4 Meel ka ogow heerka caafimaadka telefoonkaaga (Android)

  Рет қаралды 151,737

iM252

iM252

Күн бұрын

Waxaa jira 4 meel oo aad ka ogaan karto in uu telefoonkaagu caafimaad qabo ama in uu dhib heysto. Kaga bogo muuqaalkan, lana wadaag asxaabtaada fadlan.

Пікірлер: 444
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 жыл бұрын
Daawadaha Qaymiga Badanow Waa Markale Iyo I'M 252 Markii Aad Maqashaa Cashar Muhiim Ah Baa Kusoo Xigee Dhegahaaga Amaahi Keep Going Ustaad ✅✅✅
@nasrinamohmet752
@nasrinamohmet752 2 жыл бұрын
Walal mobelka iga xun mRksta wuxu ileyahy call WhatsApp markaan waco limited battery usage has been enabled for WhatsApp this migth unexpectedly end your call maxa ku dhacayna
@jerrylovely4236
@jerrylovely4236 3 жыл бұрын
Nabi maxamed horta haYnu ku salino scw
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Laaandhere ii saaar susbcriber
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@_xaqiiqo
@_xaqiiqo 3 жыл бұрын
Scw
@yoonisxasancalasow7290
@yoonisxasancalasow7290 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@abdirahmanbashiirmohamed2353
@abdirahmanbashiirmohamed2353 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 3 жыл бұрын
Ilko+Caafimaad qabaa waa jidh Caafimad qabba, tanna waa tusaale uun aad baad u mahdsanidtay, sxb waa hubaal inaanu wax badan kaa FAA'iidsanay, aniyo iyo |bulshaduba! Keep going..👍
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 жыл бұрын
Wad ku mahadsan usTaad Sida degaN ee aad casharada noogu so gudbiso 💯♥️
@Raysmedia8159
@Raysmedia8159 3 жыл бұрын
salaan sare wll mohamed qof aad u qiimo badan baa tahay waxa tahay macalin ka kaliya aan KZbin kaga xidhanahay ilaa 2015 ilaa 2021 guulayso macalin
@ducaaleabdi1509
@ducaaleabdi1509 3 жыл бұрын
Allah yaxfidag wlloh maxamed jasaaka Allah ilahay ha ku barkeeyo bulshada Ayaad inta badan wax fahansiisaa
@jamiilamohamedamiin
@jamiilamohamedamiin 2 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay Macalin , Horay umaan ogayn balse hada ayaan kaa faaiidey wax badan mahadsanid
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Mhdsnid engr M.N shardi. Ramadaan kareem ayaan ku leeyahay. Haa oo hore waan u ogaa waadse ii sii kala dhigdhigtay
@ummu-salamaonline189
@ummu-salamaonline189 3 жыл бұрын
Thanks my dear brother Cilmi wayn ayaan wlh ka faaiday oo muhim ah Alh amaalkada janao hakadhigo wll
@ceynte
@ceynte 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad. Horay waan u ogaa lkn waxba igu siyadisay markale MAHADSANI💯
@maxamed-yare6735
@maxamed-yare6735 3 жыл бұрын
May maan ogayn ustaad waxyaabo faro badan ayaan kaa bartey alle haku dhawro hore usoco
@dr.abdimajidmohamed3684
@dr.abdimajidmohamed3684 3 жыл бұрын
Hore waa u arki jirey lkn sida aad hadda noo fahansiisey uma fahansaneyn masha alaha alaha kaa sii ajar cilmigaad barateyna alaha kuugu anfaco bil barakeysan ayaa lagu jiraa alaha ducada naga wada aqbalo
@abdullahiqanciye1538
@abdullahiqanciye1538 3 жыл бұрын
Ustaad horey u soco wax badan ayan kaa faa'idnay waad mahadsnthy
@ikrandacaar343
@ikrandacaar343 3 жыл бұрын
Macalin qiimo badan OO waxyaabo badan aan ka bartay ale caqliga iyo maskaxdaba hakuu barakeeyo
@durranofficial8320
@durranofficial8320 3 жыл бұрын
Thank you For your Sharing Great Information 💯✌
@aweysmuqtaar1408
@aweysmuqtaar1408 3 жыл бұрын
Mahadsanis wll Ee no soo badi vedioyada si aan wax kaaga faaidno allh ku xifdio wll
@nasiimabdirahmaan3298
@nasiimabdirahmaan3298 3 жыл бұрын
MashaAllah walaal forward really ,i doesn't know before and this video make my phone special...thank you and may Allah bless you🤲
@salaadnuur8015
@salaadnuur8015 3 жыл бұрын
Marka hore waa ku mahadsantahay duruusta faaidada leh oo aad bixiso mida kale anigu waa ogaay oo mar mar teelkeyga waa ku sameeyaa 4 cudur oo teelka laga daweeyo. Mahadsanid mar labaad.
@abdirahmanhussein3555
@abdirahmanhussein3555 3 жыл бұрын
Aniga waxan isticmala HUAWEI wana aqanay barnaamijkaas wayo afka hore ee shashada ayuuba saranyahay OPTIMIZE 👍
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 3 жыл бұрын
Libaax batahay anagu wana fahansanahay hadanahay team huawei
@qibradyare4145
@qibradyare4145 3 жыл бұрын
Sxb huwei p30 lite ayan isticmala ee inta kafiriya
@abdirahmanhussein3555
@abdirahmanhussein3555 3 жыл бұрын
OPTIMIZE ka raadi wuu laayahay
@abdirizackabdullahi641
@abdirizackabdullahi641 3 жыл бұрын
Masha'Allah wll wadku mahadsantahey sidaad noogu hagar baxayso
@hassansantos7924
@hassansantos7924 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak soomaali Maxamed✌
@osmangelle34
@osmangelle34 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb wax badan ayad ii faaideysay 🙏🏼
@qanciyeboy792
@qanciyeboy792 3 жыл бұрын
Wll kusali xabiibkeena muhamad scw scw scw scw scw
@SuuudSiciid
@SuuudSiciid 3 жыл бұрын
Msah wlky lamnsocon markiihore walhi waxbadan ayankafaiday yutubkagah mahadsanid wllky
@dictoriidleyare7805
@dictoriidleyare7805 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay wxqabad ayaa kaa faaiday
@mansouralli8216
@mansouralli8216 3 жыл бұрын
Pro Facebook geyga Wuxuu ileeyahay THIS ACCOUNT WILL BE DISABLED IN 16 DAYS Bro Maxaa sameeyaa Video Ka soo samee Codsi Waaye🥰
@keydkasuugaanta
@keydkasuugaanta 3 жыл бұрын
Walalow wad mahadsan tahay wax iga maqnaa ayaad ii shegtay
@queenikrish8941
@queenikrish8941 3 жыл бұрын
Wa mahadsantahy wall noso badi barnamijyadan
@jamaalcabdi6547
@jamaalcabdi6547 3 жыл бұрын
Wll MAHADSANID waayo waa ii FAA Ido👍
@nimcaanciise2280
@nimcaanciise2280 3 жыл бұрын
Dabka batteriga sideen u save gareeyaana si uu mudo bdn ii hayana Shukrn ustaad 🙏🙏🙏
@hawaartomusicchanel866
@hawaartomusicchanel866 3 жыл бұрын
Maya ma ogeen hore sxb thanks inbadan
@Maxamedamiin4
@Maxamedamiin4 3 жыл бұрын
Ramadaan kariim
@axmednoor2107
@axmednoor2107 Жыл бұрын
Macalin talefan cilad ayaa iga heesa ee ma ilaxali kartaa adoo mahadsan
@abaase
@abaase 3 жыл бұрын
Suaal ayaan wataa sxb ina iga jawabto rajeyna sidan ayeyna Noqoneysa KZbin SUBTITLES MA USAMEESAN KARAA HADI LA SAMESAN KARO SOMALI MALA SARAN KARAA
@Cabdiwalimohamedibraahim
@Cabdiwalimohamedibraahim 5 ай бұрын
Waan ku farax sanahay engineera
@maxamuudxarbi3490
@maxamuudxarbi3490 3 жыл бұрын
ustaad ayaan taan waad gaabisaa soo dadaal i.a
@ilyasheban9337
@ilyasheban9337 3 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad umahadsan tahay intaa kadib waxaan sitaa s 8 + sideen u ilaaliyaa waxaan kushunay iyo sidii aan xayaaysiika iskaga xidhi lahaa iyo ilaalinta baytariga.waxaan ahay dawade cusub oo barnaamijyadaada jeclaystay waxaan rabaa inaan noqda asxaabta sida joogyada ulasocda barnaamijka wankuu mahad celinayaa Aalaa mahad leh ilyas heban hargaysa
@haweyohayir9037
@haweyohayir9037 3 жыл бұрын
Mashallah thanks wll sida waqatigaad noogu faaideeysay keep going
@mohammaddeck
@mohammaddeck 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeye🤣✅
@jamaabdikadirmohamed756
@jamaabdikadirmohamed756 3 жыл бұрын
Haaa waa ogaaa waana iguii baraarujisey thanks wllo
@husenomar2226
@husenomar2226 3 жыл бұрын
Horay uma arag waadkumahadsantahay casharka aad nigabartay
@shucaybmaxamud9839
@shucaybmaxamud9839 3 жыл бұрын
hore uma ogeen ustaad aad ayaa u mahadsanthy
@safasahal9708
@safasahal9708 3 жыл бұрын
Sharfanid ustaad,lkn mobile kad isticmalayso ma Android baa qaabkaas iiguma shaqaynayo oo waxyaalo qaar ma arkaayi ee haduu yahay Samsung magacii??
@nuurmagaal7170
@nuurmagaal7170 2 жыл бұрын
Saxib wakumahdsanthy Waa nofaideyseyy
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 3 жыл бұрын
Koly bro waa oga lkn dad badan an ogyn u faidaysay masha allah
@hassanaliibrahim4513
@hassanaliibrahim4513 3 жыл бұрын
Walaal waxaan rabay inaad video nooga soo samayso wallpaperska iyo themeska ugu fcn ee Adroidska ama Sumsung. Waa codsi inaad ii tixgeliso ayaa jclahay? Mhdsnid walal
@zakamainaabdichannel4480
@zakamainaabdichannel4480 3 жыл бұрын
Wd ku mahad santhy wll sedadad noguso gudbisaay cashiradaa jugtada ah
@RaxaweynBoy
@RaxaweynBoy 2 жыл бұрын
Good horey u soco keep going
@UpdyKani
@UpdyKani Жыл бұрын
Thanks ustaad😘🥰🥰🥰
@رحمعبدالله-ي5ف
@رحمعبدالله-ي5ف Жыл бұрын
Aad io Aad wad noo faiidysy keep going zhp
@raxmocusmaanisqaax5854
@raxmocusmaanisqaax5854 3 жыл бұрын
Thnks wllkey wan kumahadsanthy cilmiga ad noga faideyso
@hussein1800
@hussein1800 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ustaadka iyo bulshada ku xiran im252.
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Laaaandhere susbacriber iii saaaaar
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 3 жыл бұрын
Mncha Allah zxp waan ku mahad celinyaa horta Horana umaan ogayn mac luumadkan
@mohawarsame442
@mohawarsame442 3 жыл бұрын
Thanks waa faa,ido waaqti dheer ubahnanlahayd ayad ino sokobtay ilaahey xasanadka hakugu daro wanagada Aniga su,aal ayan qaba Qaabkee ugu ufudud oo layskaga tirtiri karaa telka kugu jira ado laharaya inta ad ubahantahay wana andaroid
@keynaanofficial4558
@keynaanofficial4558 3 жыл бұрын
May Horey Uma Ogeeen Walal
@mehbuubdek1937
@mehbuubdek1937 3 жыл бұрын
thank you for your reply
@sharamofficial3981
@sharamofficial3981 3 жыл бұрын
Hadi adsomantahay like dhac ku sii
@xabiiboaxmad1220
@xabiiboaxmad1220 Жыл бұрын
Sim ka wa igu sha qenwaye qofki igu dhamow icawi
@abdow4104
@abdow4104 3 жыл бұрын
Mashallaah shukran 🤲🇸🇴🕌🌜
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 3 жыл бұрын
Wall aad ayaad umahadsanthy ❤💯💯💯❤💖💖💋💋💯💯
@asmarshow2400
@asmarshow2400 3 жыл бұрын
Dakhatar technology mashallah
@omarpaabaposs8151
@omarpaabaposs8151 3 жыл бұрын
Zxp waxbadan ayaa iga caawisay pro keep going my brother
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Mahadsanid horay uma ogeyn runtii
@maxamedxussen5512
@maxamedxussen5512 7 ай бұрын
Maya zxb noo soo badi mugalada
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 3 жыл бұрын
Asc. Wll scan markan u diray wuxu isoo qabtay whatsappka iyo barnamij kale oo aan kuso dijiyey oo la dhaho Directchat. Marka Example whatsappka iyo kan kale miyaa dhib ku ah mobil kayga madaama uu dabka cunayo? Mahadsanid. I hope you will answer me insha allah
@abdiqorshaale9371
@abdiqorshaale9371 3 жыл бұрын
Walaal taleefan marwalba kuleelkiisa said naqdo adroid ah an isticmaala caafimad daro ma i keeni karaa Mahadsanid
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 3 жыл бұрын
Maya wall hory uma ogayn in sidan lo ogaado cafimadka taleenka
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
Zhp barnaamuj nooga soo diyaari sidaan iskaga xidhi lahaa Xayayiisyada
@Amiin___cbdi
@Amiin___cbdi 2 жыл бұрын
aad baad u mahadsantahay macalin🤩😍🥰
@juleibibade
@juleibibade 3 жыл бұрын
Wll Apple Iphone Kaso Hadal Oo Batteryga Aan Ku Dhib Qabno Reer Apple Ino Codeya Si Oo Inagu So Hadlo Wllka
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 3 жыл бұрын
Maya walaal horey uma ogayn mahadsanid ustaad
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Dadkenu aftahanimo siday isaga badhayen ayad ku cajisaysa, nio wx macqula waad soo gelisa ee lakin dadka samanka jooga Samir male inaderow 123 wxaga ku soo koob
@aliimoha3608
@aliimoha3608 3 жыл бұрын
thanks pro .sida wangsan ee casharda nigo soogudbiso
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
Mya waad mhdsnid
@abdiqadiribrahimgulied2096
@abdiqadiribrahimgulied2096 3 жыл бұрын
Ramadaan kariim Im252 iyo dhamaan dadka kudaawada
@jamaalmustafa4490
@jamaalmustafa4490 3 жыл бұрын
ALLAHA KU XAFIDO
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 3 жыл бұрын
Maya maantaa iigu horeeyso,,mahadsanid
@sayidkhalifa3908
@sayidkhalifa3908 3 жыл бұрын
First one , mashallah Masuuul
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Subscriber ii saaar laaandhere
@JIBRILFMUSE
@JIBRILFMUSE 3 жыл бұрын
Farsamooyin lagu xalin karo battery-ga iPhone ka soo hadal. Masuul Mahadzanid
@mohamedkusigte8103
@mohamedkusigte8103 3 жыл бұрын
Asc Ustaad Sidee ICloud loogu xiran karaa Master Card kaaga Premeir pank Intaas ifahan sii adoo mahadsan Teacher 🙏
@xamsexamseaxmadcabdi7194
@xamsexamseaxmadcabdi7194 3 жыл бұрын
Manshaa alaah waanu ubaah nayn
@mohamedabdullahi1367
@mohamedabdullahi1367 3 жыл бұрын
Mahadsand ustaadii run ahaantii im252 wax badn baan ka faa'iidy ku mahdsnd mar2aad ustaadii
@aliazkar5238
@aliazkar5238 3 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farxsnhy inaan jaamcda bosaso{UOB} ku wada kulany
@use_996
@use_996 3 жыл бұрын
Salan sare inj Im252 , xagan kalaso xarira plz , Telkaga dhiba kajira ah in xogta layla wadaago wana garan wayay cida iyo sabab kenay??!
@axmedbarre6872
@axmedbarre6872 3 жыл бұрын
Haa wll aadbaad u mahadsantahay hora umaanan ogeyn macluumadkan
@mustafehadaf9797
@mustafehadaf9797 3 жыл бұрын
Mnsha Alah hanbalyo wax badan baan ka ogaday
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 3 жыл бұрын
In badan mahadsanid sxb ani hora ukasayeye barnamijkaan marka laga reebo qeybta security
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 жыл бұрын
Aad iyo aad barnamij muhima
@samatarkhalid4652
@samatarkhalid4652 3 жыл бұрын
Maclin waxan ku weydiiyey mobilkeygu anoon shidin ayuu iska shidma ii sheeg sababta marka la bakhtiiyo maaha ee waa marka uu shidan yahay marna waa uu is bakhtiiya marna waa uu shidma
@zakariyelarzon4030
@zakariyelarzon4030 3 жыл бұрын
Sxp sare wan ku taageersanahay inolw sxp inbadan ♥️
@ccyoutuber641
@ccyoutuber641 3 жыл бұрын
All mopilkeyga simcarka wuxuu ileeyahy emergency no sim card call only waa Maxy dhibaatada .sidoo kale wuxuu ileeyahay conectioon proplel no invited imi cod.was Maxy dhibka
@xuseenmaxamed2058
@xuseenmaxamed2058 3 жыл бұрын
Walaal waxaa Rabat inaad noo soo duubto SIDEE LABO VIDEO LA ISKUUGU XIRAA
@abdalla7878
@abdalla7878 3 жыл бұрын
Nio Samsung A21s date internet ka ah waa culays maaxaa keena halmar iisoo jawaab ama muuqaal kasoo samayn mahadsanid
@aafisomali2641
@aafisomali2641 3 жыл бұрын
Nio ana ku dhibana jiray hadase iska badaly
@luuzaqurux9951
@luuzaqurux9951 3 жыл бұрын
ustadow super power mode ka telephone ka dhib miyuu ekenaya batteriga
@zakariyeqooje3317
@zakariyeqooje3317 3 жыл бұрын
Sidee loo sameyaa pro😇😇
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
SHUKRAN im252.
@mohamedabdul1826
@mohamedabdul1826 3 жыл бұрын
Soo badisaaxiiibky muuqaalada ❤❤❤
@kobciyemediachannel2686
@kobciyemediachannel2686 3 жыл бұрын
Thank you for much
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
I can called u teacher Alle maxaan WAXKAA BARTAY LKN AAN WAXBA IGA BIXIN OO QARASH OO AANKA AHEEY MY TIME. WANA WAXA UGU QAALISAN EE AANKU SIIN KARO
@acazaam
@acazaam 3 жыл бұрын
Xubnaha bini adamka way isla shaqeyaan mana jirto xubin kaligeed si gaar ah ushaqeysa howsha waxaa layiraahdaa irreducible complexity. Warka ah xubnaha jirka wayna isla shaqeyan marmarna qaarba kaligood isku filan wa warkii mulxidiinta evolutionka aminsan ay qabi jireen wana laga daba tagay. Cfwn macluumadka yaryarka leska soxo wa qasab
How THIS wallpaper kills your phone.
10:25
Mrwhosetheboss
Рет қаралды 24 МЛН
5 Farsamo muhiim ah ka baro Whatsapp
6:27
iM252
Рет қаралды 585 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,4 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 151 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 599 М.
6 waxyaabood oo dhameyn kara bateriga telefoonkaaga.
10:15
How to Get a Private Phone, Number, and Cellular Data
10:00
Mental Outlaw
Рет қаралды 1 МЛН
Sawirkaaga saaro keyboard-ka telefoonkaaga!
5:30
iM252
Рет қаралды 184 М.
We Turned This Old Phone into a Gaming Beast !!!
16:53
Geekerwan
Рет қаралды 4,7 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН