maxaa ka run ah aqoonsiga somaliland

  Рет қаралды 33,861

Mohamed Panama

Mohamed Panama

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 16 күн бұрын
Markale sixid anoo hore qoraal ugu saxay hadana halkan waxaan Ka saxayaa meesha aan Iceland Ka idhi waxay sax Ku tahay Greenland
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 14 күн бұрын
Ilahay ayaa ilaashanaya soomalilan wayna guulaysatay cidkasta oo xaasidaana waxaba ka qaadimaayan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 15 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland isaaq nimo is not easy isaaq ❤❤❤❤❤
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 15 күн бұрын
somaliland waa qaran ee qabiil maaha wll
@zallaama
@zallaama 15 күн бұрын
Somaliland isaaq maleh waa qaran
@CamuudAwed
@CamuudAwed 16 күн бұрын
Waa tusaala yaal wada run ah macquul ah Aad iyo Aad Aqoonyahan 🙏✅💚🤍♥️🙏💚🤍♥️
@filsonabokor6370
@filsonabokor6370 13 күн бұрын
👍👍👍👍👀👀💕💕Guul Somaliland Isha Alla
@CamuudAwed
@CamuudAwed 16 күн бұрын
Maxamed Siciid 🙏 Waad ku mahad santahay baraarujinta Aad baraaru jinayso Mawaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland Maamulka iyo Shacab ka labadaba 👍👍👍👍👍💚🤍♥️
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 16 күн бұрын
Adaa mudan gudooomiye
@CabdiRashka-q2b
@CabdiRashka-q2b 7 күн бұрын
💞💞💞💞💞💞
@FoosiyaAxmed-m3j
@FoosiyaAxmed-m3j 7 күн бұрын
Mansha. Allah. Somaliland
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 15 күн бұрын
Kkkkmmm dadkaan waa dadka kaliya aan gacan utaagay oo jecel ineey qayaali kunoolaadaan 😅😅😅😅. Waa thnks isaaqlland
@WAlal-c2c4z
@WAlal-c2c4z 15 күн бұрын
Adiga pranki ku nool masoo noqonayso slLand😅🤣😂
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 10 күн бұрын
siilkii qadhmuuna ee hooyada sibil dheer usheeg
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed 15 күн бұрын
Cadowga kali ee Somaliland waa somali.
@Lagdheera
@Lagdheera 15 күн бұрын
Yaa waye kowas
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 14 күн бұрын
Waa,sax haddii aqoonsigu intert noqaday ama dhaqaale dalkuleeyahay ama khaayraad ,mabuuxinkarnaa waamaya hadahaloodedaalo indalka ladhiso dhaqaalena la,abuuro.
@hassanadam2508
@hassanadam2508 16 күн бұрын
AQOONSIGA AYAA SOOMALILAND UDANA EEXAASIDKU YUUNA IDIN BAJIN ANAGU WAANU IDIIN HABALYEENAYNAA HADII LA IDIN QOOSADO
@CabdiNasircumar-g7d
@CabdiNasircumar-g7d 14 күн бұрын
GUUUUUUUULLLL SOMALILAN
@LeylaWarsame-z4t
@LeylaWarsame-z4t 15 күн бұрын
Okay laakiin dowlada cusub ee Somaliland uuma eega mid aqoonsirabta
@AsliSharaf
@AsliSharaf 15 күн бұрын
SNM ey itaadledihin ogosta laakin SSC iyo AWDAL midna maa donayaan inay racaan snm .trum.dhulka maa asaga leh waa maya beenta umada ka daya
@IsmailFaarax-o7v
@IsmailFaarax-o7v 12 күн бұрын
Aqoonsiga Somaliland waa muqadas
@art_lto2450
@art_lto2450 16 күн бұрын
Somaliland ♥️
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 15 күн бұрын
Soomaalia waa dad xun xaasidiin ah ilashaybaanu ka magan galay waanse xauus xun igu ah jacaylkaan u qabnay markaan 1960.kudar sanay dawlad nimadayadii😮😮😮
@AB333East
@AB333East 14 күн бұрын
Qabiil isaaq. 9 bilood madfac laku garaacay lascanod Waa xaasinimo
@lutfi9892
@lutfi9892 15 күн бұрын
Yaaba ku dhageysan kara waxbaa kaa ag qeylinaya waxaas jooji, Somaliland Guul
@XasanWali-g9o
@XasanWali-g9o 15 күн бұрын
Manisha Allah. Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@RashiidSulub-m7f
@RashiidSulub-m7f 15 күн бұрын
Inta adan ka jawaabin suaalahaaga waan ka baxay si dhageysigaaga,waayo qofkasta almost uu fami Kara dadku caruur ma aha
@mubarakismaacil8296
@mubarakismaacil8296 14 күн бұрын
Aqoonsi la helo oo laga baxo dulmiga iyo gumaysiga somalia ku hayso rer somaliland 34sano ay ku dul mamulayen una isticmalayeen dowladnimadii rer somaliland konfur u geeyen
@awgeele
@awgeele 16 күн бұрын
Somaliland cadowgeeda ugu weyni waa somalida la gumaysto ito somaliya. Ilaahay hanaga fur furo somali xataa yuhuuda ayaa noo dhaanta ama anagoo lamidowna marayka ama Israel.
@MOzzy-lz6yy
@MOzzy-lz6yy 15 күн бұрын
Waad buktaa ee yuhuud iyo mulxid la midiwgooda ma rabno, umadana ha naga suurad xumayn, waanu kula soconaa in aadan reer Somaliland ahayn oo aad tagay Xaasidiinta huwanta iyo qadaad waynta😂😂😂
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 15 күн бұрын
Waa lagu fahmay
@Cabdirashiidismaaciil-mh8rf
@Cabdirashiidismaaciil-mh8rf 15 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuul
@warss11
@warss11 15 күн бұрын
❤❤❤
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 15 күн бұрын
Iceland maaha waa Greenland
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sax
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 15 күн бұрын
In addition to that, Natanyahu is pressuring Trump to get hold of securing Somali land.
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 15 күн бұрын
Soomaaliya awood uma laha iney aqoonsato aqoonsato somalind sababta oo ah somaliland waxay xornimo buuxda ka qaadatey ingiriiska
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 15 күн бұрын
Halista xuutiga eed sheegayso , aayaannu doorbidaynaa, intii Somaliya gumaysigeeda aanu hoosjooji lahayn, malihin cadaw kadaran Somaliya, ilaahaybaan kamagan galnay lasiijoogooda
@isseelmi
@isseelmi 15 күн бұрын
Waa jasiirada Grønnland
@hassanmohammed4439
@hassanmohammed4439 Күн бұрын
Ceebaad ka hadashay adeer somaliland dadbaa ku nool siyaasada aduunka aad u yaqaana
@AsliSharaf
@AsliSharaf 15 күн бұрын
ma ahan laakin waxaan laa yabanahay reer tolkay waxa ay udhaxfadhita .anaagu saylac iyo lughaya anaagaleh snm iyo hawiye midna kama yeelayno .haaday ragayagi iska jiifan oo waxa axmaro lagu soo wado aytaha caruurtoda iyo dumarkoda anaaga ayaaa xabad qadanayno oo difacayno saylac iyo lughaya.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 13 күн бұрын
1960 ayaa la midoobay ee wax kala go,aya majiraan inaga kamaynaan mid ahayn somalia Ragaa waa gudbanayn 1960kii kahor
@RobereyDavid
@RobereyDavid 12 күн бұрын
Benaleh Lakin Somaliland ma Issakland Hargeysa Iyo burcooo ka ayaaaa bal I sheege Dhe
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 16 күн бұрын
Hadii.s.laand.marqudha.ilaahay.soomaali.qadhmun.aduuka.ugu.xaasidsan.hadi.lAdoni.nuglier.hanugusodhaco.sonline.hanaga.hadho.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 16 күн бұрын
Aqoonsibaa lagaaha bedelenayaa, meeshana gantaalaha Thaad iyo Iron dome aya la keenaya magaalinka somaliland intaan xuutiga la weerarin.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 15 күн бұрын
Dadka somaliyed ha fahmaan ciyaarta iyo khiyaamada gaalada ee aan wax khayr ah weligood kula rabin oo aanka daaleyn inay khiyaamo iyo mu'aamaro kugula dhex jiraan somali mid uun ha ku tashato isu tag ama kala tag hayska dayso talada ay cadowgeeda ka sugayso taasi waa aakhiro seeg aduunkana seeg
@Umo580
@Umo580 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 riwaayad 35 sano
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 10 күн бұрын
Afqadhmuun loo maha bahana
@Umo580
@Umo580 10 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk✌️✌️✌️✌️
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂🎉🎉😢😢😮😮😢😢😂
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 15 күн бұрын
All the gravity reason of state you mentioned are all logic. This is a cynical random world of interest, and that's what will make somaliland to be recognised quicker than even expected !!! 😂
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 16 күн бұрын
Waar adeer wax waraabso somaliweyn ha,igu wayrixine adigu dantayda iyo waxan yeelayo igula talin maysid taasi waa mid aniga iitaale taaha yaraysoo bal afka laydha kaqarso shacabka somaliland waxad ogaataa inay kaa horeeyaan kkkkkkk
@FatimaAdam-cj6bk
@FatimaAdam-cj6bk 15 күн бұрын
Soomaliland miyaanay diid Karin in wadanka s/land in dhukooda laga weerarin xuutiyiinta
@mudiali719
@mudiali719 15 күн бұрын
Trump ma oran Africa iyo aduunka kale ma daneeyo, lacag qaldan ka baxdey isaaq, teeda kale awdal state iyo SSC ma rabaan Hargeisa aqli gal maha
@mohamedabdillahiali
@mohamedabdillahiali 4 күн бұрын
Sorry sir
@AhmedAhmed-pv7jy
@AhmedAhmed-pv7jy 15 күн бұрын
Greenland weye NOT Iceland bro
@DR.EidHAwrliqe
@DR.EidHAwrliqe 16 күн бұрын
MA INTAASAA SUUQGEE LAGU YIDHI. OO SOMALILAND CAQABAD UUGA DHIG. HOOYADAA NAXLIGA IYO XASADKA KAA BUUXA KAWAS NIICLE NIICLE DHALAY
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 16 күн бұрын
Garaad kaa baad hadashay qofna garashadii lagama xaalsiiyo
@AbshirApdirahman-mt4jj
@AbshirApdirahman-mt4jj 16 күн бұрын
Sow macquul maaha in maraykanku marku Aqoonzado somaliland Uu samaysto Xero ciidan Oo milatari kadib Halka Uu ka duqeeyo Xotiyiinta 🤔 Kadib Uu Amniga soomaliland khalkhal galo sow macquul maaha????🤨
@The_Observer0000
@The_Observer0000 15 күн бұрын
Khalkhalka Amni ee Somalia ku hayso Somaliland ee xaasidnimada leh ayaa ka xun.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 13 күн бұрын
Socoto iskutimid oo lug baxsaday idho bananka isho gudaha rag hesti gabdhow gabdhoow xila hamodina rag haduu laba xigtiin kaadhaxo
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 16 күн бұрын
Ilahow Somali Cuqdada kaasaar. Bacmadaxa loogeliyo
@AbdirahmankalifBurgal
@AbdirahmankalifBurgal 15 күн бұрын
Waligaa beeenta ku wad umada
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 16 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa ka warran kan oromaka ah ee Abbii Ahmed Ali ee dhahay waxan somaliland siinayaa aqoonsiga. 2.0. Kaasi oo aan kaga beddelanayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah. 3.0. Kaga beddelladaasi oo ah inuu sidaasi ku qaatto berriga iyo badda lughaya iyo saylac muddo 50 sanno ah. 4.0. Waxa yaab leh hadduu degganaadu 50 sanno oromada amaba cidda ku dhalata yaa ka xigga berriga iyo badda lughaya iyo saylac 50 sanno markuu degganaado. 5.0. Muuse biixi cabdi waxa gelliyey arrintan berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah inuu dhaho waxaan siinayaa atto Abbii ahmed ali oo ah oromada liidata dalka ethiopia. 6.0. Waxa ku kallifay jacaylka kursiga iyo ku soo noqoshadiisa xilligii doorashada tegtey. 7.0. Waxana sababta u ah lacag urursiga uu billaabay xilligii uu kursiga ku fadhiistey ilaa iyo intii laga eryayey.
@MOzzy-lz6yy
@MOzzy-lz6yy 15 күн бұрын
Dadka dadka ugu aqoonta yar ee aan kalsooni isku qabin ayaa horta engineer iyo wixii la mida magacooda ka horaysiiya, markaasay BEEN iyo BEEN abuur badan umada ka sameeyaan oo dhiiqaystaan. Ingineer😂 waxaan ku waydiiyay yaa yidhi dhul iyo bad 400 oo Kiilo mitir ah ayaa la siinayaa xagayse ku taalaa? Yaa yidhi waa saylac ama Lughaya mise waa beentii oo engineer sheeganaysa?? Mida kale Mudane Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Xildiid waa ninkaa wuxuu galo ama gudo Soomaali taqaan haatana da'da howlgabka ah maad iska daysid oo been abuurka iyo lacag urursiga aad sheegayso iska dhaaftid dee hadii kale cadaymo ina soo hor dhig engineer 😂😂. Viva Somaliland ❤️ ❤️ ❤️
@hadaafi
@hadaafi 16 күн бұрын
greenland maxa iceland
@AbiweliKhadar
@AbiweliKhadar 15 күн бұрын
Hadaba dan kama fulayso berbera israel na waala gubataas
@halimadirie5301
@halimadirie5301 15 күн бұрын
Reer galbeed waxay inoo sheegeen in hadaan wadan africani idin aqoonsan in aanay iyaga dariiq u furayn arimaha africa africay u taalaa
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 15 күн бұрын
@@halimadirie5301 trum wax kasta oo reer galbeed aamin sanaayeen dhinaca kale ayuu U rogay mudo xileedkiisii hore hadana in uu dhiiqaysto ayuu diyaar U yahay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 15 күн бұрын
@mohamedpanama9174 markaa dhiiqadaa maxaa faa,iido inoogu jirta aqoonsi hal wadan ahise muxuu taraa oo aanay africa ogolayni taiwanba wuu aqoonaday maraykankuye aqoonsi dhamaystiran oo kursi kaa siinaya qaramada midoobey ma yahay
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 15 күн бұрын
Maraykan Ku waxa uu aqoon saday kaligii wadanka Kosovo markii uu aqoon saday 191 wadan ayaa Ka daba aqoon saday sababta ma ii sheegi kartaa?
@halimadirie5301
@halimadirie5301 15 күн бұрын
@mohamedpanama9174 sababtu waa ciday rabaan way siin karaan sir iyo calaaniyaba muslimku se maya lagama yaabo
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 15 күн бұрын
@@halimadirie5301 Kosovo waa Muslim EE iyadana maxaad kaga jawaabi
@DigaaleYare
@DigaaleYare 15 күн бұрын
Ma waxa aad u taqaanaa Somaliland inay tahay gobol somaliya ka mida? Haday Maya tahay maxaa keenay kala go'a aad sheegayso? Kadaa umada Marin habaabin Somaliland uma baahna inay ka go'do somaliya ama kal tashato madaxbanaanideeda ama wax Laga waydiiyo waayo Somaliland iyo somaliya wax ka dhexeeya ayaanba jirin oo sharci ah waxay kala yihiin labadal oo kala madax banaan Qodobkaa koowaad Kuma haboona Somaliland lamana mid aha Koonfurta Sudan ama eriteriya mid koodna kiiska Somaliland waa mid sharci sida uu sheegay AU
@AB333East
@AB333East 14 күн бұрын
Isaaq waa qabiil kamid ah Somalia 🇸🇴
@medali8972
@medali8972 8 күн бұрын
Beenale benale goor maan ahayn gobol ka mida koon furta somaliya waxaan ahayn laba dal oo federal noQyay waanan kabax nay shaQana nama le
@MuuetoJopir
@MuuetoJopir 15 күн бұрын
Hadaa ma soomaalilnd baa ka ogolaaneysa inuu muslun la weeraro lixdankii bey godey
@daudmohamed6363
@daudmohamed6363 15 күн бұрын
Cunug 5 jir ka caqli badan kan waryaa dhuumo wadankayga waligiis makala go idoono inaan dhulka nagamaqan soo ceshano mooyee olive my counter is 1 and 100 %
@medali8972
@medali8972 8 күн бұрын
Madad aan u dhalan somaliland ayaa na hor joog san karo adiga kuwo lamidi nama hor joog san karo
@mohamedabdillahiali
@mohamedabdillahiali 4 күн бұрын
Iceland 🇮🇸 is not Greenland/Groenland. Learn geography before speaking 🔊 about Geoplitic!!!!!!
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 4 күн бұрын
Read my notes before make comments
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 15 күн бұрын
Beenlow beenlow beenlow Anigu waxaan ka mid yahay soomaalida koonfureed Dadka ku nool waqooyiga waan jecel nahay colaadna uma qabno waan jecel nahay walaalkaana inuu kaa go,o ma jeclid
@halimadirie5301
@halimadirie5301 15 күн бұрын
@@HusseinDimbil-x3m reerka keliya ee neceb somalida kale oo aan iyaga hayn dhulkoodana qaataan iyagana laayaan weliba gaalo u soo kaxaystaan waa hal reer inta kale waa wallaalo illaahay ha mideeyo munaafiqiintana ha ka qabto
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 15 күн бұрын
Sidee qof aad jeceshahay ugu yeedhi kartaa magac aanu raali Ka ahayn?
@Jdxajdjn
@Jdxajdjn 14 күн бұрын
Walaalow jacayl iyo nacybtoona idin kama rabnee danihiina raacada
@AhmedAli-u8c
@AhmedAli-u8c 14 күн бұрын
All your analysis are based on your tribe's believes. For your information Mr. "Know all" but knows nothing about any international political issues. You're making an absolutely untrue allegations about everything you said. I advise you to learn more about political science before trying to discuss complex political matters in the future! Thanks for nothing....
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 15 күн бұрын
Beenaale Beenaale dhalay
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 15 күн бұрын
Aniga uun igu koobnow
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 15 күн бұрын
Broadcaster of zero knowledge of political governance and investigation of somaliland 😂
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 15 күн бұрын
Isu qosle aan loo qoslin futada qamuunyeysata😂
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
XOG: Awooda Sirdoonka Somaliland (SIRDOONKU ISMA SHEEGO)
11:06
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 152 М.
Somaliland Waxay Kursi Ku Yeelanaysaa Qaramada Midoobey Dhawaan
16:53