Baraawe | Xagee ka yimid magaceedu? Yaase ugu hor dagay? Waaberi Show | Xaqladda 13aad

  Рет қаралды 36,018

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 138
@Qarnigeenamedia
@Qarnigeenamedia Жыл бұрын
PlayList u samee sxp magaalooyinka somalida sida ayaa loo dawaan karaa markaas . mahadsanid
@zashibby6614
@zashibby6614 Жыл бұрын
Wow am learn my country from you.thank you
@saamicade7382
@saamicade7382 Жыл бұрын
BARAAWE Waa Magaalo Xeebeed Somalia 🇸🇴 Eey leedahay Wixii Shisheeye Soomaray Hada Waa gacanta Soomaali ❤️❤️❤️
@farahabdi8587
@farahabdi8587 Жыл бұрын
Borama ma cilmigaaga ayaa gaadhi waayay😂😂😂
@ahmedmohammed9077
@ahmedmohammed9077 Жыл бұрын
Marko cadeey ayaan kaa sugaynaa wll
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
War qurux badanaa meeshu😊
@aswnitaaliguedi7439
@aswnitaaliguedi7439 Жыл бұрын
Waad nagalaso dahday sxb soo dadaji sii aan dhulka somalida uu wada marno waxa kuu hadhay somalida itoobiya iyo kiniya iyo wadanko inaa kolka dadal sxb anagana saxay noo tahay aqon kororsi dhuled mahad sanid
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Жыл бұрын
Woqooyi waxa kuu hadhay boorama iyo saylac gabilay somali galbeedna Diridhaba Dhagax buur Raaso Iyo in kale oo badan
@axmedkhadar-sr9qv
@axmedkhadar-sr9qv Жыл бұрын
Boramaa hadahy😢😅😂❤🎉
@ashrafjdiri-dq1dr
@ashrafjdiri-dq1dr Жыл бұрын
Borama iyo saylac xagee ku ilawday
@abdifataaxmohamed3652
@abdifataaxmohamed3652 Жыл бұрын
Sxp marko cadeey kasoo hadal
@muzamilofficial8627
@muzamilofficial8627 Жыл бұрын
jowhar maxauhesataa c/raxman sofasax
@AkaderAbdishid-cl7kn
@AkaderAbdishid-cl7kn Жыл бұрын
Barawe waa❤ somali ee carab hanagu soo dhisin😅
@bashirmohamed5094
@bashirmohamed5094 Жыл бұрын
Asc walaal Fadlan ka soo hadal degmoyinka: Xafun, Hurdiya, Murcanyo, Iskushuban, Gesaley, Calula, Bargal,Qandala,Caano iyo dhulkii ilbaxnimada hore(anti civilisata) Mahadsanid
@queennatasha7561
@queennatasha7561 Жыл бұрын
Aad baad umahadsanthy Waaberi Media🎉
@MohammedMohammed-ki1ct
@MohammedMohammed-ki1ct Жыл бұрын
Walal tariiq aadan waxba ka ogeyn ayaad lahadashaa meel aad kasoo min guurisey majirto wa been cad ah ilaaheyna kabaq dadka tariiqdooda shilimaan haka dooranin.....
@Mohammedlugunbe
@Mohammedlugunbe Жыл бұрын
Buugaagta taariikhda dugsiga sare bey ku qoran yihiin mideeda kale waagii gumeystaha ka hor baraawe waxey deegaan u aheyd taajiriinta Soomaaliyeed micnaha magac magaalo leh waaye taariikhdeedana iney lunto ma fududo
@AngeredAngered-o1n
@AngeredAngered-o1n Жыл бұрын
War oromo waxas yanay kamaqlin hadayba dulan nagu yihine
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 Жыл бұрын
My home baraawe ❤
@DhowDhul
@DhowDhul 9 ай бұрын
Barawe waa magaalada boqorada tuni ❤😊
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 6 ай бұрын
Dhulkii TUNNI SHANGAMAAS ❤
@moussamahamedaden5117
@moussamahamedaden5117 Жыл бұрын
Abdirahmanow siidan cadaalad maha Djibouti 🇩🇯 haal vidio aya kasosamaysay
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 Жыл бұрын
Ala vedioga wanku dhax jiraa
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
Wllhi 😂 ku aawy adi
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
sidaan maqlay baraawe, waxay u sharaxantay caasimada mustaqbalka dhow ee #somalia 🇸🇴🇸🇴 Inay noqoto .
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
@ahmed1444 maya qaranka
@hppyboy8606
@hppyboy8606 Жыл бұрын
My home barawe❤❤❤i miss 😢
@weproduction1804
@weproduction1804 Жыл бұрын
Never mind one day u will come ur home land insha ALLAH
@shaadarimuriidimaxamed7479
@shaadarimuriidimaxamed7479 Жыл бұрын
War anigaa eh warday cali
@abdinurise6991
@abdinurise6991 Жыл бұрын
Borama next wabeiyow
@abdifataaxmohamed3652
@abdifataaxmohamed3652 Жыл бұрын
Wll marka kasoo hadal
@axmednasri8004
@axmednasri8004 Жыл бұрын
Marko Cadey ka soo hadal my bro
@abdikhadarbillow4789
@abdikhadarbillow4789 Жыл бұрын
Walal gariss mxaa kuheysata
@mraboke416
@mraboke416 Жыл бұрын
Barawe cadey magalada ku dhashtey kuna so bar baarey miss u bila xisaab barawa cadey ❤😊
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Baraawe waa magaalo hoos imaato koonfur galbeed 😊❤❤
@abdisalamsidow
@abdisalamsidow Жыл бұрын
Magaalada Marko ka soo hadal sxb
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 Жыл бұрын
Luqada waa Champalazi mise chimiini
@naziha6530
@naziha6530 Жыл бұрын
Falastiin degdeg ugusohadal waxakasocda beryahaan wll Abdiraxmaan
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Жыл бұрын
War inadeer Abdirahmanow Boorama maxd kala habsaantay mise maba soo wadidba, in badan baanu sugayne wlale
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Жыл бұрын
What happen
@kadramohamed2796
@kadramohamed2796 Жыл бұрын
Biliis wllo boorama maxaad ugasooszmaynlaadahay
@Nuur3939
@Nuur3939 Жыл бұрын
Jowhar kasoo hadal waa meel tariikh leh😊
@omarbmmodel9177
@omarbmmodel9177 Жыл бұрын
Dhegaxbuur soooqaado plz🙏🏾
@hamzemouzeali6128
@hamzemouzeali6128 Жыл бұрын
Nio meeleaan lagaraneyn naga daayo magaalooyinka saxda kaaoo hadal Oo caasiamada labaad ee smliland waad ka dhacde Boorama mee hoyga aqoonta💯🥳
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Жыл бұрын
Wuu soo wadaaye ukaadi ha dagdagin magaalooyin badan ayaa hadhy sida Borame Diridhaba Raaso Saylac
@hamzemouzeali6128
@hamzemouzeali6128 Жыл бұрын
@@caynashe.8886 haa lph diridhaba iyo kuwaas haka hadlo baraawe kuwaasa kaweynbe
@mahrezdepio7848
@mahrezdepio7848 Жыл бұрын
@@caynashe.8886 seylac wuu ka hadlay
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Жыл бұрын
@@mahrezdepio7848 kamuu hadal ee kolkuu maaaglooyinka kale kahadlayaay uunbay taariikhdu ula yara gashay iyada oo dhamaystiran wuu kahadli doonaa
@hindaaxmed393
@hindaaxmed393 Жыл бұрын
Next gabilay❤❤❤
@mazeenacade3206
@mazeenacade3206 Жыл бұрын
Magaloyinka aad so qaadaty magaalada ugu taariikhda badan waye *baraawe*
@guledfarah7352
@guledfarah7352 Жыл бұрын
Borama lagama hayo zxpow
@ahmeddezaanja1400
@ahmeddezaanja1400 Жыл бұрын
First Ramadsn mubaarak
@daacadxassan8186
@daacadxassan8186 Жыл бұрын
الحمدلله
@BeelaHassan
@BeelaHassan 12 күн бұрын
Waa beentaa tariqda Narayana waxba kama taqanin umada beentA KA DHAAF
@saidbarawa9096
@saidbarawa9096 Жыл бұрын
Iam Kenyan born barawa,but unlucky to see the beauty city of my descendants,baarawe
@sahalismael4243
@sahalismael4243 Жыл бұрын
First one ❤❤❤
@Hodanxasan-qx2bo
@Hodanxasan-qx2bo Жыл бұрын
Baladxawo gedo Somalia sooqaado sxpw
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Жыл бұрын
Alla maxay magaalo tahay
@FeisalFeisal-p9b
@FeisalFeisal-p9b 7 күн бұрын
Manshallah barawe wey taariq deerta xaye asalka dadka reer waa arab
@mohamednorhassanshiikow4179
@mohamednorhassanshiikow4179 Жыл бұрын
Magaaladii an kusoo bartay cilmiga diiniga ah masha allah
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Ciidanka daraawiishta sidaas meyba uxumaayeen qof muslin ineysan waligood dilin ban modi jiray
@yaasirxareed
@yaasirxareed Жыл бұрын
First comment....golden voice
@harshad1607
@harshad1607 Жыл бұрын
Magaalada ceelbuur ka soo diyaari masuul
@IfrahAbdisalah-ci5ko
@IfrahAbdisalah-ci5ko Жыл бұрын
Boorame ka hadal walaalo❤
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Жыл бұрын
ramadan kariim wallayal
@2011BARO
@2011BARO 5 ай бұрын
Wardaay lama yiraahdo waa WERDEEY waana qabiil Soomaaliyeed.
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 Жыл бұрын
Baraawe waa magaalo aad iyo aad uquruxbadan
@coonkacadde124
@coonkacadde124 Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ayaan ahay maanta 1:26 Apr.8 2023
@AbdimalikMo
@AbdimalikMo 4 ай бұрын
War carab ma aheen waa imarat carab wax dhisto xagee ku araktay
@Khadar___Jr
@Khadar___Jr Жыл бұрын
Dhagax buur kasoo samee sxp
@sakariyeuptifarah-pc8iu
@sakariyeuptifarah-pc8iu Жыл бұрын
Nio waad soraagtay
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 7 ай бұрын
Walaal warday cali waa dad dir ah oo soomaali ah xagee aad uleedahay waa oromo wax aadan aqoon haka hadlin
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Baraawe waa magaalo hoos imaato koonfur galbeed waana caasimada baydhabo janaay ❤❤❤
@naaj2846
@naaj2846 Жыл бұрын
😂😂cajaib
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@naaj2846 Haye, maxaa dhacay oo aad la shoogtay😃😂😂
@wacyimedia
@wacyimedia Жыл бұрын
Magaal madaxda koonfur galbeed waaye waryaa hana sheegan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@wacyimedia Waa la ogyahay Midaas Bro Lkn sidee?😳
@aasifihiaasif9521
@aasifihiaasif9521 4 ай бұрын
Barahvi ❤❤❤❤A big tribe in Pakistan
@honcabdulahi3744
@honcabdulahi3744 Жыл бұрын
M.a magaladeydi lkn mad kaso hadashid markacaday
@ceynaanqaadi3971
@ceynaanqaadi3971 Жыл бұрын
Baraawe bin Ow Cali Odayga sameeyay wuxuu ahaa nin Garre ah wax dhib ah kuma jabneen hadaa sheegi lahayd kutubta dhan way qoraan.
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
We ku jaban tahay wayo qabil lagama hadlenin dhulka somaliyed ba laga hadlayay wana iska taqanaa somali hadi qabil lo shego wexe raban be so qorayan
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 8 ай бұрын
Saax
@cabi500
@cabi500 Жыл бұрын
Next dhusamareeb zxp❤
@yaanuusmedia4972
@yaanuusmedia4972 Ай бұрын
Wax carab ah mala jiro nio
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 Жыл бұрын
Baraawe magaalo jareer wayne is muujiya tolkay 🥰
@wacyimedia
@wacyimedia Жыл бұрын
Naga tag hana sheegan jareer ma nihin barawe waxaa joogo dad cadan timo jilicsan ma is ku qaab ekni xitaa
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
War cabudwaq kaso hadal
@mohamedbusuriabuukarhassan9365
@mohamedbusuriabuukarhassan9365 Жыл бұрын
Magaaladeeda baraawe❤️
@ayoupadenmoha5138
@ayoupadenmoha5138 Жыл бұрын
Qisada nabi ayuub ka soo hadal zxp
@hassanxiis8877
@hassanxiis8877 Жыл бұрын
First person
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 8 ай бұрын
Baarawa was formed by aw Ali,the garre leader.
@cabdirisaaaq280
@cabdirisaaaq280 Жыл бұрын
Oodwayne....
@king.zalaat
@king.zalaat Жыл бұрын
Magaaladeeda Baraawe 🥰🥰
@sadaamhussein4299
@sadaamhussein4299 Жыл бұрын
Allah haku barakeeyo sxp
@abdullahiosman8062
@abdullahiosman8062 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@CadeCabdulaahi-c3x
@CadeCabdulaahi-c3x Жыл бұрын
Ssss
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 Жыл бұрын
Qof ka labaad 😢
@moussamahamedaden5117
@moussamahamedaden5117 Жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 nio ma Anfar aya iskaleh Ali_sabih iyo arta aya lakasugaya
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Mnshllha waa video/barmij aad uu ficaan oo wax badan laga fa'idayoo oo muhiimna ha waana loo bahanayay runtii waan mid qiimo sareeya oo wax badan laga fa'idayoo runtii, inkasto oo aad ka tagtay dadkii canka ah ama jilaayashii layaqaanay ee kaso jeeday magalada haday noqdan fanaanin,jilayal,aqoon-yahano iyo dadka somalida dheexdeda magac ku dhex leeh dhinaac walba oo ay tahay Abdirahmaanow................... Ramadan kariim...............................
@mohamedarwaax7375
@mohamedarwaax7375 Жыл бұрын
Magaladan ku dhashay Viva reer baraawe ❤❤🥰💉🩸
@M.D.Allaale571
@M.D.Allaale571 Жыл бұрын
BOORAMA BOQORTOOYADII ADAL EMPIRE IYO HOYGII AQOONTA GAYIGA SOOMAALIDA
@ikraanaalpha8326
@ikraanaalpha8326 Жыл бұрын
Zxp baardhere kasoO hdal waa meel diinta ku sheegan
@anisasaciid8536
@anisasaciid8536 6 ай бұрын
Ugu dambeyn magaladeyda kaso hadashay jah ❤baraawe cadeey my home
@abdilazizelhaji8688
@abdilazizelhaji8688 Жыл бұрын
Aw cali sayid cumar, wadaad soomaaliyed uu ahaay, markii baraawe la deegaameynaayey-na, aqalkii ugu horeeyey ee 'mudul baaraawe' la dhihi jiray odaygii dhisay ayuu ahaa.
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah ustaad cadiraxman cumar Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 👑😍❤🙏
@NaeemahMohamuot
@NaeemahMohamuot Жыл бұрын
Waaa gobolkyga an kaso jedo lkn mku dhalanin😊😊😊😊😊
@mr.wadaraay4089
@mr.wadaraay4089 Жыл бұрын
Abdirahmanow Bu.aale ayan ka sugeyna insha allah
@Rosyyy517
@Rosyyy517 Жыл бұрын
Magaaladii aan ku dhashtey BARAAWE ❤
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
220 km ayey u jirtaa muqdisho maaha 180 km
@saladmacalin6348
@saladmacalin6348 Жыл бұрын
Baraawe waa magaaldii mustaqbalka insha Allaah xaqeedana wey heli doontaa Alle idinkii
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Baraawe milgaheedi may helin
@m0hamedkadar479
@m0hamedkadar479 Жыл бұрын
Walal sosamey bualee iyo garissa
@mohammedul_amiin
@mohammedul_amiin Жыл бұрын
Sxb Buaale kasohadal Jubbada dhaxee
@eidbudin9062
@eidbudin9062 Жыл бұрын
Sxb afgoye ku xiji
@khadarmaxamuud4482
@khadarmaxamuud4482 Жыл бұрын
next borama kaso dhig
@abdijunior8945
@abdijunior8945 Жыл бұрын
ader gaalkacyo next ka dhig
@ahmedyasinmohamed5590
@ahmedyasinmohamed5590 Жыл бұрын
Wll allah ku barkeeyo c/raxamaan jid aad u wanaagsan iyaad hayssaa janaalkaagan ama you tube ka waa ku aay iska leeyihiin soomaali halkaa ka sii wad waanu ku jacenahay
Yaa ku noolaa dhulka dadka kahor! Maxaase ku dhacay?
13:11
Waaberi Media
Рет қаралды 80 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 129 МЛН
MAGAALADA BARAAWE 🇸🇴 TRADITIONAL SOMALIA CULTURE - MADE IN SOMALIA
12:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 57 М.
Difaaca Dowlada Cuthmaaniyiinta | Dhaleecayn Been ah |
11:34
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 92 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 3,8 М.
كيفية بناء الانضباط الذاتي - ماركوس أوريليوس
30:18
رواقية للحياة
Рет қаралды 229 М.
Nabi Ibraahim | Aaabihii Nabiyada | Dhambaal 5 - Xalqadda 7aad
13:30
Waaberi Media
Рет қаралды 161 М.