Maxaa Kala Qabsaday Maayirka Burco iyo Abwaan u Gabay u tiriyay Ciidanka Qaranka.

  Рет қаралды 17,540

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 51
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah abwan guuuul abwanku ma laha dhaliil waayo kuwa uu u tirinayo iyaba way inoo tiriyaan guul jamhuuriyad somaliland ❤❤❤❤❤❤
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
Waar qaaran iyo qabiil baa lakala garaan la yahay mayiirku waa saxsaan yahay waanu mahad saanyahay from burco
@mustafeabdillahi9918
@mustafeabdillahi9918 Жыл бұрын
Maashaa allaah guul abwaan
@ismailibrahimnuh5642
@ismailibrahimnuh5642 Жыл бұрын
Kaasi maayir maaha waa laxey
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Жыл бұрын
CAY KU NOL WAR DAD KAN HA CAAYIN
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Жыл бұрын
Abwaan maaha ee waa lax kani dawlad ayaynu sheeganaynaa ee hadii ay reero noqoto dee dhulbahante tolkii ayuu noqonayaa ee qaran iyo qabiil mid uun aynu qaadano
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Ragadii wallee waa wiil wiil dhalay mawaadin wadaninimo sheegtay runa in laysku ceebaalsado maaha maayarku miyaanu arkay ama maqal waa beeyada iyo sunta Faarax kuu kuuyo ka soo burqata isaga Oon Soimaali ba ahayn Oo kenya ti ah Oo Somaliland halka laga doortaayi 3000 Km u jirto isagoo qabyaaladay naya Daarood daynaya maayarku miyaanu maqal Qaranka Somaliland iyo Ciidanka Qaranka Somaliland ba ha guuleystaan Abwaana dana yaan afka lagaga boodin Huwanta Daaroodisim ka usu soo bahaysatay ba ku gabyaya wey leeyihiin e💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Halgame334
@Halgame334 Жыл бұрын
MAAYIRKA BURCO GAADH SII CIIDAMADA TAAKULE HADAL BADAN LAMARABO
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Жыл бұрын
ku soco abwaan kolay waxa jira kaadhadh badan oo ay huwaantu xoqdan abwaan waanu ku taagersanahay
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 Жыл бұрын
Dhulbahante uu cayay ee cadowga aad ku sheegteen waxa ka mid aah , faraton oo gudomiye golaha xildhibanada somaliland, iyo ina kore wasirka biya iyo tsmarta!! Marka waxad cadaysay iin au horgale yihiin, somaliland na waa isaaq land.
@omardafle3614
@omardafle3614 Жыл бұрын
Moyerka ayaa sax
@JamilaNuux-wm8br
@JamilaNuux-wm8br Жыл бұрын
Abwaaanku waa fariiid ha karbaashu huwanta nijaaasta
@hodansheekh4101
@hodansheekh4101 Жыл бұрын
Wuu saxan yahay abwaan ku ku soco abwaan cadawga guduhu wuu badan yahaye
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Nin cararey. Magabyo
@daljireali4783
@daljireali4783 Жыл бұрын
Isaaq waxuu ku wareersanyahay siduu qabiil iyo Qaran isku waafajin lahaa.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Well done abwaan , To the point
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
ABWAAN WAAD SAXSANTAH3Y IYAGUBA WAAY INOO GABYAAN ALLYA RAXMEE ABWAANKII DHINTEY EE SHULBAHNTEY ISAAQ YUHUUDA KA XUN BUU YAHEY
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
huwanta argagaxisada shadhka kala duwan xidhani way badan yihin haday shadh mayor isku daba qarinayan iyo haday shadh xildhiban isku daba qarinayan iyo haday mid dimed iyo masajido ay ku gabadan isku daba qarinayan lakinse marka la jabiyo huwanta argagaxisada sool iyo kufsiland e dhulka lala simo kuwana way jabayan inyar aya hadhay inta la kala mirmayo
@housseinahmed4401
@housseinahmed4401 Жыл бұрын
ADIGU ? IMISAA SHAADH BAAD SIDATAA??? MARYO ALOL , IRIR , JAARSO , JEEGAAN & QOMU LUUD . NACALA
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
May may somaliland qabiil maha ee waa qaaran Ariinta waan kaso hoorjeeda waayo dadbadan oo qabiiladu sheegayo Ah baa somaliland jeceel dhulbahante ciidanka waa ka buuxa waar hadalxumada iska daaya oo ilahay ka xishooda qarankiina dafacda lakiin qabiil cayga halaskaa daayo waa waxa dadaka sii kala fogaynaye subxanaAllh
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka jilicsan abaarso land 400 maxaabiis ah
@zuldanahmed3482
@zuldanahmed3482 Жыл бұрын
Waxani dad dulaysan anagu awdal hada nahy waxan inan wax la yelana ba danbiya yaab abwan somaliyeed oo xaqdaro lagu dilay mad hada na hor wadan yaan allaw caqliga qaaxo soo celi
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
mayor ku sheg argagaxisa ah marka horeba waa la oga waaxad tahay dalim yahow so kama tirsanid xisbiga fashilmaye huwanta burta gacan libax saray hadaba waxan ku shegayna in abwanka gabayga tiriyay matalo shicibka jamuriyafa barakaysane somaliland e qarankoda jecel balse anu matalin ado maydhan o shadh mayor isku daba qarinaya o argagaxisada faqashta hosta ka tagersan lakinse guldaro dhabarka ka jabisa aya ka raci donta
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
Mayiirka qalaadka ka daaya oo xiishooda ciyaaloow mayiirku qaraanbu ka fekerayaa idiina qabiil la qolo maihi mayiirka lakiin wuu saxsanyahay caqligu ha shaqeeyo reer shaikhisixaqoow
@baredahir5347
@baredahir5347 Жыл бұрын
Abwaana ma jihiide abwaankii jaamac kidiye maxaad ugu gabayday neefyahow neefko dhalay
@user-ml9kd5jw7c
@user-ml9kd5jw7c Жыл бұрын
We all related to each, so we are all lose no winner. These died can't come back again save those who alive. If will be one hand we will lose the country. May Allah keep the devil away from us.
@abdirahmankeynaan
@abdirahmankeynaan Жыл бұрын
Ninkan xisaab qaldan ayuu iskudhufsaday....
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Жыл бұрын
Mayirku waa faraq faqasha
@baredahir5347
@baredahir5347 Жыл бұрын
Maanta gabay neefoow hadaad maantaad jabtaye jabkaaga ka gabay bal
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 Жыл бұрын
Waar gabayna garanmayside umman laysku baa'biyey hambadan isku dirin. Dagaalkas waa fidmo, waana dagaal sukeeye, dhibaato kasta oo somali kadhexda waa fidmo xigaal. .mayerku waa nin caqli leh mahadsanid mayer heero.
@baredahir5347
@baredahir5347 Жыл бұрын
Lkn iyaagu maaydka uma gabyaan yaaa xayawaan
@abwaangudgude4208
@abwaangudgude4208 3 ай бұрын
Kani abwaan maaha waa dhuuni raac
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
Maayarku waa saxanyahay.
@ahmedseid413
@ahmedseid413 Жыл бұрын
Wuu degdegy mayirku
@Amiin_Abdi_Abdilahi
@Amiin_Abdi_Abdilahi Жыл бұрын
Abwaabkii abwaanada dhe
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Geeraar ka iyo faanku soo guba laxeer maaha. Laangaab
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr Жыл бұрын
Jamac kediye waa dhintay ninkii diley ee madfaca sootuurey waa lahayaa Faysal bootaan iyo saraakiishii oo dhan Hadii ragaas kontonka sarkaal iyo askarta 700ka ah lalaayo iska gabyoow adigaa laayey doqon ilaa naagihiiniinii aadkacararteen waa lahayaa
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Жыл бұрын
waar kan maayar ku sheega ah wllhi halaga waar hayo ilayn wuxu waa faaruq
@baredahir5347
@baredahir5347 Жыл бұрын
Waar ninkaa lambarkiisa isiiya aan cashar udhigee
@safiyaiidan3366
@safiyaiidan3366 Жыл бұрын
Wow
@sayidcali-cc6zh
@sayidcali-cc6zh Жыл бұрын
Kusoco abwaan
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Жыл бұрын
ABWAN KADIYE ALE HA UNACARIISTO GEERIDUNA ADAY KU SUGAYSAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Marxuunka aalya raxmaa laliiin isaaq yahuuda ka xun buu yadhi inaan danbaabo ma rabo in uu yadhi islaam ma ah isaaqna in uubyishi filyaa marxanku aniga qaa iga samax
@cadaanixasan8246
@cadaanixasan8246 Жыл бұрын
xaar xaar dhalay ma adigaaba gabyi kara bakhtigaagiibaa wali la ururinayaa bil kadib us afku xaare
@laraahmed6592
@laraahmed6592 Жыл бұрын
waa geesi waa dulmdi diid
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 Жыл бұрын
Ma campaign baa caruur iyo dumar la soo saaro oo maryo ruxaya dagaal
@SaaSaa-nx1bn
@SaaSaa-nx1bn Жыл бұрын
Waar Qabyaaladdu maxay tartaa? Waligaa Qabiilkaagu wax dhib ah mooyaane wax kale maad ka faa'idday?
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Waar waxan xayawaanka ahii waa ilmo xaaraan qudhun ah, reero wada dagan buu isku diraya, ina dhillo weeyi
@mustafeabdillahi9918
@mustafeabdillahi9918 Жыл бұрын
Maashaa allaah guul abwaan
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Maayarku waa saxanyahay
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 75 МЛН
Darwiish Ismaaciil mire iyo Galabtii ay Guuguulaha kulmeen !!
8:48
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 285 М.
SIDAANI WAA QALAD LIICATO // ABDI KARIIN ALI SHAH OO XANAAQAY ?
12:00
Abdullahi kashka
Рет қаралды 207 М.
Kaftan iyo soo dhaweyn Shiine Culey oo yimid Minnesota.
21:36
Xogmaal Media
Рет қаралды 72 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН