Max'ed Gacal Xaayow. Yaabka ka heshiiya.flv

  Рет қаралды 195,372

Xildhiban Publications

Xildhiban Publications

Күн бұрын

Max'ed Gacal Xaayow & Guurowgii "Yaabka ka heshiiya"

Пікірлер: 68
@abdiroble2576
@abdiroble2576 5 жыл бұрын
Ama saa u darreeri xikmada ama qaad inta ka dheregto iyadoo jacbura marba meeris qor kedibna adoo warqad ka akhrihaa hadana gef gef oo ku sii mermergahaa inta sacab beena laguu tump waa abwaan halagu yiraa. Soomaaliweyn Gacal xaayow nin la mida kuma jiro... murti xikmad Saa indhoole u qubayo waa hibo Rabaaniya Allaah ha u naxariisto Maxamed Gacal xaayoow
@ahmedbritish9677
@ahmedbritish9677 4 жыл бұрын
__c______xc_c__ź
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@ALWADAN1
@ALWADAN1 6 жыл бұрын
Leydin yire somali yahay yaabka ka hesheeya yaab waxaa leh somali yire yeeli ma nabade YAA LEH CIIDA?! YAA HEE U MAQAN?! YOW SUGA CALANKU?! Respect (Abwaan Qaran Mudane Maxamed Gacal Xaayow) Allow kuu naxariiso
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 3 жыл бұрын
Ilahai ha unaxaristo Mohamed Gacal Xayow Somali wax waa u sheegay hadeey dhagaysanayan
@fali9372
@fali9372 6 жыл бұрын
Allow janatul fardowza ka waraabi abwaan maxamed Gacal xaayoow murti ow noga tageey xusid u bahan ❤️❤️❤️😢😢
@funnyman5583
@funnyman5583 8 жыл бұрын
wlh wa yaryihiin inta xarafka (Yda) ku gabyi karo waa xarafka kaliya ee ugu dhibka badan inta la tiriyo waxa ka bixi karo abwaan abwaan dhaafay allow kuu naxariiso
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 4 жыл бұрын
Beenta ma aha inta aan aniga ka arkay wax ku gabya Waa 3 nin oo keliya sababtuna waa ya'da oo adag Maxamed gacal xaayow qaryaan dhoodaan Cali gurey
@axmedyazinhlg742
@axmedyazinhlg742 3 жыл бұрын
Ibrahim gadhle Ayaan arkay gabaygiisa yalaxlee
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 5 жыл бұрын
Abwaan Maxamed Gacal Xaayow Allow u naxariisto Gabay Y Abwaan dhaafay Abwaan ba ka gabyi kara
@dahabamohamud6925
@dahabamohamud6925 2 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto Adeerkey Maxamad gacal
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
Maxamed Gacal Xaayow Allaha kuu naxariisto amiin, abwaan qiiimo badan
@alijohna1192
@alijohna1192 7 жыл бұрын
alaahu akbar walahi waa qiiroda yaanyada dadkii diidi jira yaabiskow gebay run badanaa
@yusufa.8323
@yusufa.8323 3 жыл бұрын
Asc ina ader book laga qoray Ayaa hiiraan online Ku arkay Iga caawi sidaa Ku heli laa Wadani adeer somaliyeed Oo aad u jeclahay tariikhda Abwaanka Aun mohamed gacal xayoow Plz isoo qor telkada
@gacaliye5114
@gacaliye5114 3 жыл бұрын
Allow naxariustii janno kawaraabi
@khalidosman6198
@khalidosman6198 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso abwaan maxamad gacal xaayow
@K_Darajo
@K_Darajo 7 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo aamiin aamiin
@ahmedsharif3313
@ahmedsharif3313 5 жыл бұрын
Allh yarxmma
@aminaadan1151
@aminaadan1151 6 жыл бұрын
Siyaasi ahna aqoonyahan Cabdicasiis Xildhiban waa mahadsanyahay inbadan baan doonayey inaan Channelkaaga helo waa kugu hambalyeenayaa sida sarraysa aad markasta u fekeetid halkaa ka wad walaal waxgarad waa guulaysan doonaa inshaa allaah
@Jiimka
@Jiimka 9 жыл бұрын
Si Jiilalka Dambe ay u Bartaan Taariikhda Dalkooda Waa in La Keydiyaa Taariikhda Af-Maal M G Xaayow iyo Kuwa La Midka ah.
@sayidomarmukhtaar1676
@sayidomarmukhtaar1676 6 жыл бұрын
Allahu akabar yaa idin yiri soomaaliyeey yaabka kahishiiya yaasiin iyo xataa kun yaahuu kuma yalmaayaane
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
Abwaan ka gabeyey xarafka"y"
@sahraahmed8154
@sahraahmed8154 5 жыл бұрын
Allha unaxaristo alfardows al aclaa allha geeyo aamiinn
@waaberi114
@waaberi114 9 жыл бұрын
murti iyo weliba isagoo alleh indhaha tiray, allahayoow aakhiro janadii ka waraabi, aamiin!
@daahiraxmed9178
@daahiraxmed9178 11 жыл бұрын
daacad oooo ugabyay allaaah ha unaxariisto
@ugaash11
@ugaash11 13 жыл бұрын
ilaah ha unaxariisto Abwaan Maxamed gacal xaayow runtii waa nin ay dabidoonan dhamaan soomalida meelkasta oo ay joogaan wuxuu ahaa abwaan qaali ah waxaan ku xasuustaa guuroowga FARSHAXAN oo uu kucabirayo sida somalida qaar kamid ahi usaan farsamayaqaanada qaaliga ah ee dadka wax uqabta
@mohamedkawte5819
@mohamedkawte5819 8 жыл бұрын
asc
@icon6634
@icon6634 9 жыл бұрын
Soomaalidu waa guun(Oday) ka da'wayn Fircoonada, dagaal sokeeyana maanta u'gumo horeeyo. Midkan ugu danbeeyana waa kaayagii 1001aad oo na soo mara 100kii jiilaalba mar. Waxa Soomaali manta halka ku'soo gaartay waa rag sida Wadani, Geesi, Halabuure, Aftahan, Aabe iyo Abwaan: Maxamed Gacal Xaayow ilaah ha u naxariistee iyo rag lamid ah.
@fowzaanxaaji1060
@fowzaanxaaji1060 5 жыл бұрын
Allaha U Naxariisto
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
Masha Allah! Jazaka Allah!
@bashirmudi7892
@bashirmudi7892 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto waxow ahaa abwaan aan la heli karin
@Dior_lol
@Dior_lol 4 жыл бұрын
Somaliyahey yaabka ja heeshiiya
@furanehajiciro6153
@furanehajiciro6153 6 жыл бұрын
Alla ya raxma Abwaan war wanaagsan wax noogu sheegay murtideena
@MrJamhuuri
@MrJamhuuri 14 жыл бұрын
MASHAA ALAAH RUNTII ABWAANIMADA SOMALIDU WAXAY U TAQAAN QOFKII MUCAARADNIMO AMA CAY QOFKALE KU CAAN BAXAY SIDA AY HORAYBA KUWO BADAN OO LAGU SHEEGO ABWAANIIN HORAYBA SAMEEYEEN BALSE XAQIIQDA DHABTA KUWAASU WADANI MA AY SAN AHAYN MOHAMED GACAL WAA ABWAAN SOMALIYEED RUNTII ANIGOO KU DHASHEEY XAMAR KUNA BARBAARAY BALSE KA SOO JEEDO g/W/K AYAAN WALIGAY ABWAANKA KU OGAAA SOMALINIMO
@rxaax8112
@rxaax8112 7 жыл бұрын
Aloow u naxariiso gaygiisa waanjeclahay
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 жыл бұрын
Abwaaan gacal xayow Alla ya raxmaaaa
@isaaq12macalim8
@isaaq12macalim8 6 жыл бұрын
Mash allh allaaha .allow.kuu naxariisto. Rabi yow an waan waayahay.lkn somali ninka dhashay. Ciil.kabixi.maayo.oo.waxaan.ku.waana qaadeen
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 6 жыл бұрын
Gacal Xaajow Waa la hadlay
@deqaario723
@deqaario723 5 жыл бұрын
Alle yaraxma abwan
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 9 жыл бұрын
janatul firdowsa Allaha kaa waraabiyo . Amiin
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 7 жыл бұрын
الله يرحمه
@buuloguduudbari7332
@buuloguduudbari7332 7 жыл бұрын
allaha una xariisto
