Maxaa kamida caqabadaha horyaala Madaxwayne Abdirahman Ciro, iyo Muuse Biixi oon u hambalyaynin.

  Рет қаралды 2,677

ERAR TV

ERAR TV

Күн бұрын

Пікірлер: 7
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 5 күн бұрын
ilkacase waa badow mid ka badowsana marwalba buu wareystaa ogaadeen waa dad badownimo hatsatey
@seidserar9966
@seidserar9966 6 күн бұрын
Waddan la iibsadey
@siradm
@siradm 6 күн бұрын
Markan yaraa ban necban jiray marki subaxdi dub la'iyiraa canjeero aanan qasin dub, oo si kale ah gabigeedaba, mar biyo ku dar, mar sokor yar kudar, wax hagaagaya maleh, waxan iska soo jari jiray, dubi maayo'e tii qastay ha dubto, hadda tiibaa qabsan doonta miyaa? Allaha u sahlo
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 6 күн бұрын
Wad iga qoslisay 😂
@fadumamohamed780
@fadumamohamed780 5 күн бұрын
Ee isaga uma tartamin muxuu ugu dayn waayay ninkii haayay wuu hayn lahaaye
@musemuse417
@musemuse417 6 күн бұрын
Afka hagaagso markaad leedahay wadan maxaad ula jeedaa? Wadan waa qaran xor ah waxaa haboon inaad tiraahdo woqooyi ileyn waa gobol Soomaaliya ka mid ahe inkastoo Soomaaliya kuwa ka taliya aysan merl wanaagsan wax u wadin hadana waxaan nahay qaran qudha.
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 6 күн бұрын
Laanyo cadow ayey sheegaan waayo cadowgaas waan fahmi waayey mayaka isku buuqey shiiris kooda ma umada kale somaliyaah ma umadoodaah ma dowladah daris kaabaah ma cadow aan la aarkiin baah kuwaan aarkey reysulwasarah kuhayah waa doqon cadow raacey cml yuusan kula dhalan cml kuhayah ayakaa iisi sheegin kulmis kulmiye ayakaa dowlado darisah karaacey dowladoodii
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 176 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,9 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,6 МЛН
Prof Samatar muxuu ka yidhi natiijada doorashada Somaliland?
47:15
MM Somali TV
Рет қаралды 133 М.
Cabdiqaadir Jirde, oo sharxaya sababaha uu u tanaasulay.
15:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 64 М.
Wariye Nadaara #2- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow
30:58
Doorashadii Jubaland iyo Dagaalka Dowladda Fedaralka ah
24:45
ERAR TV
Рет қаралды 2,8 М.
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34