Mashallah Moalimuu da’diisa iyo caqligiisa isma laha dooda hore waan ku arkay sida ugu macquulsan ayuu uga doodaa! Well done young man
@team27_asad_hagio Жыл бұрын
Arimaheena this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@zakariyexasanamiin3852 Жыл бұрын
Koko waa ku salaaamey
@SawdaSiciid Жыл бұрын
Koko waa ku zalaamey❤
@TijaaboMobile-o7c Жыл бұрын
Koko🫂❤️
@Sadamabdi15 Жыл бұрын
Dookhaga mia 😮
@mohamedabdullahi-e3p Жыл бұрын
10:01 xaaskaada haday furiin kaa dalbato bilaa sabab meher ma lee dahay mise ma lahan? JAWAAB. Waxaa loo kala qaadaa labo 1: hadii inta aadan furin ka hor aad ku dhahdo waan ku furaa dyr waaye laakiin wax meher ah iguma lihid oo iyadana kaa ogolaato MARKAAS WAX MEHER AH KUGUMA LAHAN. 2: hadii inta aadan furin ka hor wax balan ah aadan wada galin (meher) oo aad iska furto MARKAAS MEHER KEEDA WAY KUGU LEEDAHAY.
@mohamedabdullahi-e3p Жыл бұрын
Tan kale gabadha furiin inay dalbato bilaa sabab diiniyan ma wanaagsana ee halaga fogaado I.allah.
@zainababdi6338 Жыл бұрын
@@mohamedabdullahi-e3p Haddi eykasogodo in lafuro bila sabab maficno laakin wey banantahay oo xadithki Barirah iyo Mugith oo sixad dhaaf aah Mugith oo ujeclaa laakin eey soistagtay marabi, waalagafuray
@MaxamedshabelChannel Жыл бұрын
Meher kuguma laha haddii ay Reerkii dhisnaa iyadu burburinayso lkn Ninka Ragga ah gabadhaa uu La macaamilay o Guriga u joogtay inuu isagu iska siiyo ayaa wanaagsan
@hafzaapdiaziz8714 Жыл бұрын
Ya wll way ledahay meherkeda walipa Kala padh meherkeedi hadad awal gashen lknse hadu meher pez dhaco maleh odan aqal galin maleh meher 😅
@ridwaanibraahimmohamed Жыл бұрын
Anigu kolay waxaan maqlay gabadhu haday dalbato bilaa saba furiinka malaha meher
@ismaaciilzaad442 Жыл бұрын
Aniga marka hore waxan ahy qof ku taqasusay ama soo dhaweye shareca low taaso ku shuqul leh ciwanka waxa ku jirta maado ladhahayo فقه الأسرة taaso ha hadleyso xldaha familka Ciwanka hda ka dhibto fikirkeyga laba lokala qaada 1_ gbdha hadey codsato furinka iyado nafaqadeyda udhameystiran thy waa la fura wax meherna malahan. 2_ hadu wiilka gbdha guursado ama la jiifto waxa waajib ku ah meher keda wuxuna siina xili kasto ay ka codsato hadu furo bila sbb waxa waajib ku ah meherka .
goat of youtubers legend arimaheena inta tagerta like ii saara 👋✌️
@MAXAMEDOFFICE-zv9tq Жыл бұрын
Arimaheena fan's Kaga ayaan ahay ❤😂
@ShankaroonJaamac-m1g Жыл бұрын
Dooda saa ujeclahay Lee ala ani yaa igeyn lahaa😂😂😂😂😂soo badi arimahena it's more advantage and experience mshlh
@craxmaanosmaan5450 Жыл бұрын
Part 2 plz 🙏 arimaheena
@khaliffarah1407 Жыл бұрын
MashaAllah macalimow. Very tough boy indeed. Macalimo won the debate 🎉❤
@NasroCabdiraxman-u2s Жыл бұрын
Inta barnamijkan ila jcl oo xog kaga faaida👍😮
@raxmo687 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 macalimow qaraxo socoto waye dodi qosol ayu kadhigy next video mclimow so wad dhiblow 😂😂😂
@ayaanxusen4551 Жыл бұрын
Barnaamijkani waa another level ❤❤❤❤
@AhmedNur-n2e Жыл бұрын
Allah is one❤
@salemontamrat Жыл бұрын
Allah is one ❤❤❤❤❤
@Siciidbashaash Жыл бұрын
haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam 🥰🥰🌹🌹🌹😰😰💟
@queenfilsan1435 Жыл бұрын
Macalimu waa funny at sometime xaqiiq ayuu ka hadaly mostly dumarka ifur markey ku dhahan micnaheda waa ifahan so ragoow wax fahma hhh jimco wngsn wllahay
@Ganeeysheeko911 Жыл бұрын
Hye pp3 ma is wasi karna❤
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Khul’ means the separation of the wife in return for a payment; the husband takes the payment and lets his wife go, whether this payment is the mahr which he gave to her, or more or less than that.
@JamalCasemiro Жыл бұрын
Eagerly waiting part 2 arimaheena
@nimcomuxumed5530 Жыл бұрын
Macha Allah wiilka macalimo saida u xiiseya waa qosol aqlina uu ku darsaday
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
gabdhuhu si caqliyeysan bay u doodin halkan wiilashu iska qaylin😊doodaha inta badan waxa guuleysta gabdhaha sababtuna wa dagnaanta
@AbadeeAbadee-ur2lp Жыл бұрын
Ku salin Nabigena scw scw ❤😂❤
@aishahaaji Жыл бұрын
Ala dooda haan oo kale jecliyaa yaa ila jecel in laso badiyo an codsana🥰
@izackali7516 Жыл бұрын
Taliyaaha wusaxanyahay❤❤.Dintaa bartaaa i.a Sikastoo utawatoo hdey dahdho Ifuur MEEHER malahaan 💯. But Ninkaa haduu dahoo wakufuraa MEHEER WEY LEDHAHAY🤙
@hafsaabdi6702 Жыл бұрын
Wx baro adi wll 👍👍👍
@fatumavision8252 Жыл бұрын
Kkkkkkk war meherka waa waajib wa waxad ku xalaalsaty kaliya wa haday ayadu ka tanasusho mlhn Meher siinta kuma xirto ama ninku hadhaho waa fura ama naagtu ha dhahdo ifu midna kuma xirno Waa xaq ay gabadhu leedahy ninkana waa wajib inu baxsha
@thomasmuller5434 Жыл бұрын
@@fatumavision8252wll diintaada baro , diintu caqli ma ahan waa cilmi.
@ZamzamMusa-gc7nl Жыл бұрын
@@fatumavision8252 walaal wuu saxanyahay wiilka, gabarta Haday sabab la'aan dhahdo I fur meherkeega ayey isku furanaysaa yacni way ka tanaasulaysaa.. pls diinta hala barto
@yasmininaBashir Жыл бұрын
true
@mariamabdiqadir3072 Жыл бұрын
Macalimow masha allah wuu yaryahay lkn wuu maskax wayn yahay❤❤❤
@fahadaxmed1887 Жыл бұрын
(يأ يها الذين ءامنو أطيعو الله وأطيعو الرسول وأولى ألا مر منكم فان تنا زعتم في شيء فردوه إلي الله والرسول إن كنتم تؤمنون بالله واليوم الا خر ذالك خير وأحسن تأويلا )😢
@sabiriinsaidmohamed3759 Жыл бұрын
Fowsiyo aamiro. Koko gabdhaa kaso dhig next kle arimahenow❤
@rahmoroose969 Жыл бұрын
Taliyaha wuu saxan yahay gabadha hadii hadii ay marba furniin dalbato bilaa sabab wax meher ah malahan 👍
@shukrimohamed4808 Жыл бұрын
Dumarland isn't easy ❤
@salmanhassan1644 Жыл бұрын
Xaqiiqda barnaamijkan aad ban u jeclahay aniga iyo dadkale oo badanba soo badi reactions ka naga nasi intii cabaar ah
@craxmaanosmaan5450 Жыл бұрын
Caawa waa jimco ku Sali xabiibkeena maxamed. صلي اللة علية وسلم
dooda makey foosiyo kujirto aan jeclahay maasha alaah
@acedits008 Жыл бұрын
Most waye Mar hadu furiin imaado hadesan gogol isugu imaan xitaa wa inee isugu imaadaan malabkisa waa inee dha dhamisaa asagana uu dha dhamiyaa kadib furiin soconaa ❤
@MomtasOmar Жыл бұрын
Macalimo waa funny wlhi nin rageed ayaa ka muuqata lkn ceyda uu jilcsanyahy 😅😅😅
@queenmaryama9237 Жыл бұрын
Ma jilcsane wa nin aan dag dagin ✅️
@MomtasOmar Жыл бұрын
@@queenmaryama9237 maxa degdega nin qayrkiiya la dhahayaa bbe maxaa uyaala mesha caruurta isaga korsan karee 😅
@habongedi4461 Жыл бұрын
Walhi Beenta Ma Han Sidii Nin wayn camalu u Hadla Macalimo 😊😂
@MomtasOmar Жыл бұрын
@@habongedi4461 somha ❤️😁
@najmorashiid12 Жыл бұрын
Nin rer muduga io nin rer xamara bee Kala yihiin wa sababta 😂😂😂
@LiibaanYuusuf-om4vp Жыл бұрын
Lkb gabadha hadii soo istagto ifur sida diintena ayshagta uu nabigen maxamed scw waxuu dhahay gabadha waa in aad uwacdisaa oo wax walbo oo xaga ninkeda io diinteda ay qabto in aad ooga wacdiso
@Waawenka1 Жыл бұрын
Gabadha haday dalbato furiin sabab la aan meher malaha. 😊
@faadumomaxamad7936 Жыл бұрын
Meherka mid waa intee guri imanin Hafee leedahay waa diiniyan tan kale meherka furiin kuma xirna marwalbo waa lagu lee yahay marka dalaaqda la iibsado wey jirtaaa
@AbdiraxmaanMaxmuud Жыл бұрын
Somalia sidaan maahan furiinka dhaqan iyo xer ayaa uyaalo maxkamad furiin kamajirto lkn gogol ayaa loo fadhiisanaa from Mogadishu 😮😮😮😮
Arimaheena wallhi waan ku taageraa si saaid ah adiga iyo walalahaa ❤❤❤❤❤
@yusufisxaaq9381 Жыл бұрын
Allah is one❤❤
@Lifeoflayali Жыл бұрын
Asslamu aleikum diinta hala barto second if gawadha furitaan dalbato bila sabab then meher lamasinayo it’s called khula hadhii laguri galin then she gets half the mehr
@ixsaanibrahim4740 Жыл бұрын
Keep giong pro arimaheena ❤
@F-pg3ky Жыл бұрын
Jabra waa runtii( طلاق خلعى ) furniin madax furasho ayaa la dhahaa. gabadha haday furniin dalbato ayadoo wax dhibaato ah aysan jirin, oo ay dhahdo kuma jecli mana dhaqmayo waa la furayaa, madaxeedana waxay ku furan kartaa meherkeeda.
