Maslax Mideeye {Waan Guulaysan} Official New Video (2022)

  Рет қаралды 997,254

Maslax Mideeye

Maslax Mideeye

2 жыл бұрын

Erayada ( Song Writter ) - Maslax Mideeye
Laxanka ( Melody ) - Maslax Mideeye
Codka ( Singer ) - Maslax Mideeye
Diyaarin ( Directed by ) - Streegar
Duubista Muqaalka ( Vedio Produced )- Streegar
We Had 211,789 Subscribers Before This Clip Released

Пікірлер: 1 400
@donib7225
@donib7225 2 жыл бұрын
Waan guuleysan 🇸🇴🇩🇯🇪🇹
@mascudozil6820
@mascudozil6820 2 жыл бұрын
Doni B legnd
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 2 жыл бұрын
Calanka Ethopia intee uwadaa ?.
@NafisaAli7
@NafisaAli7 2 жыл бұрын
Waan guuleesn
@therealgoat96
@therealgoat96 2 жыл бұрын
Calankan Ethiopian ka ah xaguu socdaa Bal Fanaan Noo sheeg.
@fagaccffilms2561
@fagaccffilms2561 2 жыл бұрын
Màslàx waa Ethiopian Somalia ah🇪🇹🇸🇴🇩🇯
@SharmaBoy
@SharmaBoy 2 жыл бұрын
Guuleyso sxiib 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿
@Zaamijr33
@Zaamijr33 2 жыл бұрын
Zharma legen mxy thy loveta calyada ah oo lagula dhaafay pro what happen?
@MHD6203
@MHD6203 2 жыл бұрын
💯lagan keena❤✌
@madarvan_dich780
@madarvan_dich780 2 жыл бұрын
@@Zaamijr33 fananku khadkanu ku jirine 🤣🤣
@huskaboy
@huskaboy 2 жыл бұрын
Mataanaha fanka 2022
@Abdiichanelll
@Abdiichanelll 2 жыл бұрын
sharma legend🔥🌟
@baabajeey
@baabajeey 2 жыл бұрын
Maslax madax sare wad heysataa masraxa riyada
@amenck8137
@amenck8137 2 жыл бұрын
Tiktok chalenge ⭐✊🏿
@dhimbiilpro7604
@dhimbiilpro7604 2 жыл бұрын
Zxb sare ☹️ oo heestan ma fahante waa iga kaftan
@yahye_hunter
@yahye_hunter 2 жыл бұрын
Guusha wa waxa qof waliba oo ku haminayo in oo gaaro maslax hore u soco Wll 🙏
@yahyaomarhasan6233
@yahyaomarhasan6233 2 жыл бұрын
Yahya hunter aniga waxan ahay yahya Hassan keep going mugaac
@mjswggar3578
@mjswggar3578 2 жыл бұрын
Sido kale GuLeyso yahye hunter mi brada from another mam🇸🇴💯🙏
@soumayaabdourahman3601
@soumayaabdourahman3601 2 жыл бұрын
Yahya hunter and maslax hore u soco brothers reaction
@cabdiraxman5648
@cabdiraxman5648 2 жыл бұрын
Taa been mahan wall🥰
@mustalifowarsame9955
@mustalifowarsame9955 2 жыл бұрын
Haa yaa runtaa yahye hunter guushu wawaxaa xaq loo walaleeyahay
@diraacofficial1659
@diraacofficial1659 2 жыл бұрын
Guleyso sxp Qalbi Wanagsan Maslax
@rachidosman8637
@rachidosman8637 2 жыл бұрын
waad guuleysan inader shaabab ayaa u tahay jaara jarta tolow heestan sharma boy ayaa ku socota jawaab ayaa rabna djibouti love maslax 🍀🍀🍀🍀🍀🗣🗣🗣🗣🗣🤙🤙🤙🤙💪💪💪💌💌💌💌💌 guul guulayso oo gur guuro guusha
@macruf
@macruf 2 жыл бұрын
Walaalaha khayrka jecel Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka Na gaarsii 1000 ruux oo khayrka jecel Jazakallaah
@Two_pac_shakur_63
@Two_pac_shakur_63 2 жыл бұрын
1=Codka 100%🔥 2=Erayada 100%🔥 3=Laxanka 100%🔥 4=Styleka 100%🔥 5=Editing 100%🔥 6=Director 100%🔥 7=Background 100%🔥 8=Wadgulaysan 100%🔥 Keep it up our hero Maxlax Mideye
@hazaazibarre9330
@hazaazibarre9330 2 жыл бұрын
jiliinka 100%🔥
@kaavipro8505
@kaavipro8505 2 жыл бұрын
Laxan somaliyeed , meesha ma yaaalee , wax kale sheeg?
