Meeraha Raage | Saturn Planet | macluumaad muhiim ah

  Рет қаралды 101,290

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#Saaxiibada_Ogaansho

Пікірлер: 184
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 жыл бұрын
ax wan jiriricooday wlahi markan tiri run badanaa rasuulki alle marku ku tilmaamay garab kaneeco allow nala kulmi rasuulkaagi udgoogo inshaar abowe cimrigaga mid boqorku barakeeyo noqay waxbadn baan afkaaga ka bartey abaal baan kaaga hayaa wll
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 6 жыл бұрын
Saamiyo Saeed Scw Xqiwatan wa deren An daremay insha Allah wn lkulmi nabigenu udgoona Scw 💓😍❤👋
@hamsejama2375
@hamsejama2375 6 жыл бұрын
Inanta qlbuga fcn iso gudbiya
@zechariyeali8725
@zechariyeali8725 6 жыл бұрын
scw samiya saed masha allah wlhi gabar qalbi fiican thy allah ha ku xafido
@axmedkuunaciise9997
@axmedkuunaciise9997 6 жыл бұрын
Samiya saed
@aniishussein6606
@aniishussein6606 6 жыл бұрын
Subxanalah
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll wax badan ayaan kaa fa iiday kheer badad allaha ku siiyo
@MMHaji1
@MMHaji1 6 жыл бұрын
Allahu akbar. awooda ilahay weynaa. Mahadsanid walaal wax badan ayaad inoo faaideysay. Juhdiga iyo baarista cilmiyadaan aad galisay aad ayaan kaga mahad naqayaa🙏
@cabdiqadirxayle1713
@cabdiqadirxayle1713 6 жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal, waxan kaa codsanayaa walaal in aad soo badiso macluumaadka ku saabsan xidigaha iyo qoraxda ,dayaxa iyo dhulka ,cilmigaas ayan aad u jeclahay.
@abdulkadirhassan7186
@abdulkadirhassan7186 6 жыл бұрын
Mahadsanid Ogaansho!! Ciid wngsan!!! Dhamaan!!
@acenutrition6218
@acenutrition6218 6 жыл бұрын
ماشاء الله معلومات مفيدة وقناة جميلة ..بوركت صاحب
@cristianoronnie623
@cristianoronnie623 3 жыл бұрын
Instablaster
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 6 жыл бұрын
Mahadsanid Wll Omar Inshar Madaama aad Codsigeyga ii tixgalisay Mowduucana wax badan ayaan ka faa iday Horay Usoco (Never Give Up) -Guul
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Ogaansho KobciyaHa Maskaxdaa......❤👏↙ Eid Wanagsaan Dhamaan soomaali Mahamed ❤.
@mascudempire9925
@mascudempire9925 6 жыл бұрын
Mahadsanid macli omar Waxaan rajeynaa inaad shameystirto Illahay hakula garb galo
@abdirahmansheikhahmed3004
@abdirahmansheikhahmed3004 6 жыл бұрын
Mashallah Cumar inta dhiman lasoo dhaqso waana mahadsan tahay juhdiga iyo dadaalka aad ssmaynayso si Dadka walaaladaa ah ugusoo gudbiso wixii maclumaad cilmi ah
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 Жыл бұрын
M.a sxp qli wax badan aya laga fa iday❤
@Qasaaye8713
@Qasaaye8713 6 ай бұрын
2024 wali mowducyada morayasha wan ku cesh-ceshtaa
@amiirhared6093
@amiirhared6093 6 жыл бұрын
Alle haku sharfo wlle cilmi baad na bartay
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 6 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay sxb wlh waxaad i jecleysiise inaan wax ka barto dayaxa iyo meerayaasha
@mulkisheikhomar8021
@mulkisheikhomar8021 6 жыл бұрын
Cabdifitaax Seef inta neh ma joogta neh lol facebook kugu ogaa ab
@arday2695
@arday2695 6 жыл бұрын
Maansha allah wll waad mahadsantahy wll cumar cimrigaaga alle ha dheereyo hamiyaagana alle ha kubgaarsiiyo
@Ipostvideos22
@Ipostvideos22 6 жыл бұрын
wcs walal omar ciid mubarak
@hothoyouzuf4811
@hothoyouzuf4811 4 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido wll wlhi aadban ugu xidhanahay channel ka🥰❤️
@mariayusha2226
@mariayusha2226 6 жыл бұрын
Walal aad ayaad u mahad san thy
@salmanrashiid6201
@salmanrashiid6201 6 жыл бұрын
Manzha allh Wcs Wallo qali
@shankroonomar3018
@shankroonomar3018 5 жыл бұрын
Masha Allah jizakalaha kheeran aqii
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
@welovesomaliawanjeclahaywa7883 6 жыл бұрын
Masha allah mahad sanidin reer ogaansho gaar ahan cumar inshar
@nasrimuhumed3912
@nasrimuhumed3912 6 жыл бұрын
Scw mansha alllah wlllo wxs ayaa la isku laynayaa wxa u dhahay rasulku. Adunku ilahay kala yar garab kaneeeco scw
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 6 жыл бұрын
in badan ogaansho ka maqana dib u soo laabsho wacan
@updizamedpogba5771
@updizamedpogba5771 6 жыл бұрын
MahadsniD ProTha♡
@mohadeck9135
@mohadeck9135 6 жыл бұрын
Wcs wll masha allah waad mahadsantahay ilaahay ajar hakaa siiyo annaka intaad noosoogudbisay kuwi ka faa'ida allah naga dhigo mowduucyadaan inoosoodiyaari iyo inkabadan ajar allah kaa siiyo wll 😊😊💚
@cabdikariinhonest9534
@cabdikariinhonest9534 6 жыл бұрын
Masha allah inshar hore usaco waxd tahay qof ku dayasho mudan hormar wacan wall
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 6 жыл бұрын
Ustaad nooga soo hadal shirkdaha nolosha hoose inta ay wax ka bilaabeen ku gaadhay tabaqadda ugu sarraysa aduunka waayo waa noo dhiiri galin
@abdiisse7374
@abdiisse7374 6 жыл бұрын
Mahadsanid sxb barnamijkaan wax badan ayaan sugaye
@Mohamedali-ne1tt
@Mohamedali-ne1tt 6 жыл бұрын
Mahadsanid. King
@mowlidmohamed7097
@mowlidmohamed7097 6 жыл бұрын
Ciid wanaagsan wlladay. Allah tan teeda ha inagu gaadhsiyi barwaaqo iyo bashsha.
@abdulkadiralisaqawe8880
@abdulkadiralisaqawe8880 2 жыл бұрын
Fadlan sxb omar barnaamijyadaan waan u xiisnay dib noogu bilaaw
@Abdimm7788
@Abdimm7788 6 жыл бұрын
maanshalah waa cashar muhiim ah wll cumar inshar
@ahmedmaxamed8428
@ahmedmaxamed8428 6 жыл бұрын
aad ayaa u mahadsantahay cumar inshaar
@ASRAARMEDIA
@ASRAARMEDIA 6 жыл бұрын
Ramadaan kariim #ogaansho
@ashacadey187
@ashacadey187 6 жыл бұрын
Run badnaayaa rasuulkeeni markuu garab kaniicca ku tilmaamay awooda alle ayaa wax walba kaweyn allaahu Akbar
@kabtanhaaw9800
@kabtanhaaw9800 6 жыл бұрын
#Bari #waa #ciid
@khmarjiboy9477
@khmarjiboy9477 6 жыл бұрын
Tankz 👑 king
@abdiqadiraliyusuf2242
@abdiqadiraliyusuf2242 6 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal OGAANSHO
@wiilhoog9153
@wiilhoog9153 6 жыл бұрын
*Ciid mubaarak Omar inshar* Muqaalka xiga waxaad ka,hadashaa wax yaabaha qofka noloshiisa hoos u,diga ama baabi,iya Waxaan rajeynaa inaa codsigeyga aqbali doonto mahadsanid #Ogaansho
@burhaanyare6886
@burhaanyare6886 6 жыл бұрын
Ciid wanagsan radio ogaansho
@nimcoismail2332
@nimcoismail2332 6 жыл бұрын
Weeewe first comment ayaa noqdey inta iga dambeysa like ta igu qabta
@hassanhaaji3544
@hassanhaaji3544 6 жыл бұрын
Nimco Ismail hhh ok 👌
@abdimohammed5599
@abdimohammed5599 6 жыл бұрын
noo soo badi kaawakibta aad baan u jac lahay sxb guul baa kuu ra jeeynayaa
@salimibnusadie1714
@salimibnusadie1714 6 жыл бұрын
*Eid mubarak dhamaan musliimta*
@ahmedxasan2497
@ahmedxasan2497 6 жыл бұрын
Asc Ana uguhoreeye like igu qabta
@Muwaxid10
@Muwaxid10 6 жыл бұрын
Masha alah omar inshaar Marka hore Eid mubaabark Ustaadu dhaman umada somaliyeed meel walbo aad jogtan waxan idin lee yhy farxad ku ciida omar inshar wan ku salamey my ustaadii
@abdizalamtechnicalsupport8055
@abdizalamtechnicalsupport8055 6 жыл бұрын
Waan ku salaamay cumar iyo asxpta oodhan kuwii iga horeeyay iyo kuwa iga danbeeya subscribe haygala bakhaylinana
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 6 жыл бұрын
#6:47 cajiib
@halimoismaciil7808
@halimoismaciil7808 5 жыл бұрын
WLL ilhay qer ah ku siyo wayo videogan waxu igacabiyaya itaxanka schoolka
@Dalmacaanshe10
@Dalmacaanshe10 6 жыл бұрын
Waan ku salaamay omar ishar
@mahamedfaarax7436
@mahamedfaarax7436 Жыл бұрын
Meerayashii cumaraw maad nooo dhamysid sxp maruuun❤
@galadfilms8265
@galadfilms8265 6 жыл бұрын
Masha allah wallal waad mahadsantahay omar inshar ii noolow inta nolal sxp sare
@odeycarlos3746
@odeycarlos3746 6 жыл бұрын
Masha allah wll mcn omar inshar
@alijimale3280
@alijimale3280 6 жыл бұрын
celmiga hawada sare waa cajiib
@abdiqanixaange1175
@abdiqanixaange1175 6 жыл бұрын
Masha allah omar inshar mahadsanid
@39m.r.14
@39m.r.14 6 жыл бұрын
İlahayow waad amanan tahay .
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 6 жыл бұрын
Soo badi sxb meera yaasha khorads
@view-tc4jp
@view-tc4jp 6 жыл бұрын
Thanks bro Some times slamic history bro
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
Mahadiba wxy ahaatay korkaaga wll omer
@ladanxussein8566
@ladanxussein8566 6 жыл бұрын
Asc masha Alah alaha Ku siyadiyo cilmigaga lkin apo saynis yahan maad iska nqotid sidaas ayaa igula qurux badnaan tay adigoo IGA xumaaan
@BASHIIRAFRICA-h3t
@BASHIIRAFRICA-h3t Жыл бұрын
Soo badi mereyasha
@busuri35
@busuri35 6 жыл бұрын
No views maanta la iigama hormain walleee Ramadaan kariim #Ciid wngsn asxpta kanaalka ogaansho Mahdsnid omar inshar
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 6 жыл бұрын
أن أبا ذر - رضي الله عنه - ، قال : قال لي رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : " أتدري ما الكرسي ؟ " ، فقلت : لا ، قال : " ما السماوات والأرض وما فيهن في الكرسي إلا كحلقة ألقاها ملق في أرض فلاة ، وما الكرسي في العرش إلا كحلقة ألقاها ملق في أرض فلاة ، وما العرش في الماء إلا كحلقة ألقاها ملق في أرض فلاة ، وما الماء في الريح إلا كحلقة ألقاها ملق في أرض فلاة ، وما جميع ذلك في قبضة الله - عز وجل - إلا كالحبة وأصغر من الحبة في كف أحدكم ، وذلك قوله - تعالى - : { والأرض جميعاً قبضته يوم القيمة } " .
@hassanawil4283
@hassanawil4283 6 жыл бұрын
mohamud jibril ahmed Somali nooga dhig bro
@odayguure1381
@odayguure1381 6 жыл бұрын
OMAR-INSHAAR sxb allaha ka abaalsiiyo shaqada aad noo hayso
@abdiinuudabdi
@abdiinuudabdi 6 жыл бұрын
Thnkz mclin
@rihannaruhii1641
@rihannaruhii1641 6 жыл бұрын
Thnx 😂wll ma usocdee dayaxyadiisuna ma dhagxanta qoracdey kutirsan yihiin 😃ani walogey mamaqal merahaan raage saturn lee uqaaney 😑😑😑thnx
@juweiria8241
@juweiria8241 6 жыл бұрын
Mahadsanid wll inbadan ogaansho...
@bossofthebosses277
@bossofthebosses277 6 жыл бұрын
Juweiria Mahdi Mohamed eid wngsan wllo
@juweiria8241
@juweiria8241 6 жыл бұрын
Boss Of The Bosses eid Mubarak wll
@bossofthebosses277
@bossofthebosses277 6 жыл бұрын
Juweiria Mahdi Mohamed facebook ma isticmasha wllo ama meel aan kala soo xiriiro
@abshirjama986
@abshirjama986 6 жыл бұрын
Ogaansho mahadsanid
@afhayenkaafsomaliga2954
@afhayenkaafsomaliga2954 6 жыл бұрын
Shukrn akhii
@amiingamer907
@amiingamer907 4 жыл бұрын
ALLAH mahada iska leh
@lulunor7284
@lulunor7284 6 жыл бұрын
Jazakallh khyr wllo
@Abdulkadir-qm9gy
@Abdulkadir-qm9gy 4 жыл бұрын
Omar sxb maalmahaan arimaha space ka waad ka gaabisay sxb noo soo badi arimaha space ka runti ad ayan u jecelnahay.
@anigaadiga6351
@anigaadiga6351 5 жыл бұрын
Waaa cajiib
@midtiermaster
@midtiermaster 6 жыл бұрын
Sameey mid kusaabsan Pluto dadka waxa ay dhamaan planeet ma ahan pls do it
@zakarieguirreh3554
@zakarieguirreh3554 6 жыл бұрын
mahadsanid walal
@kingmaan8047
@kingmaan8047 6 жыл бұрын
ciid mubaarak saaxib sare
@ashrafosmanfarah2714
@ashrafosmanfarah2714 6 жыл бұрын
bookho chanelka macalinka tvga
@duranabdo90
@duranabdo90 6 жыл бұрын
Wax badan baa ka faa'iiday mahadsanid cumar
@kaahfilms7809
@kaahfilms7809 6 жыл бұрын
Lkn wall cumar inshar sikasii faah faahsan inaad usii diyaariso ayay ahayd sida waxa uu ka samaysan yahay waayo kuwo maraykanaan ka daawaday isagoo faah faahsan lkn maan wada fahmin ciid wanaagsan
@sihamdiamond4646
@sihamdiamond4646 5 жыл бұрын
Kusaliya xabiibkeena scw
@mohasen462
@mohasen462 6 жыл бұрын
Kanaalkan tacliintiisa waa mid wax Ku ool ah
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 6 жыл бұрын
Cws wll Cumar hadii aanan qaldanayn waxaan filayaa in aad maalin soo hadal qaaday inaad mawduuc nooga soo diyaarin doontid sida loo qoro fariimaha nool waxaan rajaynayaa hadaan saxsanahay inaad noo soo dayso wll mahadsanid
@yazeercarfaad4790
@yazeercarfaad4790 6 жыл бұрын
C/xakiin yusuf uuyytiiu
@maxamedcabduqadir6794
@maxamedcabduqadir6794 6 жыл бұрын
Haaa saaas ayuu dhahay weliba ciida ka hor sida loo dir fariin ruux leh
@Cabeyhasan
@Cabeyhasan 6 жыл бұрын
Waa sax in badan ayaan sugayo kula mid ayaan ahay
@feymoha1208
@feymoha1208 6 жыл бұрын
C/xakiin yusuf hhhhhhhh fariin nool kulahaa kan madhawan yahay asi😃
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 6 жыл бұрын
Ķ
@frauhking7856
@frauhking7856 6 жыл бұрын
Mashallah walal guul
@mahamedhassen118
@mahamedhassen118 6 жыл бұрын
Masha Allah Bro thx
@mohasprosudi8217
@mohasprosudi8217 6 жыл бұрын
Sobadi planet yadda kale
@caligoodir6798
@caligoodir6798 6 жыл бұрын
Ogaansho ayaan waligay filay in aan comment kabiyay in my life KZbin waana ladhacay baaxadiisa insha Allah waa guul
@abdirahmanofficial168
@abdirahmanofficial168 6 жыл бұрын
Sxb cumar iftinka nolosha maxa ula jeda ogaansho iftinka nolosha aya ku qoran jawab
@bashirmohamed2867
@bashirmohamed2867 6 жыл бұрын
Thanks
@aomibrahim1502
@aomibrahim1502 6 жыл бұрын
Wad mahadsantahay!
@najmudiin2671
@najmudiin2671 5 жыл бұрын
Wll noo dhamee
@notm4868
@notm4868 6 жыл бұрын
First view
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 6 жыл бұрын
Soo badi
@Boi10-j5z
@Boi10-j5z 6 жыл бұрын
Ciid mubarak
@dhaqangalidiintaada8541
@dhaqangalidiintaada8541 6 жыл бұрын
asc sxb aad aya kugu mahadsanthy dadaalka aad ugu jirta koe u qaadista aqonta umadeena .waxa aan.kaa codsanaa inaa soo dhameestirto mahadsanid
@xkstudio9375
@xkstudio9375 6 жыл бұрын
Sxb coomar wijigadi ayaa inoo muhiim ah Naatus mijigaaadi bro
@maxamedyusuf499
@maxamedyusuf499 6 жыл бұрын
Asc qofka 3aad Qisadii albert enstein walaal
@zuldaanuculamaa4510
@zuldaanuculamaa4510 6 жыл бұрын
Haah hadaan soo garay liketa ha igala baqaylin
@sharmaakeabdihussein3955
@sharmaakeabdihussein3955 6 жыл бұрын
Aadba mahadsantahay walalken
@abdalleabdirazak1158
@abdalleabdirazak1158 6 жыл бұрын
ManzhllaH wllky waxaad noo soo gudbeeysa wadamada jamcadaha schlorshipka bixiiya iyo wadmada dadka sharciga ziiya
@Ahmedziyaa
@Ahmedziyaa 6 жыл бұрын
Dayaxu Sidu uso lamaya ila Dhulka Ama qofk wada dayax gacmed
@faidali7745
@faidali7745 5 жыл бұрын
Hawada nagu haay walaalow waan kahelaa howlahaas
Meeraha waxaraxir | venus | layaab iyo cajaaib | #ogaansho
9:14
And what’s your height? 😁 @karina-kola
00:10
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
String Competition for iPhone! 😱
00:37
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
Kudagida Meeraha Mariikha | Raadinta Raadka Nolol
10:11
OGAANSHO
Рет қаралды 156 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 245 М.
Meesha Dhulka Ugu Cidlaysan | Mowduuc Juquraafi ah |
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 144 М.
Hadaan dhulka qodno xageen kabaxaynaa | ?
5:58
OGAANSHO
Рет қаралды 74 М.
Qisada Qaarad qarsoontay | Atlantis | xadaarad la waayay |
8:48
QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)
18:21
Toddobada Dhul Halkee Ayay Ku Yaallaan...?
7:12
Sahanka
Рет қаралды 252 М.