@maimunaandirabman6568 Жыл бұрын
Macalimo sax wye m.a gabdhaha in la fahmo raban ❤❤
@meymunhasan5324 Жыл бұрын
Wow macalomow wllhi waad fahansanthy❤❤❤
@Sirdoon_________6 Жыл бұрын
Gawadha haday mar furiin dalbato maheer ma lahaan 💯
@Princess_Fartuun Жыл бұрын
Yaa kudhahay warkaa shib dheh wllkey yaan lagu maqlin
@nightsports786 Жыл бұрын
@@Princess_Fartuunwaa runtiis 😂
@Kamadage6566 Жыл бұрын
Waa runtaa sxb 😂naagahaan waxbarta lagama karo
@AmunMahamed-ym8dn Жыл бұрын
Gabadhu hadayna Ninka Dhib ku qabin inay tidha ifur danbi wayn weeyi nabiguna Calayhi salatu wa salaam wuxu idhi أيما امرأة سألت زوجها الطلاق من غير مابأس فالجنة عليها الحرام gabdhu Haday dalbato Furiin ninkeda iyadon Dhib jirin Janadu wa ka xaraam . Intzan ku darsan laha Doda Mrkaste Hlka Diinta wa in loo noqdaa insha Allah
@aisha-u3d2z Жыл бұрын
Haye tan dumarka wa shegte tii raga meday hadu bila sabab ufuro qaybta dumarka un ka hadline
@Fatma_932 Жыл бұрын
Ilama aha in gabar ay sabab la'an u tagayso kolay sabab ba jirta haba kala muhiimsanaadeene wayna dalban karta meherna ma leh
@AmunMahamed-ym8dn Жыл бұрын
@@aisha-u3d2z walaga rabaa Meherka
@zadaamhirzih5485 Жыл бұрын
@@Fatma_932lkn haday sabab laan jirin lahayn diinta laguma nabigu maba shegayn ba so maha Marka way jiraan qaar sabab laan u dhaha
@zadaamhirzih5485 Жыл бұрын
@@aisha-u3d2zadi ta raga so ogow o siday gadbahaas u shegtay camal u sheeg mise garan maysid 😂
Taliye jabra wa runtii inaanta hadii u furiinku ka imado meher maleh
@FaadumoWarsame-lu7cd Жыл бұрын
Arimaheena my prother soobadi video yowgaan dadban kusoosamee😂❤
@MaxamedCabdulahi-fn6yz Жыл бұрын
Legend arimaheena parnaamijaan noo soo badi sxbow ❤
@fasehsayid3620 Жыл бұрын
Maherka marka aan laga rabin Major lkn diinta waxey ogashahay wax la dhoho khuluc Oo ah macane heeda eey tahay Dalaaqa ee ku badalato meher keeda in eey dhahado wax meher ah kama rabo ee maxega isii ama uu dhoh Maher kaag ka tanaasul si aan ku furo thanks
@BadriMukhtaar Жыл бұрын
Rashka so sharma k sharma aa sxb dhakhso waan suglayhy itad rashk so bixinso sxb an iso xus bilis waa cosi❤❤❤❤❤ labax tagerhgn ahy sxb magacgn wa Badri.kaafi sxb
@jeazy7919 Жыл бұрын
Wallahi Ceyda Nin jilicsan waye Suu u fikirayo macqul mahan
@HafsaAbdirahman-ho6oy Жыл бұрын
😂😂😂Qosol kudhintaay wax badanah waan kafaidaay❤
@abdirahmanmahad7179 Жыл бұрын
Arimaheena Sxp mcne Codsi wataye Halkee kala soo xariira Hdaa Iisamayn karto codsigas 🙏dhibna Ha I Arkin sxp mcne 🙏
@mhameddave9758 Жыл бұрын
Iyaaa gabdhaha way xisaabtamayaan ragga maasha allaah way samir badan yihiin
@Maria-om1vs Жыл бұрын
So bada armimaheena please barnaamijyadaan
@Maskineyyyyy-ed4pj Жыл бұрын
Arimaheena baraamij kaan noo soo badi tan kle fowsiya haka soo tagin please
@niciimacabdiqaadir Жыл бұрын
Macalimow caqli low wllhei mancha allh ❤
@MursalAbdi-fz8th Жыл бұрын
Gabadha Xili Walba Wey Ledahay Meherkeeda Ama Furiinka Ayada Haka imaado ama Asi Haka Imaado
@mahmudkafi9071 Жыл бұрын
Su‘aalaha wey wanaagsanyihiin, balse dadkii mudnaa lama weydiin.
Waaan ku wata macalimow masha alha well aqlibadan aya tahay❤❤❤
@ibrahimahmed3701 Жыл бұрын
Soobadii barnamijyada nuucana Arimahena ❤❤❤
@marioilao4456 Жыл бұрын
Aniga 4 ayaa ii banaan ayadana waa iney ani igu ekaato hadii ay saas noqon weyso ana mid kale ayaan meesha karaad sanaa safar keygana waan sii wadan lahaa
@SaynabMuuseciid Жыл бұрын
gobonimadaan ka raaci lahaa waan ku cafin lahaa qof walpi wuxuu qof ku sameeyo wuu heli isna