Maxaa ku qornaa Documentiyada Sirta ah ee ay heshay Iran oo ay diyaariyeen US & Isr`il?

  Рет қаралды 50,830

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

XOG: Maxaa ku qornaa Documentiyada Sirta ah ee ay heshay Iran oo ay diyaariyeen US & Isr`il?
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 62
@khada917
@khada917 13 сағат бұрын
Warbixintan waan ka sugaynay mahadsanidiin shabakada geylan media
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@IqroAbdicali
@IqroAbdicali 10 сағат бұрын
😊p
@DeeqoAxmad-t2s
@DeeqoAxmad-t2s 10 сағат бұрын
Mahadsanid gayln media ❤
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 11 сағат бұрын
Mahdsanid
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@ZuhourMohamed-k2r
@ZuhourMohamed-k2r 10 сағат бұрын
Mahdsanid Gylan media
@hajiinacaddow
@hajiinacaddow 8 сағат бұрын
Gaylan media! Mashallah... warbahin ku caan ah HUFNAAN&HOWLKARNIMO
@waddani100
@waddani100 12 сағат бұрын
Yuhuudu dhagar badanaa Ilaahayoow umadaada ka qabo
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@Sheikh-mohamed-1111
@Sheikh-mohamed-1111 10 сағат бұрын
Allaah akbar guulaysta iiran
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@bilecadeahmed2781
@bilecadeahmed2781 10 сағат бұрын
Thanks bro
@MahadyarawDhagaweyne
@MahadyarawDhagaweyne 9 сағат бұрын
masha alaah guul iiran alle ha jabiyo gaalo oo dhan
@joeokieh43
@joeokieh43 6 сағат бұрын
Allah Akbar ❤❤❤❤guul Iran
@adanabdi5249
@adanabdi5249 12 сағат бұрын
Ya Allah.
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan 13 сағат бұрын
Muslaminta alaha guleysiya
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 12 сағат бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul Iran guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 13 сағат бұрын
Iran 🇮🇷 Guul
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@mohaomar7711
@mohaomar7711 3 сағат бұрын
Iran 🇮🇷 allow guuul wcn sii
@IsmahaanIsteel
@IsmahaanIsteel 13 сағат бұрын
Yahuuuda alle jabiyo netenyaahu alle dhulka hala jaro asiga wasiiradiisa
@BashiirFaarax-g3c
@BashiirFaarax-g3c 13 сағат бұрын
Amiin❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ZuhourMohamed-k2r
@ZuhourMohamed-k2r 10 сағат бұрын
Falasdiin horey u sheegtay walaalka kaliya ay leedahy inay tahy Iran Allah quweeyee.
@MaxamedCabdi-o8f
@MaxamedCabdi-o8f 12 сағат бұрын
Iiran way guulaysanaysa insha allah duulankasta oo lagu so qaado sababto ah iiran waa quwad bariga dhexe ❤
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@MohamedWarsame-qb4cj
@MohamedWarsame-qb4cj 9 сағат бұрын
Iran way ka guulaysay sahnooniyada iyo xulafadeeda .
@Lav-Dhun_gasheY
@Lav-Dhun_gasheY 11 сағат бұрын
Ilhow ee jabaan Yahud io nasaro.🙌
@saafi1302
@saafi1302 12 сағат бұрын
Alxamdulillaah xamdanxamdaa alloow qaa id kastoo ciidanka cadawga kamid ah gacanta xamaas ku dil ilaa midka udanbeya ay dilaan si actually ciidana yhuud udagaalamiwaayaan oo baqdin lacararaan ama isku dhiibaa
@abdulkadirabshir-i9m
@abdulkadirabshir-i9m 13 сағат бұрын
khayaali iran iyo yuhuuda hasoo tabin waxaan sheeko baraley
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 12 сағат бұрын
Dagaalkad sugi laadahay miyaa lol iska sug goordhaw yahuud waa la baabinayaye
@Youmumshouse
@Youmumshouse 12 сағат бұрын
Hhhh adigo Muslim ah oo weliba somali oo dhiig lagu ogaa kadhashay miya saan uhadlaysa bro what's wrong with you man
@CabdiQani-mo4wk
@CabdiQani-mo4wk 11 сағат бұрын
Gaylan maida wararka somaliland soo badi sxb
@badalabshir502
@badalabshir502 13 сағат бұрын
Israel iyo maraykankaan aad xayaysiinasaa cidna kama xoogbadna hada yaa haysta ma darbibaa u dhexeeya iraan
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 13 сағат бұрын
Yaad la hadlaysaa ma wariyaha
@Youmumshouse
@Youmumshouse 12 сағат бұрын
Cidna kama xoog badna illahay awoodisa lajirta muslimnta yuhuda maduqayn karaan Iran aadbay ukala fogyihin waa iney umaran wadamada carabta ee deriska la ah Iran haday carab ogolato inloga soo duulo wadamadoda Iran carabta dagal aya lagalaysa weyna usii digtay
@eng.burco272
@eng.burco272 10 сағат бұрын
Damac bada saylac ayaan la hilmaamin
@ahmedmoalimosman139
@ahmedmoalimosman139 7 сағат бұрын
Iiraan mey duqeysa Israel iyo imaaraatka si isku mid ah ha u duqeysa Wayo 2bada xukuumad ee ugu cadawsan bariga dhexe
@AbdiLibaax-r5h
@AbdiLibaax-r5h 8 сағат бұрын
Alle Wa Xaq Soore Iiran Dabinka Loo Dhigi Rabey Xag Alle Ayuu Ka Fashilmay Wayo Mudo Badan Aya Dulmi Lagu Hayey Balse Hada Inla Gaado Mahee Bareer Toos May
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 11 сағат бұрын
Gaylan media mahadsanied press Farah abdoulkadir Gull Iran 🇮🇷🇮🇷🇵🇸🇵🇸 Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❣️♥️❣️♥️ xiisbuulaah yamane victoire 🇵🇸
@saafi1302
@saafi1302 12 сағат бұрын
Sheekha iiraan hadey duqeeyaan Isreal inuu noolaanayo kooda caqli laawahanitinyaaho
@MrShaacir
@MrShaacir 13 сағат бұрын
hadaan qiimeeyo xogtaan waxaan u Fahmay in ay tahay mid been abuur ah si ulakac ahna loogu dayacay iiraan si ay u jabsato loona cabsi galiyo maadaama ay u Malayn doonto xogtii dhabta ahayd
@issarashid9585
@issarashid9585 11 сағат бұрын
Anigaba sidas aya aminsanahay wexeyna qadi raban werar noc kale ah midana wa marin hababin logu tira galay 🇮🇷
@MrShaacir
@MrShaacir 10 сағат бұрын
@@issarashid9585 exactly saas bay u dhawdahay
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 11 сағат бұрын
Armey documentskas ay yihin marin habaabin
@abusultan011
@abusultan011 12 сағат бұрын
Amay tahay xog Marin habaabin...!?
@suldaanrayad8372
@suldaanrayad8372 12 сағат бұрын
V
@adanhasan1897
@adanhasan1897 11 сағат бұрын
Iiraan yaagarab u ah
@saafi1302
@saafi1302 12 сағат бұрын
War madaxda iyo tujaarta nitinyaaho xaafadii laduqeeyey nitinyaaho gurigiisa kuyaalay xisbulaah baabah ha udaarto
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@kaafikaafi
@kaafikaafi 3 сағат бұрын
DAGAALKAAN KASOCDA BARIGA DHEXE, MARHORE IYO HADEERBA WAXAAKA MAZ'UUL AH, MAREEYKAN IYO XULUFADIISA. ...... SIDOOKALE YUHUUDNA, IYAGA LAFTOODA AYAY KAQEEYBTAHAY.
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 12 сағат бұрын
Riwaayad dii bay wali wadaan waa uun dhagta kor utaaga dii 40 sano ee reer galbeeda ka iyo Faaris
@khada917
@khada917 9 сағат бұрын
@@subeermohamed3051 caqliyada duruucleyda dacaamka agfadhiya war miyaadan waxa ruux go,aysa arag iyo Raga calooshoda la ciyaaraya.
@SHARIIFELECTRONICS
@SHARIIFELECTRONICS 11 сағат бұрын
Waxan waxaa laga yaabaa iney marin habaabin tahay
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 10 сағат бұрын
SOMALILAND DHULKEEDA IYO BADEEDA WEY DIFAACAYSAA HADII SOMALIA WEERAR KUSOO QAADO OO AY XULUFADA MASAR IYO ERITERIA SOMALILAND WAXAY U DIYAAR GAROOBAYSAA DAAGAAL SIDA GAZA OO KALE OON BUURAHA IYO BANAAANADA KU BAACSANO CADOWGA SOMALIA IYO XULAFADEEDA MARKA DAMBE WAXAY SOMALILAND KA BAXAYAAAN SIDA AFGHANISTAN DIYAAR BAAN U NAHAY JIHAADKA DALKA IYO DIINTA DADKA ❤❤❤❤
@Youmumshouse
@Youmumshouse 12 сағат бұрын
Illahay hajabiyo nacala yuhud kutaale illahay garab ayu siin muslimnta balanta illahay aya eoconaysa hubkasta oo yahuud haysato wey jabi illahay idinkiisa
@Yussuf-y2l
@Yussuf-y2l 11 сағат бұрын
American 😡😡😡😡
@XamseCabdulahi-xx2dq
@XamseCabdulahi-xx2dq 13 сағат бұрын
حيالله الجمهورية الإسلامية إلايرانية 😊
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 24 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 37 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 130 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
كيف نتحقق من صحة الأحاديث النبوية | بودكاست مربع
3:13:32
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 24 МЛН