@MrHassanabukar
@MrHassanabukar 14 жыл бұрын
Aad ayaa u mahadsantahay sidda aad isugu taxalujisay nabadda Soomaliweyn... laakin " Yabooh nabad waa yaqaan - Igaarka weyn warkiisa yeel"!
@mukhtarosman3568
@mukhtarosman3568 5 жыл бұрын
Allah kuu naxariisto abwaan xaayow
@veedovf9
@veedovf9 8 жыл бұрын
الله يرحمك
@caliyare2116
@caliyare2116 6 жыл бұрын
alayacisak waxaan aakaa suugaanaa. intakale. veek waaye
@nuurdaacaddufan6473
@nuurdaacaddufan6473 4 жыл бұрын
Mshlh
@MrHassanabukar
@MrHassanabukar 14 жыл бұрын
Igaar ka weyney inkireen, Dir, Daarood ,Hawiye iyo Raxanweyn; .... Shirib..... Nabad aduunyo maad rabtiin Gorgaate maad u hoyatiin!
@ALWADAN1
@ALWADAN1 6 жыл бұрын
Hassan Abukar ?!
@abdiroble2576
@abdiroble2576 5 жыл бұрын
Cid iyo reer loo gafay ma jirtee. Niicda iyo qabyaalada raqiistaa iska daa.
@sadiaismail8884
@sadiaismail8884 5 жыл бұрын
Alloow jano kugu abaal mari
@isaaq12macalim8
@isaaq12macalim8 6 жыл бұрын
Mash allaah
@sayidomarmukhtaar1676
@sayidomarmukhtaar1676 6 жыл бұрын
Waxi yiila koofur afrikee medebada uyeela ama yuhuuda falastiin uga yabiiqsiisa ama yaxarti baarliin tirtira ilaahoow rabiyoow jinadi kaa waraabi gabay badanaa oo murti badanaa
@s.sstudio3251
@s.sstudio3251 6 жыл бұрын
Nuur cadde
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 жыл бұрын
Abwaaan culus
@duraantv6004
@duraantv6004 6 жыл бұрын
GABAYGAAN WAA GABAYGA YA,LEEYDA SOMALIDA YADA WEEYKUGAYTAHAY WAANA TARTAN MAXAMAD GACAL XAAYOOW AYAAN KU GUULEEYSTAY
@MrHassanabukar
@MrHassanabukar 14 жыл бұрын
Yabooh nabad waa yaqaan Igaarka weyn warkiisa yeel!
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 жыл бұрын
Walaahi xasuuqa reerken loo geystey hadan waxabo uma qabo raxweyn iyo hawiye waayo wax dhaco inaad iska ilowado waxaye ku dhaanto malahan
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Reerka xasuuqa loo geystay waa kuwee?
@caraaymaxamuudali3566
@caraaymaxamuudali3566 3 жыл бұрын
Llll
@MMm-pr8zk
@MMm-pr8zk 5 жыл бұрын
Natasha.bo rodcshin
@abdirahmanahmed5508
@abdirahmanahmed5508 10 жыл бұрын
Aaaaaa daqada kabixi waaaaaaaaaaa pd
@aliyare8874
@aliyare8874 7 жыл бұрын
masha.allaaah
@aliyare8874
@aliyare8874 7 жыл бұрын
alya cisak
@caraaymaxamuudali3566
@caraaymaxamuudali3566 3 жыл бұрын
Lĺĺllll
Max'ed Gacal Xaayow Naga gaarsii.flv
8:58
Xildhiban Publications
Рет қаралды 162 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 19 МЛН
Max'ed Gacal Xaayow & Shirkii Djibouti.flv
7:08
Xildhiban Publications
Рет қаралды 267 М.
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 40 М.
WAA LLA ISKU MAQANYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 13 October 2024
30:17
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 6 М.
-Guuroow- Garruun Bir ah Maxamed Gacal Xaayoow 1978.
5:23
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 24 М.
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 253 М.
Maxamed Gacal Xaayow l Hiddaha & Dhaqanka l Guurow
7:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 13 М.
Max'ed Gacal Xaayow Qaldkiina saxa.flv
6:44
Xildhiban Publications
Рет қаралды 43 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН