MASLAX MIDEEYE WAARI MAYSID HAWRAAR NEW YEAR 2021

  Рет қаралды 1,342,386

Hawraar Music Production

3 жыл бұрын

MASLAX MIDEEYE WAARI MAYSID
EREYADA CABDI MAYDHANE (ABTIYO)
LAXANKA & CODKA MASLAX MIDEEYE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 430
@FatumaFiican5522
@FatumaFiican5522 3 жыл бұрын
Ismail Aarka inu heestan ku raaxeystay inta ila arkeyso ❤️❤️
@somalitradingcommunity
@somalitradingcommunity 3 жыл бұрын
dabcan wlhy heestuba waa codka maslax iyo jaaska ismaa iil aarka mid halkanina sidii uu geel l a jooogo lo ayuuu u bood boodayaa ka meesha qasaayaba weeye magaciisa ma garanaayo aniguye kkkkkkkk
@FatumaFiican5522
@FatumaFiican5522 3 жыл бұрын
Ismail Aarka jaas qurux badan ayu ugu dhisay saxibki Maslax❤️😂
@dhemancabdirahman4182
@dhemancabdirahman4182 3 жыл бұрын
@@somalitradingcommunity
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Maslax heesihiisa waa ka gaar Fananinta Somalida keep going
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Legend maslax mideeye wax bdn bu fanka kuso kordhiyay hore u soco wll❤🇸🇴
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 3 жыл бұрын
ninkan heesihisa dhiri galinba u dhagaystaa wlhi yaa ila mida
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Waxaad moodaaba inuu cilmiga horumarinta nafta aadanaha aad u akhriyey. Waa wada waano iyo horumar samey iyo ka taxadar wixii dib kuu dhigaaya. Ugu yaraan waa nin wax bartay oo wax akhriya hadduu erayada isagu sameysto.
@najmamaxamed1099
@najmamaxamed1099 3 жыл бұрын
Me
@adenhawa9570
@adenhawa9570 3 жыл бұрын
Sljhh 0
@suadhariir5650
@suadhariir5650 3 жыл бұрын
Ha walhi
@mazcouddayah7398
@mazcouddayah7398 3 жыл бұрын
sido kale huno
@asadabdi6914
@asadabdi6914 3 жыл бұрын
Hayaaay war heestu inaba caadi maha maslax amazing voice bro ❤✅
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Maslax mideeye hoyga Fanka ku Baashaal bro Fanan aa Jclhy❤️🙏
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 3 жыл бұрын
Maslax Mideeye DhiiriGeliye + Ciyaarsiye 🔥 Ku wadanaa Legend
@iqrafuaad1500
@iqrafuaad1500 3 жыл бұрын
Nafteda ku jecel wlhi masLax Mideey inolow wllkay qali💋🌷😘
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Mmsha allh cabdi yare cafimadkaga illhy hakuugu wado🥰
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Fanaan somalinimada ku weyn tahay mideeye magacaa laga gartaa codka cayaarta heesta style ka ♥ keep going bro
@aimasitahoussein2733
@aimasitahoussein2733 3 жыл бұрын
Woow My dhirigaliyaha fananintaaa Hore usoco Good Job maslax mideye
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Ninka kaliya ee isu camira Heesahaaga wlee waalagu horumari karaa legend fanaan maslax mideeye hore usoco dhiirigaliye
@debjaceel784
@debjaceel784 5 ай бұрын
One nd only hiritik in Somalida 🇸🇴 Big Mideeye
@simanali7559
@simanali7559 3 жыл бұрын
Maslax midiye leska ma doney wa lodhasha one of kind my blood keep going bro ,,Bob Marley for Somali community “
@a.raxiinshaacib125
@a.raxiinshaacib125 3 жыл бұрын
Wakamska
@asadabdalla7893
@asadabdalla7893 Жыл бұрын
Pop-Marley for Somali community ✌
@CabdirahmanCabdulahi-ht6zf
@CabdirahmanCabdulahi-ht6zf 5 ай бұрын
😮
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 3 жыл бұрын
Maslax abowe fanaaaniita damir dheertahy run ahaaantii waa kaduwantahy heesa haaguna samayn leeeyihin dhiirigalin abowe allaah haku xafido dhal dhalinta u iftiimay ayaatahy xaqiqatn allaah dhalinti isku dubanta hanaaga dhigo dawlad fcna rabi ayaa jabarinay o o aaan ku dagno dadnimadeena nadareensiisa hamuun ayaaqabnaawlhi indhahyga ilintu maistaaagto markaan arko dhipka nahysta yaaarabi naga saar 😓😓😓🇸🇴🇸🇴
@simanyarey496
@simanyarey496 3 жыл бұрын
