MAXA IGA RACAY GUURKII AJINABIGA!

  Рет қаралды 71,095

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

#qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Пікірлер: 1 100
@PrincessIshaa-v6x
@PrincessIshaa-v6x 5 ай бұрын
Ani ahaan talo waxan siin lahaa inaa allah isku xirto saliga Nabiga iyo astaqfarta iney badiso insha allah Allah albab ufuri doono wxa kusoo dhafana iska ilow apyo❤❤
@UmuHodan-uy9uk
@UmuHodan-uy9uk 4 ай бұрын
Ani ahaan talo waxan siin lahaa Allah isku xirto saliga nabiga iyo astaqfaarta badiso abayo
@FoosiyaCismaan-i9h
@FoosiyaCismaan-i9h 4 ай бұрын
Scw❤
@UgaasoMohamed-iu2ps
@UgaasoMohamed-iu2ps 4 ай бұрын
Abaayo saliga nabiga scw scw scw scw iyo istiqfarta Badi baryada Allah na Badi I. A albabaa Allah kufuri
@FarxiyoMaxamed-b4m
@FarxiyoMaxamed-b4m 4 ай бұрын
Allah kaabixiyo dhibaka kuhaysta
@issasiyaad932
@issasiyaad932 5 ай бұрын
Aniga sheikh ciisa ah Waxaan Tala siin lahaa . 1. ALLAH ISKU XIR HORTA 2. NINKAAS AJNABIGA AH ISKA FASAQ khalaas noloshaada horey u wado. Diintana baro. Allah aad u bari Qabliga Allah hakudhayo Shukran
@SafiaaliSafiaali-rc3tw
@SafiaaliSafiaali-rc3tw 5 ай бұрын
اللهم ياودود ياودود يا ذا العرش المجيد يامبدي يامعيد.. يا فعال لما يريد يامغيث يامغيث اغثنا ..اكرمنا يارب استرنا يارب عافنا يارب احفظنا يارب ارحمنا يارب وفقنا يارب انصرنا يارب واجرنا من خزي الدنيا وع🥹
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 5 ай бұрын
Maanta waxaa geeriyootay ayeeyadey oon aad ujaclhy ayaa geeriyootay qabrigeeda ha uwaasiciyo iigu doceeya ayaa cibaadu raxmaaan😢😢😢😢😢☝️😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢
@AmaalMaxamuud-lx3ji
@AmaalMaxamuud-lx3ji 5 ай бұрын
Allow unaxriiiso😢
@C.casiisGiyaajo
@C.casiisGiyaajo 5 ай бұрын
AllaH Qabrigaga ha u waa siciyoH 😍❤️‍🩹
@NuzaybaMohammed
@NuzaybaMohammed 5 ай бұрын
الله يرحمها ويسكنها الجنه الفردوس الأعلى Ilaahay ha unaxriisto ayeeyo qabriga ha u nuuriyo danbigeedana allaah dhaafo 😢🤲
@safiyasacad485
@safiyasacad485 5 ай бұрын
Allah u Naxariisto qabriga Allah u waasiciyo ayeeyo😢😢
@safiyasacad485
@safiyasacad485 5 ай бұрын
Wcs wr wb masha Allah salallahu caleyhi wasalam Allah oo gadhigo farxad aan dhamaanin ❤❤❤
@CanabYusuf-m4r
@CanabYusuf-m4r 5 ай бұрын
Walaashey macaan waxa aan ku dhihilaahay in aan qof bila aadan aan ka cabse ninkaasan iska faseqa maxkamada taka wax tahay gabar walaasheey ah ayaa tahay markasta waxa iska dhigataa qof ada aadgaa markasto haka cabsen in uu ku fadeexeeyo sababa too ah dadkaaga soomaalida wan ku jacelanahay gooleeso walaashey macaan❤❤❤❤❤❤❤
@AxlaamAxmed-xk5zp
@AxlaamAxmed-xk5zp 3 ай бұрын
Alle waxan ooga baryaaa iney Alle ku saqiro❤ Alle u sheego dhibkaaga Qofkii Alle ku xiran waxbo kama qasaarayann insha Allh abaayo
@fardowsaahmed2819
@fardowsaahmed2819 5 ай бұрын
Ramla awalan allah isku xidh salaatul istiqaara tuko adkaarta badso 2 waalidkaa kaducayso baari unoqo kolay dhanbuu imtixaan kaaga socdaa waalidkaa aad uga ducayso hooyadaa saaxiib kadhigo 3 maxkamada jigjiga aad makhraatiyaadii guurkaaga ogaa kaxayso waalagaa fasaqi allah s,w t marwalba isku xidh qadarkana aamin allaha kuufududeeyo walal 😢
@IfraaxIfraax-j8n
@IfraaxIfraax-j8n 5 ай бұрын
Gabadha ducadeeda allah haino abalone dhamanteen wiilkedina allah hays tuso Ameen
@anisociise
@anisociise 5 ай бұрын
Wallhi habo mcn ani saaid ayaan ku taageera xitaa habeenkii ilmaheena intaa meeliskuku geeno aaan cameecad keensano aa qisooyin kaka shidana kawaran hooyo mcn ❤❤
@salahhayle6337
@salahhayle6337 5 ай бұрын
Mashalah walahi family fican aya tihin😊
@SundusOsmanAhmed
@SundusOsmanAhmed 5 ай бұрын
Ma.❤❤
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sawda billan Allah haku sharfo hn Qali mahasanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ayanahmedd1
@Ayanahmedd1 5 ай бұрын
@@ugaasocismaan733te koop hooi
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 5 ай бұрын
Habeenkii saqda dhexe sujuudka illaahay kubari oo ka dacwee cabsidana iska dhaaf somalidu waxay tiraahdaa ceebi waa labo af maroojis somalidu waa dad illawsho dhow taa waxa xigta culimada waydii wixii ugu wanaagsan iyagaa kusiinaya farxada adigu hadaadan samaysan cidku farxad galinayso majirto saliga nabiga badso scw quraanka akhriso ku celceli 🎉🎉🎉🎉 xasbiyallaah wanicmal wakiil🎉
@luuluu.69
@luuluu.69 4 ай бұрын
Ninka arinkiisa culimada Kala tasho Hana kulaaban qof masuliyad qadikaro maahee tankle saliga nabiga badso walwalka wuu kudeynayaa labadada waalidna cafis kadalbo ducaneh kadalbo ducadoda waa sheyqali ah alle barigana badi Allah hakula kulmiyo kheyr Fara badan wllo❤❤
@HaweeyoHaweeyo-y1z
@HaweeyoHaweeyo-y1z 5 ай бұрын
Walashey taladayda waa inaad did Isugulaabato oo and Allah na baritone ibadan Quraankana and aqrisid salaadana and wanaajisid Allah kuu gargaaro abyo
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 ай бұрын
Dumarka soomaaliyeed Waa dadka aduunka ugu adag , ugu caqliga badan even the once who are not educated Alle ha u sahlo arinkeeda gabadhaas , 🎉🎉
@umurowda6887
@umurowda6887 5 ай бұрын
aamiin illaahay falastiin haw gar gaaro yuhuud iyo inta raacsan illaahay ha jabiyo cabsi iyo cudur alle ha ku salido aamiin scw
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 5 ай бұрын
Amiin amiin
@FATIMASHEIKH-tc4pe
@FATIMASHEIKH-tc4pe 5 ай бұрын
Aaaiin yaa rabi
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 4 ай бұрын
Aamiin yaarabii 🤲
@HibonuuraNuur
@HibonuuraNuur 8 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
@IkraanCismaan91
@IkraanCismaan91 5 ай бұрын
Ani ahan wxaan dhihilihaan mxaas dhan iska iloowdid wxaa thy gabar duceeyso istaqfaarta badi saliga nabigeena mohamed scw badi allah salaad suno duko allah wuukuu jeeda albaabbada qeyrka buu allae kuu furaa illahey bari alle ducada wuu kuu aqbalaa mar walba na duceyso alle albaabada qeyrka hakuu furo waana kuu soo duceyneenaa ducada alle ha kuu aqbalo aamiin yaarab❤❤❤
@MumtaazMahamed-q5o
@MumtaazMahamed-q5o 5 ай бұрын
Scw scw scw Sawday qisadaydan rabaa in aan kula wadaagee xagee kla soo xidhidha qli ❤
@fatimaali4343
@fatimaali4343 5 ай бұрын
Maa Shaa Allah may Allah guide all of us and may Allah make everything easy for everyone Ameen ❤❤❤
@SeynabAlihasan
@SeynabAlihasan 5 ай бұрын
Istiqfaarta iyo لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم Iyo saliga nabiga badi 2 bilood wad ugu yaraan insha allah ma hoogaysid habenkina soo kac wax lee duko ilaahay bari istiqfaarta afka haka qaadin
@NajimaMohamoud
@NajimaMohamoud 5 ай бұрын
Waaaw waa arin lagu farxo ilaahay sinabada haku kulmiyo hooyada iyo ilmeheedaba ❤❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 5 ай бұрын
Dumarka somaalida waa Goob Mashaa Allah Allaah ha noo xifdhiyo
@munadeeromotter123
@munadeeromotter123 5 ай бұрын
My sister, don't give up thinking about the you future and Don't care what people say, believe in yourself This happens many times, all the time, all over the world. I feel you good luck my sister insha'Allah kheery
@isteelkaaxmed-qq6pg
@isteelkaaxmed-qq6pg 5 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤waan ku salamay sowda caawa anaa u horeeyo ❤❤❤❤❤
@Saabiriin-gz4yz
@Saabiriin-gz4yz 5 ай бұрын
M.a Habo sowdo ani qisoyinkaga marka shaqada qabanayo dhageystaa shaqada maba dareemo m.a awal hesa ku qabsan jiray hadda lkn m.a qisoyin ku dhageystaaa❤❤❤❤❤❤❤
@FaatmaMahamed-hl6yp
@FaatmaMahamed-hl6yp 5 ай бұрын
Ala aniba gbrtn hesaha way iga rebtay😢❤ilhy haka rali noqde
@CaishoKiin
@CaishoKiin 5 ай бұрын
Team sawda 👇
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@NaimaAhmed128
@NaimaAhmed128 5 ай бұрын
Istaqfurallah ilaahow iga cafi 😢ciil baa iga qabtey inta hore Allah ha u saqiro maskiinta😢
@Aaliyah-2t5
@Aaliyah-2t5 5 ай бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allah. Haday waanadeeni anfacday waleesheen . Allah SWT, ha caawiyo InshaAllah Mida hada ka hadlaysidna Allah Almighty ha ugagaaro ,dhibta hasyta Xarmaanku haka dulqaado. Madhamaysan sheekada balse waanu usoo ducaynaya InshaAllah
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og 5 ай бұрын
Masha,alaah ilaahay ha u fududayo si ay wiilkeeda ula kulamilahay.
@faizashale2886
@faizashale2886 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتنا الغالية اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo raga somaaliyeed muxudheeryahy wllo maxamada tagdee wllo insha Allah Wan uu soduceynayaa
@xaawaadan1226
@xaawaadan1226 5 ай бұрын
Masha Allah Ilhy ha I noo aqbalo duacada 😊❤ Mahadsinid adne sawdayyy qalbiyy
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 5 ай бұрын
“dhulka miyu kubaa bay cirka muu galay cuqubo alle kurid” jumladaas sheko walba waa kujirtaa. Sawdaay af somaligaaga wan iska jeclahay odaygygu wagii hore iga dami bu igu idhan jiray gabadhan hadalka badan😂😂😂 hada saan uugu dul dhagesanayay intuu laqabsaday buu idhahaa gabadhani sheeko macaanaa oo afsoomali wanaagsanaa❤ nayaa walalo wanu iskaka jecelnahay anigiyi xaajigubee salaama Allah dushada ha ahato🎉 اللهمّ صلّ على نبينا محمد ❤❤❤
@SawdaBillan
@SawdaBillan 5 ай бұрын
wad mahadsantihiin
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@DeeqaMohamed-l2r
@DeeqaMohamed-l2r 5 ай бұрын
Mansha allah allow u gargaar miskiinta allahu akbar yaa rabbi wax walbe waxa sahla allah raxmanka
@suadhajiisse1672
@suadhajiisse1672 5 ай бұрын
Mashaa alaah Sowdo qof nool oo caqli badan oo codkara talo wayn oo wanaag ❤❤❤️san adaaba siiyey halmid kugu daraa marna yeysan aadin turki waa wadankiisa wuu uga awod badan yahay dhibkay hada sheeganayso midkasii xun buu ku samayn karaa waxaa xal ugu dhow safarada turkiga oo itoobiya kutaal inay ku dacwayso waxaan ale uga baryayaa inuu arimaheeda uhagaajiyo ❤️🙏❤️
@IqragaradAli
@IqragaradAli 5 ай бұрын
Waa markii igu horeysay 100 qof igahoreysay sowday wad dodahday allaha kubarakeye
@halimaabdirisaq9711
@halimaabdirisaq9711 5 ай бұрын
ماشاءالله الحمدلله على نعمة الإسلام وجنسي الصوماليه ❤❤❤❤❤
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 5 ай бұрын
Warwaawaalanyahay intaad sheegtayba haduu kuugu sameeyay kuumaqalmee Reerkaada hoostakagale Culamada lakasocdsiiyo caayda iyo aflagaatada uu kuugeystay halagaafro dibdamana muuluujoogo ha’iskutagin. Turki haddaad iskutagtidna kawbuuba kaasiin Salaamullash❤️👏
@IfrahMahammed-l6d
@IfrahMahammed-l6d 5 ай бұрын
Amin🤲 I.a alaha wada ku lan siyo ❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 ай бұрын
Illaahey dhibka hakaa dulqaado walaashey adiga iyo intii muslim ah amiin yaarabi yaarabi yaarabi
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 5 ай бұрын
Mashllh hooyadasna allaha soohanuunio wayo ayaduba ma jecla ilmeheda inlaga qariyo hooyo waxadan qaadaten haku qasbin gabadha yar rabika yaab dheh
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 5 ай бұрын
Wcs sawda quruxey masha allah waanku farxay inay heshay wiilkeda alle nabad haku kulmiyo naguna salan
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 5 ай бұрын
Gabdha 2aad waxaa dhihi lahaa Cabsida iska daaa dadka uma noolid ee sheekh ama maxkamad ha tagto iska fasaq dheh nolosha qofka jilicsan ma jeclo is adkeeey oo ilaahee kaaasho oo wax kasta rabbi baa furdaamiyee weydiiso waxaa rabtid❤❤❤ ceeb aadan leheenin kuma qabaneeso❤ guul baan kuu rajeenayaa Ramlo qurux❤❤❤ Waalidkeediina ha wacdo ee ii duceeya ha dhahdo inshaa allah waxba kama halaabaayaan❤
@NimaMohamed-so1lg
@NimaMohamed-so1lg 5 ай бұрын
scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤so
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AzuumaAhmed
@AzuumaAhmed 5 ай бұрын
Nina ha raadsan wll iska fasaq oo noloshada hore u soco ilaahay hakuu sakhiro is adkeee
@magool8581
@magool8581 5 ай бұрын
Masha allah wankufarxyy❤😢😢😢
@bisharoahmed6094
@bisharoahmed6094 5 ай бұрын
Asc sowda My advice to ramla would be that she should try seeking help from kadhi by asking for fasakh ❤and I pray that Allah ease her situation
@MuniishAbdi-w3v
@MuniishAbdi-w3v 5 ай бұрын
Dumarland is not easy
@RoobleAbdirisak
@RoobleAbdirisak 5 ай бұрын
Sowda qaalib sat ilaahay baan kuu jeclaahy abaayo mcn noolaw baan kuleeyahy cadiwgaaga haujabin❤
@ShaimaOmar-to9bv
@ShaimaOmar-to9bv 5 ай бұрын
M.a qofki uu horeyey 😊❤
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 5 ай бұрын
MashAllah viva Sawda Ilahey wiilkeda hausoo sahlo Aamiiiiin
@CanabYusuf-m4r
@CanabYusuf-m4r 5 ай бұрын
Iishalaahaa illaahay gabadhaas waxa u rajeenyaaa illahay kulamiya ayada wiilkeeda isha aalaahaaa❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiJaamac-um5ur
@CabdiJaamac-um5ur 5 ай бұрын
Anigu waxan ku la taliin laha in ay ilahay talasarato ooy salatulel tukato ducaysato nin ka ilahay hatuso maliin un mid kalana wan ku lataliinya inay nolsheda hore usiiwadato ooy iska fasaqdo ooy nolsheeda siwadato hadalka bilidanka how joojin way iska dhalil badanyiin hadad is racisid hormar gari maysiid walashayey marka nolshada dan be iyo mustaq belka dan be kafiirso qofdanbe hayasku dhiibin alleh mid lhayr waba haku siiyo ookula. Afa marka hajog san wllo.molshada.siiwado murugta iskada inataanad shaqeenen cibado.ku dadal aleh uban dhigo nolshada way is badalaysa imshalah ❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
WAXAAN KULLA TALINAYAA WAA KAA FURAN YAHAY DABAALKAASI WAA BILLAAHI TOWFIIQ AMEEN 🤲
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 5 ай бұрын
Adi maa ka furay 😂😂😂😂😂😂
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
@@maankadeeqa3046 ABAAYO HADUU AFKA KADHAHAY WAAN KU FURAY WAAY KAFURAN TAHAY 😂😂😂😂
@ShamsoSalaad-c6w
@ShamsoSalaad-c6w 5 ай бұрын
Allah kaa dulqaado abaayo saliga nabi scw badso talada sawda ayaan Ku raacsanahay
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 5 ай бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤❤ Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga Caruurtaada IYO Zeygaadaba Insha'allah Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤️❤❤❤
@AsmaLaki-wc9xg
@AsmaLaki-wc9xg 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم Sawdaay waad Nala kaftamaysaa weligeed may dhicin qiso aad so gelisay oo anan dhamaysan ta qaybkale noohadhay Wan sugi kari waya allh janadii adna hakugu casuumo wll ilahay dartii kuu jecelhay ❤❤❤❤❤❤❤
@MunoHassan-b3c
@MunoHassan-b3c 5 ай бұрын
Asc abayo alle hakuxifdiyo
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@Nima6640
@Nima6640 5 ай бұрын
Wacaleykuma salaam, صلي الله عليه وسلم
@CashoCabdullahi-b2l
@CashoCabdullahi-b2l 4 ай бұрын
illahay bari wax wallba iska kufududenayo abayo taladada illahay udhiibo❤
@IqragaradAli
@IqragaradAli 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw sce scw scw
@Muna-n8i
@Muna-n8i 5 ай бұрын
Abaayo iska fasaq ilaahayna isku xir oo istiqfaarta ku dadal cabsidana shadanbaa kushaki gelinaa ee acudu bileso kherkana allaha kuwa fajiyo🎉🎉🎉🎉 farxad ban kuurajaynaa❤❤❤
@hussienadan5184
@hussienadan5184 5 ай бұрын
Asc gabadhaas allah habarido qiyaamu laylkana ha tukato Baryo badan istiqfaarta saliga Nebiga scs ha laasimto Culimada joogta meeshasna arinkeda hala socodsiiso sida ninkaas Waxyeelay,ugu dambeyn waalidkaa ka ducayso siiba Aabaha waxa laga yaaba inu kaa naxay markii aad Ninka raacday ugu horeysay ee ka farxi.
@HamdaMaxamed-s5y
@HamdaMaxamed-s5y 5 ай бұрын
Aniguna gabdhaha soomaaliyeed talaan ka rabaa ninkaga iyo hooyaday mid inaan raaco
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 5 ай бұрын
Xppti nin ad shaley barati side xoya ku dhashey isku mel dhegi mise se kale kawada 😊
@RoodoSiciid-i9v
@RoodoSiciid-i9v 5 ай бұрын
Abaayo mcn na fahnsii see yacni
@HamdaMaxamed-s5y
@HamdaMaxamed-s5y 5 ай бұрын
@@nimcahilowle6131 abaayo hada kahor ninbaan guursaday 3 caruurana waan u dhalay xaafada hooyo ayaan daganahay aabana wuu geeriyooday kabacdi ninkii ayaan isku dhacnay wuxuuna dhahay waan kula guuri ee hooyaadaa iiga soo tag
@munaabdinasir3427
@munaabdinasir3427 5 ай бұрын
Hooyadaa hayday cidkale haysato micnaha cid kaloo lajoogta raac ninkaaga
@HamdaMaxamed-s5y
@HamdaMaxamed-s5y 5 ай бұрын
@@munaabdinasir3427 aniga iyo wiil yar basa weeyaan
@awoayaanawo8486
@awoayaanawo8486 27 күн бұрын
Wll rabi hakuu gargaaro wll sawday hadii adtaqaano guurubka qisasu dikir ku dara wa qisoyin diiniya wxbadan ayey ka faaiidi inshA alllah intan usheegi lahaana adaa usheegay wll
@fahmoabdullahi1518
@fahmoabdullahi1518 5 ай бұрын
Allahu akber ,Waa illah mahadiis hadii ay ilmaheeda warkiisa maqashay
@ShamsoMaxamed-xr3og
@ShamsoMaxamed-xr3og 5 ай бұрын
Sowda wall ilaahey haku dhawro halkee lagalasoo gud binkara shekada🎉
@IqroAxmad-l1k
@IqroAxmad-l1k 4 ай бұрын
اللهم إني أسألك بأن لك الحمد لاإله الاانت وحده لاشريك لك المنان يابديع السموات والأرض ياذالجلال والإكرام ياحى ياقيوم إنى أسألك الجنة وعود بك من نار
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 5 ай бұрын
Abyo number (1) Allah Swt tala saaro oo isku xir mar walbo oo wax si kaanoqdo Allah ucarar salatul leyl tuko Saliga Nabiga Scw badso waalidkaga iiducee kudheh walidka ducadisaa wax walba lagu helaa marka rabtid inaad wax sameysidnah labo rakaco tuko oo dheh haduu kheir iyahay Allow iwafaji hadusan iiahynah iga fokee intaas kugula taliin lahaa Ninkaas nah waxaan kadhoho maaqano fasaq nah ilama wanagsana hadad awowdid wadankuu joko ugu tak ee warqadada kasoqaado daciif nimadanah iska dhaaf gabar adag oo karti leh iska dhig wllshy Allah hagu fududeyo macasalma❤❤❤
@aminahashi3757
@aminahashi3757 5 ай бұрын
Ilahay nabad haku tuso cunugeda gabadhas si niyad ah ayaan ugu duceyey wlhi
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 5 ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ikraannuur-q3b
@Ikraannuur-q3b 5 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤
@HiboAxmed-ik3hm
@HiboAxmed-ik3hm 4 ай бұрын
Abaayo alle isku xir saliga nabiga badi kana fiirso ninka aad gursanasid abaayo mcn❤
@ShacaybAxmedAWCabdi
@ShacaybAxmedAWCabdi 5 ай бұрын
Anaa ugu horeeya 16 secen❤
@ashaibra2686
@ashaibra2686 5 ай бұрын
Mashaallah tabarakallah ilaheyow ugasoqaad cunugeda xajigeda wanagsan ugayel mid udabacsan oo fahma macanto wa mashqulayo qisadan anbilabay inan firsado ayay hawla badan ban hayay darted hada ayan dhageystay
@Aisha_keyf
@Aisha_keyf 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 5 ай бұрын
Ajnabi allah lama kulmiyo aniga wan nacbahay ajnabiga anyway gabdhaha walashen ah allah ka badbaadiyo dhibta aduunka waa iska dhib badan tahy iska duceyso marwalba allah qabe ma koofo aa la dhahay walwalka iska yaree ninka xun kana iska fasaq ka duceyso shartisa allah ka qabto horena u soco niyada ha iska dilin guuleyso abaayo 🙏❤️ Mahadsanid xbbti sowda quruxey allah ku barakeyo 😘
@ShacaybAxmedAWCabdi
@ShacaybAxmedAWCabdi 5 ай бұрын
Haa way waangar gabadh❤
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 5 ай бұрын
Miskiintaas arimaheeda alle ha sahlo illahey dhimaatada ha ka dulqaado cabsi waa mida alle mida bani aadaamka ka qabto alle ha kaqaado wixii tala waa walaalaha kle insha allh waxaa kuu rajeena farxad waarta apyo mcn❤
@HafsaKadir-k8t
@HafsaKadir-k8t 5 ай бұрын
Anoon dhamysn ban so qoraya commentiga sawday markn dhamystanh wan so qorya taladyda ❤😢 janada alle hku geeyon
@zeynabh4449
@zeynabh4449 5 ай бұрын
Marka hore horta ilahey haku cawiyo sharafey tankale labo rakco tuko kadibna . Safarada tag raadi wadna heleysaa gabar dadaal badan tahay Masha allah . ❤️❤️
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 5 ай бұрын
10000fr waa 60$ Ninku Hda 6 bilod xolo u Leyhy ad cunin sasu kaga furanyhy somha Horta ilhay sad rabto haku yelo istiqfartna badi wll❤
@MuunaIbraahim-d7l
@MuunaIbraahim-d7l 5 ай бұрын
Gabadhaa ale haw garagaaro ❤❤❤❤ salahu calhi waslm iyada iyo wiilkeda ale haku lasiiyo ❤❤❤❤
@SafiyaYusuf-q9s
@SafiyaYusuf-q9s 5 ай бұрын
alx ilhy baa maahad iska leh❤
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 4 ай бұрын
Iska fasaq dheh miskiin dadka wanaagsan waqtigu xumeeya❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢istiqfaarta badso dheh
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي الغالية اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤
@FatimaAhmed-v2o
@FatimaAhmed-v2o 5 ай бұрын
Haw joojin walal ee hore uga soco oo nolashaada dib u bilaabo oo ninka iska fasaq haduu kugu soo noqdo xidh saqajaanka
@FarxiyoCali-v5v
@FarxiyoCali-v5v 5 ай бұрын
Asc walaashey Allaaha ku dhibdhaamo talada sowdanayeel o is xisaabi safaradisana raadi inshaAllaana owlad iyo mustaqbal ad u bahantahe haniyad jabin is adkey
@JamkaHasan
@JamkaHasan 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawahared-xd8pk
@hawahared-xd8pk 5 ай бұрын
Ilahay wilkeda nabad hagu so celiyo wlashay macn insha allha ❤❤❤
@Jazuu_jazzy
@Jazuu_jazzy 4 ай бұрын
Gabadhass waxan kula talin laha turkey iney adin ninkasne mardambe sasabasho haka yelin sabbto ah inu ku dilo wa macqul iska fasaq maxkamada tag noloshadana horey u wado istaghfartana bdnsoo inshllh next time markad gursaneyso istikharo tuko
@zahramohamed6077
@zahramohamed6077 3 ай бұрын
Waa runtaa
@caderrayale7744
@caderrayale7744 5 ай бұрын
Alxamdulillah, waay guulaysatay, sheekadeedi aad soo gudbisay ayaay farxadaa ku heshy ilhay hakaa abaalmariyo adigana
@Salmamohama
@Salmamohama 5 ай бұрын
اللهم اشفي كل مريض يتألم ولا يعلم المه وضعفه إلا أنت يا أرحم الراحمين
@IqroAxmad-l1k
@IqroAxmad-l1k 4 ай бұрын
Allah kugargaro abayo macan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
@AminahajiIimaan
@AminahajiIimaan 5 ай бұрын
Wlhy iskanilow murugta iskana ilow iskana fasaq allena isku xidh marwalaba alle ucabo qali faraj baa.lagufurine❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajmasaiidNajmayaray
@NajmasaiidNajmayaray 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@luuluu.69
@luuluu.69 4 ай бұрын
Masha Allah alxmdu Lilah Allah hakuu barakeyo carurtada xppti ❤ Masha Allah waa farxad 😊
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 5 ай бұрын
Asc hpo sawda waan ku salamy ❤sidan u sugo qisoolyinkaka qiso la,anted shaqo maqaban karo😂❤
@Xananxurmo
@Xananxurmo 5 ай бұрын
Abyo Sawda allaha kubarakeyo gabadha walashey ah waxan kula talin laha iney saliga nabiga badiso marka xigto haka fasaqato guurkana allaha ufududeyo ilahey haka cabsato uun bini aadam yay kacabsan kaliya bini aadam xushmad ayey kugu leeyihiin abayo ad adeeg kaqaad wixi kugu dhaca guurkana haka cabsan insha Allah allaha nolosha kumaceeyo guul inta kudhiman kuqaado noloshada qalbi
@muniiro255
@muniiro255 5 ай бұрын
Sawday ala ku jecliya hada jigada Kali rabah cwa way ii shidanthy mahadsnid ❤
@Ka-sheke
@Ka-sheke 5 ай бұрын
Anna hadaan casho ku karsanayaa masha allh❤😂
@Zaynabsheiknour
@Zaynabsheiknour 4 ай бұрын
Hno adunyado dhan waa imtixaan saan ogsoo nahyna qofka muminka ah waa ladhibaa marka wllo samirka hadi iyo adkaarta sida saliga nabigeena scw❤❤❤ talo iyo tusaalana walasheen sawda miday kusiisay mid kawa naagsan majirto ❤❤❤❤❤
Talo Xumadii Darteed Nolol Badan Ayaa ku baa baday Qiso Cajiib Ah
35:53
QISADII BUKANKE QIIRADA BADNAYD!@sawdamqaalib
56:47
Sawda Qaalib
Рет қаралды 81 М.
QOLKII CABSIDA QOLKA 12AAD!@sawdamqaalib
59:15
Sawda Qaalib
Рет қаралды 81 М.
ABESADANI WAXAY BADASHAY QOYS DHAN NOLOSHODA!@sawdamqaalib
37:35
Sawda Qaalib
Рет қаралды 47 М.
QURULAYDII POLICE-KA WAASHAY!!@SawdaBillan
45:24
Sawda Billan
Рет қаралды 81 М.
RACIGII JAJUSKA LAMODAY IYO FADLIGA DUCADA!@sawdamqaalib
1:10:02
Sawda Qaalib
Рет қаралды 80 М.
UGU DAMBAYN SAACAD AYA KIISKI XALISAY LKN SIDEE?!!@SawdaBillan
1:01:55
KATIINKI KASHIFAY 3KIIS OO DIL AH!!@SawdaBillan
47:52
Sawda Billan
Рет қаралды 163 М.
DAKHSI AYA KASHIFAY KHAYANADA NINKAYGA!@sawdamqaalib
53:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 164 М.
MAMADA DARISKA GURIGEEDA!@sawdamqaalib
51:44
Sawda Qaalib
Рет қаралды 90 М.