MAXA KU DHACAY SADDEXDII WIIL EE WALAALAHA AHAA!?

  Рет қаралды 142,604

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
follow me:
🔹FACEBOOK: / ruwaydast
🔹INSTAGRAM: / ruwaydastyle
🔹TIKTOK: / ruweydast
#ruwaydastyle
♦For bussiness: rollastyle02@gmail.com

Пікірлер: 417
@RuweydaStyle
@RuweydaStyle 2 жыл бұрын
Asxaabta 50k wax yar nooga dhiman subscribe ku booba mahadsanidin
@cabdiraxmaanzahal9566
@cabdiraxmaanzahal9566 2 жыл бұрын
Qaybti labad
@iqlaasbashiir2146
@iqlaasbashiir2146 2 жыл бұрын
Abyo sô dhamystir shekada mcn waye laso dhaqso
@axmedxuseen5245
@axmedxuseen5245 2 жыл бұрын
Insha allah
@mohamedgabeyre2216
@mohamedgabeyre2216 2 жыл бұрын
Noo sooboobsi qeybta kle xabiibti plz
@xamdifaarax3095
@xamdifaarax3095 2 жыл бұрын
Ruweday waad mahdsantahy lkn sheegkada meel mc ay ku go ody ee lasoo dhaqso qaali insha allh abaayo
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 жыл бұрын
Qofkii abid ugu wanagsana, ugu aqoonta iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed NNKH💜✔️
@MihiimKhadar-b8z
@MihiimKhadar-b8z 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋❤☝
@YaasiroW
@YaasiroW Ай бұрын
Scw
@nasteexoabdi3872
@nasteexoabdi3872 2 жыл бұрын
Ruwaydaan waa Ku jeclahay 😘🥰 Video's kaada Saan u sugo mansha Allah 😘🥰
@luuziinacumar1572
@luuziinacumar1572 2 жыл бұрын
Masha allaah 😍🥰
@nimcocismaan6148
@nimcocismaan6148 Жыл бұрын
Halmar aan ku saline xabiibkeena scw❤❤
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 жыл бұрын
Ruwayda please part one ku qor sheekada hal qeyb inan daawano ma jeclin labada qeyb ban isla sugnaa sidan family u nahay because qeybta labad soo daahda fadlan qeybta part 1 ku qor hadii ayna sheeko dhamaystiran aheyn waa lugooyo
@fartounaden466
@fartounaden466 2 жыл бұрын
Walalay ilahay dartis ayaa Ku jeclahay abayo farxad Ku nolow 😍🥰
@Whocares114
@Whocares114 2 жыл бұрын
Ano safar ah dawanayaa mhdsanid abayo mcnto ruweyda guuleyso😘
@cabdiraxmaanzahal9566
@cabdiraxmaanzahal9566 2 жыл бұрын
Huno dhiigad raacday sida mandoriyaha ee muqalada so badi 👍💫🙌
@Miss-sagal
@Miss-sagal 2 жыл бұрын
Walaaleey part 2 nagu soo dhakhso. What a story!!!!😍
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Ku jecliya qaali xbbti from hargesa kaso salamaysa makka al mukkarama qisooyinka carabta malmahan hawada maraya iyo dilalka dumarki ay dhameyeen nogaso sheeke mcn badan
@queenasiaatazha5671
@queenasiaatazha5671 2 жыл бұрын
Quruxey noogu soo dhaqso part2 Vedio saasban u eegayay wxn islaha ilahow yuu dhaman kuso dhaqso 😂😂😂
@idilindhodeeraleey3412
@idilindhodeeraleey3412 2 жыл бұрын
Meel fcn bay ku go’day. Kolay wiilka waraaqada loosoo dhiibay ee u akhrinayay Sacad waraaqada waa wiil ka mid ah wiilkayar walaalkii. Codkaaga mansha’allah cod malab, mansha’allah tabarakalaah. Ku jeclhy wllshay qli❤️
@Hudamhmet
@Hudamhmet 2 жыл бұрын
Ruwayda walahy qosal batahy kulaha salatulayna matukede xagaa khayrku iga yimid 🤣🤣
@SucadSaleban
@SucadSaleban Жыл бұрын
Ruweydahalkadjoogta
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaaye quruxeey insha allaah 1 Milyan 😍💯
@canuid4707
@canuid4707 2 жыл бұрын
Ruweydaay manta ma magalkeyga kaso dhex hdshay hdan kagala so hdlayaa Al Nimas oo dalxiis yar ban ku jogaa slama Quruxeey👸🏻💖💖
@ifkajuun
@ifkajuun 2 жыл бұрын
Masha Allah. Abaayo aqliga Allah ha kuu xifdiyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nimcoqasim1639
@nimcoqasim1639 2 жыл бұрын
Ruwedo allh kudesto wllhi waku tagera ❤️
@yasminhusen8375
@yasminhusen8375 2 жыл бұрын
maashaa allaah war inantu af dahabsanaa aad iyo aad naan uga helay qaabka eey sheekadu u sheegeeyso alla af soomaaligu wacanaa horay soco boqorad baa tahay
@anzalcumar3151
@anzalcumar3151 2 жыл бұрын
Quruxay soobadi keep going na waa kaa ilaawa 🤣🤣🥰💟
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 2 жыл бұрын
Anigu markaan vedeoga saas ushido ba horay baan liketa kasaara ruweydooy❤️
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 2 жыл бұрын
Please lasodhaqso part 2 waan kahelay shakada 😇👍
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 2 жыл бұрын
Waaw sheeka macaana gabadhu maanshaa allah qaytiilake
@maliyaxasan5790
@maliyaxasan5790 2 жыл бұрын
Ruwayda style waan kusalaamay qaali ❤
@amiiragood8485
@amiiragood8485 2 жыл бұрын
Waaw boqoradanagii wan kuu xisay wlaahi welcome madh waliba ❤🙆🏼‍♀️💯🥰
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah wll hor mar wacanbaan kuu rajaynayaa
@kadijalove4769
@kadijalove4769 2 жыл бұрын
Cod macaaneey nagu soo dhaqso part2 ❤️❤️ 50K hala gaarsiiyo Ruweyda qurux😍💯
@HANKA_GAMER
@HANKA_GAMER 2 жыл бұрын
Our girl waa ku taageraa I love you 😍😍🥰🥰
@qumyo_qaldheer6543
@qumyo_qaldheer6543 2 жыл бұрын
Abaa ruweydoy lasoo dhaqso part2 plz😩😂i cant wait wlh😿🤍🕊️
@sumayocali2736
@sumayocali2736 2 жыл бұрын
Sheekoyinka no so badi abyo 100k coming soon ❤🥰
@yuusufcabdi4413
@yuusufcabdi4413 2 жыл бұрын
Apaayo waxa dhaafi la,adahay 43 ilaahy wxnkaga paryaaya inad 100k isla hal week gaartid wana ku jeclhy dar alle
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 2 жыл бұрын
Macaanto ruwayda waan ku taageeraa abaayo guulayso cod kar baa tahy
@atom_boy_music
@atom_boy_music 2 жыл бұрын
Ruwayda wlo salaam qalpiga ka timi ayaa ku salaamty
@cabdixakiimmohammed4321
@cabdixakiimmohammed4321 2 жыл бұрын
Walaaleey waa mahadsantahay sida quruxda badan ee aad noola wadaagto sheekooyinkaan anigu marwalba comment ma baxsho lkn hal video oo kaaga ah imaba dhaafo markasta neh waan soo booqdaa channelka lkn mid aanku weeydiiyee adigu sheekooyinka aad aqriso ma carab kaliyaha intaan ku arkaaye wadamada carbeed leen kaa maqlaaye ❓️ Karaali noqo hadaan comment dheereeye
@managerka7844
@managerka7844 2 жыл бұрын
Qisada filmka money heist 👌 anaa kaa hubo hadaad video kasoo samayso dadku way ka heli doonaan
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 2 жыл бұрын
Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir
@queenzizuu5992
@queenzizuu5992 2 жыл бұрын
Part 2 please Sheekada weey nagu socotaayee maxaa u Jartay😢
@hanan4870
@hanan4870 2 жыл бұрын
Mcntateyde wey so laabaatay waaw❤️💋🥰 love u mcnto
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 2 жыл бұрын
Ruwayda talanted youtuber❤
@feyruuzmahad5941
@feyruuzmahad5941 2 жыл бұрын
Mashallah waa soo dhaqsatay hada kadib saan u so dhaqso
@muwahibaxmed5996
@muwahibaxmed5996 2 жыл бұрын
First ruweydaay wan ku wataa abayo🤗
@fatimasahra7169
@fatimasahra7169 2 жыл бұрын
Mashaa allah codkaada iyo caqligaada Allah hakuu daayo😘
@salmoxassan5198
@salmoxassan5198 2 жыл бұрын
Ishalah wagereysaa wxaa rajeneysa🙌🙌
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Keep going walaashay 👍
@farhiyoabdulqadir6331
@farhiyoabdulqadir6331 5 ай бұрын
Qrxy soo badi sheekooyinka wllh aad baan kuu taageeraa ❤❤❤❤❤
@opthimalik2000
@opthimalik2000 2 жыл бұрын
SOOO DAAAAAAA PART 2 WLL WA IGA CODSIYE😌😌
@nohasaid5111
@nohasaid5111 2 жыл бұрын
Qeybta labradorite Mason dhigtay abaayo 🥰
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
Wcz Hppti Mahadsanid SidA noogu soo gudbisey Qisoyinka calamka ka dhaca❤️🙏🏽
@Zubeyrabdi-x6e
@Zubeyrabdi-x6e 2 жыл бұрын
Cadey boolo 1 year aya ku arkooyaa😅sawirka profile ka kuu saaran goormee badale
@_l3878
@_l3878 2 жыл бұрын
@@Zubeyrabdi-x6e war 10 yEr arkyeey 🤣 zasay caan kU NOqOTay ba
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
@@Zubeyrabdi-x6e Markaa adiga bedesho 😂😂
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
@@_l3878 😂weli waxbaa dhiman
@_l3878
@_l3878 2 жыл бұрын
@@cadey__boolo__556 🤣🙌
@mizaa270
@mizaa270 2 жыл бұрын
I love you abaYo 👸❤🌸
@ruqiyaxuseen3669
@ruqiyaxuseen3669 2 жыл бұрын
Ruwayda waan kuu jecelahay wlshy MCN illahay dartiii lkn mid ayaan is dheeha yaa ka bedeela taaso ah video waad LA ragta wllo waxa aan ka codsan laha ina noo dadasho waan ogahay hawla aduunka badanee lkn dadal wllo qli taaa kale soo dhamasti video Love you quruxeeeeeeey
@Xubimahad-t1q
@Xubimahad-t1q Жыл бұрын
Ruweydooy bayo noo soo dhig part 2 😮😊😊❤❤❤ masha allah
@mohamadshiine89
@mohamadshiine89 2 жыл бұрын
ilaahay ba ku siiyay Helida Hadallka lkn Bahasha naga so Dhameestir
@sacatosman2137
@sacatosman2137 2 жыл бұрын
50k coming soon wacaney wll qli ❤💯
@zaabirjamac1915
@zaabirjamac1915 2 жыл бұрын
M.a waxan layaa banahay qofkii arko chanalgan qofkii arko hadane aan like io subscribe aan saaraan cajaa ib thanks sister ♥ queen 👸🏻 macluu maadkan aan nala wadaagtay 🔥🤍✊✊
@bishaaroabdiizak4532
@bishaaroabdiizak4532 2 жыл бұрын
Part 2 please ku soo dhaqso🥀😍😍😍
@asadboy117
@asadboy117 2 жыл бұрын
ALA maxaan shekooyin kan iyo codkaagaba kahey mansha ALAAH ALAAH ha ku xafido ruweydaay
@mariaadeec
@mariaadeec 2 жыл бұрын
Ruweyday wll mkugu so celcelina anguna nga daa dee wad so daheysaye dugsiga hka so dahin🤣🤣
@haawolool1860
@haawolool1860 2 жыл бұрын
masha allah runtii marba marka kasi dambeso qisoyinka aad so gudbiso midba mida kale aya ka cajib san horey u soco abayo qeybta 2 ayan ka sugeyna laso dhaqso ado mahadsan 💜🧡
@maxamedfaarax6996
@maxamedfaarax6996 2 жыл бұрын
Asc wllo qaali rutii waan xiiseeyaa sheekooyinkaaga lkn dee hanaguraajin wllo mahadsanid
@khuluudadan
@khuluudadan 2 жыл бұрын
Hadan awoodilaha 1m ku gaarsin lahaa 😳aad ku tagyeraaa
@kim_alishaaxmad1669
@kim_alishaaxmad1669 2 жыл бұрын
Wllhi waad ika farxisay m.a allaha ku sharfo
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 2 жыл бұрын
Waxaan kamid ahay taageerayaashada walaaley muuqaalada qaar aad sheekoyinka u isticmaasho iska ilaali muuqaalada qaar marka aad isticmaaleyso Waa no copyright laakin muuqaalka markii ay arkaan in dad badan isticmaaleen ayeey copyright ku xirtaan
@sefrenaratter8610
@sefrenaratter8610 2 жыл бұрын
Sheekadu ma intan un bay ahayd aaway part 2
@maryancabdi116
@maryancabdi116 2 жыл бұрын
100k coming soon❤🥺🎆
@qancisocabdulahi1612
@qancisocabdulahi1612 2 жыл бұрын
Mahadsanid hppti part two laso dhaqso
@faraxsanqalpi3972
@faraxsanqalpi3972 2 жыл бұрын
Mashallah wax badan kusugeynay soo dhawoow ✊🥰💯
@naimaiise2072
@naimaiise2072 2 жыл бұрын
Nolow ita ayy nolol jirto🥰👑❤
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 жыл бұрын
Kep goin sister from sacudi Arabia
@faadumoladan9768
@faadumoladan9768 2 жыл бұрын
Part 2 soo dheere🥰
@ubub9493
@ubub9493 2 жыл бұрын
Keep goin wllshay
@abdikaadirakeahmed6390
@abdikaadirakeahmed6390 2 жыл бұрын
M a waxa tahy gabdh aan jeclahy wall alaha ku daayo nbd iyo farxad igu nolo
@naima..44
@naima..44 2 жыл бұрын
Qaybta 2 dhakhso nagu so gali abayo🥰🥰🥰
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 2 жыл бұрын
Ruweyda styles Allah haku xafido marka hore kadib waxaan ku ogaysiinayaa maxkamada sare ayaa lagaaga baahan yahay kiis baa kusoo galaye
@maryancabdi116
@maryancabdi116 2 жыл бұрын
Wcs waraxmatu allah tacaalaah wabarakaatuh🌼❤🥺
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 2 жыл бұрын
Ilahey dartiis ayaan kuu jeclahy xbbt👑👸❤💕💓
@aliomarabuukar9806
@aliomarabuukar9806 2 жыл бұрын
Ruweyda style wlshy dar allan ku jeclahay wlh illahay haku xafido sheekooyinkaga kama daalo
@jaalefuaad2949
@jaalefuaad2949 2 жыл бұрын
Keep going 💪 ✨ wllshy
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
War part2 lasoo dag dag. 🥰
@abdicaziiz4063
@abdicaziiz4063 2 жыл бұрын
Part 2😍😍😍😍😍😍😎😎😎😎😎
@Mofaysal
@Mofaysal 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal
@ameirasalah5140
@ameirasalah5140 2 жыл бұрын
Indr wan ku jeclahee maalin walpa zoo dhig qiso hppt Wxani arin maahee Qisooyinkagu waa wngsan yihiine Keep going sister
@zamzamkaliil3124
@zamzamkaliil3124 2 жыл бұрын
Asc seetahay ruwayda xbbti aad ayaan kuu taageeraa keep going ♥ ❤ ku soo dhaqso prat 2 mahadsanid
@noorstar9502
@noorstar9502 2 жыл бұрын
I’m first ❤️😊😂
@axmed556
@axmed556 2 жыл бұрын
Ruwayda lacala hadii aad hal asbuuc 100k subscribe ku gaadho maxaa samayn lahayd
@king__________abaaja5013
@king__________abaaja5013 2 жыл бұрын
walshie sidaan cml u soo dhaqso. I reapect you🙏
@mohamedbarreh3570
@mohamedbarreh3570 2 жыл бұрын
I like your videos really
@nusaybaabdullahinuska5967
@nusaybaabdullahinuska5967 2 жыл бұрын
Inder hdda madarisadii ban ku socdaa mrkan soo noqdo baan dawan 👍👍adigu 7 day baad iska seexataa
@ilwaadnuura9182
@ilwaadnuura9182 2 жыл бұрын
Boqoradeenii ruweyda dar alle baan kuu jeclahay
@nimcoali4820
@nimcoali4820 2 жыл бұрын
Apyo lsoo dhaqso🤩😘😍 part two
@zarajama6766
@zarajama6766 2 жыл бұрын
Sheeko dha dhan leh💖❤❤💚
@hipochabdi9056
@hipochabdi9056 2 жыл бұрын
Keep going ukhtii ❤❤❤
@رياناحمد-ت6ب
@رياناحمد-ت6ب 2 жыл бұрын
Ruweydooooo saan xaq ma aha 😭😭😭😭😭 3 /4 saac xataa video ah noo soo duub ma sugi karno wax pls abayo ciyow noo soo dhameestir sheekada
@shwomp3368
@shwomp3368 2 жыл бұрын
I love you ruwada kkkkk kan xun kulaha 😂😂
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 2 жыл бұрын
Keep going abyo walige may dhicin ina firisado vido mise aa sariin
@adnaantomaz9110
@adnaantomaz9110 2 жыл бұрын
M.z wll magacagu ma sulaafu ahaa wll aad baa kaga mahad celinayna sheekooyinka aad noo xisa galiya inkastoon ku yar raagsano hadana marlayba waa dadaalaysaa wan ku sugayn kalmadahan ka barnayna ( idam alle macasalama )( from azxapta duugaa 🥰🥰
@gabadhariyada9321
@gabadhariyada9321 2 жыл бұрын
Abayo fidiyowyada la soo dhaqso 🥰 mahad sanid
@abdikariimdirie8524
@abdikariimdirie8524 2 жыл бұрын
What a story i can’t wait part2🥺🥺🥺🥺
@cabdicasiisboqortooyo6172
@cabdicasiisboqortooyo6172 2 жыл бұрын
Wllo wad ku mahd santay qisada adku umacan Lkn xaya wanada qar video ga ku jira nagada su waxn qorotada u eeg 😅
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 2 жыл бұрын
Welcome ruweyda.
@abdibasidkader9661
@abdibasidkader9661 2 жыл бұрын
RᴜᴡᴀʏDʏ WᴀʟOᴡ Hᴏᴏʏᴀᴅᴀʏ SɪDᴀʏ Iɪ LᴀʜᴀʏD YᴀʀTI ᴄᴏᴅᴋᴀ MᴀᴄᴀɴᴇY ɪɪ ɢᴇᴇ ᴀʏᴀʏ Kᴜ Jᴇᴄʟᴀᴀᴛʏ ᴡᴀʟʟHɪᴇ Eᴇ Bʟ ɴᴀɢᴀɢᴀ sᴏᴏ ᴅʜᴇᴇʀᴇ ᴅᴇᴇ ʜᴀʟ ʟᴏᴠᴇ❤️❤️❤️❤️
@cabdiraxmaanzahal9566
@cabdiraxmaanzahal9566 2 жыл бұрын
😂hooyo qof ay jeclatay jano gale wye
@naazirmohamed1030
@naazirmohamed1030 2 жыл бұрын
Waxaan sugnaaba waa qaybta kale ❤🤝🤏
@sisizowadish2633
@sisizowadish2633 2 жыл бұрын
Ruwyda waaxa isaldeehy hadad sheekada dheeryso waa laguhu cajisaya lakiin Anigu hadan meel kuwad Noolaan Lahay intaada waxa Cunayaso lee igaa Amusi lahayad plz sheekada cadi mahan hoore Nogu soogali
Q2aad: MAXAA KU DHACAY 3DII WIIL EE WALAALAHA AHAA!?
15:37
Ruweyda Style
Рет қаралды 97 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
YAA DILAY RANA?!||Ogolaansho dil||
26:21
Ruweyda Style
Рет қаралды 190 М.
QISADA RAASHID IYO XAMDAAN QISO CABSI AH!!@sawdamqaalib
1:08:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 114 М.
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 54 М.
INANTI SHAQAAALAHA AHAYD
22:23
Ruweyda Style
Рет қаралды 142 М.
sir ay ka qarineysay mudo ayey usheegtay habeenka aqalkakooda
17:13
Maariso channel
Рет қаралды 1,1 М.
4TAN WIIL GABADH IYO AABEHEED AYEY CIDLO KA HELEEN MAXAY KU SAMEEYEN!!
15:05