Maxaa kala socota sida loo sameeyo Muufo Baraawe?

  Рет қаралды 12,806

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 2 жыл бұрын
Mowduucanyadan oo kale aad ayay muhim yihiin sababta oo ah intii dalku burburay dadku iskuma warhayaan oo dad ayaaba u haysta in ay ku noolyihiin dalka aan shucuubo kala duwani ku noolayn waxaad ma maqlaysa somaliya waxay ku hadashaa Hal af oo kaliya Hada bal eeg luuqada kale ay nimakani ku hadlayaaan universal mahadsanidiib. From Hargaysa
@barwaani___poi7447
@barwaani___poi7447 2 жыл бұрын
@@Shdvbwyromnqcapejlfizxk waar anaga meshan kasoo faracanay waanu ogsoonahay Somalidaad ka hadleysana maba nihin ileen illahayban na simin xitaa isku midab naga dhigine black ⚫ or white ⚪ Mida kle Anu af & dhaqan & Diin aad ledahay maanan arag ma waxaa luuqad ku ah waxa aad ku hadashiin half Arab half italianka ah diinta aad ledahayna maku dhaqantaan horta ma is waydiisay Marka ledahay wa inay raacan afka & dhaqanka & diinta yawaye qofka dhaqankiisi kagaso tagaayo kaga imanayo awalba African baad aheyd faaido maanad laheyne Tan kale koonfurtan Dadka looga yimid waala yaqaana cidwalbana og hadaan indhaha caro la iskaga shubeyn Ee waxaad sameyso oradoo Adaba dhibane dad aanan kuma aqoon intaad halkan ku falanqeyn laheyd orad Dadkagiiba dhibane Qaraxa ka ilaaLi oo koonfurta waa taa idinkuma heysane bal nabad ka dhig qaraxa & rafaadkas aad ku sugantihiin iska saara🙏
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Жыл бұрын
@Barwaani luuqada half carabi half italianka ahi wlle ma soomaaligad ka wadaa?
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 2 жыл бұрын
Reer barawo barawo waaye dad fiican oo dagan oo xushmad leh oo sharafleh waaye kor allaha kadhigo guuleysta
@umxababa3545
@umxababa3545 2 жыл бұрын
Mashallah reer baraawe waa dad ahlu diin ah
@fatimasaid4855
@fatimasaid4855 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@BaxasanA
@BaxasanA 2 жыл бұрын
maasha allaah muufo baraawe
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Sxb aniga barawe kukornay oo gabdho kaguursanay, xoogna kumaanaanguursan sida habargidir. Digsiga sare ee badda ayaa kuyaal iyo dugsiga ciidanka badda waxaana deggenaa Ruushka oo kadhisay guryo iyo warshadda kabaha ciidanka. Dugsiga badda ( skulani tawalla) af-baraawe.
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Magaaalo ka xeeb qurux badan man arag somaaliya waa wadda qurux miidhan
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 2 жыл бұрын
Asc sahra amyaa walaal miyaad madaxbanaantahay mise waan kuu baahnaa
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
😂 😂 😂
@mohaa10
@mohaa10 2 жыл бұрын
@@somalia2730 kkkkkk wuu iga qosliiyay wlhi arkanaa kkkkkkkkkkk
@asli5826
@asli5826 Жыл бұрын
Dax
@asli5826
@asli5826 Жыл бұрын
Maanda
@osmanmattar3089
@osmanmattar3089 2 жыл бұрын
Xeebta kaali ila soo arag isoo booqo
@osmanmattar3089
@osmanmattar3089 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rHaXho2oa6dpfbc
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 7 ай бұрын
Mufadas shanbaheda cajero itobiya iyo mid keenya garmashka jacelnahay bar kacerin cajero iyo mufo
@baarexashi1465
@baarexashi1465 2 жыл бұрын
luuqada f baraawiga a ayaan ba kuhaystaaa from mudug
@asli5826
@asli5826 Жыл бұрын
Mujitu namba afiya
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 2 жыл бұрын
cuntada garanaye dadku ma soomaali baa mise sida la sheego waa isku jir sida boortaqiis : talyaanigii dalka haystey dad uu ku dhaley meesha iyo dad siciid barqash keeney hadaba dadka barawaanigaa nooga sheekee taariikhdooda
@asli5826
@asli5826 Жыл бұрын
🤙🤙🤙
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Anaga muufo deena tinaarka ee muqdishu taas u xiisey. Muufo tinaar ee muufo abgaal ayey heestaantan ku baxdey waagii nabada. Muufo macaan ayaa doonataa muufooy, muufada tinaarka. Muufo tinaarka waxaa u badan galeeyda oo burka wax yar ayaa lagu daraa.
@rashkaboy3538
@rashkaboy3538 2 жыл бұрын
Shaqo kale mahesin miya mufo barawe ano barawe malayi baraawe horta baraawe maha nofalinesiin mayl dulmi kasocooto wayo iyo macaasiida ugubadan sida nagaha laqabo aya laisticmalaya qiyano hakareebin barawe waa magaallo dulmi iyo gardaaro iyo hab qabail ugu badan masuq masuuq kuli baraawe ayaa kahelesiin
@bartanabada2906
@bartanabada2906 2 жыл бұрын
Kow af baraawe adakaa maymayga baa ka fudud
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Reer baraawe luuqada Ma iswaihil baa
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
La hajada barawe iswahili uu dhawdahay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Af-soomasloga iyo dhaqan Soomaaliga wey iskala weynyihin
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Жыл бұрын
@Ali reer waqooyi baydin is helin. Maba ogid luuqad shimbireedka aad ku hadashaan, bahasha madaxa ceedhin iyo geela aad raranasaan saanu uga yaabanahay hh
@luulmaxamed4121
@luulmaxamed4121 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@inahusseinahmed7137
@inahusseinahmed7137 2 жыл бұрын
Muufo abgaal soo tawiya
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Ash
@osmanmattar3089
@osmanmattar3089 2 жыл бұрын
Qofkii rabo inuu af baraawa barto haisoo raaco
@omarmunieofficial572
@omarmunieofficial572 2 жыл бұрын
Xamaraan kaga dhargey maalin walba Maqaayada mushkaaki ee deg,xamar jajab
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Reer barawe,yuhuudna waa leeyihiin ee yaan lsudinqaldin, bahasha xaasidnimo layiraahdo iyo iskudir wey kutaqasuseen. Waxaan xasuustaa ayagoo cajiinka usumeeyey Soomaali maryooleey oo dadbadan kudhinteen. Waxba ma illoowaan.
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Lkn wa dad qalbi wanagsan
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Warka Universal TV 04 10 2024
17:33
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
MUUFO TINAAR SIDA UGU FUDUD OO USAMEYSANKARTIT 😍
15:27
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 97 М.
MUUFO BARAAWE  SIDA LOO SAMEEYO FIIRSO ANNA JEEKEY
15:45
Anna Jeekey
Рет қаралды 190 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН