Maxaa ku dhacay ASCAD iyo xaaskiisi? || Qiso layaab iyo xanuun badan

  Рет қаралды 33,705

ILEYS

ILEYS

Күн бұрын

#Like #Subscribe #Comment #Share
#Qiso #Qisooyin #dhacdo #dhacdooyin

Пікірлер: 153
@geenyoGadoon08
@geenyoGadoon08 6 ай бұрын
صلی الله علیه وسلم ﷺﷺﷺ
@SacidoA-ku1cs
@SacidoA-ku1cs 6 ай бұрын
Ifiyow wlhi qisoyinga ad sogudbiso dhaman wa wada cibraqadasho allow naga dhik kuwi camal wanasan layimada amiin🤲
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 6 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 6 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 6 ай бұрын
Fidnada dahabka ayaa keeney subxanalah iyo amar didadi ay diidey ninkeeda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@faadumadaahir9760
@faadumadaahir9760 6 ай бұрын
Dawashada Chanel kaan hadii la ii lacageeyo taajir ahaan lahaa😂😂😂😂😂 Anyway wan ku wataa ❤️ 😍 💖
@LakiIndayare-t7n
@LakiIndayare-t7n 6 ай бұрын
Wlhi anigaba lkn wuu uqalmaa sbbto ah codkisa btw m.a 😂🫶🏽
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 ай бұрын
Mashaa Allaah qisooyin kaaga wan ku hayaseta thanks❤️🇸🇴❤️🇸🇴 hasoo gaabin 🙏
@Qanacsan
@Qanacsan 6 ай бұрын
Ar sheekada waanba ubogee yaanan deynta ilaawin
@mohamedmoalim1283
@mohamedmoalim1283 3 ай бұрын
Waa qisadii igu xanunka badned wlhi wan ilmayn gararay lkn shirkiga nucasa wili somali kuma arkin alle hana badbadiyo in an waxas 🤲 culumada yan la sumcad xumeen oo wixii xaqiiqo ah halashego 👋
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 6 ай бұрын
Ifiyow jijimo anaga reer waqooyi waxan u naqan shuuliyo ogow dad ka ku dhageysta waan u badanay afka isu dheeli tir saaxiib
@Rocco-v7h
@Rocco-v7h 6 ай бұрын
Shuuli Af hindi miyaa walal 😂
@FardowsaFardowsa-c4h
@FardowsaFardowsa-c4h 6 ай бұрын
Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw
@DahirMahamed-u5m
@DahirMahamed-u5m 6 ай бұрын
Ifiyo wat quu masantahaye🎉🎉
@Faaxarmaxamuud
@Faaxarmaxamuud 6 ай бұрын
Ifiye.sheko.bas.miya.ku.sali.nabiga❤
@faargaar1243
@faargaar1243 6 ай бұрын
Ifiye bajaajle keep going pro 🤣🤣🤣🤣
@Rocco-v7h
@Rocco-v7h 6 ай бұрын
Ifiyoow sheekoyinka cabsi cabsida ah soo badi 😊
@Maan-maal
@Maan-maal 6 ай бұрын
Suufiyo ilaahay hasoo hanuuniyo
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 6 ай бұрын
Wahaabiyo allaha soo hanuuniyo
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 6 ай бұрын
Horta sulfide in badan waxaaarkey in xoogoo wax laga sheeko mar markooo marka xey😮ka ka duwanyihiin muslimiinta kale😢
@Muztaf22
@Muztaf22 6 ай бұрын
​@user-zk8bs1hn2m wll suufidu waa dariiqo in badan soo jirtey dad wanaagsan oo diinta maqaam sare geeyayna ay ku jiraan, lkn qarnigii u dambeeyay ayaa waxaa soo baxey dad sameynaya ficilo shirki ah kuwaas oo aan filayo in lacag ama qandaraas lagu soo siiyey si ay magaca dariiqadaas u bahdilaan oo dadka loo nacsiiyo.
@iam____hikam9558
@iam____hikam9558 6 ай бұрын
jaahil wahaabiyo ma nabi muxamed bay ku saliyaan
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u 6 ай бұрын
Sheikh Sadiq is not 😂😂 easy wallah 😂😂😂 allow shirkiga iga bad Aadil 😢😢
@Amir-Muse
@Amir-Muse 6 ай бұрын
😂😂😂
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 6 ай бұрын
❤asc❤ ifiye❤
@NaniCali-n1z
@NaniCali-n1z 5 ай бұрын
Nin Fiican baatahay maashallah saas Shirkiga uga dig😊😊😊😊
@YasminMahdi-hn2br
@YasminMahdi-hn2br 6 ай бұрын
Ileyso qiso yinka nosobadi walhi big fan Ku ahay🥺😩
@IqlaasMoha-rd7jk
@IqlaasMoha-rd7jk 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😮
@ayaanabdullahi-x9s
@ayaanabdullahi-x9s 6 ай бұрын
First comment ileys 📌 igu qabo 😂❤
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 6 ай бұрын
qiso cabsi jin so daa
@MaidaXasan-g1v
@MaidaXasan-g1v 6 ай бұрын
Manta wa jimco wll ku sali nabi maxamed scw scw scw scw scw scw
@nimconajax1755
@nimconajax1755 6 ай бұрын
❤🎉keep going mudane😊
@Cusman.13
@Cusman.13 6 ай бұрын
Team Ifiye like
@KanzaSharif
@KanzaSharif 6 ай бұрын
Ifiyo qisadaani waxba ka tagtay ee ku celis waaye wayo si fiican noma fahfahinin aabaha iyo walalka maxey sameyeen marku ogaden xaqiiq soo dhameystir wllo peace and love
@NasraAbdi-f1i
@NasraAbdi-f1i 6 ай бұрын
No
@Ilhaaniitahl8bs1sb7r
@Ilhaaniitahl8bs1sb7r 6 ай бұрын
Thanks brother ❤😊
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 6 ай бұрын
احبك في قناه الصومال🎉😂
@HiboNuura-ei4in
@HiboNuura-ei4in 6 ай бұрын
Ifiye🎉
@inagalabeedicumar1928
@inagalabeedicumar1928 6 ай бұрын
Fiyow malmahan wad naga gabinaysa dee Hadi anan qisojinka anan dhagaysan shaqada dhan ma qaban karno ee pls noso dhakhso qisojinka pls ifiyow ❤
@Carvon12
@Carvon12 6 ай бұрын
Reer KZbin comment giiina wada wang weeye😂😂😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 ай бұрын
War inta Qisaska Love-ka❤ ku ahow, si gaar ah ayaan idiin salaamay❤
@CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
@CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws 6 ай бұрын
😎
@melmi3299
@melmi3299 6 ай бұрын
Mash Allahu waa Qiso murugo leh
@istarcali7365
@istarcali7365 6 ай бұрын
ASC ILEYS
@munahappy2826
@munahappy2826 6 ай бұрын
Was hoyo macan ❤❤
@FalisupdyqadirIice
@FalisupdyqadirIice 6 ай бұрын
First 🎉❤
@Aisha-A45
@Aisha-A45 6 ай бұрын
Mahdsnid ifyow quraacda ku karsada qisoyinka🥰😂❤
@ebrobash
@ebrobash 6 ай бұрын
Thanks ifiye ❤
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 6 ай бұрын
asc sxb ifiyowu soo dhowow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@raxmoaxmed8561
@raxmoaxmed8561 6 ай бұрын
Wcs ifiyooow ❤❤ kuuxiisneey dee walalo ❤❤❤
@falastiinjabriil543
@falastiinjabriil543 6 ай бұрын
Maasha llh😊😊
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 6 ай бұрын
Mahadsanid walal Ifiye
@Yoonis_5
@Yoonis_5 6 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@anfacmaxmuud
@anfacmaxmuud 6 ай бұрын
wcs ❤
@IsraYar-wj3xg
@IsraYar-wj3xg 6 ай бұрын
Thanks ifiyoow wlll
@saynabmacalincabdi2101
@saynabmacalincabdi2101 6 ай бұрын
Maanto dhan sugaaye thanks😢😊
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 6 ай бұрын
Asalmucaleykum ifaye nuur scwscw scw scw scw scw ❤scw ❤scw ❤❤scw ❤❤❤ManshaAllah csw csw csw scw ❤
@SulemanIsaag
@SulemanIsaag 6 ай бұрын
😢😢
@H.h.j.j.unknownperson
@H.h.j.j.unknownperson 6 ай бұрын
Coming 140k 🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@Maddypeard
@Maddypeard 6 ай бұрын
Mahiranka waxa sabab u ah labo walaalo ah oo is guursaday iska ilaliya dadka aad qarabada dhow tihin inad guursatan dad badan bay san kudhacdy😢
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 6 ай бұрын
Guurka qaranadu run ahanti waa dhib inyar mooye
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 6 ай бұрын
Nice story
@BisharoAhmed-oz1tk
@BisharoAhmed-oz1tk 6 ай бұрын
Horay usoco ❤❤
@MARWA-1654
@MARWA-1654 6 ай бұрын
Wcs ❤️❤️
@shankaronqurux9883
@shankaronqurux9883 6 ай бұрын
Wall noo soo gaabi qisOoyinkaa pls inta igu racsan like 😢😢😢😮
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 6 ай бұрын
Kuwa dhee dheer ku heestaa😂
@Amir-Muse
@Amir-Muse 6 ай бұрын
​@Maai🎉😂doAhmed-hn2vb
@Miiraaaaaaaa-qu9gs
@Miiraaaaaaaa-qu9gs 6 ай бұрын
Ilays❤
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@waliidwacays8094
@waliidwacays8094 6 ай бұрын
War sxp dee qisooyinka jinka iyo kuwa kaleh isku dhex wad habeen kasteh Channel kaaga un baan eegayaayo qiso jinbah kuma arkayeeh maxaa ku helay
@kafiaabdinurahmed6843
@kafiaabdinurahmed6843 6 ай бұрын
Bisinka jin aaa ma rabno
@waliidwacays8094
@waliidwacays8094 6 ай бұрын
@@kafiaabdinurahmed6843 walaal waa codsigaygah iyo dadkaleh cod si gooda
@ZamzamMohamud-yw5jo
@ZamzamMohamud-yw5jo 6 ай бұрын
Suufiyada somalìda sida maaha shiiq wax ma way waydistaan shiiqna ma cabudab kaliya wa uduceyan
@FaraxAwil-yc3zc
@FaraxAwil-yc3zc 6 ай бұрын
Asc asaxabey❤❤
@CiiseMoha
@CiiseMoha 6 ай бұрын
@Butuceyyy
@Butuceyyy 6 ай бұрын
😂😂waa iga qoslisay wlhi😂😂waxa tahay mujrim ee dhahayan😂
@najmamaxamud64
@najmamaxamud64 6 ай бұрын
Asc Azxp ❤
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 6 ай бұрын
Dadkaas suufi ma ahan suufinimadana saas mahan subxanalaah
@Sumayomaxamudmaxamed
@Sumayomaxamudmaxamed 6 ай бұрын
Wcs ifiye axmed nur sasmahano horta abtirkaga😂
@nasraqaali75
@nasraqaali75 5 ай бұрын
Mad story. Thanks bro.
@XamzaAxmed
@XamzaAxmed 6 ай бұрын
Hore u soco
@MaankaCade5888
@MaankaCade5888 6 ай бұрын
Qofka ugu horeyay
@NasteexoCabdiraxmaan-j2k
@NasteexoCabdiraxmaan-j2k 6 ай бұрын
ilay saw wan kusalamay wll
@mssYaaraisthebets2
@mssYaaraisthebets2 6 ай бұрын
❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
@Umumahir-k8p
@Umumahir-k8p 6 ай бұрын
Bal hada maxey faaiden ninka ayaaba ugu daran subxanallah ilahayow adigan kaa magan galnay xola xaraam ah 😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 6 ай бұрын
mahadzanid ifiye
@MaxamadcabdiNuure
@MaxamadcabdiNuure 6 ай бұрын
Allaah waxaan aheeyn laguma dhaarankaro marka ifiyoow hadda ma waxaad leeday dadaa waxka le ku dharankaro
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 6 ай бұрын
Subxaanalaah 😢
@IbnuAhmedMaal
@IbnuAhmedMaal 6 ай бұрын
scw scw 😍😍😍
@qaaliaxmad1025
@qaaliaxmad1025 6 ай бұрын
😘😘😘😘😘
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 6 ай бұрын
Wcs 🤝 ifiye
@JamiiloIraad
@JamiiloIraad 6 ай бұрын
Hugo has not had the opportunity 😕
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud 6 ай бұрын
لاحول ولاقوة الابالله
@Mansuur123-yf3hl
@Mansuur123-yf3hl 6 ай бұрын
aac maanta aniga ayaa uu kuu huurayuu
@lakiibrahim259
@lakiibrahim259 6 ай бұрын
Wcs wll
@baabil26
@baabil26 6 ай бұрын
❤🎉
@Khadardaacad25-xp4dp
@Khadardaacad25-xp4dp 6 ай бұрын
Naag Tuug 😂😂
@salemanmaxamedmaxamuud6445
@salemanmaxamedmaxamuud6445 6 ай бұрын
Ani like kama tago lkn reera comments ma ihi waxaan layaabaa ifiyoow adi bajaaj A miyee wadaa A lee noo soo duubtaa
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 6 ай бұрын
Dahabka waaba xidno waana xoola sheydaan 😢😢
@mustafeshiine3667
@mustafeshiine3667 6 ай бұрын
Ifiye hore usoco sxb
@NasraAbdi-f1i
@NasraAbdi-f1i 6 ай бұрын
Dumshi yaaa aamin
@IqlaasMoha-rd7jk
@IqlaasMoha-rd7jk 6 ай бұрын
War nio shekooyinkaan gaagaban 😮maxay
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 6 ай бұрын
Wan layabanhy
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z 5 ай бұрын
Mid intaaan ka dheee baa
@fatuushcali-o5i
@fatuushcali-o5i 6 ай бұрын
Mandiqato suifiya
@SAMATARE
@SAMATARE 6 ай бұрын
Thanks qaleel qaado 😂
@iam____hikam9558
@iam____hikam9558 6 ай бұрын
ifiyaw dad nabi muxmed c s w kubsaliya hadaad marbambe soo hadal qaabo kuma daawan doono waligay oo dambe
@MaankaCade5888
@MaankaCade5888 6 ай бұрын
Wow me
@sucaadibrahim8567
@sucaadibrahim8567 6 ай бұрын
Qiso Yinkaga Shaqadee Ila Qabtaaa Niyow Thanks ❤😂
@hodansalad4258
@hodansalad4258 6 ай бұрын
HAda aan dawanaayo alaab iyo nadafada guriga kujiraa😂😂😂😂
@amalfmohamed
@amalfmohamed 6 ай бұрын
Wcs wr wb
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 6 ай бұрын
Asalmucaleykum ifaye nuur, Csw csw csw scw scwscw csw scw ❤scw scw nnkh nnkh ❤scw scw ❤scw ❤❤scw scw nnkh nnkh ❤.
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 6 ай бұрын
Ilaahey ku dhaarteen kama baqayaan waliba been bay kula dhaarteen balaayo idin arki waysay😂
@cabdicasiisnuurshube2040
@cabdicasiisnuurshube2040 6 ай бұрын
Asc sxb ifiye alla maxaan bejkaan aan waxbadan ka faaiday ogow deyntuna waan iska baxshaa sxb
@iam____hikam9558
@iam____hikam9558 6 ай бұрын
41:38
@Hazard1246-c8d
@Hazard1246-c8d 6 ай бұрын
Qisooyinka hackerska 1saac ilaa 2saac please
@Nafisa-nu5py
@Nafisa-nu5py 6 ай бұрын
Sxb ifiye marabtaa muuqaaladaan gaarida wankuuhayaa
@maryan409
@maryan409 6 ай бұрын
52:04 😢
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 5 ай бұрын
Asc wr wb somali maxamed
Who is that baby | CHANG DORY | ometv
00:24
Chang Dory
Рет қаралды 35 МЛН
ماذا لو كانت الفواكه حية 🥥🍸😜 #قابل_للتعلق
00:42
Chill TheSoul Out Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Провальная Акция в Seven Eleven
00:51
Тимур Сидельников
Рет қаралды 2,6 МЛН
Qisooyin ka Saxabada || 4saxaabi Qisadooda || @QulasadaFilimada
1:08:51
Qulasada Filimada
Рет қаралды 326 М.
KIISKA XASNA IYO QIRASHO FAJAC IYO LAYABLEH!@sawdamqaalib
45:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 75 М.
Возмущенные жители Кузбасса. Их оставили без угля
10:52
Gurigii musiibada ☠️ || Qiso iga yaabisey 🤔
1:20:10
QISO QIIMO BADAN OO KU SAABSAN QAATUMADA WANAAGSAN@ABDIHAKIMPRO
20:57
Who is that baby | CHANG DORY | ometv
00:24
Chang Dory
Рет қаралды 35 МЛН