Ilaahay ha u gargaaro muslimka meel kasta oo ay joogaan wax kasta oo aan samaynay ayunbaa sababay in uu islamku liito
@salmanabdi52934 жыл бұрын
Haa whli taariikhdu waa muhiim
@tkofficial45144 жыл бұрын
Guul insh allah wlloh Codkaaga aad u jecelhay
@Ridwaantechnology4 жыл бұрын
Walal saamaali nimo igu saar subscribe ❤❤🌹 adna alaha ha kaa farxye alaw ki isara iyo an isaarinba qalbiyadooda xasili alaw cadab kaga ka ilaali alaw jano ge
Insha Allah mowduc xog badan xanbarsan waye m. A ilah ha na garad siyo dhamantena aamin
@الجواهر-ط5د4 жыл бұрын
ابن سينا الفارابي كما شاع في المسلمين أنه كان عالما في الدين وهذا خطأ عالم في الصيدلة والطب وخاض في الفلسفة اليونانية ولا شك أنه كفر وخرج عن الملة الإسلام وأرجوا للأستاذ الباحث أدم أن يبحث ما قال العلماء الفضلاء عنه . وأحسنت يا أستاذ أدم وهذا البرنامج مفيد جداً وفيه معلومات تنفعنا
@abdullahiibrahim48794 жыл бұрын
Waagu raacsanahay adan. Go a head.
@mohmethlover.smedia8254 жыл бұрын
شكرا يا اخي.😘😍😘
@xusenyusuf93614 жыл бұрын
Keep going pro from HARGAIZA
@maxamedraaip58594 жыл бұрын
Mahadsanid Wll noso gudbi tarikhdi timorlinki
@soomalishow72044 жыл бұрын
Legend 🙏
@zaina45554 жыл бұрын
Mashaa allaah wll horey usoco❤❤❤❤❤❤
@aydaxaydax62604 жыл бұрын
Mcha allh
@cabdiraxmaancabdillaahi5164 жыл бұрын
Mansha allh barka Laha
@horaymaumaqashay30174 жыл бұрын
Mahadsanid🤗
@bashiiryasin94634 жыл бұрын
Taariikhda ummada somaliyeed aaway taarikhdeeni xita hal buug wan la'ahay..
@fartunosman74274 жыл бұрын
Masha allah wad mahadsantahy wll waxa nagu jirto cabsi iyo in an moodno galada iney barken jecelyihin oon kudawano wllalahen ladhibayo keena ufiicana wa u hadlaya balse wax mataro xita xiligan hadalkii ayaba Lala,yahay cid kudhirata wana daad kugusosocda ugu danbeyna na harqinaya balse runtu waa wlalka hadii adan difaacin adiga aya kuxiga wana nasiib xumada caalamul islaam haysata manta
mahdasanid wll qof wax badan oga tahy allaha NOOKA daayo
@ahmedzaahid57864 жыл бұрын
Aadan Sahan, guulayso walaal.
@faysalali82824 жыл бұрын
Guleyso waligaa aadan sahan adiga iyo tiimkaada
@Nyctophile.34 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaaliya horay u soco
@halyeeyada78124 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr
@saleebaanxasan45154 жыл бұрын
Mnsha Allah Allaah yaa baarik
@colombiancolombian65904 жыл бұрын
Wllyaal dunidu wey isbedelaysaa Markaa inaguna waa inaynu hadba halka ugu fudud ee aynu dadka xaqa ka gaadhsiin karno ka gaadhsiina Maxaa yeelay xumaan faafiyayaashuba waxay ku dadaaalayaan inay hadba halkay xumaanta ka faafin karayaan Markaa inaguna waa inaynu god walba kaga daba galnaa umadeenana xaqa indhaha usaarnaa
@elmanarab40344 жыл бұрын
Wllo aadan sahanow kasoo hadal THE ARMY OF SATEN fadlan
@Proffeabwaan4 жыл бұрын
AADAN ANAA ADDUUNKA RABA INAAN QABSADO KEDIBNA DIINTA ISLAAMAAKA KU DHAQO ISKADAA ISLAAMKU MAANTU HA JABTEE 7 SANNO KADIB BAA ISLAAM SOO KACAYAA
@suhaybshabeel73574 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid wllkay
@daauud774 жыл бұрын
Sxp halyey yadeena ka soo hadal iyo dhiigya cabadooda mahsanid
@abdirashidwarsame72844 жыл бұрын
Adenow sxp video daadu hordhac bey la haan jireenee, kan wax hordhac ah maleh, mxaa dhacay.
@bashiiryasin94634 жыл бұрын
Waa qodob aad u muhiim wll, oo taa waxaa cadeen kugu filan wali ma arag buug aan ku kalsoonan karo ee uu ku qoran yahay
@cabdiqanilyofficial66314 жыл бұрын
Horu soco wll
@fardowsaahmedmahamed23524 жыл бұрын
Asc Aadan walal su aal inkuweydiiyo rapaa fadlan taariiqda islaamka badanaa ayadoo carabi kuqoran aan arkaa mrka majiraan buug Somali ah mise magacyada buugagataas maa iisheegi kartaa adoo mhdsn shkrn
@zakariaabdulle72734 жыл бұрын
Asc wll aadan wxaan kaa Codsan lahaa bugaagta xogaha waaweyn xambaarsan Ee aad Nooga cilmi roonaty xagaas Inta aad Wxabadan ka faa'iiday aad Video kasoo samaysid si aan U helno yagoo BOOK ah .mahadsanid
@biyamiinmahamoud91684 жыл бұрын
Rabi raali kaa noqoy
@alibare51064 жыл бұрын
Carabta cadaw aan ahyn malaha islaamku waagii hore iyo hadaba
@yasinnuuriye13844 жыл бұрын
Walal waxa ka codsanena Ina noo Soo gudbisid video aa kaga hadlesid salada iyo tariku saladka
@zakiofficial80434 жыл бұрын
Masha Allaah
@mustafadiriye68704 жыл бұрын
Wallaaahi ninkani Waa halis Walee Waa iga yabiyey
@ayubmohamedhassan4 жыл бұрын
inshaAllah muslimiinta wee guuleesan doonaan
@clraxmaansiciid35334 жыл бұрын
Ustaad adam✊✊😍😍
@Ridwaantechnology4 жыл бұрын
Walal saamaali nimo igu saar subscribe ❤❤🌹 adna alaha ha kaa farxye alaw ki isara iyo an isaarinba qalbiyadooda xasili alaw cadab kaga ka ilaali alaw jano ge
@rugsanofficialchannel93694 жыл бұрын
Jazaa Kalaahu kheyran jazaa Akhii
@mohamedamiinofficial82494 жыл бұрын
Jihadka Wa Sharafta Islam Hadu Sonoqdana Jihadka Waxa Kor Noqon Dona Islamka Allahu Akbar
@genmustafeburcaawi69724 жыл бұрын
Jazaakallah khayr sxp
@daauud774 жыл бұрын
Aadan sahan mahsanid sxp mar walba sahan baad noogu maqantahy
@b-heroofficial4 жыл бұрын
The simpsons Proh qli Kazoo hadal filmkaas yuhud ay iska leh afkartooda ayay kuso pan dhigan kadip wayku rumeyaaN wxan ka mid Epola Dorashada trump iyo opama Waxyapo pdan way jiran pls pls Parnamij ksoo diyaro from porame wankugu xidhanahay ilaa 18
@naasirsiciid6544 жыл бұрын
Allah ha ku dhawro dadaalka aad bulshadaada ugu jirto
@mohamedaaa4884 жыл бұрын
mashallah
@subeertoni67994 жыл бұрын
2020
@dhalintadhabta36364 жыл бұрын
Keep going my bro like inta igu raacsan
@Ridwaantechnology4 жыл бұрын
Walal saamaali nimo igu saar subscribe ❤❤🌹 adna alaha ha kaa farxye alaw ki isara iyo an isaarinba qalbiyadooda xasili alaw cadab kaga ka ilaali alaw jano ge
@khadarmoxmed.49064 жыл бұрын
Guulayso
@ScenicWorld4k4 жыл бұрын
Walahi waxaan arkay wiil hargeisa igula nool oo taas aad kasheekaynaso aamin san oo ku odhanaya muslimiintu waa dib udhac gaaladuna waa horumar
@proabdi81004 жыл бұрын
Wlo buugta sooyalka taarikhda ma heysa se ma iga cawin karta meel an ka heli karo
@boqorkasomalida83034 жыл бұрын
su.aal nin wayn
@proabdi81004 жыл бұрын
Wlo dadku waa laba qar faido u socda iyo qar wax an micno lahen u socda ku odhanaya like isar mar walba inad hadalka fedhaha kaso jarto weye sow maha waxad rabto isleday wad ku ficantay radi intad radin karto
@boqorkasomalida83034 жыл бұрын
@@proabdi8100 haa haa nio mar horaan arkay maatadan yaacaysa ee like u waalatayba nio maxaa faaido ah oo ku jirta? maxay se tartaa. marna ma waydiisay waa yaabe
@proabdi81004 жыл бұрын
Wlo arigtidu waa laba mid u qof la catifad imado ah wax laga so buxiyey in wax wax lagu helo midna waa mid inad la qanaco timaado wixi aad ku qanacsanay wixi hada su aalo laga weydiyana aad ka jawabi kartid marka wlhi waa sidasun ba odhan laha dadkena waxa ku yar wax fa ideysta intey like baryayan hal su aalo muhima u dhanta waayo waxad u dawata wax inad wuxun ka faa ido
@boqorkasomalida83034 жыл бұрын
@@proabdi8100 HaaH hye
@fatushbbe6894 жыл бұрын
War aadanow elahy baa noo sheegay hadan kitabkiisa iyo sunaha rasulkeena aan ka lexno in aaa galaado iyo yuhuud baaa unuqonynaaaaa adoon waa sida hada nahysta meesha aaan u socono baa saad ah
Walal saamaali nimo igu saar subscribe ❤❤🌹 adna alaha ha kaa farxye alaw ki isara iyo an isaarinba qalbiyadooda xasili alaw cadab kaga ka ilaali alaw jano ge
@salmanabdi52934 жыл бұрын
Aan barano taariikhda islaamka
@saciidistiiladji20604 жыл бұрын
Subscribe iisara waa walayaal
@AadanAsmarofficial4 жыл бұрын
Ilhey Hanaga dhigo kuwi Janada isku arkey kzbin.info/www/bejne/mmK7eJ6dn7iiZsk
@khaalidcarab27494 жыл бұрын
WAA KUMA AADAN ? SU.AAL AY ISWAYDIINAYAAN DAD AQOON KAA FAAIDAY bro Hadad aragto Qoraal kayga Video Taariikh Nololeed kaaga ku Saabsan Soo Samee oo Muuqaal ah CODSI CODSI CODSI ISHA AllAah
@abdiwakiilmaxamed78174 жыл бұрын
Waa aqooNyahan somaliYed gar ahan reer burco ah pro
Khaalid Carab magaciisu wa adan wuxu ku nol yahay kuna dhashay burco wuxuna kamid yahay barayasha jamacadaha burco wana Macalim wax ka dhiga if you need more information about adan Ana kugu xira 💯
@khaalidcarab27494 жыл бұрын
@@mohamedibrahimmohamed1649 bro waxa wacan Sidaa uTaariikh qof kale usoo Gudbinayo inuu Tiisana usoo Gudbiyo anigu waxan ahay Reer berbera isha allaah waan ugu Tag burco Goor aan isku arag naba
@mohamedibrahimmohamed16494 жыл бұрын
Khaalid Carab wa runta lkn nin badana jcl inu ka hadlo taarikhdisa ma ahan ana sxb dhaw nahay adan waxan aqoon dad qaar ku nol magalada burco
@abdifatahgaban1994 жыл бұрын
Allah inaga iyo waalidkeen janada Ha ianagu kulmiyo Wll subscribe ii sAaar Thank U Thank U
@suheybahmed85614 жыл бұрын
Wikipedia kawaran sxb malagu sugnaan karaa aad ayaan u akhriyaa