MAXAA KA SOO KORDHAY DUQEYNTA XISBULLAH AY KU HARIQSAY ISR4IIL? + QASA/RAFAX

  Рет қаралды 50,193

HBN Online TV

HBN Online TV

Ай бұрын

MAXAA KA SOO KORDHAY DUQEYNTA XISBULLAH AY KU HARIQSAY ISR4IIL? + QASA/RAFAX
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 89
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV Ай бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@iidalabari3388
@iidalabari3388 Ай бұрын
Waankutuury cumaamada ustaad mowiil
@user-ct5bd7hf8e
@user-ct5bd7hf8e Ай бұрын
Mhdsnidiin dadihiyaasha alle haydin barkyo
@nasroshinii6631
@nasroshinii6631 Ай бұрын
​@@iidalabari3388.. m. a 😊
@aminajama8534
@aminajama8534 Ай бұрын
ASC HBN wararkiina iyo falaqayta M M CADE waan Ku xidhanahay waa alamtara Soo dhaaftay guuuuuuul guuuuuuul falastiin INSHA ALAAHU falastiin Way xoroobey INSHA ALAAHU
@user-vq9fn3iy1i
@user-vq9fn3iy1i Ай бұрын
Masha Allah sharaxaada m m cade sifiican ayuu usharaxaa xaalada macalin wayn masha Allah
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 Ай бұрын
Ilaahow cimrigaaga dheerey M M Cadde allaa yacizak
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ilaahow aay holacdaa dhulkana la go aa yuhuuda amiiin
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Ай бұрын
Ilaahey masiibo haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Ай бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم اللهم أنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم اللهم لأ سهل ألا ما جعلته سهل وانت تجعل الحزن إذا شءت سهل اللهم لأ تسلط علينا بذنوبنا من لأ يخافك و لأ يرحمنا اللهم امين يا رب العالمين يا القوي يا المتين ياالهازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين وصلى الله عليه وسلم وجزاكم الله خيرا كثيرا والسلام الله عليكم ورحمة الله و بركاته 🌴
@DhuuxAbdi-hq3sw
@DhuuxAbdi-hq3sw Ай бұрын
Waan idinsalaamay wariyeyaashanada qaaliga ah waa warkii iigu farxada badnaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o Ай бұрын
Masha allaah guuuul xamaas insha allaah 🤲
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@AbdiRehman-kl7wj
@AbdiRehman-kl7wj Ай бұрын
In shaa alaah way guulaysan falastiin
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Ай бұрын
أنا لله وأنا إليه راجعون الله يرحمهم و يعطيهم الصبر والصلوان والقوة و النصر اللهم امين يا رب العالمين وصلى الله عليه وسلم
@Talmoona
@Talmoona Ай бұрын
Maxamed cade walahi waa jeclahay waana nin Khabiir ah 👍
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
maansha allaah xusbulaah guul baan urajaaynayaa insha allaah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Dagaal Allah haka dhaxqarxiya
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg Ай бұрын
Insha Allah guuuul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce Ай бұрын
Allah ha burburiyo aamiin yaa allah❤
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Thnks HBN ❤
@user-lj7nr3xi9r
@user-lj7nr3xi9r Ай бұрын
Masha Allah.guuull wankudirsadey wararka kasobaxayaa furinta labad ee ku furantey sahnuniyada waxana rajaynayaa ineyku jabidontu sahnuniyada iyo reer galbedka
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h Ай бұрын
NASIIBDARADA KUHABSATAY MUSLUMKA WAA WAX LAGA OOYO LKN WAAN DUCAYNAYNAA UUN YAAAA ALLAH YAAAA ALLAH GARGAARKAAGA U FIDI MUSLIMKA MUSLIMKOODII WAAYY!!!
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Maasha allaaah xisbullaaahi
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Sud-africain haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
Warar khyr badan sheeg HBN.
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Ай бұрын
الله كريم
@Baareey
@Baareey Ай бұрын
Asc maxamuud maxamad cade. ku mahadsanid sida wanaagsan oo aad Nogu sharxaysi waxyaabaha ka socda caalamka
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Xisbullah allaha ha garab Galo inshallah
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re Ай бұрын
Xamaas.iyo.islamic.jihad.isha.alaa 16:11 hu.guull.allaahu.akbar
@user-dr5re7nl2w
@user-dr5re7nl2w Ай бұрын
Allahayow burburi oowaliba soodadaji wadnha banana qabataye🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤gobsho ❤guul ❤falstiin❤ xisbilahi❤xuutiyiinta❤alahu akbar ❤
@Abdiraxman-jo5ss
@Abdiraxman-jo5ss Ай бұрын
Alllaw..ugarhaar..umadada..falastiin
@abaasmohamed3475
@abaasmohamed3475 Ай бұрын
Saxafi legend Mowlid iyo Al Khabir , saxafi legend maxamed maxamud cade waa i din salaamaa🫡💯👏👍
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce Ай бұрын
❤taliska nugule niyadjabka ahee naxashka saarani waa sahyuuniyadda
@user-th3ye8sk2w
@user-th3ye8sk2w Ай бұрын
Maskaxda muruqa mooyda mininka moorada Allaha kuu barakeeyo markastaa niyaadaad noo dhistaaan wlhi
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 Ай бұрын
ياأيها الكافرون: الله مولانا ولامولا لكم
@abdirahmanaahmed2718
@abdirahmanaahmed2718 Ай бұрын
Asc asxaabta
@DrcasoodXuseen
@DrcasoodXuseen Ай бұрын
Odoraska maxamed rajo weyn ayuu na geliyaa kheyr Allah siiyo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Hanbalyo duqaynta xisbulah waan soo dhowaynayaa waayo yuhuuda maraykan iyo ingiriis dagaal ayey kula jiraan islaamka sidaa darteed in la iska dhiciyo madacana laga guro ayeyna mudanyihiin waayo waa argagixiso
@user-pu9nm3rm4q
@user-pu9nm3rm4q Ай бұрын
M, M cade Alla Yaacizaak
@user-uh3cn4mz3u
@user-uh3cn4mz3u Ай бұрын
Wa tagayrsa nahay tabinta hbn
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Walaahi sida raga ayey u aarguteen xisbulah waa rag geesiyaal geesiyaal ka tegay
@AyaanGaajal
@AyaanGaajal Ай бұрын
insha alah dagalka gulbalagagaraya falastin gul ayan urajeyay insha alah❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanMohmmed
@AbdirahmanMohmmed Ай бұрын
Allow unajariso reer palestine 🇵🇸 Amiin Amiin Amiin iyo somalia 🇸🇴
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i Ай бұрын
ASC ASXBTAMELKASTA OO AD JOGTAN ILA SODHAWEYA SUXUFIYINTEN RUGCADAGA AH WAA Btalale Bodhari Barbara
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 Ай бұрын
Guuleysta.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Ruushka iyo xamaas guul ayaan u rajaynayaa idanka alle
@wiiwaa3982
@wiiwaa3982 Ай бұрын
Marykanku isagaa kow ka ah dhibaatad ka jirta qaza waayo muxuu qaraarka sidiisa ugu dhaqami waayey
@Abbaafiraa1
@Abbaafiraa1 Ай бұрын
Asc
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 Ай бұрын
Asc Mowliid iyo Maxamud Cade Malaysdhihi Kara Dagaal Waa fiday?
@Cookingtime_12387
@Cookingtime_12387 Ай бұрын
War sugan❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abbaafiraa1
@Abbaafiraa1 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mt-bv4qh
@mt-bv4qh Ай бұрын
Falastiine allaw guuleee
@MohamedCaydid-ov4rr
@MohamedCaydid-ov4rr Ай бұрын
Asc turki gu xageelajira neeto mise ruushka
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 Ай бұрын
Alaha.usiyaadiyodhimashada.iyo.dhaawaca
@user-hx9mv2nk3w
@user-hx9mv2nk3w Ай бұрын
I.a guul palatine
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
Waxa cajiib ah sbbta iraan Syria iyo xisbullahi ama libnaan iyo ciraaq si dhibyar kolba loo leeniyo maxa u diidey sida israiil in ay taxadir sameeyaan
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 Ай бұрын
Maxamed cadde waa libaax
@user-pq5pt9xf8d
@user-pq5pt9xf8d Ай бұрын
Ilaahaw dab kakici
@Abbaafiraa1
@Abbaafiraa1 Ай бұрын
🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰💯💯😘❤️❤️❤️😘
@museal8154
@museal8154 Ай бұрын
Somaliland waa laydinka taageersanyahay guulaysta
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
Jooh,&ba,a,jab,halaag,Sahuiyada,Allaha.kurido,aaaaaaammmmmmmiiiiiinnnn
@Xiirey2013
@Xiirey2013 Ай бұрын
M.M cade waa qabir wariya ah
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 Ай бұрын
Maya.natayaahu.waxaa.matalaya.Antani.bilkan
@ijabohussein8046
@ijabohussein8046 Ай бұрын
Waa suuta gal inay cararaan call iyo xakha daradu way carartaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Ciyaari waa galin danbe yuhuuda iyo marayan wax yar ayaa u hadhay
@azizbarre4502
@azizbarre4502 Ай бұрын
Mohamed muhumed Ade is excellent analyser. Well done
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Xisbulah iyo israil wey kala cabsanayaan 😂😂😂
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i Ай бұрын
Baga baga halagaraaco yahuuda
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Mr blinkin waa yuhuudi waa nin caqli xun.damiir xun cadaaladana ka fog waa siyaasi tayo xun waa qof madhan qori dab ah ayuu la dhex wareegayaa bariga dhexe iyo dunida
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Fadlan yuhuudigaa liitiga ah ee blinkin warkiisa inaga jooji waa hanbadii hitler ka baxsaday ee maraykan galay
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Gaalo.jabkeeda.waligeedba Way.qarsataa
@CabdiSiciid-fd2kg
@CabdiSiciid-fd2kg Ай бұрын
Waan lasocdaa markast
@ijabohussein8046
@ijabohussein8046 Ай бұрын
Israel waxay rabtaa inuu dagaalka balaaro buu rabaa waa waxba dhowran maayee allow dhagaxyo soo daadi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdillahiabdillahifarahali4848
@abdillahiabdillahifarahali4848 Ай бұрын
Benale
@RashiidYassseen-no9ol
@RashiidYassseen-no9ol Ай бұрын
Adeee. Xusbu laa. Waa. Ciidan. Iran. Iyagiyo israailna. Maraykanka iyo iran ayaa. Meel u xadeeyey inaanay dhaafin faais aduweyribaa. Sheegay markaa warkooda haynagu. Badinina. Waxba uma hayaan xamaase
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 Ай бұрын
Israa.iil.jahanamay.kujirtaa.kana.bixi.mayso.ilaa.Ay.kudhamaato
@seynabcali4205
@seynabcali4205 Ай бұрын
Israel wey carareysaa mar dhow eebe idankii
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 Ай бұрын
Antani.bilitan.yaa.waxkaqroya.waa.ninka.dagaalkaba.wadee.waa.nin.ninkuu.dilay.kafanweydiinsanaye
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Ай бұрын
Beenta nagadaaya falastiinbaa hoog kujirtee waybadhamaadeen
@SeynabMuxudiin-xx6oh
@SeynabMuxudiin-xx6oh Ай бұрын
Musli miinta Allah haguuleeyo
@sahrosaleh2268
@sahrosaleh2268 Ай бұрын
Xisbulaahi may sida reer qaza u dagaalamaan dagaalkooda xuduuda israa,iil ma dhaafsana warkooda ma rabo haday dagaalamayaan xisbulaahi gudaha ma sii weeraraan
@Abdiraxman-jo5ss
@Abdiraxman-jo5ss Ай бұрын
Alllaw..ugarhaar..umadada..falastiin
@user-sm2lv3dv6y
@user-sm2lv3dv6y Ай бұрын
Asc
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt Ай бұрын
Asc
يوم غير مجرى التاريخ نحو التحرير | د. طارق السويدان
1:42:02
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Warka 20H 30/06/2024
41:44
RTD WEB TV
Рет қаралды 2,8 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
30:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.
Dibadbaxyada Israa'il iyo Falastiin
1:56
VOA Somali
Рет қаралды 52 М.
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 35 МЛН
Самый странный заключённый😂 #фильм #кино
0:56
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 26 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 58 МЛН