Thanks sheekh background fiican baad nasiisay Si aan ufahano waxa hada socda
@ifrahiman38835 күн бұрын
Anagana no so duceeya iin ina guelleh na dhafiyo. Sidii digaagadu beedka ugu dulfadhisato ayu nogu dulfadhiyaye needti ayu naga xidhey xaley odhan bila koraan ayanu ahayn ya waduud.
Asc mamulka Tv suaashan sheikh bal weydiiya 1--Askariga dowlad 2-- askariga Al shabab Labadaas nin aa mid kasta inu dagal layo difaaca dalkiisa iyo diintiisa qacidadaas ay isku dilayan dalkii waa hal diintiina waa hal aa intuu qaladka kasobilowdey intuna kujiraa sidee losaxaa
@MaankaSg4 күн бұрын
Somli tv copy rigth ku xirta vedioyda chanelska ay so jrjrya msne idnk vewie bdn.
Suuriya ujeeda kaween bey leyihiin reer galbeed siba mareykan ka iyo Israel sirdonadoda ayaa jab lamagan qolo kele wayo ninkii daraad argagixisada ahaa sheley mucarad ka suuriya logu yerey Manta na ah dowlad da suurya Mafiicna waxa laga dhowri karo
@Ortho-Surgeon5 күн бұрын
In your description of the video Peoples mentioned are 3. and it says as follows. 1. Mohammed (570-662 A.D) Founder of Islam.(no picture) 2.Hafidhul Asad with picture 3. Basharal Asad with picture Not befitting Islam or Appropriate Honours of Our Prophet Habibulah Kareem (Salalahu alayhi wasalam) Plz correct it these is blasphemy to ISLAM & OUR NABIYU RAHMA ( P.B.U.H)
@endoferagoat23935 күн бұрын
Bot
@alikooll36655 күн бұрын
war maxa idin ka galay carabta waxay inoo yaqanaan aguun cabdi ah
@abdidesign32555 күн бұрын
Mucaarad? Their leader is literally Al-Qaeda founder in Syria.
@HassanHarago-u1t3 күн бұрын
Waxy yihiinb wa nimn hlgmy
@danjire76053 күн бұрын
Waar caqli ma lihidin kuwa wax falanqaynayana way hurdaan. Mucaaridka guushiisu may soo degdegin arimahan darteed: 1. Dagaalka Suuriya wuxuu bilaabmay 2011 2. Guusha Mucaaridka Iran, Xisbulah iyo Russia ayaa dib u dhigay waxaana la isla yaqaan in lagu soo gabogabeeyo wadahadal. 3. Xalkii siyaasiga ahaa Asad waa diiday , bulsho ahaan minorities ka ayaa taageerayey Bashaar Asad. 4. Dgaalka Ruushka ee Ukrain 2022 halka dagaalka Israel iyo Falastiin bilaabmay sanad ka hor. 5. Waxa la xaqiiqsaday in xoogagii guusha mucaaridka dib u dhigay hada aanay waxba u tari karin; ciidankiisuna niyadiisu dhimaad tahay. 6. Hadaba waxa su’aal ah ma guul aan lafilaynbaa ama degdeg wax isku bedeleen??? 7. Way muuqatay oo lama odhan karo degdeg ayey wax isku bedeleen ee guushii dib loo dhigay uunbaa ku timid xiligeedii la filaayey