@maryamsuuldan7290
@maryamsuuldan7290 2 жыл бұрын
Kalsonida 100%
@cavediver7897
@cavediver7897 2 жыл бұрын
Ajar zero 0
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 жыл бұрын
@@kaavipro8505 waa macqul inaad kaxuntahay wu kuleysaan hhhh
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 2 жыл бұрын
Akhri 33 subhanallah Akhri 33Alahuakbar Akhri 33Alhamdulilah Salaad walbo gadaasheed Waadkafaaiididoonta I.a
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 2 жыл бұрын
99 Aqri zhp
@alale-ali-8730
@alale-ali-8730 2 жыл бұрын
Mazlax mideye fanaanka kaliya ee heesihisa hadaad dhagaysatid aad meel gadhaysid fanaan kaliya lama dhihi karo Macal dhiri galiye car ilahay baan ku gu dhariye waxan maa la dafiri kara horay usoco lpha shanta somali🙏🙏🙏🙆🏻‍♀️💖💗
@user-eq2yv5rf7h
@user-eq2yv5rf7h 2 жыл бұрын
Haa zxb lkn cod kiisa wuu yar yahay markuu hees qaadayo marka kalana wuu wayn yahay maxa
@khadarofficiall9719
@khadarofficiall9719 2 жыл бұрын
hhh alale sxb waa wax aad aaminta
@alale-ali-8730
@alale-ali-8730 2 жыл бұрын
@@khadarofficiall9719 waa gabadhi ugu horaysay ee ninka mseerta lol🤣🙏
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 жыл бұрын
Heesihisa dhan waba dhiiri galin ninkaan
@fowyahiilo9805
@fowyahiilo9805 2 жыл бұрын
Ilaahay Baan gu baryaa habeen iyo maalinkasta in uu ruyadaada guu rumeeyoo Amiin
@suberstar8911
@suberstar8911 2 жыл бұрын
Totally ina kaduwan yahy fananinta somalida ninka. Ya ila arkay Laxanka iyo muuqal dubista iyo Musica Cusub marwlbo Maslax mideeye Cirka mareysa aabo 😘👑💙
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 2 жыл бұрын
Maslax mideey fanan kaliyah ma ahn wa dhiirigaliye nololed Horay u soco✅💯
@dfaro8453
@dfaro8453 2 жыл бұрын
I don’t understand but here to support our African people. Love from Haiti 🇭🇹 and America 🇺🇸.
@user-qg8wp1jd6u
@user-qg8wp1jd6u 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Ruweida81732
@Ruweida81732 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-pq5nd1eu8v
@user-pq5nd1eu8v 6 ай бұрын
Wlhi hdaan karayo markle ayaan heestan soqadi lhaaa waankugu heystaa maslax yare wiil aan ad utaagero thy horey usoco wll plze back to jig joga again plze
@SimrahLove
@SimrahLove 6 ай бұрын
Hollywood 💕💕💕🎉🎉🎉 we love you
@anilabdulaahi4803
@anilabdulaahi4803 2 жыл бұрын
Waqti yada io sadasha guul insha allh midyeee💯✊
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 2 жыл бұрын
waa waxa kaliya oo ka maqnaa heesaha somalida in ay heesta yeelato action yar oo soo jiidasho leh hh well done brother mideeye
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 2 жыл бұрын
Legend Mideeye waan kugu Faannaa hadaa Ciyaal Xamar nahay waan kaa sugeynay heestaan.❤💯🙏
@zadamhantile2140
@zadamhantile2140 2 жыл бұрын
LEGEND MIIDEY WANGULAZAN WANDADU WAX PADAN AYAY ANI AHAN IGA BADZHAY ALLAH HAKU XAFIIDO KING🙏🇩🇯
@same-wadeofficial.6954
@same-wadeofficial.6954 2 жыл бұрын
Gafkaa aniga isugaysto, gardaradeeda lahaaye. Goobtii madhnayd waan kaguuro. Legend mideeye.❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Boqolaal dhiirigeliyaal ah heestaan ayaa ka fiican aragtidayda marka music laga reebo Keep going brother Maslax Mideeye Waaxid Taageero ah FroM #Galkacyo somaliya
@sahrasuubanyousuf9613
@sahrasuubanyousuf9613 2 жыл бұрын
Waligay sidaa hees muqalkeda ulama cajabin inama caadi maahan muqalkan.!!! Woooow maslax dhiirigaliye❤🥰
@abdiiboorajrofficial8331
@abdiiboorajrofficial8331 2 жыл бұрын
Waan guleysan intii guul sugeyso waan salaame ✌💪😍
@oromiyaanbiyyakoo4474
@oromiyaanbiyyakoo4474 2 жыл бұрын
I am from oromiya❤💚❤🙏 Ilove somali🇸🇴 music💕💪
@omarkhairehibrahim4791
@omarkhairehibrahim4791 2 жыл бұрын
Ilove Oromiyaa
@yuusufcabdulle1566
@yuusufcabdulle1566 2 жыл бұрын
ilove ormiya
@abdirisaaqmaxamed4398
@abdirisaaqmaxamed4398 2 жыл бұрын
Gaaladu markano kale waxay dhahaan this is Another level😮😮😮
@yasmineabdoulkader1939
@yasmineabdoulkader1939 2 жыл бұрын
Wan gulaysan maslax mideye horay usoco My borthe 🇩🇯🇸🇴❤🥰
@siciidcismaan7994
@siciidcismaan7994 2 жыл бұрын
Maslax mideye best dhiiri galiye inshalh waynu guulysan dhalin yaro ismuujiya
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
AlhamduliaH 99jeer Subxanalah 99jeer Allaahu akbar 99jeer Laa illaaha illaalaah 99jeer Aqri walal insha Allah Ilahay malintada hakuu Nuuriyo
@maymuunsaleeban7860
@maymuunsaleeban7860 2 жыл бұрын
Alxamdulilah
@bilanabdilahi5165
@bilanabdilahi5165 2 жыл бұрын
Gulayso
@ayubrockstar4745
@ayubrockstar4745 2 жыл бұрын
1=Codka 100%🔥 2=Erayada 100%🔥 3=Laxanka 100%🔥 4=Styleka 100%🔥 5=Editing 100%🔥 6=Director 100%🔥 7=Background 100%🔥 8=Wadgulaysan 100%🔥 Keep it up our hero Maxlax Mideye💪💪💪💪
@laylacabdi
@laylacabdi 2 жыл бұрын
Maslax walhi waan niyad jabsana lakiin markan erayadaa maqley waan tosey.wan farxay walhi😍😍 thank you masalax.dhiiri giliyaheyga
@farhiyaali1183
@farhiyaali1183 2 жыл бұрын
Waad guulaysatan maslax midaya adiga iyo Sharma boy illahay haa idin dhawro guul iyo gabnimo hore uu socdaa intaa xuun💕💕💕❤waad karaysan
@inaomar4436
@inaomar4436 2 жыл бұрын
Maanta waxaan qaadaadhigayay nolosheyda waxaa ii qabsoomey iyo waxaan rajeynayo Waxa ii soo baxdey inaan wali waxba qabsan . Lkiin waxaan rajeynayaa in wax walba hagaagi doonaan sanadkan sanadka xiga iyo bishan bisha xigta iyo wakhtigan wakhtiga xiga. Waaan guuuleysan waan guuleysan 15:37wakhti Isniin 21/3/2022 Insha alllah
@Munye_Official
@Munye_Official Жыл бұрын
Farintan Xiliga so dirtay wxaa Ka Harsan 13 Beri Guusha Halke Ku Mareysaa wllke 8/3/2023 17:14
@inaomar4436
@inaomar4436 11 ай бұрын
​@@Munye_Official wali waa sidii lkn waxa aan rajeynayaa sanadkn soo socda iney wax wlpa hagaagaan.😥 insha allh 🤲 4:43 Salaasa 27/6/2023
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 2 жыл бұрын
Wan Gulaysan 🤍💯 Maslaxena 🇩🇯❤️🇸🇴
@specialchannel6
@specialchannel6 2 жыл бұрын
Tani waa wexeysan fanaaniinta aysan sameen another level ✌
@mowlidahmed5387
@mowlidahmed5387 2 жыл бұрын
Wwww Wan guleysan Erayo 10%10 Laxan 10%10 Music 10%10 Jilitan 10%10 Codka 10%10 Dubitan 10%10 Waxba lagama qaban karo Sxb mideye Boqarka dhirigalinta Dhalinyarada Horay usoco maslax mideeye wll igu qali ah
@Shiineshow1
@Shiineshow1 2 жыл бұрын
Music. 100% Video. 100% Stlka. 100% Codka. 100% Eeid. 90%🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 2 жыл бұрын
Maslax mideeye heesahaaga markaan murugeysanahay ayaan dhageystaa waayo dhiirigalin ayaan ka helaa noolow wllky
@libanmedaden3414
@libanmedaden3414 2 жыл бұрын
Masha-Allah Tabarakallah walaalkay Qalika 👑Maslax👑 keep going 💯/💯 peace and love 🙏🇩🇯🇸🇴🇸🇳
@basramoud3267
@basramoud3267 2 жыл бұрын
Notre legends fananka galiye hesihisa aan dirigaliin aan kaqadnoo🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@cadnanmagicofficial4883
@cadnanmagicofficial4883 2 жыл бұрын
Waa guuleysan keep going maslax mideeye 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdifatahmohamedabdi119
@abdifatahmohamedabdi119 2 жыл бұрын
Waa murugsana lkn Dhiiri galin ka qaaday heesta Walkie Maslax ❤🙋‍♂️
@zupeirhalane9286
@zupeirhalane9286 2 жыл бұрын
DHIIRI GALIYE MASLAX HASAHAGA WLH XAQIIQDA AYEEY KA HADLAYAAN SOMALIDA QALBIGOODA KU WEENTAHAY LEGEND MASLAX❤️🙏
@sakariyesayid
@sakariyesayid 2 жыл бұрын
waaay Waxaan Hees waa dhaaftay isoo raaca😢😭❤️dancE🤤🤤🤤
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 жыл бұрын
Tani hees dhaaftay, dhiirigelin ka qaado oo guuleyso 🎤💯
@sabariindheeman1300
@sabariindheeman1300 2 жыл бұрын
Wa guushi aduunyada iyo sidu shaydan rabay Waxa xigta guul daradi aakhiro Fursada ad haysato Waa Inad Allah uso Noqoto
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 2 жыл бұрын
Heestan waxay kahadlaysaa dhibta katagan giriiga iyo turkiga allh unaxaristo intii ku dhimatay dhalinteeni ku hooyatay halka siiba jafta wa meel aad uxun maslax wa fanaan dhirigaliya oo talentileh
@KaafiSomali
@KaafiSomali 2 жыл бұрын
Wad kufi oo wad kici ugu dambeyn Waad guuleysanee💯😍
@momursalofficial5298
@momursalofficial5298 2 жыл бұрын
Heestanu waa tii igu hagaajinaysay wadayda mustaqbalka insha allah |Ustaad Maslax Mideeye magacaa ha jiro|
@mocariifofficial413
@mocariifofficial413 Жыл бұрын
Adigu laxankaga waa hal mid, aad ayuu umacay wlhi sida dhoola cadey iyo Jerusalem iyo wan dabaal dagayaa intaba waa another level Keep going 🤗 allahmadulliah Don't forget to me like
@sahrabeelo7202
@sahrabeelo7202 2 жыл бұрын
Dhiiri Galiye masalx mideeye walal iGu Qaaliya waxan ku faraxzanahay xili aan ubaahana in la idhiirigaliyo oo wax garan ah hayzanin ayaad noqotoy Qof kaan Guulahayga idaren ziyay iyo in aan Guulayzan karo ama aan hadafkayga gaadhi karo zido kale waxan ku rajaynayaa in aad nollzhada hadafkaga iyo hamigaga ka gaadho walal waliba zii farxad ah oo dhib lahayn koley waxan loo dhibonin lama helee🤲🥰😥
@huskaboy
@huskaboy 2 жыл бұрын
SOMALIA music to the 🌎 world wan guleysan I.sh🏆🏆 Maslax he is legend 🙌 👏 ❤ 💙 ♥ 💖 Video 100/100 Edit 100/100 Codka 100/100 Melody 100/100 Ereyada 100/100 Laxanka 100/100 . . Guleyso my pro 💯💯💯
@hasanyusuf3823
@hasanyusuf3823 2 жыл бұрын
Big legend long life my lil pro Mazlax mideeye heesahan nafsiyan ka hadlaaya soo badi boqorow respect 🙏🏻
@maymuncabdirashid4334
@maymuncabdirashid4334 2 жыл бұрын
wllky maslax mideeye waxan kgu ducenayaa inaa riyadaada ku rumoodo wa guulaysan wllky🥰🥰🥰
@zaakhoqaadiro5020
@zaakhoqaadiro5020 2 жыл бұрын
Anther Level waan maqli jiray Lkn hadaan Arkaa🔥🔥🔥
@moussaibnuhassanelloukman106
@moussaibnuhassanelloukman106 2 жыл бұрын
Hoorey usoco mideyee 🇩🇯🇸🇴❤.
@dboy9352
@dboy9352 2 жыл бұрын
Waligay anigu mideeyaa ahaan 🔥🔥 Maslax Legend
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 Жыл бұрын
Cawa waxey i aheyd habeen aan aad u murugsana heestan dhiri galin ay inoqotay waan guuleysan inshallh
@farduusjamac9247
@farduusjamac9247 2 жыл бұрын
Legend always leader Miideeye taageero Wayn kuu ahy aboowe From Burco 💋
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
Ma ahan Hollywood ma ahan Bollywood Waxan Daawanya Maslax mideeye 🇸🇴 Waxba lagama Qaban karo runtii
@siidii33
@siidii33 2 жыл бұрын
Waan guuleysan Hit Vedio and top song🤴🏾👊
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 2 жыл бұрын
Waa guulaysan aduuun iyo aakhiro allow na guuuleee
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 2 жыл бұрын
Hestan anuu marxalad cakiran isoo wajahday bay soo baxday wa gulaysan inshallah
@zameboy1168
@zameboy1168 2 жыл бұрын
Wan Gulayisan ..hestii qaringaa waye 37milon ayi gadhi insha'Allah.masalax mideye abaha fanka wad gulayisan king of king 👑
@dajiyaahmed2856
@dajiyaahmed2856 2 жыл бұрын
Somali ba ma ahin tirada nasib daro lakin
@userOfficailJamac
@userOfficailJamac 2 жыл бұрын
maslax mideeye is back waan guulaysan --🔊🔊🔊-- im success my bro😎😎😎😎😎😎😎
@nagadmahad7106
@nagadmahad7106 Жыл бұрын
Nasiiiib wan u wayaaay in aaaan ku arkoo markaad timiiday Djibouti🇩🇯😩
@maxmedaxmed4323
@maxmedaxmed4323 2 жыл бұрын
Masha aallah guule yso maslax mideeye hooray usoco
@moahil5196
@moahil5196 2 жыл бұрын
Talented Singer😎👑😎
@muniirahmedmohamed5728
@muniirahmedmohamed5728 2 жыл бұрын
Waan guuleysan🇸🇴🇩🇯team massage mideye🌏🤜
@ridwaancige843
@ridwaancige843 2 жыл бұрын
Maslax mideeye ❤❤❤❤from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@med-aminfarid3468
@med-aminfarid3468 2 жыл бұрын
Waan guuleysan New song you are best Mideeye Horey usoco 🇩🇯
@Abdirahman0
@Abdirahman0 2 жыл бұрын
Tageero dhabaha from Somaliland 🩸❤️✊🏽 Legend hore usocan ku lee nahay dadku iskuma jire legend dhabad tahaye🇭🇺
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 2 жыл бұрын
Fananka ka Liya Ee Dhiiri Galiye Ha Ah LeGeND of the World @. Mazlax MideeYe Officiall 🥰❤🎧🤗👊
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Ilahay idankiih insha allah iloohoow riyadayda iirumeeh iniyo walalahay iyo
@abdirisaq237
@abdirisaq237 2 жыл бұрын
Heestaan waa dhiiri gallin xilli aan ubaahnaah ayay soobaxday inshallah waan guulaysan
@macalimaadxaliiso2192
@macalimaadxaliiso2192 2 жыл бұрын
The best Motivational singer in Somalia You cant imagine How i wanted to hear thise Song 🎶🎶🎶🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@naasirapthrahmaan5317
@naasirapthrahmaan5317 2 жыл бұрын
Maslaxmideeye
@duflesomali8733
@duflesomali8733 2 жыл бұрын
Another level Waan guuleysan ♥️🥇🏆 Maslax mideeye keep going🎈
@siraajecali9673
@siraajecali9673 2 жыл бұрын
hees dhiiri galinta maslax sxn adaa lagugu bartay walaahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🎩🎩🎩👑👑👑👑👑👑 adigu waxatahay dhiiri galiye🎯🎯🎯🎯🎯🎯🎯🎯
@ayaanbile7095
@ayaanbile7095 2 жыл бұрын
Waan guuleysan😢🤲alla ilaahayow guul kaa suga ana dadalkeda haya😢
@ruqiyoosmaan3941
@ruqiyoosmaan3941 2 жыл бұрын
Maslax midiiye fanankeena wxiisa hees Lama dhihi kro waa mclnka dhiirigalinta dhalinta m.a keep going PROTHER OF MINE🥺🥰🤴♥️💯❤🩸
@moobizhar9362
@moobizhar9362 2 жыл бұрын
The ne and only maslax 🖐️👤 from Hiiran B/wein
@fatumaaden8515
@fatumaaden8515 2 жыл бұрын
Anothor level maslax wangulaysan yes awgulaysan inshaalah maslax😘😘
@cabdiraxmanaadan2498
@cabdiraxmanaadan2498 2 жыл бұрын
Maslax mideeya dhiirigiliyaha dhalinta somali thanks wll heestan iyadoo qoraal ahaan ayan u baahna makaa heli kara 🙏
@niiniileofficial2158
@niiniileofficial2158 2 жыл бұрын
Wan ku wadana maslax mideye 🇸🇴❤
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 2 жыл бұрын
maslax mahadsanid heeskan waa hadal iyo xigamada xiligeeda timida mar kale mahadsanid walalkey 🥰
@abokorlemz
@abokorlemz 2 жыл бұрын
LEGEND maslax mideye hestan marhore ayu sidiyarsaday hestan gulayso
@sharmaarkehussein74
@sharmaarkehussein74 2 жыл бұрын
My bro maslax nolow walal sare horey usoco #wan guleysan
@usaametahliilxaashidiraac6225
@usaametahliilxaashidiraac6225 2 жыл бұрын
First
@sharmaarkesharmaarke8594
@sharmaarkesharmaarke8594 2 жыл бұрын
22
@cqaadirmaxamed8959
@cqaadirmaxamed8959 2 жыл бұрын
H.wese waa iga soo hormartay
@abdirahmanyarechannel5117
@abdirahmanyarechannel5117 2 жыл бұрын
*THE ONE AND ONLY LEGEND AND BEST MUSICIAN💥 MASLAX MIDEEYE🔥*
@astrodaproducer
@astrodaproducer 2 жыл бұрын
Musician?!🤨🤣
@cavediver7897
@cavediver7897 2 жыл бұрын
Of course you will succeed, you are on Of us Somalis and together we will succeed 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adnannani8188
@adnannani8188 2 жыл бұрын
Heestaan wey iga gadantahay (waan guuleysan)🔥✅🇸🇴🌍
@lucky9893
@lucky9893 2 жыл бұрын
Waan guuleysan another hit song on maslaX 🤸🤸🤸🤸🔥🌎
@haredosman3045
@haredosman3045 2 жыл бұрын
Maslax mideeye 👑et Sharma boy👑 sont les deux chanteurs préfères je vous aimes fort de tout mon cœur ❤️❤️❤️🇩🇯❤️🇸🇴💯💯💯💯👏👏👏👏
@khalidsaid9887
@khalidsaid9887 Жыл бұрын
Ismahan ❤❤❤🇩🇯❤🇱🇾
@khalidsaid9887
@khalidsaid9887 Жыл бұрын
Fabumo❤❤❤🇩🇯❤🇦🇼❤❤❤
@khalidsaid9887
@khalidsaid9887 Жыл бұрын
Ismahan ❤❤❤hooyo ❤❤❤
@Khadar_Keeyow
@Khadar_Keeyow 2 жыл бұрын
*Ani ma guulesanaaa hami KZbin kaleyahay wlhi*
@Abdale_Atar
@Abdale_Atar 2 жыл бұрын
Gulayso wiil Qomiyad Direed 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💉
@greantube2968
@greantube2968 2 жыл бұрын
The one only maslax Waan guleysan🇸🇴🇩🇯💪
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 2 жыл бұрын
Waan guuleysan🇸🇴🇩🇯
@maxmedaxmed4323
@maxmedaxmed4323 2 жыл бұрын
Waan guule ysan🇸🇴🇩🇯🇪🇹✅✅✅
@maxmedaxmed4323
@maxmedaxmed4323 2 жыл бұрын
Guule ysan🇸🇴🇩🇯🇪🇹✅❓
@zakiakram7052
@zakiakram7052 2 жыл бұрын
World Class Video OMG💥🔥
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 2 жыл бұрын
Such talented handsome young man proud of you aboowe macaankey 😘
@harounaliaider3451
@harounaliaider3451 2 жыл бұрын
Best song 2022 Waan guuleysan🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@iidhassannuur
@iidhassannuur 2 жыл бұрын
Ninkan waa legend kolba duruftan ku jiro unbu kusoo beega heesaha best dhirigaliye tanks maslax mideeye 👊👀🥰
@NourApdiqadir-kd9sq
@NourApdiqadir-kd9sq Жыл бұрын
no car no girl 👧 Just talent Mach allah ❤ From somalilnD ILOVE YOU D JAPUTI 😢❤😊
MASLAX MIDEEYE WAAN DABAAL DAGAYAA BEST VIDEO 2020.
6:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
TRY NOT TO LAUGH 😂
00:56
Feinxy
Рет қаралды 16 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 49 МЛН
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
00:35
TooTool
Рет қаралды 36 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН
Sharma Boy Ft. Ilkacase Qays - Caga Dhigo (Official Music Video)
3:43
Maslax Mideeye - ii Mehri (Official Audio) True Story 😑 2022
4:33
Maslax Mideeye
Рет қаралды 680 М.
SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
Sharma Boy - Buldaananaa (Waxba Igama Galin Official Music Video)
4:33
*Suldaan Seeraar | Xamda | Hees Cusub | 2017
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,7 МЛН
MASLAX MIDEEYE IYO CUMAR CR 2022 | COCA COLA QUEEN | HEES CUSUB
5:02
*Faysal Muniir iyo Heestii Shimbiryahow
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,7 МЛН
Akimmmich - TÚSINBEDIŃ (Lyric Video)
3:10
akimmmich
Рет қаралды 412 М.
Селфхарм
3:09
Monetochka - Topic
Рет қаралды 4,9 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 30 М.
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 2,3 МЛН
BABYMONSTER - 'LIKE THAT' EXCLUSIVE PERFORMANCE VIDEO
2:58
BABYMONSTER
Рет қаралды 65 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 217 М.