Maslax si cadi ah ban u jeclahy ❤️😭 ilahy amarkiis
@basmafariido7106
@basmafariido7106 3 жыл бұрын
Nio ninkan khaamihiisan ka helaa😂iyo jaaskiisa😍
@ubaxabdulahi8770
@ubaxabdulahi8770 3 жыл бұрын
kkojjhhhhgpw
@nasrosalaxcabdi6157
@nasrosalaxcabdi6157 3 жыл бұрын
Waxaan orankaraa dhiira geliyaha fanka 100/100maslax midheeye
@princessmacaani4145
@princessmacaani4145 3 жыл бұрын
Geeesi wakaa cawale baa gacanta ugu jiroh wuxuuna jogaa hoygii fanka hargeysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏
@KassimMissak-p8y
@KassimMissak-p8y 2 күн бұрын
Maslax mideeye niikan wa tageera wlhi❤❤❤❤
@yasminibrahim3045
@yasminibrahim3045 3 жыл бұрын
Wlhi hess kaste wax iku dhaco so sara allah ku xafido inaderkey🔥❤🥰
@mujahiddohe1985
@mujahiddohe1985 3 жыл бұрын
waari meyside war haka hadho 《《《 hees hadleyso maslax mideye waad na waleysaa wax lagama qaban karo 😍😘🥰😚
@mujahiddohe1985
@mujahiddohe1985 3 жыл бұрын
maslax mideye laxankisa wuu ka duwan yahay fananinta kale cumaa madisa lamaba heesan karo wlhi wax lagama qaban karo
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 3 жыл бұрын
Qamar suugani ayuu sooyara shabahaa
@faizaFunny780
@faizaFunny780 3 жыл бұрын
Nafta igu jirtaa Abdiyare jecel ilaahow ku daa wlkay 💋💋💋❤️❤️❤️❤️
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Masha Allah hargeysa 3 koxood fananintodi ba halka isku yimi iyo qaar an kooxba ku jirin Isku duubnidiina jecliyaa 💚💚💚🤍🖤🤍❤❤❤
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 жыл бұрын
Maslax another level toonkiisu maaha kaynu somalida ku baranay 😘
@qeyzdiamond5871
@qeyzdiamond5871 3 жыл бұрын
One nd only hiritik in somalia😍😁big mideeye
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 жыл бұрын
Maslax heesihiisa laa dhiirigalin dhalinyaraday dhageysta♥️💜♥️💜💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️💜💙💙💙
@collineest9827
@collineest9827 3 жыл бұрын
Ninkan maslax heeso ka duwan hesaha an baranay ayu markaste ku qaada Ta 2aad ninkan jees amba dance laguma gaadhaayo Raggae , somali dance intaba Wa top 💥💥💥
@bilanitafarah5108
@bilanitafarah5108 3 жыл бұрын
M.a ki ila dhashay wa nuraysa wlhi hory usoco maslax sicid midiye 💪🇩🇯
@sahraolad6700
@sahraolad6700 3 жыл бұрын
Maslax mideeye fanaanka da,da yar ka soo jeedo gobolka dirirdhabe iyo gobolka siti kililka sidaan erayada heesahiisa u fasirtay dareen ahaan heestan ma,ahan heeso kale oo uu horey u soo qaaday ayaan dhageyseystay runta iyo xaqiiqda kililka ka jirta ayeey ka hadlayeen
@bulshawiofficial3230
@bulshawiofficial3230 3 жыл бұрын
Best song my pro maslax mideeye keep going
@shaadiyacabdi1729
@shaadiyacabdi1729 3 жыл бұрын
Heesihiisu waa dhiiri gelin iyo dheel waaliya hore usoco fanaanka qarniga maslax mideeye
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 3 жыл бұрын
Maslax qof utagan markasta dhirigalinta dhalinyarda mansha allh
@aswanbashir4743
@aswanbashir4743 3 жыл бұрын
Waa fananka kaliya ee dhiirigeliye ruuxiya ah keep going bro🙏
@zalmankhadar4972
@zalmankhadar4972 3 жыл бұрын
Macno
@aboubenabou4498
@aboubenabou4498 3 жыл бұрын
Maslax mideyeh amreican ayuu iskuracay inaba cadi maha wanku wata bro keep going u horusoco
@oubahitosqali4717
@oubahitosqali4717 3 жыл бұрын
Mashallah maslax mideye horey usuco wll nolow intay nololi jirto
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 3 жыл бұрын
Woooow hoygii fanka dhaliyaradani shantii somaliyeed ayay ka kobantahay hargaysa ninkii tagaa hawaduu maraa la isku raac
@dhaqankaabe4566
@dhaqankaabe4566 3 жыл бұрын
1million markay gaadho like igu qabo
@maxameddeeq8826
@maxameddeeq8826 Жыл бұрын
Hawraar 1milyan ❤️🇸🇴✊✊✊
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 3 жыл бұрын
I love this guy long life motovition man
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
Maslax mideeye legend ❤
@fatimah25
@fatimah25 3 жыл бұрын
I love his energy 🔥😅❤
@ubaxj4564
@ubaxj4564 3 жыл бұрын
♥️♥️
@ubaxj4564
@ubaxj4564 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️💋💋💋
@ubaxj4564
@ubaxj4564 3 жыл бұрын
Asc
@fatimah25
@fatimah25 3 жыл бұрын
@@ubaxj4564 💖
@anikaqueen4145
@anikaqueen4145 3 жыл бұрын
@@fatimah25 💕💕 me too
@aminaa3363
@aminaa3363 3 жыл бұрын
Proud to see 🇸🇴 Maslax❤
@dahirabdi7571
@dahirabdi7571 2 жыл бұрын
Wlhi guys heestaa waanjeclhay maslax madeyaa keep going
@mohametaamiincapdi8405
@mohametaamiincapdi8405 3 жыл бұрын
Maslax mideeye big legend 💙
@filsanegal3927
@filsanegal3927 3 жыл бұрын
maslax halkee lagu soo dili jirey heesihiisoo dhan waa is ka caabin😁
@barkhadleabdiahmed6956
@barkhadleabdiahmed6956 3 жыл бұрын
Jeel ugaadeen
@maryami2299
@maryami2299 3 жыл бұрын
Amxaaro iyo Otomi la noolyahay
@mohnazirm
@mohnazirm 3 жыл бұрын
itoopiyaan filayaa kkk
@ramlacabdiraxmanmaxamud6519
@ramlacabdiraxmanmaxamud6519 3 жыл бұрын
Ninka qalbiyad dhawac dhay✌👑maslax
@ranimohammed9055
@ranimohammed9055 3 жыл бұрын
Somali legend maslx keep going bro 😍😍😍
@farhijadahir6650
@farhijadahir6650 3 жыл бұрын
Masha allah maslax mideeye nin culus hore oo soco 🌹🌹🌹❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 3 жыл бұрын
dhirigeliyaha dadka Maslax yare hore u soco huno qali
@toosanmohamed7162
@toosanmohamed7162 3 жыл бұрын
Ow gabadha wariyaha way asturantahay mashalaah wa gabadhi u horayseen arko e fanaaniin waraysnaysa ❤️love sister
@xanfar11
@xanfar11 3 жыл бұрын
Heestan ila 20 jar wan dawaday wllhi waliba inta dambe ayan ka helaay🎵❤😂
@loukmanrachid122
@loukmanrachid122 3 жыл бұрын
Maslax mon frère je t'aime 💖💖
@abdullahhassen5538
@abdullahhassen5538 3 жыл бұрын
Somalida hal nooc unbay u hesan lkn wilkan nooc cusub buu kuso daray wana bogadanaya keep going bro
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Wali dhiirigalintaadi baa wada hore usoco bro😘🙏🙏
@abdihanadhassan568
@abdihanadhassan568 3 жыл бұрын
My best friend maslax mideeye keep going bro
@omarhassan7674
@omarhassan7674 3 жыл бұрын
Légend maslax mideeye
@shagoyyee6731
@shagoyyee6731 3 жыл бұрын
This man changed the game waaaaaaw
@khadijafarahsoubaneh2685
@khadijafarahsoubaneh2685 3 жыл бұрын
Masalax mideye gesigi somaliyed horay usoco wllqali
@moslahaden7044
@moslahaden7044 3 жыл бұрын
Hore usoco gesii inoolow brother 🥰🇩🇯
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 3 жыл бұрын
Ahee aaheeyiii? aaheeyiii wàa runntaaa,❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋🥰🥰😍💖🤲❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Legend Maslax mideey Soomaali mideeye love from Canada 🇨🇦
@somdelivery
@somdelivery 3 жыл бұрын
Codkiisa xaada ku kaceysa maslax mideeye waa mucjiso fanka lagu soodarey
@hafsaqruhdalab2939
@hafsaqruhdalab2939 3 жыл бұрын
masraxu Ruxay😂😂😂😂
@bashiirbiindhe9621
@bashiirbiindhe9621 3 жыл бұрын
Mazlax mideeye respect 🥰🤩🤩💢💥
@calimaxamedwarsame
@calimaxamedwarsame 3 жыл бұрын
maslax mideeye waxba lamaqabankaro waxaa gacanta ugu jira calankii soomaaliya waxaa uyaal iskoorkaa
@Genius_29
@Genius_29 3 жыл бұрын
Legend of the legends maslax midheye
@inaabdulaziz4601
@inaabdulaziz4601 3 жыл бұрын
Ninkaan heesihiisa laxan Itobian ah buu saaraa. Yaa ila qaba🖐
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 3 жыл бұрын
Maslax waa wacyigaliye kama heeso jaceyl iyo maaloyacni waana ka cod iyo haybad duwan yahay Fanaaniinta kale waa hanti somaliyeed
@sab8049
@sab8049 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw keep it upppppp king Maslax....love ur songs style
@sab8049
@sab8049 3 жыл бұрын
Thanks
@sofianesadik8629
@sofianesadik8629 3 жыл бұрын
Félicitations bro et bonne continuation
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Wari maysid waaar haka haro😎 Mazlax midiye legend 🤴😍
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 3 жыл бұрын
Legend Maslax mideeYe 💚🤍❤
@maprukamaxamed8455
@maprukamaxamed8455 3 жыл бұрын
Wri mysideh xiddiga xidigah maslx mideye hore usoco
@apeeskachannel7546
@apeeskachannel7546 3 жыл бұрын
Dhiirigaliye maslax keep going🥰
@apdallaapdiaziiz9608
@apdallaapdiaziiz9608 3 жыл бұрын
Maslax mideeye dhiirigaliye aantaayeero hore usoco walaal
@jabramediacentre5425
@jabramediacentre5425 3 жыл бұрын
Wow maslax mideeye love you me
@abdiqaniyare5783
@abdiqaniyare5783 3 жыл бұрын
Maslax mideeye nin somalida inbadan ka horeya lagan horyi isoo
@sundusindho2557
@sundusindho2557 3 жыл бұрын
Maslax iyo ismaciil arka igaa mesha shiday nice 💞👏👏👏
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 3 жыл бұрын
Inta maslax tageerto farta taaga 🤚🤚
@MohamedSade-yo8pp
@MohamedSade-yo8pp Жыл бұрын
War wold king 🤴 haye mideeye man
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
Mazlax mideeye last fanaan 2021 Keep going
@MariaEdabsansidahoyaded
@MariaEdabsansidahoyaded Жыл бұрын
Oh my God I lov3 this song❤❤😂 maba xiiso Dhaco
@asmaasluubsan3850
@asmaasluubsan3850 3 жыл бұрын
Masha allah beautiful ♥️♥️❤️👏
@abusharma9221
@abusharma9221 3 жыл бұрын
War hakadho wari mayside saxiix💯
@hamzaibrahim723
@hamzaibrahim723 3 жыл бұрын
Favourite man legend #Maslax
@musharafgeestirofficial4643
@musharafgeestirofficial4643 3 жыл бұрын
Maxlax mideeye wll qalbi wanagsan taagero buuxda wll qlu
@samirojm1766
@samirojm1766 3 жыл бұрын
❤❤❤🤞🥰mideeye kuwataa 💔♥️
@queenrasha1581
@queenrasha1581 3 жыл бұрын
Maslax legend qaran
@alale-ali-8730
@alale-ali-8730 3 жыл бұрын
Wari mayside war hakaa hadho Inika nini jadaa ree comanti ku dhigle Wari maysine LIKE haniga hadho
@mohaslat5477
@mohaslat5477 3 жыл бұрын
This guy always got alots energy
@salmaanstylar115
@salmaanstylar115 3 жыл бұрын
Waa aarshe mxd La qabanysaa ❤
@SamiyaJirde
@SamiyaJirde 7 ай бұрын
Asc
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 3 жыл бұрын
Siday inanta warihaya ay ugu ciraryso inta heshay lilke isaar plzs
@mohedothman7516
@mohedothman7516 3 жыл бұрын
Wewe maslaxeennah🙏🏽♥️
@ayoubkadir3010
@ayoubkadir3010 3 жыл бұрын
Maslax mideye the legend horey usoco
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
Laxan ka duwan kuwa soomaalida well done masalax.
@imzimraan239
@imzimraan239 3 жыл бұрын
Fanaan kalia ee hesihisoo aaay dhandhan leyihiin
@sulthanofficial4132
@sulthanofficial4132 3 жыл бұрын
Laga yaap heesta waan u baneeyay anigu Waar cumaamada ku tuuraa inanka
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
malax mideeye waa wiil qaliya cadow ku taamayee ilahay ha xafido kal iyo laab baan tageraya
@ilyasmoussa4222
@ilyasmoussa4222 3 жыл бұрын
Woow Maslax Dhirigaliye keep going
@abshirmedia3638
@abshirmedia3638 3 жыл бұрын
LEGEND MASLAH
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 47 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 104 МЛН
Sadraddin - Melodrama (Çiki Çiki) | Official Music Video
2:42
SADRADDIN
Рет қаралды 15 МЛН
Afruza - Baxtlimisan (Official Music Video)
4:42
Afruza
Рет қаралды 8 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 305 М.
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 134 М.
Sevinch Ismoilova & Alisher Bayniyazov  - Oh yarim (Official Music Video)
3:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 4,3 МЛН
Mirjalol Nematov & Dilnoz - Ko’zoynak
3:22
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 2 МЛН