MAXAA LOO SOO XERI WAAYAY NINKII XAYAWAAN KU DHASHAY MUQDISHO UGU MAGACDARAY RW XAMSA

  Рет қаралды 19,855

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 186
@abdulahinuur7056
@abdulahinuur7056 Ай бұрын
Hawiye Xamse wuu LA saayiray Xayawaankaa lagu Gefay waayo Xayawaanku wax iska Diida jira Laakiin Xamse wuu ka liitaa
@xahimaxamed7503
@xahimaxamed7503 Ай бұрын
Baga xamse magaca xawayaan in loo blxlyo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Subxaanallaah. Xayawaan waxaa ah dadka dadka kucaayaya Iimaanka iyo Quruxda. Xamze Caalamka oo dhan ayaa looga yaqaana inuu yahay Halgamaa Geesi ah oo Difaacay Misaajidka Barakeysan ee 3aad ee Al Aqsaa iyo Dhiiga Mujaahidiinta iyo Muslimiinta ree 🇵🇸. Madaxweyne kudhaca iyo Shaqsi mas'uul ah oo Cadeeya qadiyadaas waa lawaayey. Midda kale idinkiinaan sidaa ucaayaya Mas'uul sare. Mid kalena ogaada Maalinta Qiyaame eed Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa aad hor istaagsan tihiin ayaad kajawaabi doontaan.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Waa waad buktaan
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Cabdilahi Balwaan Geesi Geesi Dhalay ❤️
@sahranuura946
@sahranuura946 Ай бұрын
Dameer inuu ku Samiyay ahayd, Professor Yaxye waa Saxan yahay. 😂😂🤣🤣🤣🤣
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 Ай бұрын
Waa nasiib daro in uu aqoon yahan sheegto Mooryaankii dhacay Xoolihii oo Biliqiistay haddana muujiyey caqli Xumadiisa.
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
Prof ku sheegu waa ninkii yidhi " Muqdisho waa Caasimada dalka oo lawada leeyahay Qofkii Yidhaa, Waxan leegay Hooyadaa ayaa Lawada Leeyahay" kkkkk
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Ай бұрын
Ismaciil Geela wax ka quseeyo ma laha Somalia. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw
@saleebaanweris3992
@saleebaanweris3992 Ай бұрын
Waa.sax.in.loogu.yeero.waayo..isagaa.isyeelay.balwaanoow.ha.u.furfurin.ee.aamus
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Ninka Magaca Bixiyey Wa Nin Sharafleh Aleylehe BAGA 😂😂😂😂😂😂😂😂
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Waa sax .kass laftigiisa waxa dhami. Waa 2ba xayawaan
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Ай бұрын
Xamse garanuug🎉🎉miyeey u bixiyeen hawiyihii🎉🎉🎉
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Ай бұрын
Garinuug hadii loogu magac day waa la amaanaye waxba looma dhimin ee waxay aheyd maansa lugaley in loogu magac daro😂😂😂
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
waa Aduunyo gadoon marka qofka akhlaaqda iyo Diin leh Uu noqdo xayawaan. ilbax dhaafnaye Allow noo Sahal.
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 Ай бұрын
Xasan shiikh ismaciil afdaqash waa jibkiisa ayuu xasan madhane isagaa isudhiibey doqontu shilal kay isdhigtaa lagu qalaa ismaciil guul buu ka gaadhay xasan madhane
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Ай бұрын
Professor caytamayo wax barashidi ma Cay bey isku bedeshay. Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. (((Ohey Afrikow hurdooy)).
@hassanahmed5038
@hassanahmed5038 Ай бұрын
Waa runtii barfasoorku xamse waa xlayawaan midka oogu xun weeye
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 Ай бұрын
dowladaha Deriska ah oo dhan ayaa somalia madaxa uga taagan
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
SHARE
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
Warhoy hadddii xaya waan jiro waa xasssn skeekh iyo inta ku gadaaman Waana xoolaha oo kale waayo dadkii iyo dalkiiba waay baabi,iyeen Waana dhuuni raacyo aad u liita Allow sahal
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
Xassn shekh 2012 o tagay jigjiga kadib wuxuu yidhi Somali galbeed waa dwld markas gabay uu utiriya abwan helaale wuxuu yidhi waa Eey dharar ciyey waagas ayuu xasan ayax go.aan qaatay inuu aargosto gabayga helaale waa sax
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab waaka xumahy in abtigey xamse lagu timamo xaywan
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Ай бұрын
Jaahillow qabrigaa kusigaa meesha ha dhuun weynaanin jaahillow
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Ай бұрын
Marxuum buu wax ka sheegay elayn xamse mar horuu dhintee
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Suldan C/llahi Balwaan Yaxye & xamse 2bo wax is dhamo ma'aha. Isagaba waa dofar & gari.
@abdia9872
@abdia9872 Ай бұрын
Marxum Xamse waxaa dhaama xayawaanka.
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
Ninka aad caanka ku sheegtay ee xayawaanka Xamsa u bixiyey Wuxuu dadka u Sheegay in isagu xayawaanka Ka Liito.
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Ай бұрын
Ismail Cumar Geele waa ninka Soomaaliya ka dagi la’dahay. Waa nasiib daro in Nin tuug ah oo qab qable qabiil ah wadan ka gacanta u galay.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Subxaanallaah waxaa waa xaaraan Hassan sheikh u bixi
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Waa runtiis maxuu dhimay waxuu yahay uunbuu shegay ceebna Maha hadii lashegay qawsaar meel iska tagan wasiirada way kayaqyaqsoodan markuu lahadlayo madaxweynaha marmar dhexgala kiligiis lagumo daayo waa lalabo
@siraadwarsame7169
@siraadwarsame7169 Ай бұрын
Manshaallaah mahadsanid walale
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Ай бұрын
Ugaadeen sayid baalacaayey Maanta waa yaqaan dhiibe Bal maanta ninkaa wax ha Kayiraahdeen sheekadaa
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Caay yey wax yeshaa .
@Nfskm1419
@Nfskm1419 Ай бұрын
Anigu waxaan ahay qabiilka HW ma aqbali doono in la aflagaadeeyo walaalkay waxaan rajaynayaa in aad xaq u yeelato ee ha odhan HW ayaa sidaas iyo wax la mid ah sameeyay, maya waa qof uun.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Gooorme cagdheer hawiye la walaal noqotey😂
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon Ай бұрын
Qof qabiil magacii qaata haduu xumaan keeno qabiilkaa loo nisbeeysa eeda hawiye kaliyana ma aha ee qabiil kastaa sidaa loo yeelaa. Qabiilku hala yimaadaan nidaam cinqaab qofkii xumaan usoo jiida.
@Umm_HN
@Umm_HN Ай бұрын
⁠miyaadan ogeyn muslimiintu walaalo yihiin oy ku walaaloobeen diinka
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Mida kale jabuuti waa cadawga koobaad soomaalina Kala tagi maysee xasan baa tagi
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ninkaas wuu lahalay. Marxuumku xayawaankaa ka fiican.
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 Ай бұрын
Xayawaanku dantooda ayey yaqaanaan ha caayin xayawaanka please
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Waa sax bro
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Ай бұрын
Xamse wey kugu fiicantahy Mac Sonkor??? D5 Guul inshalaah❤❤❤❤
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Waa Rag kaftamay oo saaxiibo ahaan jiray kkkkkkk Foorjada waa caadi sxb
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Xoolaha xisaab maleh laakiin baidamkan sida xoolaha u dhaqmaayo aakhiro xisaab baa sugaysa
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Ай бұрын
Xamze Wuu doqon dhaafay KOOP ayuuba ku QAADAY nacasnimo ar XASAN munaafuq KII ugu doqonsanaa AYUU raysalwasaare. KA dhigtay XASAN WAA DAMEER munaafuq ah
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIVES
@lulali8651
@lulali8651 Ай бұрын
Waa runtiis ninkaas waa ninka xun kuriga uu ku matalo daarood, baa isaaq ku shaqeeyestaa.
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
kkkkkkkkkkkk XAYAWAANOOW XAAL QAADO, WARAA XAYAWAANKA YAAN LACAAYIN
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
a LIKE😊
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Xamza Marxuum Waa uu Astaahilaa
@nazzy809
@nazzy809 Ай бұрын
It's wrong in every way to name human being Animal. Am not fan of Rw Hamse but it's wrong
@raageegal7691
@raageegal7691 Ай бұрын
asc sxb hawiye ma dhihin hadlkaas..ee waa shaqsi hadal ka soo yeeray..mideeda kale xamse .waxaa ka qiima badan xayaankaas .waayo xamse wuxuu yalaa .hadalkii ahaa.... doqonkii ogaadeen doolo laga qaad......wuu muteystay..waana in lagu tiriyaa xanaanada xoolaha ...
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
Team Kazoow kaas Xayawaan yidhi baa ubahnaa Kkkk
@guuldoon1
@guuldoon1 Ай бұрын
Team ciyaal weero wixii xamar ogaaden jooga ina la dubto miyaad rabtaan 😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@Somfox1 kaasoow my 4 lagu dabsaarey garoowe wax u qabtaan o gafuurka laga jabiyey telegram yaaal garanuugey xayowaankii idin dhly wase 🤣🤣🤣🤣🤣 baraf baa jabkiina igu mara
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e Ай бұрын
Waruntood sababto ah . Ri walba shilalkay isdhigta laguqala . Hadu xamse garanwayey hawshi lodortay dadkisana garabkadhigan wayey. Garbay kutahay inlagu metelo xayawaan. Isagana sameystay.
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi Ай бұрын
Waa.garanuug.baa.layiraahdaa
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan ninki xayiwan ka ugu muqdisho oo u bixiyey magaca rwsr marxun xamza lama so xirin madama mesha dowlada gama jirdo wa dowlada bahalodey oo bahan lagac radineyso lagac ma heysa wa shegadoda wlkn abdulahi balwan dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa ismail omar geel islantisa culumada argixisada shbb dacish damajid wey fashil man wey jaban dhinac kasta
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
Yaa xiri kara professor hasan waa abgaal😂😂
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino Ай бұрын
Waa mudan yahay sidaas beshisa ayuu ka harey waa abaalgudkisa
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Away kuwih kenya 🇰🇪 dadkah ku laynayay may difacan doqknkah hawiyeh sibah unukah leh xamar sidah Abgal may difacan doqonkodah may tik toka kah so furtan Qolal miseh Abgal Qadhmun bah lagu xushmaynayah way cadatay in u yahahay horgaleh xamza u shaqeyah xasan moryan iyo villa family
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey Ай бұрын
Kkk ma hilmaantay waxa la yiri doqonta 12indhood bay leedahay 11 walaalkeed bay ku fiirisaA doqon lee maahanoo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Marxuuumkiii ogadeeen maanta waajibkiisi heley meeyey cagdheertii difaaci jirtey 😂
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud Ай бұрын
Kuga dheere ninka xaywanka ku sheegay ma caayin wan nahay xayawan xamse waxaa dhama xayaawanka bilaacaqligaa
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Professor ka xasan baa ka xoolaysan ileyn isagaa soo magacaabay Parliament kana waa ansixiyey dowladan dhan baa xoolaha ka liita sida runtaa. Xooluhu wa is doontaan oo is weheshaaan. Soomaliyey xasan dalka ka qabsada. WBT
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Ай бұрын
Xeywaanka wuu tasbiixsadaa jaahillooow camse lacaguu iyo madax raadisuuu u tasbiixsadaa jaahillow😂
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Ай бұрын
😂😂😂😂😂ishiisa laga arkaa ushiisa lagutuuma Xamze abdi baree😂😂😂😂very sorry
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Ай бұрын
SOOMAALI WAXAYSAN OGAYN OO KU BARAARUG SANAYN SHARCIGA ADUUN KA U YAALA EE AH INAAN WADAN 40SANO WAX KA BADAN HADUU AHAADO FOWDO IN LALA WAREEGAYO ABIYE TAASUU SUGI LA'YIHIIN IYO KENYABA OO AY DHARARAYAAN . SOOMAALAAY CAQLIGU HASHAQEEYO.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Ha lala wareego inta hawiye ii muuqan lha😂
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Ай бұрын
Ma Orom uraayaad tahay waan kaa yaabaye qabiil baad leedahay intuu ii muuqan lahaa yaa kuu baahan Soomaali Waa Soomaali ka dhex bax umada..​@dilara-jj5yj
@Umm_HN
@Umm_HN Ай бұрын
labadiinaba shartiin allaha idiku celiyo oromo yahay laakiin hadaad somaaliyahay adinkoo midha ayaa somaaliya foodo ku ah daba dhilif oromo guul somaaliya
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda Ай бұрын
Balwaan adiga u baahan in lagu soo xiro qabiiliste
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Yaxye caamir koley noole aadami ah cidna kuma sheegi karo awalna dadkii yiqiinay waxay ugu yeeri jireen baafa o ahayd eey dhaeig ah marka geeridii gen caydiid ayaa baafa waxay qortay holloow caydiid waxayna ku soo dartay dadkii aduunka oo seexday iyo dadkii reer aakhiro oo ka qaxaya khabuurihii marka eeyadaan baafo dhaqan xumada waxay kala timid eeygii qabay ee sidaa u ogaada
@Gangstar612
@Gangstar612 Ай бұрын
Mooryaanta xamar joogta iyo hamse way wada shaqeystaan.
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
ABU XAFAAYO WELIGII U HIILIN JIREY XABASHIDA DAGAALKII 1977 WUXUU AFKIISA KA QIRTAY INUU LA SAFNAA ETHIOPIA NACALAD HAA KU HABSATO ISMACIIL GELE & XASAN GARGUURTE - KOOXDIISA DAMULXARAAMI
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 Ай бұрын
Haddii midnimada laga tago OO qaranimadu burburto Mar kle fursad MA Heli doono Duniduna way Ina deyrin doontàa waxayna inoo aqoonsan doontaa failed State
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 Ай бұрын
Balwaan diifle. Dadka isku dir
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Ай бұрын
Taa waxa aan ogeyn Beesha hawiye horaanu Idiinku sheegnay waayo Maalinkii uu keenya inooga Hiiyey inagoo soo.aliya Laakin waxaad u argteen In daarood uunecebyahay Hadii aad midhkaa fahantan Horu mar baynu gaaraynaa Ninkaasi waa cadawga soomali waacadwga ilaahay
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Adeer Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba cawaanta ee Qabyaalada Ku daba yaacaya baa dalkii Somaliya halkaas dhigey oo Wixii la dhoob dhoobayey kala daadiyey Adeer Wagaas dad Han iyo hiisi leh baa dalka Somaliya xukumayey lakiin Waxaa ka danbeeyey diirato aan dal iyo dadba midna u Naxeynin Xassan diirato Waa ninka Ciidankii Somaliya baabiyey Xassan diirato Waa ninka afkiisa ka yiri Ethiopia bada Somaliya xaqbey u leedahey Xassan dhiiqo Waa Ninkii yiri diinta Islaamka Aduunka bey Qabad ku tahey Waa Ninkii cafowga Somaliya gacanta u galiyey Arinihii Somaliya khaaska u laheyd Waa Ninkii Shaley banaanka la taagnaa farmaajo Waa Marixaan Waa Ninkii Somaliya Ethiopian u loogey ee Markii Ethiopia ku dhawaaqdey bada Somaliya Meeshi uu Umada Somaliyeed Mideyn lahaa Waa ninka Sharci barlamaanka Somaliya geeyey Umadii na kala Qeybiyey Adeer Xassan dhiiqo oo Ayax ah baa ah Cadowga kowaad ee Somaliya Isaga iyo cawaanta Qabyaalada ku dabayascaya Waxey ka helaan Waxba yeysan Naga Siinin hadii la Rabo in dalka Somaliya la bad baadiyo Waa in Xassan diirato dalka Somaliya laga badbaadiyaa hadii kale dalkan Meel dheer baa laga Raadin doonaa
@wayrahali1768
@wayrahali1768 Ай бұрын
Ismacil. Cumar Gele isagaa ka cadaw san Itoobiya:
@abdullashire9236
@abdullashire9236 Ай бұрын
2:12 2:17 2:17 2:32 2:50 2:50
@IlyaasBicola
@IlyaasBicola Ай бұрын
Subxanallah umadan dhibadana waa iska caadi ee joojiya buun buuniska bilaa😂 micnalaheen 😂
@mrjamac
@mrjamac Ай бұрын
HAMSE XAYAWAANKA QARKOOD BAA DHAMA OO DAMIIR LEH LAKIIN HAMSE WAA QOF DHINTAY OO ISKA NOOL WAX MA TARE WEEYE NIN RASAIL WASAARE ISKU SHEGAYO OO GABARTA HASSAN DHIIQO U U TALISA OO AMARKA SIISO
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Ай бұрын
Ra’isal wasaare ma asgaa aqoontiisa iyo dadnimadiisa ku noqday? Xassan Sheikh ayaa keensaday si uu wadanka asagu hogaamiye qabiil ka noqdo. Xamse waa nin maskiin ah oo 1990s kii baadiye ka yimid ra ayasal wasaarana Xassan mooryaan ka dhigay.
@LeiloHassan
@LeiloHassan Ай бұрын
Lkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Asc
@LeiloHassan
@LeiloHassan Ай бұрын
Waca Jan cajib
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Xamse caydaa ma mudna waana qalad in sidaa doqon duliyihi ula hadasho I am from Puntland
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@farhanabdi1102 cagdheerey hanagu qaraaban dhiladii ku dhshy wase pl marxum garnuug haku so dhisin
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 Ай бұрын
Professor yaxye waa nin ciil qaba waxuu ka xun tahay wiilkii uu wax barey oo maanta ah prime Minister ka Somalia 🇸🇴. Yaxye is marji adiga
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@abdihakimmohamed3196 garanuug miyaaa dad ah yaxye xoolo u arkaa waana saxan yhy
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Ай бұрын
Wuxuu ka wadaa waa garanuug xasan sheekh haysto🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Soomaali oo dhan baa wada xawayaan haddiiba xamze lagu sheekay xayawaan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Somali xayowaan maahan marxuumka ogadeen iyo beeshiisa marxuumin ah 😂
@abdullashire9236
@abdullashire9236 Ай бұрын
1:53 1:55 2:03 2:03
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Naagti dhulbahante yaan laga wasine ilasho
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Ай бұрын
Xamse xoolo ilaahay
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad Ай бұрын
Isaka dhaaf waxay rabaan ha ugu yeeraan wuu muteyasatay,waayo matalaadii daarood wuxuu siiyay hawiye jisadiisu waa si ka sii xun,
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Ka haduba professor idin yahay reer muqdisho wad ceebowden
@habibaguellehmiguil2756
@habibaguellehmiguil2756 Ай бұрын
In maanta xamze lagu tilmaamo xawayaan isaga iskugu wacan!
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h Ай бұрын
wad mahadsan tahey in mantey lagu tilmaamo xayawan xamar lagu xananeyo hadii usan aheyn waxa lagu tilmamayo wa in u si deg deg ah isku casilo hadu iscasili wayo ed malaha yaxye caamir mana laxirayo
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
😂😂😂😂 Samsam naago la dhaho o xamar ka hadashay. Waxa e tiri wuu u egyahay Marxuumka😂😂😂😂 wa fuuray
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
ISMACIL CUMAR GEELE WAXAAN AARKEEY 12 SAANO KA HORE DHIIBATADA UU NAGU HAAYO DOFAAR DHUULKA HALAA GO
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
War hoy soomaliyeyy dhibru waa xasn shelkh ha is casilo hadddi larabo in dadku midoobaan oo wax iska dhiciyaan xassn inta uu joogo way sii xumaanaysaa xattaa wakhtiga doorashada ayey ka sii xumanaysaa ilaa lalakalatago. Iska ilaaba inta xasn sheekh joogo Gadaal yaa loo socdaa
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Marxuumkii Xamdi 👽 alien ahaay iyo Dameeraleydii reer Culusoow belo aa kalaheysata😂
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Ай бұрын
xasan gurguurte wuu ku khasban yahay inuu si dhuumasho ah ula fadhiisto abiyu Axmed maadama uu ina geele amarsiiyay OKI
@attoshhussein1915
@attoshhussein1915 Ай бұрын
Ninkan nin waan ma ahaa aqon qasartay Hawiyo ma haystan leaders ogawa .
@AsumVonidalezd
@AsumVonidalezd Ай бұрын
Marxunka in malayan logu magcdaro waa wajikisa
@Neima1000
@Neima1000 Ай бұрын
Balwanow madax weynaha jabuuti waxba kamataliyo damer weyin🫏 🇩🇯 tolki babı ‘iyey reerka cisse. Beesha issaq habar awal aya kayalıya jabuuti.💩Allah waxan ka bariya Farmajo haso nabad celiyo🤲🏼🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 Ай бұрын
Xamse xayawaanka ayaa kafiican maxaa yeeley.xayawaanku dembi malaha
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 Ай бұрын
Yaxye waa xayawaan weynaadey. Wax cuna ubaahan. Uf
@khadijaadenabdi2462
@khadijaadenabdi2462 Ай бұрын
XAMSE WEY U DHAMTEY ISAGANA MESHA IS DHIGEY. WAA SAWIR NINKAAN.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Ай бұрын
Alla wey la heleen maxaa yeelay soomaali maba taqaan qof daacad ahe qofwaxay u yaqaanaan qofkii xaqiisa iyo mid kaleba qaata xamzana waa abaalkiis
@NuurdiincaliXuseen
@NuurdiincaliXuseen Ай бұрын
Rag rag dhalay yaxye
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Ай бұрын
War waxaan iska caadi koonfurta wey ka jirtaa xayawanka in la isku magacaabo dhibne uma aragno😅😅
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Ай бұрын
ASC wll Balwaan. Sirdonka smc ayan ka maqlayey Masaar hadey dideen rer kG. Wa Ina an keno china 🇨🇳 badalkoda. Lakiin ogow ismacil Geeley aya waaxas odaan lacaag kuso qaatey. That’s why china 🇨🇳 logeye HSM. Wadanka gacaan kuma jirto. Somalia 🇸🇴 Gacanta HSM ayu kubaxey ogadaa please. Qabiil iska dayaa. Ismail hala iskaa qaabto.😢
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@zuhurzeyn2376 kgs mxaaa ku gaara o balaayada loola rabaaa may hawiye iska celiyan
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Ай бұрын
@@dilara-jj5yj waaxa ku gaara Barwaqaadas aya lo dhidan yahaay. Markaas waa Ina Xoog ku qabsana weeye. Bi’Idnillah KG wey guleeysan.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@zuhurzeyn2376 soo jafa heee dhimasho raaxo leh dhinta intiina hartey saa raaxo ugu noolatan
@hibomohamed2355
@hibomohamed2355 Ай бұрын
Balwani wad mahadsantahay 💯 💯 buranburbaa wuxu ahaa dad kii dhiriqda looda dheefta moodi jiray wey kibreen mel dulesho kamagaleyso ceydiina neyrobi ayay men hutel kulahayen wax lobixiyay doofar dofaryohow wakudilaya unba ka dhaxyedhi marwalba😅😅😂😂😂😂😂
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIKES
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 4,5 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
BUUQ IYO SAWAXAN HAREEYAY GOLAHA SHCABKA, CEEBTII HALKAAS KA DHACDAY
9:23
Aftahan Production
Рет қаралды 27 М.
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Sola Portal
Рет қаралды 19 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06