Magaca waxaa ku haboon in la dhaho (1.Nanac caano, 2.Nanac shukulaato, 3.Nanac baraawe) eray bixintaan ayaa kaga habooneed caano baraawe waayo ha ahan wax la cabaayo waa wax lacunayo oo macmacaan ah sida doolsha,shukulatada,xalwada IWM)
@hamdicabdi85353 жыл бұрын
Maashaaallaah my city waan u xiisay
@الصادعبالحق-ق2و3 жыл бұрын
Somali language is most powerful language in horn of Africa
@sunshineseaandvitamind86203 жыл бұрын
Wow! I would love to taste it. 😍
@NHikam3 жыл бұрын
In Sonalia we are distinct in terms of language, culture and ethnicity but have same religion. Baraawe one of my favourite cities ever in Somalia particularly. #BARAAWAAN_LEENAHAY🇸🇴❤
@AliAhmed-db8tm3 жыл бұрын
Mideeda kale video ka waxa background ka dhigteen gabadh cad dadkale hanaga tusina gabdhaha hada ey nagu yaryihiin ee background ka caano baraawe ka dhigta
@fatumaali81953 жыл бұрын
Ali Ahmed Hhhhhhhh gabdhaha in ladaldasho oo ladhameysto maa kabaqee markii la,arko siday ukarin yaqaanaan mac macaanka kala duwan. So fanny Boy.
Caano Baraawe asalkiisa reer Guraceel baa laga soo gaarey, isaga iyo caano marko.
@ayubmohamedhassan3 жыл бұрын
Wow barawe❤️
@jiniinsi97263 жыл бұрын
I really missed that
@keysesharmarke37973 жыл бұрын
waa sonkor 2000% jeer sub xaanalaah
@ismailhusienaliruicosta3 жыл бұрын
longtime ma cunin caano baraawe ma aqaano waqtigii igu dambeesay🤔
@MohamedAhmed-sv5py3 жыл бұрын
Waxaa ka loo Baraawe caan ku ahaan jirtey biyaha (AQUA BRAVA)
@noohaliahmed39783 жыл бұрын
Ma kiswahili bay ku hadlaysaa waaba isa soo shabahaan afbaraawe iyo af baraawe.
@AliAhmed-db8tm3 жыл бұрын
Universal TV beryahaan far aa idinku godan ma aqaan waxa idinka qaldan ee dadka ha ka waalina soomalinimadana ha ka fogeynina min fadlan saas ey tahay wax iga baaraaweysan ma jiro
Waaryaadhaheen maanaa waalan mise cadan baa laga heesayaa oo afkanina muxuu ahaa ma talyaaniga baynu la midownay kkkk af maymayga baanba maqli jiree waa maxay afhindigani walee maalin dhaw bay ina oran Salman Khan waa reer baraawe