XOG: Awooda Sirdoonka Somaliland (SIRDOONKU ISMA SHEEGO)

  Рет қаралды 148,819

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW

Пікірлер: 439
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 4 жыл бұрын
SIRDOONKA SOMALILAND 😍😍😍😍 Guul iyo Gobonimo mar walba Thanks Bro Maracade Alleh Haku sharFo adigana
@cabdirixiinkhadar1738
@cabdirixiinkhadar1738 4 жыл бұрын
MAsha allah ťhanks intee somalìland jecel like iigudhaçsiiyah
@AwKalale.
@AwKalale. 4 жыл бұрын
Walalaheena somaliland ,puntland ha noolaadaano🇸🇴
@phprince5153
@phprince5153 3 жыл бұрын
Sirdoonka somaliland waa sida dhegoole dhiegabeelay markii ay dhacday dowladdii tigrey. Waxaa taas caddyn u ah fashilkii ku dhacay bixi iyo wasiirkiisa Arrimaha Dibadda markii Abiye uu geeyay Adfis si uu ula kulmiye. Taas waxaa sii dheer in ay wax ka beddwli waayeen flights tirada badnaa ee muqdishu kusoo rogay....
@cabdilaahihassan
@cabdilaahihassan 4 жыл бұрын
Marcadde waa youtuberka keliya ee somali shantaba u siman noolow Viva Somaliland guul iyo gobonimo somaliland
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 4 жыл бұрын
Maracadde show waxa uu ka mid yahy KZbinrska somaliada kuba ugu wanaagsan hormar wcn kuu rajynaa wllkey inta ila qabto arigtidan like dhac 👍👈
@cismaanmaxamed1881
@cismaanmaxamed1881 4 жыл бұрын
weriyeyaasha somalida waxa ugu wanaagsan 2 labada weriye ee kala ah xusen kurdi iyo maracade waa laba nin oo aad u wanaagsan mansha allah
@ahmedadan9865
@ahmedadan9865 4 жыл бұрын
Haa waa run
@crisaaqcwahaab6
@crisaaqcwahaab6 4 жыл бұрын
waa xaqiiq aad ayaa udhagaysta
@abdirahmancr7343
@abdirahmancr7343 4 жыл бұрын
Wlhi igu Ra.yi tahaY tahaY Brother iYo Omar inshar ogaansho
@haariyebulale3323
@haariyebulale3323 4 жыл бұрын
No no horufadhi midia
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 жыл бұрын
Mazha Allah Somaliland guuul ciidanka sirdoonka ilahay waa noo barakeeyey ❤️🤍💚
@samowademohamed404
@samowademohamed404 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb somaliland dhanka sirdoonkedu wa mid qarsoon lkn qoto dher
@nourdinnadif2569
@nourdinnadif2569 4 жыл бұрын
Hhhhhh banale maba jiran
@saeedalhassan209
@saeedalhassan209 4 жыл бұрын
@@nourdinnadif2569 xaar wayne dee ku dhuus
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
@@saeedalhassan209 yanaan kaga shekayn halkonoo kle mawduucan
@m.sharif382
@m.sharif382 3 жыл бұрын
@@nourdinnadif2569 waa qabyaalad iyo somali naceeb
@nouhmohamed8765
@nouhmohamed8765 4 жыл бұрын
walahay somaliland sirdoonkeeda waa horreeyaa mana ogaan kartid arimihiisa wayo aniga ayay inbadan idaba galeen waxay ahayd uun 2009 waxan ka imi magalada muqdisho waxan somaray dhulka waxan mudo kuso hakaday beledweyn kadibna waxan uso gudbay galkacyo kadib garowe ayu ilaso maray gadhigii intas oo dhul wax dhiba kuma arag waxan soogalay lascanod waxan kuhakaday mudo sadex beri ah waxan tegey xarunta telesom waxanka furtay simcard aanlahaa oo telesom ah horena waxan usitay kadh hormud ahoo aan kafurtay muqdisho kadibna sadex beri kadib waxan ugudbay burco waxan jogay mudo bil ah kadibna waxan udhaafay berber halkasna mudo usbuuc ah ayaan kusii hakaday oo kusii dabaashay xeebtii batalale kadibna waxan usii gudbay xaga iyo casimada hargaysa mudo laba bil kudhaw ayan jogay kadibna waxan dalxiis uaaday dhanka gobolka awdal ee casimadisa borame mudo dhawr beri ah ayan kuso dalxiisay kadibna wan soolaabtay waxan imi hargaysa kumaba hakane waxan usi dhaafay dhanka berbera halakas ayaan kunegaaday mudo ayan degenaa xafada burco shiikh guri kuyaala kadibna waxan furtay kaadh ay leedahay shirkada s t c ama nationlink kaadhkas oo waqtigaa free ahan jiray waxan ufurtay qof dumara oo xidhidh sheeko naga dhexeyey siaan ugawaco mudo ayan lahadlayay bilo ah saw isma ogiba eh waxaa igu socda dabagal wayn dhaqdhaqaaqayga iyo socodkayga iyo call kayga intaa aan safrayo isma ogi ilaa laascanod ilaa dalkoo dhan intaan marayay maclumadkayga waa lahayaa waxan sitaa sadex kaadh laba kadh mobil ayay kuwada jiraan hormud iyo telesom kasadexad na mobil yar oo dan kahadal ah ayu igu jiraa intas waalayla socdaa haben iyo malin waxan ahay nin dhalinyaro ah waxaqtiga waxan aad ucunijiray bahalka qaadka waxan soo toosi jiray salaada duhur kadibna waxan somarijiray hudhelka siaan wax ugaso cuno kadibna waxan aadi jiray goobaha lagu qayilo ilaa habenkii 10:00pm halkas ayan kakici jiray kadibna markan casheeyo waxan jeclaan jiray inaan iska saaro qaadka kadib socod lug ah ayan kuso weregibjiray wadoyinka berbera ee hareeraha magalada anoo lugayna inta badan kadhka stcda ayaan saxibaday kula hadli jiray kadibna markan daallo ayan hurdo tegijiary waxan aadi jiray aqalkayga saw ismaba ogiye ishaa laygala socdaa oo kooxo sirdoon ah ayaa aqalka igu sii hor sugijaray kadibna marbaaba intaan kululoodo aan soo laabta kadibna melaha so wareegaa anoo laydhsanaya haseyeshee xogtayda waalahayaaba sadexda lambar een sito waxabay gacanta ugu jiraan ciidamada wardonka marmar aya dhacda aan waco muqdisho anigu maihi siyaasi lkn rag ayay shaqadoodii tahay inay ilasocdaan aniga inadaba galaan markaste xalkayga waalalasocdaa haseyeshee wax cad oo kiis ah layguma hayo waxa dhacday maamlin malmaha kamid ah ayaa layga yedhay xarunta ciidamka sirdonka kadibna suaalo ayaa lay waydiiyay hase yeshee siaan baqdin kujirin ayan uga jawabay dhaman suaalihii kadibna waxa layso hotdhigay maclumad kusaab san intii call ee aan diray dal iyo debed iyo sadexdii kadh midkaste qofkan wacay fonkiisii waxan kuidhi anàa wacay hebel iyo hebel waxaa naga dhaxeya arino noo gaar ah ku darsoo meshan layga dabagelayaa waa meshii aan ku dhashay ee ku barbaaray ee kudhamaystay dugsiyada hose dhexe sare isma odhan weligay dawlad aya kudaba gelaysa kufarsoo dadkan hawlahayga baadhaya qaarbaa ilaa 12sano aanu fasal ahayn lkn waxay guda jiraan hawlo qaran hawlaha qarankuna maba leh hebel waan aqaanaa walalka hadii laguu diro warkisa oo faahfaahsan ayad keenaysaa hadaba dulucda ujedada waxan ugasocda anoo aan xog bixin ahayn ayaan hadana iftiminayaa in hawalaha sirdon ee somaliland aad utayo uasarreeyaan qofkastana dhaq dhaqaqisa waa lalasocdaa oo dalka soogala ama debed ka imo ama wadamada jaarka waxay isticmaalaan kaartooyin sarreeya oo ay kula dagaalamaan dadka wax kharbuda hadii laguu baahdo shaadhkaa lagula xidhanyaaa magacaygu waa samatar maxamed joga somaliland
@kalidali8730
@kalidali8730 4 жыл бұрын
Samatar wanku salamay marka hore marka xigta wan akhriyey dhacdadaad nala wadaagtay wll hadan kula kaftamo safarka badan iyo xitaa dhaqankaga ayad modaba dhaqamadii xubnaha sirdoonka tusaale ahan lugeynta habenkii ee laso waregayo telefonana la dirsanayo socodka faraha badan eed iskaga kala gooshayso gobolada runtii waxban odhanlaha qudhaada shaqeynayee Qarankan ku ogeyn aaad ayn ku salamayaa hhhhh
@nouhmohamed8765
@nouhmohamed8765 4 жыл бұрын
@@kalidali8730 hhhhhh wl mahdsanid lkn walhy weligay sirdoon manoqon horta lkn waa dabeecadahayga lugta badani iyo call kuba badanaa habenkii waan laydhsadaaa waqtiyada fiidkii lkn alle swt habarakeyo somaliland ciidankedu hawl waynbuu hayaaa runtii
@hothakathermhamet2860
@hothakathermhamet2860 4 жыл бұрын
@@nouhmohamed8765 commentigaaga xata waan la socona wali kaamanu hadhin hmmmm
@nouhmohamed8765
@nouhmohamed8765 4 жыл бұрын
@@hothakathermhamet2860 hhhhh hada waan isdhiibay afkayga waan haystaa xitaa masafro hadii qof aanan garanayn isowaco difaacbaan galaa markas maxaa laygaga daaliba xitaa safaradii joojiyee haladaayo hader caano madaadshaan noqdaye
@zakiman3388
@zakiman3388 4 жыл бұрын
kkk
@goobmediatv3466
@goobmediatv3466 4 жыл бұрын
Dalka Somaliland shacabkiisu way ku mahad celinaya madama aad runta ka hadashay
@ahmethashim3098
@ahmethashim3098 4 жыл бұрын
Nagadaa bahasha wasaaradihii shaqayn la, a mxaa sirdoona
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 4 жыл бұрын
@@ahmethashim3098 Wasaarada aan shaqayn watee
@nimogroneberg8388
@nimogroneberg8388 4 жыл бұрын
Maasha alaah waanu ku nasanay ciidankayaga kuligood ilaahay hanoo xafido wayna xafideene😘💪💪💪
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
@@ahmethashim3098 nagadaa bahashan xasadka layidhahdo meel kuma gaadhayside waadigan dhulka yaala ee xabashi iyo kukuuyo iyo sangadhuudhigu kugu dul qaato 1500 💵 dhulkaagii bay u taliyaan
@ahmedawil4969
@ahmedawil4969 4 жыл бұрын
@@abdijamanuur9797 ader mel walba cay ha lasoo tagnan
@daariqali4108
@daariqali4108 4 жыл бұрын
Viva NIA 💪Viva JSL💚⚪❤️Viva president MCB ❤️❤️
@فتوشمنورة
@فتوشمنورة 4 жыл бұрын
Daariq m ali our president is mbc wllo not mcb thnks for loving our country ❤️
@daariqali4108
@daariqali4108 4 жыл бұрын
Sorry bro is an Typing error thanks for Correction 👍 MBC Muse Bixi Cabdi Xildiid Our President Guul
@ahmedhussein3735
@ahmedhussein3735 4 жыл бұрын
Dalkiibu la hadhay MBC, illahay ha ina gaadhsiiyo madaxwaynaha Muse ka danbeeya oo ha inooga dhigo madaxwayne MBC dhaama
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Msha allh guul somaliland
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
duli gaalo jecel
@ahmethashim3098
@ahmethashim3098 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf wr ha caayin waa dad somaaliyeed
@HELLO7546
@HELLO7546 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf Kkkkk oo ma Faqash baan jeclaan lahaa,dulibaad tahay ee S/Land dadkeeda ayaa ilaashada dhiig bay nugu joogtaa yaa ilmo Amisonland, Kufsiland,Qarax land yaa ilmo Faqash
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf Amison ayaad jeceshihiin oo idin haystaa. Somaliland gaalo ku cay. Bal afrikanku kuwey haystaan kawaran ?
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 4 жыл бұрын
MashaAllah maracade wa inan qalbi xadhan, kamadhan cusuriyada iyo nacaybka xamar lagaso afuufo, wa qofki kobaad oo somaliland si niyad xaadhan ufalanqaynaya
@abdirizakducomaal114
@abdirizakducomaal114 4 жыл бұрын
Sirdoonka Somaliland waa qabaysan yhy hawlihisuna siwacan ayuu uqabsadaa maracadde waa wariye dhexdhexaad ah
@jaamacrashiid764
@jaamacrashiid764 4 жыл бұрын
Maracade mahadsanid. Siwanaagsan ayaad uqancisay dadkii suaashaa kugu wareeriyay. Laakiin sxb way adagtahay in wax laga ogaado hay'ada sirdoonka somaliland. Waayo waa hay'ada wakhti dheer dhisnayd aqoonteedana aad loodhiso. Insha allaah waxaan rajaynayaa inay asxaabtaadu qanceeen adiguna guulbaan kuurajaynayaaye hore usoco. Waligaana sidaa dhexdhexaad u ahaw.
@shoolayare5027
@shoolayare5027 3 жыл бұрын
Mudane maracade waa qof talent leh keep going wll
@iidmohamed5820
@iidmohamed5820 4 жыл бұрын
Mansha allah Wllo qali waad mahada San thy wll
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Viva Republic of Somaliland
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 4 жыл бұрын
Abti ninka been sheegaya sirdoonka Somaliland wxba kama oga
@diidiahmed16ciise98
@diidiahmed16ciise98 3 жыл бұрын
Maracade waa KZbinr ka kaliyaa oo hormar wacaan sameynaayo allow Somalia soo celi oo xaqaa Ina wada tuus
@abdikanigaab9701
@abdikanigaab9701 4 жыл бұрын
Dhamaan dad weynaha reer somaliland waa wada sirdoon dhamaantood
@محمدبذري-ب5ح
@محمدبذري-ب5ح 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh been maad sheegin
@ikrandheman6607
@ikrandheman6607 4 жыл бұрын
Ingaa baa kamidah
@ikrandheman6607
@ikrandheman6607 4 жыл бұрын
Walee waa runtaa
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
Kuligeen💯💯💪💪💪💪
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 4 жыл бұрын
nacaam abdikarin Gaab hooyadey baaba shiciib ah hadena shirdon ah kkkkkkk
@therightway9979
@therightway9979 4 жыл бұрын
Soomaalilaan,dadkeeda ayaa xataa sirdoon!!
@محمدبذري-ب5ح
@محمدبذري-ب5ح 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walee waa run sxb
@khalidcabdi2597
@khalidcabdi2597 4 жыл бұрын
Taa ma oga dadka ku wareeray Somaliland
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
Hhhhhhh war kuli sirdoon baanu wada nahay 💪💪💪💪💪💪💪
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
Haa dad ka Somaliland waa dad kii ugu badnaa sirdoonka somaliya waa sirdoon iyo ku dhay oo sidona
@fisherchannel1417
@fisherchannel1417 4 жыл бұрын
Warar la hubo ugu kaalay maracade keep going
@m.sharif382
@m.sharif382 3 жыл бұрын
Beenale
@ugbaadmaxamed7266
@ugbaadmaxamed7266 4 жыл бұрын
Wariye an jeclay oo dacada 💓💓💓💓💓💓from somaliland
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 4 жыл бұрын
Aad ayaan mahadsantahay sida sharaftale eed u ilaalisay anshaxa noona qancisay waa qoorcade oo Adis kaasoo hanbalyeeyay thank you maracade
@foziyamusa5700
@foziyamusa5700 4 жыл бұрын
maracadde show waxa uu ka mid yahay youtuber ugu wanagsan xog fiican
@mohamedserbiya100
@mohamedserbiya100 4 жыл бұрын
Somaliland dadkeedu waa wada sirdoon run ahaantii
@yuusufadan8800
@yuusufadan8800 3 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul 🥇🥇🏅👌👌🌺🌺🌳🌳✌✌🌼🌼🏵🌲🌲👍👍👍🌷🌷🌷🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@feedhomedia8152
@feedhomedia8152 4 жыл бұрын
Thnkz zhp somaliland 💚
@laaleyschannel2711
@laaleyschannel2711 4 жыл бұрын
Maashaalah bro sirdoonka somaliland waa adagyahay subscribena waa kuu saaray
@xamdadeq647
@xamdadeq647 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxb qaaali waad ku mahadsantahay warbixintaada hay Ada sirdoonka Somaliland waa mid aad u qarsoon
@naemaosman1422
@naemaosman1422 4 жыл бұрын
mashaa allaah alle ha illaaliyo dalkayga iyo dadkiiisaba guul ciidankayaga cadawgiinu cagta hoostiisa
@munamahamad8866
@munamahamad8866 4 жыл бұрын
Dantayda. Waxan. Ka.horaysiyaa. Danta. Dalkaga. Guul. Somalind
@laacibsoojabay5466
@laacibsoojabay5466 3 жыл бұрын
Waynu ka simanahay danta qaranka somaliland inta qaloocdana toosinaa qarankeenana ugu horaysiinaaa nafteena somaliland waa dhiigayaga nafna waanu ugooyn karnaa danta qaranka dadka iyo diinta 💚💬❤somaliland
@caliyassin8292
@caliyassin8292 4 жыл бұрын
Mahadsanid maracade diri dhaba somaligalbed
@ahmedharun1701
@ahmedharun1701 4 жыл бұрын
Mara cadde thanks, Somalidu waa dad sidooda ku wanaagsan xuuraanka.
@khaalidxasan2237
@khaalidxasan2237 4 жыл бұрын
Mnsha Allah soomaliland wlhi runtu wa miim marcade show nin warkiisu cadyahy
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 4 жыл бұрын
*Awooda haayada sirdoonka Somaliland waa very difficult*
@wacdiiyowaanochannel979
@wacdiiyowaanochannel979 4 жыл бұрын
Hay ada sirdoonka Somaliland waxay lamid tahay sirdoonka caalamka
@muslimoahmed4069
@muslimoahmed4069 4 жыл бұрын
Somaliland one love
@xamsesalaf4036
@xamsesalaf4036 4 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo
@hanadxuseen9660
@hanadxuseen9660 4 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo
@ugbaadmaxamed7266
@ugbaadmaxamed7266 4 жыл бұрын
Meye rer somalilan war ninkan subesxariib dawasho ugu abaal guda wa nin ilahay dulmi la an usoo gud binaya sida qaranka soomalilan jamuuriyada soomalilan is mujiya 🙏🙏🙏🙏🙏🥰dad ku ma Sina dad dacada jira
@maxamedapple8657
@maxamedapple8657 4 жыл бұрын
Maan shaa allah Maracade Waa ku mahad san tahay War bixintaada Ana inshaa allaha Waa ku biiri inshaa allah 909
@abdirahmangarnayl1517
@abdirahmangarnayl1517 4 жыл бұрын
Walee somalida waad fahantay sxb sida aad ulafagurtay haayada sirdoonkasomaliland
@Ruqiyaat
@Ruqiyaat 3 жыл бұрын
Thanks u bro marlabaad iyo mar sadexaafba maracade show
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 жыл бұрын
Somaliland sirdoonkeeda magiciisa xitaa maan maqale malaha PIA baa dhaanta
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 4 жыл бұрын
NIA oo ah national intelegence agency
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 4 жыл бұрын
PSF iyo PIA
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
Sirdoonku waa qarsoonyahay
@aminhussein8895
@aminhussein8895 4 жыл бұрын
Sirdoonku isma sheego
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
ANBA MA MAQLIN KOLKAA WAA HAYAD SAREYSA OO SIRDOON ON SHACSBKU BARYO MA
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 4 жыл бұрын
Hayada sirdoon ee somaliland ma aha sida niisadii Twitterka ka hanajabi jirtay
@zakimohamed2860
@zakimohamed2860 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@sakariyemouze7937
@sakariyemouze7937 4 жыл бұрын
Power of sirdoon somaliland
@mahmedahmed8089
@mahmedahmed8089 4 жыл бұрын
Republic of Somaliland
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 4 жыл бұрын
First views and first comments
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 4 жыл бұрын
Somaliland weytagtey abti . Viva
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
30sano baasaboor maleh diyaarad ma imankarto amar muqdisho sug waa tagtay xsgee beentaa
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf indho adayga beenta waa lagu jaba diyaarad hadaad joojin kartaan maad joojisaan Bassaborkana hadana meelo waa lagu tagaa inta kalana waa nu Ku dadaali FG 30 sano cimri umad waxba kamaaha Sodonkaa sano iyo sodonkaan idinla midaysnayn midka noo faaidada badnaana waad garankartaa hadaad taariikhda iyo falanqaynta taqaan
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf oo rer somalia ba passportkoda meel lagu taga MA jirto waxay wada sitaan passportyo AJnabiya
@abdirahmanmohamed8637
@abdirahmanmohamed8637 4 жыл бұрын
Sirdoonka Somaliland waa NIAEBSL National Intelligence Agency Establishment Bill Somaliland Law
@abdirahmanmohamed8637
@abdirahmanmohamed8637 4 жыл бұрын
@Edris GAb GUUUL iyo Gobonimo wll
@nasriabdi7045
@nasriabdi7045 4 жыл бұрын
Thnkx maracade from somaliland
@ismahandahirmohammed6912
@ismahandahirmohammed6912 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll Maxamed Ciise
@ZackAli
@ZackAli 4 жыл бұрын
Hore u soco sxb👑
@hamzemohamedosman2077
@hamzemohamedosman2077 4 жыл бұрын
jamhutiyada somaliland guul cadowgayga kowaad waa qadad waynta somaliya
@faisamohamedadam5512
@faisamohamedadam5512 4 жыл бұрын
Anagu cadaw u noqon mayno waa hadii ay cadaw naga dhigtaan"Libaaxaygii sidaa aan kula dhaqano somalia.from hargeyza👏👍
@maxamedsiciid801
@maxamedsiciid801 3 жыл бұрын
Mahadsanid Maracadde, Ugaas waan ku wataa.
@kingugaazfilmsandvlogs8226
@kingugaazfilmsandvlogs8226 4 жыл бұрын
Thanks ustaad marcade❤🙏
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
Sirdonka somaliland siwanaagsan bay ushaqeyan shaqadodana way gutaan somaliya sirdoonkedii aad waxa ugu badnaa Somaliland hogamiya yaasha sirdoonku waxay ahayeen somaliland wanay jogan oo khibradodi waxay lawadagan dhalinyada hada shaqada haysa kiis kastana way ku guulaystan ma aha canbuulo laxan toobsanayo
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 4 жыл бұрын
Thanks mr maracade wa only KZbinr ama war ka kaliya een dhagaysto
@asmaahmed9927
@asmaahmed9927 4 жыл бұрын
Wxba lagama qabnkaro somlilnd ilaahybaa ilaashada oo wata alle aaamin ma iiisho☝️yabbi xafid min bilaaadanaa somlilnd
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 4 жыл бұрын
Guul somaliland republic💚💟❤
@khalittrohan940
@khalittrohan940 2 жыл бұрын
Viva somaliLanD🥰🖐️
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 4 жыл бұрын
Kulahaa qaranka somliland waxan ku sheegayna in somalilnad ay tahay qeyb kamid ah somlia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️☝️☝️💪☝️
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Doqon badtahay aan dantiisa ogayn xilimay somaliland somaliya kamid ahayd qof weyn iska dhigoo alshabab iyo amisom iska celi👇👎👎
@burco8060
@burco8060 4 жыл бұрын
Wad mahad santahay sxp waxba ha sii dhex galin Aad iyo aad ayad u mahad santahay
@madhaafanmedia7731
@madhaafanmedia7731 4 жыл бұрын
somaliland guul inshallh
@kalidali8730
@kalidali8730 4 жыл бұрын
Maah mah soomaliyed aya tidhaa qof wey iyo gabadh umulii isku si waxba uma sheegan, 5 soomaaliyeed wa wada Mudane XIIRANE dhamntodna guul ayan u rajaynayaa ♥♥♥♥♥
@18maychannel23
@18maychannel23 4 жыл бұрын
Keep going maracade
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 4 ай бұрын
sirdoonka.somaali.land.guul.guul
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 4 жыл бұрын
Sirdoonka somaliland maaha waxaad ogaan karrto plz arimahan ha dhex galin ee sirdoonada waawayn ee caalamka sida moosaad oo kale noo soo gudbi
@siciidibrahim2566
@siciidibrahim2566 4 жыл бұрын
Adoga ta dalkaga mxaa ku diiday inad batato oo la qadqaado,waxaan u arkaa in maskaxda lagaa gumeystay wllkygow.indher grad noqo wll👤
@abdirahmanabdirashid2860
@abdirahmanabdirashid2860 4 жыл бұрын
Ma waxaad ka xuntahay warbixinta soomaaliland
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 4 жыл бұрын
Waad Ku saxantay
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 4 жыл бұрын
Maraaracadeh wax dhaamah lawaah♥️👑
@vp106cy4
@vp106cy4 4 жыл бұрын
Maado qqweyna Somaliland warkeeda kaa maqlaya 😂🤣🤣🤣🤔
@nuursalmani
@nuursalmani 4 жыл бұрын
😀
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Maracade Show Investigator Journaliste) Courage bro, Sidaa kuwad dhex dhexaad u ahow dadka iyo gebi ahaanba Somalida fariid
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 4 жыл бұрын
Manzhallah guul somaliland
@yuosphofficial5467
@yuosphofficial5467 4 жыл бұрын
CID and CIS somaliland investigators legends
@mustaphaahmed8816
@mustaphaahmed8816 3 жыл бұрын
Kuwani sirdoon maaha
@omarshariif1342
@omarshariif1342 2 жыл бұрын
Sirdoonka somalia bistoolad ayy kufanaan
@qalinlemedia1526
@qalinlemedia1526 4 жыл бұрын
Maracade Alle hku sharfo ku tgera From somalilnd
@jeestoofficial6050
@jeestoofficial6050 4 жыл бұрын
Waxa aan ahay qofkii shanaad ee daawada fadlan like saar
@naasirabiib5101
@naasirabiib5101 4 жыл бұрын
Fadalan sxb hagalin hallo qalladan waxa qoraala wali mada araga oo siradoonaka soomaliland kusaabasan ina faham sxb
@muuseadan2294
@muuseadan2294 3 жыл бұрын
Mnsha allah ciidanka sirdoonka qaranka somaliland
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Qadaadweyney qarxa ama ha qarxinina Sirdoonka somliland waa kuwa suuro galiyay inay somlialnd noqoto dhul amni ah aanuna ka dhicin hal qarax Mudane xiirane isna waaa nin kasol jeeda somaliland Qadaadweyn ciilkaaa noo haysaaan waad cadaysateen haka yaabininina inaan idinla midowno Ciil udhinta the
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 4 жыл бұрын
Ader haayad sirdon ma aykenin nabada Somaliland iyo amnigeeda ee Snm kasakaw ale ayaa suuro galiyay ka aan ugu mahad naqayaana waa ale bes mgrty hadii aad thy qof nol afkaga hagaji hana kugafin umada somaliyed meshaydonan hajogene
@abdullahimohamed7012
@abdullahimohamed7012 3 жыл бұрын
Bal meel gaar waligaba cadoow halagaga dhigo walalahaga somaliyeed jahilnimo kunoloow waligaa aduunkana ka ahaw mid dhago iyo indho la
@sundusmohamedabdi723
@sundusmohamedabdi723 4 жыл бұрын
M.a good news🥰🥰
@najahqaliqurux8411
@najahqaliqurux8411 2 жыл бұрын
Somaliland my dhiiga
@suldanm9997
@suldanm9997 4 жыл бұрын
Sxbkey maracade show waan tageera sida dacad ah
@xariiribrahim853
@xariiribrahim853 4 жыл бұрын
Ninkani show waa Reer Somaliland sidu u aqoonsaday iyo weliba ubalaadhiyey khariidada somaliland Jamhuuriyada Somaliland😂😂😂
@mohamedcaqli26mohamedcaqli95
@mohamedcaqli26mohamedcaqli95 4 жыл бұрын
War somaliland sirdoonkeda mxa kugaliyey war dadkan ma 40 waaliday kujiraan
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Anagoo dhanbaa sirdoona habarta tamaandhada iibisaa waa sirdoon
@yuusufabdulahimohamadyuuma1729
@yuusufabdulahimohamadyuuma1729 4 жыл бұрын
ma Sha Allah canalga marcade show
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 4 жыл бұрын
Masha Allah wll keep going
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
republic of somaliland
@mohamednoor9873
@mohamednoor9873 4 жыл бұрын
Good news maracade eebow
@maxamuudhayaan1925
@maxamuudhayaan1925 3 жыл бұрын
Okay thanks
@saeedalhassan209
@saeedalhassan209 4 жыл бұрын
Faqashtii somaliya dwon... No come back to mogdisho never
@axmedabdi4854
@axmedabdi4854 4 жыл бұрын
Somaliland shacabkeedda o dhn ayaa sirdoon ah
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Shacabku haduu kafakaro nabada sidaa ayuh ku yahay sirdoon wax kle ha moodin somaliland shacabku waxay ka fakaraan nabada qofkay arkaan inuu deegaanka ku cusubyahay Intaan dowladu soo gaadhinba shacabka ayaa xaqiijiya wuxuu yahay
@jocersomaliyoutube5564
@jocersomaliyoutube5564 4 жыл бұрын
Mnzh allH Guul zomaliland
@eng.bashirhussein7665
@eng.bashirhussein7665 4 жыл бұрын
Waa mahadsantahay maracade show
@فتوشمنورة
@فتوشمنورة 4 жыл бұрын
Akhas kolba talaabadan qaadno naga daba qaad farmsajo faaruqow a 💪💪💪💪🤨🤨🤨😡😡😡💚💚💚🔲❤️🇬🇧 viva British somaliland 💪 ilhaw awoodada nagu dhis oongu hore mari somalia iyo somalida kletona waxba noma quudhan wabay naga xaasidan nolosha lkn alhamdulilaah sharf iyo aqoon iyo kartibn leenahy iyo ilhay oonu kaashano ❤️❤️❤️🔲🔲💚💚 proud to be somalilander wlhi alhamdulilaah alhamdulilaah ❤️❤️❤️🇬🇧💯
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 3 жыл бұрын
Somalilan waa Mamulgoboled Katarirsan somaliayed
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Suaash msba taagnaa sirdon baa laga waramya Cudur baa ki hay layidhaa somaliland 5000 qof waaye taada ka rac ha ku mashquul wax asn shaqadaada aheyn
@abdiasisadendualle1723
@abdiasisadendualle1723 4 жыл бұрын
Somaliland guul
@mubarigcali4600
@mubarigcali4600 4 жыл бұрын
Maracade sxb aad baad u mahadsan tahay dalabkii aad Ka soo jawaabtay awgeed like iyo subscribed waan kuu saarnay anaguna
@zuhaibabdirahman2079
@zuhaibabdirahman2079 4 жыл бұрын
Gracias bro
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 жыл бұрын
Haayadda sirdoonka Soomaaliland waa mid iga yaabisay mar aan yarbaadhay .
@gurrilaarmy6382
@gurrilaarmy6382 4 жыл бұрын
Anaa kuu qiraya inay tahay kuwo u tababaran habka mossad isis
@abdikarimhashi2607
@abdikarimhashi2607 4 жыл бұрын
Information intelegency
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 136 М.
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,8 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 6 МЛН
{الدولة المش مستحيلة}(09) الدولة المش مثالية!
32:00
Sidee buu SIRDOONKII Raadinayay uga badbaaday C/Qaadir Khan
10:00
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 101 М.
076 | Xalka mushkiladda Somaliland iyo Soomaaliya.
36:21
Sahan Podcast
Рет қаралды 42 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН