واعلم اءدم الا سماء كلھا ثم عرضھم ......aayadan tafsiirkeeda raadi luuqadaha halkey kayimaaden waatan
@MohamedBoulsagueda9 ай бұрын
Wa sax 💯💯
@ibraahimfaaraxaxmed15989 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@xaawaadan12269 ай бұрын
Ustad Cabdirahman cumar Ramadan Mubarak
@mohamedm.ahmedsugulle51529 ай бұрын
😊
@ibraahimfaaraxaxmed15989 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@RaymanAhmed-f5e9 ай бұрын
Ramadaan mubarak dhamantiin ❤
@Yahya-9309 ай бұрын
Ramadan Mubaarak🎉 Wabari Media. We support Chanalkiina.🙏 From dire dhabe👍
@ilabarocaalamka9 ай бұрын
Ha iluubin in aad ku xirnaato chanelkan TAYMIS MEDIA 🙏 waayo hami baan leeyahay Ramadan mubaarak
@Abdifitahabdullahi86549 ай бұрын
Mahadsanid Cabdirahmaan waabari Runtii mowduuc xiiso badan Dhab ahaantii hadalku waa wax aan laga maarmin bini aadamku uu san noolaan karin la'aantii . aniga magaranaayo luuqada ay ka soo farcameen luuqadahu balse hadaan qiyaaso waa carabi.
Luuqada ay kafarcameen waa luuqada Arabia way waxa ku hadli jira nebi Aadan
@MustafeMaxamed-ff5mg9 ай бұрын
Masha Allah
@IsmailIsmail-on3pb9 ай бұрын
Luuqada Af Soomaaliga ayey ka soo tafiirneen dhammaan luuqadaha aduunku tusaale 1. Word (English) : weedh (af soomaali) Boqolaal weedhood oo Af Carabi ama English ah oo asalkoodii ka soo jeedaan Ad Soomaali ayaa dhawaan laba buug laga daabacayaa iyo qaaciidooyin iyo cadaymo qodobkaasi ku saa san
@Hankarmedia9 ай бұрын
Word iyo weedh maxaa iska galay wll Word :eray Weedh:sentence
@somalibrighttv1109 ай бұрын
4:57
@korneylmohamed25799 ай бұрын
Illahay ayaa dadkasta luuqad ay kuwada hadlan u sameeyay
@AbdinasirMohamed-d2p9 ай бұрын
WABERI MEDIA GASLE24 DADWAYNAHA kanalo an jeclahay
Luuqadaha Oo idil waxaa ku hadley Nebi aadan, Abu bashar
@Qaraxgimer9 ай бұрын
Carabi
@Xasancabdilaahi-u9m9 ай бұрын
Waxay samaysan karaan at gooniya iyo isku afgartaan
@shaaficidayip9 ай бұрын
waxa weeaan luqada carabiga luqada ahlul jannaha
@hasanfapio9 ай бұрын
First coment😂
@SubeerSaid9 ай бұрын
Halkaan waa waaberi media 😂
@NimaAbdi-b2q7 ай бұрын
Arabic ayaan😢
@NimaAbdi-b2q7 ай бұрын
Arabic ayaan
@AYAAANAhmed9 ай бұрын
🎉😢
@farxaanibraahim52689 ай бұрын
Wllo c/raxan maxay kulahayen yaah
@aliahmedtahir80234 ай бұрын
Zxb luuqadii nabi adam
@MahdiNour.w9 ай бұрын
Was.soomaaliga
@Hiigsiganolosha90909 ай бұрын
Maxaa dhacay
@SmilingBlueLake-ul2uu9 ай бұрын
Ustad carabiner
@Munasayare9 ай бұрын
Inta jirta 17 sano iisoo raaca
@hashimtahir63939 ай бұрын
Me 16 wlhi❤😊
@MahdiNour.w9 ай бұрын
Soomaali
@aliabdal-xb1en9 ай бұрын
WABERI MEDIA GASLE24 OGAAL CUSB 💚💗💗
@sidiiqyuusuf13229 ай бұрын
walhi wa cajiip 😂😂😂😂
@SafiyaMaxamad-x4w9 ай бұрын
Waxay ilatahay in luqaduhu ay tarman yacne ay isdhalan tusale qom hal luqad kuwada hadla ayay kordhaysa tirada dadku kadibna way kala lexanayan sida af somali u udhalay af maymayga qaloca afka aya si kordha kadib luqad ayu noqda wa anigo ah axmad kansi raxman iso xus
@Muhammadali15839 ай бұрын
Adiiley koosugaani
@abdirisaakdaahir73829 ай бұрын
Asc Walaal waxaan kuurajeynayaa caafimaad cibaado iyo cimridheer Walaal waxaan kaa codsanayaa hal arin oo muhiim u ahdiinteena Dadkuna human baraarugsana arintaaas waxaytahy oo way dhayal sanayaan waayo aqoon biuxda umalahan mana baaraan Waxaan kaa codsanayaa inaad arintaan kahadasho madaama aad tahy qof kudheeereeya wax baarista Arintaasna waxkale ma ahan WAA FEMINISM KA WAA CODSI WALAAL SI AAN HABLAHYNA UBADBAADINO ALLE UN AYAA WAX BADBAADINKARO MADAAMA ADIGANA UU CODKAAGA MEEL DHEER GAARAAYO Please waan kaa codasnayaa Mahadsanid walaal
@zayidcadnani3559 ай бұрын
Body language
@hashimtahir63939 ай бұрын
Hhhhh wlhi😂😂😂😂😂
@ahmedwaliosman97289 ай бұрын
Somaliga ayy ila thy mida ay kasoo farcmeen wxaan ogaady mrka writte sa u qory English ka somaligna raayt w daas xgey ka kenn mid zhp KY ah xta cilmi badhis u ishegy jimanka somali ayy ku hdlan r.muprk zhpyaal Dubai ayn idinka so slmya😂😊