal mariYo sida wangsan Ee aad noGuso gudbiso barmamujYo na anfaca akhira iyO adunba☝️💖
@abdullahiabukarfiqi3299
@abdullahiabukarfiqi3299 4 жыл бұрын
Alla ya rahma 🤲🤲
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhu
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 4 жыл бұрын
rabi haunaxariisto hooyo qabirigeedana hauga dhigo beerbeeraha jannada kamid ah اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناتك يارب العالمين
@noorabdi3328
@noorabdi3328 4 жыл бұрын
Omarow Allaha u naxariisto hooyadaa amiiiin wlhi wan jiriracodey markad tiri Hoyadey ayaa dhimatey Alle waxan ugu baryayaa Janatul Firdowsa in uu hooy uga dhigo Amiiiin Yaa Rabi.
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhe
@khalidbrownofficial8517
@khalidbrownofficial8517 4 жыл бұрын
Fans ogansho hada tahy wax kabdan 1 year like 😘😘🖐
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhe
@byroncristian9800
@byroncristian9800 3 жыл бұрын
instablaster
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 4 жыл бұрын
(Alx) illhy hooyo ha,unaxariisTo wall cumar
@happymahad8944
@happymahad8944 4 жыл бұрын
Malintey idhashay hooyadey aye dhimatay abahaygana 4 sano jiro alle haunaxaristo 🤲❤️❤️♥️
@fishaalguray2453
@fishaalguray2453 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto wlaal
@ruweydacumar8856
@ruweydacumar8856 4 жыл бұрын
Alla yaaraxma 😢😢
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhe
@malvajr7909
@malvajr7909 3 жыл бұрын
Allah ha unxrizToH😢
@shuebibrahim9168
@shuebibrahim9168 2 жыл бұрын
Allah h unaxariisto
@zakigang7996
@zakigang7996 4 жыл бұрын
Ogaansho Dadwaynaha Maanta Sahanka Ogaalka Annaga production Hadad intan xiseyso like sar halkan
@osmankader6553
@osmankader6553 4 жыл бұрын
Maanbuuxshe Iyo maan maal Ayad ka ilowday zhp ee raaci
@caadilkaraama4141
@caadilkaraama4141 4 жыл бұрын
Tanaad aaway
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhe
@yuusufgureey6163
@yuusufgureey6163 4 жыл бұрын
يا عمر حيات الأم هي نعمة كبيرة واسأ الله تبارك وتعالي ان يجعل قبر امك روضة من رياض الجنة
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 4 жыл бұрын
Danbigaagayo danbiga wllidiintaa Allah hadhaafo wll👐❤
@alii8721
@alii8721 4 жыл бұрын
Allah hooyadaa ha unaxariisto Alle ha udanbi dhaafo
@ahmetseat4706
@ahmetseat4706 4 жыл бұрын
Illhy haa uu naxiirsto maamo😪😪😪😪❤❤
@CaliKlay
@CaliKlay 4 жыл бұрын
Cilmiga Allah hakuu barakeeyo ustaad Omar inshaar Allah walidiinteena janatul fardows ha ugu bishareeyo Aamiin Aamiin
@omerali6503
@omerali6503 4 жыл бұрын
Mnsha allh wllky alle hugu xafiDo cilmiga hayso amiinamiin
@noloshacooking3122
@noloshacooking3122 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto hooyo mcn😢 kitaabkeeda gcnta midig alle hakasiiyo rabi haidin kadhigo kuwii janada kukulma malinta khiyaamo🙏
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 4 жыл бұрын
Guur xalal ah iyo caruur baari ah Allah ku siiyo hadad subscribe isaartid Walalkey ama walasheyow cadaawad naga ma dhaxeyse subscribe isaar
@shimbirtayar48
@shimbirtayar48 4 жыл бұрын
Calashan subscribe ku siyo marabi🤪🤪😜
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhe
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
Waan kaaga tacsiyadaynayaa walal geerida kugu dhacday sabir iyo iimaan eebe hakaa siiyo walal aamiin
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Hooyaday iyo Hooyoyinka dhintay eebbe jannadiisa hageeyo ilaahow aamin
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 4 жыл бұрын
Cumar wllo dhaman hoyoyinka geeriyoday ale haw naxaristo janoyinkiisana haku casuumo Amin Amin Amin 🙏🙏🙏
@hafa5ahmed
@hafa5ahmed 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal Omar Allah u naxristo HOOYO 🙏♥️
@zerzayid9836
@zerzayid9836 4 жыл бұрын
KZbin 1OGAANSHO 2DADWEYNAHA 3SAHANKA XOGAHA 4MAANTA 5IDAACDA BULOXUBEY 6OGAALKA DUNIDA 7 HOROFADHI 8 SHIIKH MUSTAFE
@khadarsomalie1682
@khadarsomalie1682 4 жыл бұрын
Tanaad❤ Ahmed kurdi❤
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 4 жыл бұрын
Sxb maracade Show ku darso
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 4 жыл бұрын
Ilahay wuxu inoogu deeqay nimcooyin badan oo aynaan Aqoon. Ilahayoow wanu ku mahadnaqyna inta aan awoodaynu رنبنا ظلمنا انفسنا والم تغفر لنا وترحمنا لنكونن من الخاسرين
@ummeymahalgan2870
@ummeymahalgan2870 4 жыл бұрын
Allaah unaxa riisto dhamaan waalidiinteen Wallaahi inyar kufakiray hadan waayo hada hooyadey kaalinta weyn ee igamaqanaan doonto alloow inooda hooyo macaan intey kadhimaty unaxariiso
@abdiaziizmoalim6043
@abdiaziizmoalim6043 4 жыл бұрын
M.a allha ku xafido in badan ilxun na ku ma aragto in sha allha Omar Inshaar
@mukhtarhosh6519
@mukhtarhosh6519 4 жыл бұрын
ILAAHAY hooyo ha u naxariisto wll omer dhamaan waalidiinteenii ILAAHAY ha u naxariisto inagana ILAAHAY ha inooga daba naxariisto amin amin amin
@sayidka.6122
@sayidka.6122 4 жыл бұрын
Cumar, Alle ha unaxaristo hooyo iyo dhamaan hooyoyinka mu,minaadka ah. Aamin.
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 жыл бұрын
الحمد لله رب العالمين Omer inzhaar 🙏💯👍❣ Allah ha u naxariisto hooyooyinka iyo intii dhimatay iyo inta noolba🤲
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Aamiin yarabi 🤲
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omar الحمد لله دائما وأبدا
@aliomar4175
@aliomar4175 6 ай бұрын
Walaahi si qurux badan aad wax noo fahansiisay jazaa kallahu kheer
@NourLegend77
@NourLegend77 4 жыл бұрын
Cumar allah ha unaxariisto hooyo🤲😢
@Nadiir_blana05
@Nadiir_blana05 4 жыл бұрын
Aamiin
@SenseQuran
@SenseQuran 4 жыл бұрын
Amiin
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 4 жыл бұрын
Yaa Rabbi mahad oo dhan aday kuu sugnaatay naga dhig kuwo kuu mahadnaqa markasta Yaa Allaah
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
Eebe ha'unaxariisto hooyo walal aamiin
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 4 жыл бұрын
Aboowe hooyo ilahey janatul firdowsal aclaaa haku cazuumo. Allaahuma Aaamiiin
@look.under.your.bed.and.run.
@look.under.your.bed.and.run. 4 жыл бұрын
Hooyo illahey ha unaxaristo 😭
@suleekhaahmed4829
@suleekhaahmed4829 4 жыл бұрын
Wll cumar mawduucyada noocan oo kale ah ee ka hadlaya cilmi falaga noo badi meerayaashina noo dhamaystir alle haku xifdiyo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 жыл бұрын
Ilaahay swt sida uu inoo sheegay diinta islaamka meella kagama qora in cadceeda la waayayo waxaas gaalaa iska xidigsatay
@alidekyasin7624
@alidekyasin7624 4 жыл бұрын
اللهمّ إنّ رحمتك وسعت كلّ شيء، فارحمها رحمةً تطمئنّ بها نفسها، وتقرّ بها عينها. Allah u naxaristo Hooyo Walal Cumar
@zahraweyseysane3952
@zahraweyseysane3952 4 жыл бұрын
cajiib RABI waa waxwalba awoode ALLAHU AKBAR
@xamdiali408
@xamdiali408 4 жыл бұрын
Wall cumar ilaahey ha unaxariisto janaatul fardows ilaahey hageyo hoyo mcnto
@hamdaomar2661
@hamdaomar2661 4 жыл бұрын
Alloow u naxariiso waalidkeen dhamaan inta ay dhinteen Aamiin Aamiin insha Allaah
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Ustaad Omer Alle Haku barakeeyo Sida Fiican ee dadaalka leh ee aad noogu soo gudbiso Barnaamijyada faa'iidada leh ee na anfacaya , Hooyana Alle Swt ha unaxariisto..🤲❤
@aminahmed8281
@aminahmed8281 4 жыл бұрын
Masha'allah Ustaad Omar Inshar Allaha kuu ziyadiyo Xikmadda iyo Aqoonta Allahana ku barakeyo Muuqaal muhiim ah wax badanna ka' faa'iiday Jazaakallah bro
@amiirarashiid5720
@amiirarashiid5720 4 жыл бұрын
Allaha hno u naxariisto hooyo iyo inta umada nabi muhamedba scw aminn
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 4 жыл бұрын
Scw Scw Scw inta xanunsan Calimul islam allaha cafimad siyo inta cafimadka qabta allaha u siyadiyo Aamiin Aamiin
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 4 жыл бұрын
الحمد للة اللة خلق السموات والارض وجعل الظلمات والنور ،الحمد لله على كل نعمة,👍
@apdisalaanmohamed8100
@apdisalaanmohamed8100 4 жыл бұрын
القرآن الكريم سورة يونس(٥) هوالذي جعل الشمس ضياء والقمر نورا
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
M.a Ustaad Cumar mhdsanid
@hana-of3sb
@hana-of3sb 4 жыл бұрын
omar inshaar wall hooyo illaahay naxariis waasic ah ha siiiyo adiga iyo annagana sabar iyo iimaan buuxa oo jamiil ah ha inaga siiyo .
@hon-xalane8334
@hon-xalane8334 4 жыл бұрын
Eebe ha u naxariisto Hooyo Omarow dhamanteena alle ha u wada naxaristo hooyoyinkeen inta nool iyo inta dhimateyba
@aminoali5930
@aminoali5930 4 жыл бұрын
Ilhy ha unaxariisto Hooya Wallal Omar🤲🤲
@Santoni7289
@Santoni7289 4 жыл бұрын
Illaahy ha u naxaristo hooyodada janada illaahy ha geeyo
@abdikadirnuur4353
@abdikadirnuur4353 4 жыл бұрын
ogaansho hooyo allh u naxristo iyo dhamn waldkena o dhan hooyadu wa nimco..alx
@mrsomali8690
@mrsomali8690 4 жыл бұрын
Maasha Allah .cilmi kasto oon barto waxaan u jeclahay qofka marwalba I xasuusiyo awooda Allah , nimcadaan heysano . Xisaabta ka dambeyso . Ilaahoow naxariistaada na sii . Ilaahow noo denbi dhaaf. Aamiin
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 жыл бұрын
😪😪 hooyo illhy ha inoodhowree Waa janadii ifka iyo tan aakhiraba Waa deeq illh aan wax lala barbardhigo jirin ILLHOW HOYADEY IIDAA !!!
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 4 жыл бұрын
Masha Allah mawduuc wngsan ustd Omar allaha kugarab galo
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 4 жыл бұрын
illahay aqoonta ha Ku barakeYo macalin💖👑
@ibnufaysal6528
@ibnufaysal6528 4 жыл бұрын
Ustaad cumar inshar Allah Ha unariisto hooyo janadii fardawsana Allah haka waraabiyo wlhi waa arin Naxdin leh lkiin waa qadar Alleg
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 4 жыл бұрын
Wlhy nimcada alle ina siiyey qaflad ayeynu kaga suganahay Alxamdu lilaah
@mubarakbarkhad6439
@mubarakbarkhad6439 4 жыл бұрын
Mawduucyadda juqraafiyadeed soo badi ustaad
@Barqomaal-Tube
@Barqomaal-Tube 4 жыл бұрын
Allah ha u raxmado wllo hooyo iyo inta Muslim ah ee dhimatayba
@hassanabdinasir8076
@hassanabdinasir8076 4 жыл бұрын
Omar inshar Allah ha'unaxaristo Hooyo wll janadiisana Allah haku casumo,adna Allah sabir allah hakasiyo wll. Aadbad ugu mahad-santhy wll barnaamijyada qimaha badan eed nooso gudbisana.
@yaredone7755
@yaredone7755 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Samir iyo imaan haka siiyo wllo cumar 🤲🤲🤲🤲
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
Walaal hooyadaa ilaahay qabriga waasac ha uga dhigo kitaabkeedana midigta haka siiyo amiin
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 3 жыл бұрын
Alxamdulillah 🤲🤲. Sxb waxbadan baan kaa bartay Alle hakaa jiseeyo jiso wanaagsane. 🤲 . Walaal inaga hadal dhulka ma wareegaa cilmi islaami ahaan marabo tan ay dameeruhu sheegaane. 😭😭😭😭😭. Walal hooyo waan kanaxay wana murugoodee Alle janada hadejiyo waxey inooga tagtay wehel iyo il tacliin.
@cjmaslah8683
@cjmaslah8683 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto samir iyo iman ilahay hakaasiiyo
@farihaaadeey7692
@farihaaadeey7692 4 жыл бұрын
Cumar iinshar hooyadaa waa heeyadeen oo kale jadii fardooso Allah kawaraawiyo Amiin aamiin
@millionroses9084
@millionroses9084 4 жыл бұрын
Alx lilah nimcoyinka uu ale na siyay 💕💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@sirabdiwasachussienilkacas5271
@sirabdiwasachussienilkacas5271 4 жыл бұрын
Cumar inshar wllo Alle ha u naxariisto hooyo janatul fardows wllo alle haku arsaaqo waa runtaa waalidku waa nimco ilahay ina siiyay
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Alle hooyo macaa ha uu naxariisto 10 sano ayaa kasoo wareegtey alle ha uu naxariisto dhamaan hooyoyinkeen❤❤
@raiisamohamed9963
@raiisamohamed9963 4 жыл бұрын
الله أكبر (وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا)🤲
@mohamedabdirahman7624
@mohamedabdirahman7624 4 жыл бұрын
Ilahay haini xifdiyo dhamaan muslimiinta Mel kastay jogaan
@abdixakiinhasan1805
@abdixakiinhasan1805 4 жыл бұрын
Ilahay haa unaxaristo maamo. .dhmn walidiinta xaqa naguleh.kuwo nool &kuwo dhinteyba
@fartunmaxmed1137
@fartunmaxmed1137 4 жыл бұрын
Barnamijyadan camal noso badi juqurafiga akhii cumar wan jeclahey allah ku xifdiyo
@abubakarmaxamuud8134
@abubakarmaxamuud8134 4 жыл бұрын
Wali maan dhagaysan ee kolay wax fiican Ayuunbuu wadaa cumar inshar
@sahraabshir3252
@sahraabshir3252 4 жыл бұрын
cumarow waxad soo badisaa muuqaalada science ka iyo arimaha kownka
@hanaansho8164
@hanaansho8164 3 жыл бұрын
Wll subscribe idhe
@cabdala-xabiib8445
@cabdala-xabiib8445 4 жыл бұрын
Mashaal sheekh cumar alle haku xafidee wax badan baan kaa faa idnaa
@xayatsuldan7974
@xayatsuldan7974 4 жыл бұрын
ilahe ha unaxariisto hoyo janada alaha haka warabiyo iyo inta musliminta ee dhimatay ankane ilahe hanoo naxariisto😭😭😫
@mahamudtimacade8894
@mahamudtimacade8894 4 жыл бұрын
Mashaa allh illaahay ayaa mahad,leh alxamdu,llaah
@xasanyare6330
@xasanyare6330 4 жыл бұрын
Manshalaah waat mahadsantahay ustad cumar inshaar
@jiiilpajiiil8550
@jiiilpajiiil8550 4 жыл бұрын
Mnsha Allah cümar ishaar waxaad tahay qof cod kar ah allah haku xifdiyo adı iyo dhaaaman wll somaliyeed asc 💯
@elmasterocabdalleyuusuf9761
@elmasterocabdalleyuusuf9761 4 жыл бұрын
Alle ha unxaristo hooyo mcn janadii fardowsana hka warabiyo💟💟
@ALi-wn1qg
@ALi-wn1qg 4 жыл бұрын
Muqaalkan macne wayn ayuu iisameyay mahadsanid. Kuwa lamidka ahna soo siyaadi fadlan.
@AhmedSCC.
@AhmedSCC. 4 жыл бұрын
Omar, walal Hooyo Allaah ha Naxariisto, Adiga haku xifdiyo
@salmasaid4669
@salmasaid4669 4 жыл бұрын
Ilahey Hooyo Yada ha u naxaristo anina Ilahey ha idaayo Alxm cala kuli xal 💔
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 4 жыл бұрын
Jazaka Allahu khayran walal Omar Inshar
@deeqayousf7313
@deeqayousf7313 4 жыл бұрын
Wllo alle haku xiftiyo aduunka iyo akhiraba guul iyan ku rajeynaya isha allah hoyo allah haw naxaristo janadi fardowsa haka warabiyo amiiiiiin
@mohamedsalaadomar528
@mohamedsalaadomar528 4 жыл бұрын
Hadii Qoraxda la waayo Sameeska cuntada ayaa la waana 👉🏼Cunta la'aan
@daimondomar703
@daimondomar703 4 жыл бұрын
Alle haw naxaristo wll hoyo jani fardowsana hawgu deqo angana alle hno dayo afar cisho
@FAAli-jm4kh
@FAAli-jm4kh 4 жыл бұрын
Inaa janaalkaaga daawado wax walbo ood soo geliso cilmi ayoo ii kurdhihaa mahadsanid omar inshar jazakallah walaalkey
@anfacayaan974
@anfacayaan974 4 жыл бұрын
mashallaah walaal cumar shaqo fiicanaa noo heesaa allaah haku xafido
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 4 жыл бұрын
Illahay janadii fardowso hakawaraabiyo hooyinka la oofsaday 😭🥀♥️ illahay ha udaayo wixii hooyadood nooshahay♥️🥀👸. Igusooduceeya hooyaday igaxanuunsane
@ahmedqasim460
@ahmedqasim460 4 жыл бұрын
allha cfyo hoyo
@odayordaaye4714
@odayordaaye4714 4 жыл бұрын
Bro hooyo allaah u naxariisto samir iyo imaan allaah naga wada siiyo anigba hooyo 4 bil ee xawalantahay hooyo la,aan waa iftiin la,aan 🤲
@amiingamer907
@amiingamer907 4 жыл бұрын
🥰🥰Allahu Akbar quruxda maqluqadka Alle Alhamdullilah
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 4 жыл бұрын
Alhamdulilah Janiyo raxma allaha siiyo jooyadaa mcn
@rayshassan5078
@rayshassan5078 3 жыл бұрын
Ilahy ha u naxriisto wĺl hoyo mcn ilahay janada haka waraabiyo
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
Omer inshar alle hooyo ha u naxariisto iyo dhamaan hoyoyinka muslimkaa alle wlaal janatul fardawsa ha idinku kulmiyo
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Hooyooyinkeen alle ha unaxaristo inta dhimatay inta ay unoolyihiina alle ha ini daayo ani hooyadey weey dhimatay alle ha unaxariisto janadiina haka warabiyo 😢 aamiin yarabi🤲
@firyaadxuseen1004
@firyaadxuseen1004 4 жыл бұрын
Ax wall wad iga ohisay ilahy ha unaxristo hoyo mcn
@abdirahmanfarah8322
@abdirahmanfarah8322 4 жыл бұрын
muhiimada Mahan kliya maahan inaad I like raadiso ee waa kliya muwduucalagahdlaa waxkabaro mhdsanidiin
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 22 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 56 МЛН
Meesha Dhulka Ugu Cidlaysan | Mowduuc Juquraafi ah |
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 140 М.
QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)
18:21
Meeraha Raage | Saturn Planet | macluumaad muhiim ah
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 98 М.
Kudagida Meeraha Mariikha | Raadinta Raadka Nolol
10:11
OGAANSHO
Рет қаралды 152 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
GURİGA UGU QAALİSAN EE ADUUNKA CİRKA AYUU KU YAALAA. Qaybta 5aad
16:07
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 102 М.
Hawada sare | Xaqaaiq kala duwan | #SPACE #OGAANSHO
6:56
OGAANSHO
Рет қаралды 78 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 22 МЛН