No video

Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?

  Рет қаралды 111,210

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 189
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Ай бұрын
Sheekh Ahmed Yassin cali ayaanle Maasha allh waa nin adag oo aqoon yahan ah
@faadumo12331
@faadumo12331 21 күн бұрын
Warbeentajooji
@AbdulrezakSayid-hh1br
@AbdulrezakSayid-hh1br Ай бұрын
Sheikh Axmed yasin is only person from Awdal region who is ready to tell truth the isaq leaders.
@Shukri20267
@Shukri20267 Ай бұрын
Maansha-Allaah waan jeclahay Ayaanle,caadi ma aha.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Ayaanle waa nin wax garanayo Allaah ayaa noo sheegayo inay sineyn kan kuwa wax yaqaana iyo kuwa aan waxba aqoonin Sida Faysal oo Faaruq ah Muuse oo aad moodo Sac weyrax ah Laakiin ina kaahin waa xariif hadba xaalada ayuu qiimeeya.
@abdullahiahmed119
@abdullahiahmed119 Ай бұрын
Axmad Yaasiin Ayaanle. Markastoon dhagaysto,rajo ayaa igasha. Waa nin aad macquul u ah. Allaaya cisak.
@Abko478
@Abko478 Ай бұрын
Siyaasiga dhabta ahi waa Axmed Sh.ayaanle🫡🫡👏
@MyMotherland999
@MyMotherland999 Ай бұрын
Sheekh Axmed yaasiin Nin rageed qaran
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Ай бұрын
Maasha ALLAH sheekh axmed yaasiin sheekh cali ayaanle waa caaqil waa dadka reer somaliland ee hormuudka ah
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Waa nooca aad ku shaqeysataan ee yes man idiin ah.
@AAYA23
@AAYA23 Ай бұрын
Axmed Yaasiin Shiikh Cali Ayaanle
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
ISAAQLAND, WAR IYAGA HA IS DOORTAN, DARFAHU WEY TAGEEN, ISAAQ ISKU FILNOW.
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q Ай бұрын
Waa khasab siyaasiga Hargeisa in uu ku halqabsado wax ka sheega somalia ileen shacabka wax kale oo loo sheego lama hayo
@user-et5ij2hr9r
@user-et5ij2hr9r Ай бұрын
Wallahi xageedi bad dhigty
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u Ай бұрын
Sheekh axmed ayaanle Illaahay ràali hakaa ahaado adiga iyo waalidiintaaba Waa madax weeyana ha mustqbalka illaaha cilmidherer iyo cafimaad qaba hakusiyaadiyo
@HassanAbdu-rk1hg
@HassanAbdu-rk1hg Ай бұрын
Masha allaah shekh ayanle alaha ku xafido
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 Ай бұрын
Ina biixi haduu caqli leeyabay Sheekh axmed yaasiin haku wafeejiyo xilka
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Maamulka.awdal.ested Gooni.ayuu.u.istaagayaa Ninkii.hadlayaaba.ha.iska Hadlo
@ahmedabdi1090
@ahmedabdi1090 Ай бұрын
Axmed yaasiin Sheekh Cali Ayaanle masha Allah cod kar aqoon yahayna❤
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 Ай бұрын
Axmed yaasin waan jeclahy ilaahy ha daayo❤❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
3 XISBI UU ISAAQ LEEYAHAY , YISBI AY BEELAHA KALE U TARTAMAYAAN MA JIRTO.
@Keysek
@Keysek Ай бұрын
Allah yacizk. Axmed Yasin sh Ali ayale
@abbuujiilaani407
@abbuujiilaani407 Ай бұрын
Sheekh Axmad Yaasiin mashaa alaah aqnyahan diiniyo siyasadba leh
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Waahadal Gobanimadiisa Iyo Waadixnimodiisaba Wata Kanu Ina Kaahin Halkanku Cadeeyey💯👏🏾
@cabdiaadam199
@cabdiaadam199 Ай бұрын
Illahay ha barakeeyo sh Axmed yaasiin sh ayaanle
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Ай бұрын
Sheekh Axmed yaasiin waa Somalilander xalaal ah.
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 Ай бұрын
Ilaahow madax dalka usahal axmed yaasiin sh.cali ayaanle inu dadkan hogaamiye unoqdo
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr Ай бұрын
الله يعزك يا ابن شيخ علي
@_faatax
@_faatax Ай бұрын
Sheekh Axmed yaasiin waa hadal yaqaan waa ilbaxnimadii aqoontii awdal lagu xaman jiray
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Axmed manta hadu sharaxnan laha laba kumay muranteen
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Ай бұрын
BENAALE BRNAALE BENAALE. IDINKAA DADKA LAAYAY. IDINKAA GOOJA CADE NA CIIDANKA LAAYAY. …
@XamseMaxamed-j8w
@XamseMaxamed-j8w Ай бұрын
Mnsha allah siyaasi iyo aqoon yahan
@macalinyacquub7728
@macalinyacquub7728 Ай бұрын
Adeerkay guulayso
@hoyotrucking5049
@hoyotrucking5049 Ай бұрын
Very powerful words
@user-gi7qw8cn1g
@user-gi7qw8cn1g Ай бұрын
Masha allaah sheekh yaasiin hambalyo allaah hakuna xiftiyo❤
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Ай бұрын
Mansha allah
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q Ай бұрын
Faysal faaruq idoor waa jabay muse shaani waa jabay
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Inanka dawlada dhaliila ee reer awdal ah markaan cadowku sheegtaan mashaqeyneyso
@fatimafatima4425
@fatimafatima4425 Ай бұрын
Faysal cali waa geesi qaran guulayso ❤❤❤❤
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Axmad.dadkan.waxa.sheegeyso.ma.xeeriiyaan.dadkii.sidaa Wax.u.garanayay.isaaq.way Ka.dhamaadeen.inta.yer.we Hadhayna.cidi.wax.mawaydiiso
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
Caqli xumada Isaaq. Somalia 🇸🇴 hadaad kala goysaan; Somaliland way kala go’aysaa. Nabi Haruun Hama sabidin. Xaqana ha dooblina Isaaqoow.
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 Ай бұрын
Mansha allah tabarkalah hambayo sheekh axmed yaasiin cali ayaanle waa geesigeesi dhalay❤❤
@mmhassan8596
@mmhassan8596 Ай бұрын
Ninkaa reer Borama hadalkiisu ilahay kama dhigo kii Cali Khalif oo kale. Muse Shaani in badan ayuu ku yidhi waar aynu wax wada yeellano.
@cabdirasaaqcabdi5007
@cabdirasaaqcabdi5007 Ай бұрын
Axmed yasin sheekh cali aqoonyahan sharci yaqaan ah geesi waa tafiirtii awliyada 12:20
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
IIDDOOR LAAN : QABIIL LAAN : CUQDAD LAAN .
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale 14 күн бұрын
Faysali waraabe waxaan ku oo dhadhlaahaa xoog waxba lakuma qabsankaro
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Ай бұрын
Mujrimkan gacan libaax ku khafiifay ma la waydiiyay boqolaalkii laascaano ku la,aaday ?!.
@maan732
@maan732 Ай бұрын
Dhulbahante somalind u daglmya matalo kuwaas aad sheegyasaa dhamaan Waaa dhunteeen horgalo.bay ahyeeen
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Ninkan samaroon wuxuu cadeeyey ineey dhulbahante aanan xoog lagu qasban sababtoo ah samaroon waxeey idiin qirsan yihiin inaad tihiin geesiyaal soomaaliyeed muhimadu waa intaa horfak qabiil walbe weey lee yihiin
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 Ай бұрын
War ninka ayaanle madaxweyne ayuu u qalma
@ahlanhussien
@ahlanhussien Ай бұрын
Maasha Allaah Faysal Madaxwaynah 6 aad
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Kkkkkk 👨🏼‍🦯‍➡️👨🏼‍🦯‍➡️ ninkii jireey waxuu yidhi reerka miiska qaadkaa laga xukumaa reerkani maamul ma qaadi karo qabiil bey kooda yar iyo kooda weeyn caqligiidu ku egyahay runtii ✅✅✅
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Wasiir maxamed kaahin xaqiiq buu ka hadlay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdulhalimAbdillah
@AbdulhalimAbdillah Ай бұрын
Waryahe Muuse ha oran ee Nabi muuse dheh,css
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Naclatulaahi calayka yaa nebi ilaahay csw baad ku geftee ilaahay masiibo kugu rid munaafaq yahaw
@shakumar47
@shakumar47 Ай бұрын
Sheekh Axmed yazin aqoonyahan aragti dheer
@inacarab2353
@inacarab2353 Ай бұрын
Hadalka Ahmed yasin sh cali ayaanle iyo hadalka ina kaahin waa kaaf iyo kala dheeri
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Hadiilaga Adkaadan Masha Allah hadiil’ayhelaana Masha Allah. Dadkooda Iyo dadkoodaba Wayjecelyihiin …Go Somaliland Go Aduunkuna Indhahu Idinkuhayaaye Barbarkay Kabaxda Waabakaylaqaleen . Iskuduubni Iyo Isafgarad baainoodardaarana❤
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Ай бұрын
IN KASTA OO AANAN AAMINSANAYN JAMHUURIYADAN UU KA HADLAYO, HADANA SH AXMED YAASIIN SHEEKH CALI AYAANLE WAA AQOONYAHAN HADAL YAQAANA OO HADALO CADCAD. XAQIIQ SHAQSI AHAAN SH AXMED YAASIIN WAA NIN RAGEED.
@farahabdi3592
@farahabdi3592 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 the law of the cat 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Ай бұрын
Nabadda ku dadaala!
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
Great ❤❤❤❤❤❤
@CabdiIsmaciilq
@CabdiIsmaciilq Ай бұрын
Mash allaha❤❤❤❤❤somalilanders❤❤❤gull❤❤dhmntiip isku duubni
@qorane122cabdirisaaq3
@qorane122cabdirisaaq3 Ай бұрын
xiliigii dawladii c.raxmaan tuur ayaa la sameeyay heesta calanka
@user-kn4fh5gn5y
@user-kn4fh5gn5y Ай бұрын
Ciro buu ku waashay orid kursiga muuse ka rido futo dhaqe ha noqon
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Xataa cigaal ayaa xaaraami ahaa dhamaan nijaaso nijaaso ah Markaaba im madaxa laydin ka guro ayey ahayd War cid idin rabtaa ma jirto SNM aduunka meeshii lagu arko Waa dilis Idinka iyo ina cigaalba nacalaa ku yaal
@qaasimyare4715
@qaasimyare4715 Ай бұрын
Kulmiye waxaa lagudban siyaasad ahaan in hilaac heshiis siyaasadeed lagalaan o kharashka iyo cududa taageeraba laga taageero sida kaah iyo wadani heshiis siyaasadeed ugaleen
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@CabdiAw123
@CabdiAw123 Ай бұрын
Wan layn lahayn hadalka sida uu u odhanaya fududaa😳
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waa baskeel QARAN ma jiro
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanAbdi-n8d
@MaryanAbdi-n8d Ай бұрын
Libaax
@mohamede.toukaleh4723
@mohamede.toukaleh4723 Ай бұрын
Did ina Kahin a.k.a Qudhmis interior minister forgetting something to mention about his treason to Zoomalia National Mooryaan Republic 🇸🇴
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Ай бұрын
Muuse iyo maxamed kaahin ilaahay shikhsiyad xumo ayuu u dhaliyay bal ninkaasi waxa uu soo fogayo ee uu ka daba tagayo eeg si uu families kaas u xasuusiyo ragii ay waayeen.
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 Ай бұрын
Tuug ilaahay baa ku xisaabin doona caawa hadaad dhimato reer sool lagaa aasimaayo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
Y allah Ya waduud Yaa raqib yaaa samaad kiii noo khayra dalkan xuduududuhiisa soo xidhaya ciidamda dayacayn wadnakanaka dayacayn guusha soo hoonaya noo door kii sharnoowada nagaa qabo reer somaliland ducaystaa ducada waa cibado rabigiina waydiista kii iidnku wanagsan
@amorevalogs
@amorevalogs Ай бұрын
inkaartii Daahir Rayaale😂
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Hanbalyo Maxamad Kaahin Axmed maanta uun buu u hadlay sidaan ka rabay !
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Sowkan gacan libaax iyo wax soo dhamaday uun uu soo celcelinayo waa xaalad abuur
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Axmed yasiin WA madax walee
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc Ай бұрын
DHAB DHILIF YASHA REER AWDAL STATE KAMID MA NIHIN REER AWDAL STATE EE XURTA AH AWDAL STATE GUUL IYO GABANIMO
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland
@Gubaddo
@Gubaddo Ай бұрын
Siyaasi Axmed sh. Cali Ayaanle waxaan weydiinayaa indho qarsigu waa wax jira laakiin ilaa xadkee laga indho qarsankaraa siyaasi bilaa xuduud ah
@CabdiqaadirMuxumed-z1b
@CabdiqaadirMuxumed-z1b 20 күн бұрын
Mansha alaa samaroon isaaq ciise waa walaalo isku tariikha hibaal yaanay inakala fogayn reer koonfureer beenaalayala inama quseeyaan waa talyaaniya
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale 14 күн бұрын
Waxaan layaabaa ina kaakiin hayska shaandheeyo hadalka waayo haduu hadalku sida xaarka loo dadajiyo yaanu kuu qaban
@MahamedMahmed-ug2qp
@MahamedMahmed-ug2qp Ай бұрын
2:43
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
Wali afsoomalinimadii xumeed ayuu wadaa ina kaahin wllee looma taag hello ina kaahin
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale 14 күн бұрын
Bal eega marka u hadlayo qofka qacliga leh u hadlayo waa siidan waxaasi waa cilmia
@user-qn3ii6wc6d
@user-qn3ii6wc6d Ай бұрын
Kuma Aqaan aftahanbaad tahay dhariga Karka maxaa ka keena?
@mashaallahallahhabarakeeyo8546
@mashaallahallahhabarakeeyo8546 Ай бұрын
Inadeerkay axmad Yaasiin halkuu kugukhasariyay biladulqaad baatahay
@ducaysane3872
@ducaysane3872 Ай бұрын
Ahmed yaasin uun in hadalkiisa loo daayo ayay ahayd
@califaarax7052
@califaarax7052 Ай бұрын
Faaruq maskax maran; Maran (Where are leaders)
@user-ln9ft3qp1v
@user-ln9ft3qp1v Ай бұрын
Kulmiye waa la yaqaana.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Ahmed yaasiin waa raga Somaliland u baahantahay waa gob hadal yaqaan ah, doqonka ina Kaahin oohin buu meel walba la joogaa iyo cabasho, qof isagoo dawladii ah cabanaya
@salebanahmedali2638
@salebanahmedali2638 Ай бұрын
Hadiii hadalada afkiisa ka soobaxayaa Eee wax ku oolkaa axmed yaasin Oo uu kubaaaqo In sidaa ushaqaynayaa Wuuu guuulaysataa
@BatutaMedia
@BatutaMedia Ай бұрын
Guuul SOMALILAND, Guul KULMIYE
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Ай бұрын
Khasab sandule ayaa la idinkaga dhigay.
@hamdaroble12
@hamdaroble12 Ай бұрын
Sakharinta ma la Amina idoor dabo cayun😂
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Ай бұрын
Bash bakh
@user-fl6ey7nb2c
@user-fl6ey7nb2c Ай бұрын
Asc inakaahinow fadlan adigoo raaliya iskayara aamus
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
MUJAHID MAXAMAD KAAHIN WAA FAQASH LAAYE ADIGUNA WAXAAD TAHAY FAQASH !!!!!!!
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Axmed salben bida Ka mid bu ahaa
@waayeelyare
@waayeelyare Ай бұрын
Xaar iyo kaadi isku qas
@adancabdi8794
@adancabdi8794 Ай бұрын
Maxed kaahi inuu 1991 dhintaa bay ahayd maanta magac buu yeelan lahaa
@CadeGude
@CadeGude Ай бұрын
Isaaq baa afsomali yaqaana hayga Hadho Wuxuu dhahay anagu wax dantayada ah kama aanan shaqaynayn lkn ninkii sagaardu dhaaftay wuxuu dhahay tandanbeba wuxuunu galay arinta Doorashada kkk wuxuu ku xidhay Hadaanu helo Nina aqoonsi kama Rabno Waxaa ka horeeyey bil kahor Aan qabanee doorashada sheega Inaad aqbalaysaan natiijada Maxed kahinoow abti ciilqab Baa kaa muuqda 94 iska daa Inkastoo lajarjaray waxad kuhadashay anagoo isaaq ahayn Baa kufahanaye is ururi
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale 14 күн бұрын
Waxaan ina kaahin leeyahay waxba haku faanin shaqadaada. Hadii kale wax dhamaaday majiraan waayo hadalka hidii lasoocelceliyo ma jaraan wax dhamaaday sidaasanu u fahanay. Adaanu nahay beesha isaaq doondoonayo geed dheer iyo mid gaabanba loo fuulay
@Jibriil595
@Jibriil595 Ай бұрын
Yaa kuu dhiibay,lacagtaa
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Khudbadii Ugu Saamaynta Badnayd Ee Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle
25:02
Borama Media Group
Рет қаралды 38 М.
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Galaydh Media
Рет қаралды 259 М.
Aduunyadu waa qurux dhamaanaysa Sh.Cabdilaahi Sh.Cali Jawhar
45:55
Baraarug Media
Рет қаралды 20 М.
snm
4:48
SKY Cable TV
Рет қаралды 1,8 М.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 133 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН