Sir Weyn oo Ku Qarsoonayd Nidaamkii Syria & Dhacdooyin Waaweyn | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

  Рет қаралды 35,401

Suldaan Media

Suldaan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@KadirKaire
@KadirKaire Ай бұрын
Abdourahman est un trésor pour toute le peuple qui parle en somali machallah ❤❤❤
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh Ай бұрын
Wani salamay Marka xigta waxan salamaya hogamiyaha mucaradka Syrie 🇸🇾 mahaméd al gowlani guul ayan idin rajaynaya idinka iyo shacabka réer Palestine 🇵🇸 incha allah Allahu akbar ❤❤❤
@BAGUSBoy-j8n
@BAGUSBoy-j8n Ай бұрын
Sh c rahman waa sh khabiir ah thanks suldan media
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Ай бұрын
🙏🙏🙏💯
@ahmedducaale1513
@ahmedducaale1513 Ай бұрын
Shiikh cabdiraxman Ale haxafido waa khabiir wayn somalia mahiim buu u yahay ❤❤❤❤❤
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl Ай бұрын
Sheikh so jeda somalidu için ay Ka faidayaatana ay tahay❤🎉💐🇸🇾🇵🇸🇩🇯🇸🇴🦁
@EagleEye.23
@EagleEye.23 Ай бұрын
Afka turkiga ayaad ku hadashaa . Qoraalkaaga ayaa laga arkaa
@abdishakuurdool548
@abdishakuurdool548 Ай бұрын
Alle habarakeyo sheekha ❤
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Ай бұрын
Scw scw scw ❤️
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Yaa Allaah walaalaheen reer falastiin 🇵🇸 xornimo iyo nolol farxadleh oo degdeg ah sii 🇵🇸 Yaa Allaah, Yaa Rabbii, Yaa Raxmaan farxad degdeg ah sii 🇵🇸 Guuuuuul degdeg ah sii 🇵🇸
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 Ай бұрын
Scw
@emes6333
@emes6333 Ай бұрын
One of the sadly view intellectuals we have 🫡
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Ай бұрын
How ?
@AliIsse-z6u
@AliIsse-z6u 29 күн бұрын
Shabaabna yaa asaasay sheekhow
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 Ай бұрын
M a. Ma la so conjirin siyaasad lkn hada waxaa arkaa in hogaamiya. Suuriya Oo aduun ka dhan siinaayo cashir. (Maskax lah ). Waxaa rajeenaa in masar la xoreeyo oo aan aragno risaalo soolaabato. Aduun ka I a waan kuu Mahcelinaa drs Abdirahman. M a
@AHMEDADAN-b6c
@AHMEDADAN-b6c Ай бұрын
subscribed Suldaan Media
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Sheekh Bashiir si qaldan ayuu u taxliiliyey afganbiga Bashaar lagu sameeyey.
@samiyaabdi1156
@samiyaabdi1156 Ай бұрын
Shiekhow somalia marxalada ay ku jirto ka hadal iyo dhibaatoyinki aan soo marnay
@suleymanqarniofficial988
@suleymanqarniofficial988 Ай бұрын
100 sano oo caawa ka dib ah, kuna beegan December 8/10/2024 dhamaanteen waxaan ka hooseeyn doonnaa dhulka. Waxaanna la mid noqon doonnaa dadkii horey u geeriyoodey. Xilligaas dad kale ayaa guryaheenna ku noolaan doona, lana wareegi doona tacabkeenna & hantideenna.! Dadkaaasu nama xusuusan doonaan, sabtoo ah wakhti hore oo aad u fog ayay aheeyd nolosheenu. Akhristoow, dib isugu laabo ee aqoon intee la'eg ayaad u leedahay Aabbahaa awoowgiis ?. 100 sano oo caawa ka sii dambeeysa, waxaan noqon doonnaa uun taariikh gudubtey & raad tirmey. Magacyadeenna iyo wixii aan aheeynba waa la illoobi doonaa. Khiyaaligii inoo muuqdey ee ahaa in aan nolosha meel weeyn ka gaari doonno ayaa beenoobaya. Annagoo joogna Barsakh ayaan yaqiinsan doonnaa wakhtigii aan dayacney. Balse, caawa waxaan heeysannaa fursado badan oo aan ka faa'iideeysan karno. Rabbi sw, ayaa yiri: [ وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِیَعۡبُدُونِ.] . صدق الله العظيم. [Uma aanan abuurin Jinniga & Insiga, wax aan cibaadadeeyda aheeyn.] Aayadda 56 ee suuradda Daariyaat.
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Ай бұрын
December 8/10/24 SaaS Uma uma qoranto?
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
Madaxdii Masar waxa ugu fiicnaa Maxamed Anwar Saadat iyo Maxamed Mursi. Saadat dacaw caadiya ayuu ahaa oo iska dhiga qof maahsan lamana fahmi jirin wuxuu soo wato
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 Ай бұрын
Asc. Ka hadla wadan keena iyo aayihisa 😭. Asbucan oo uu caray madaxweynihi suuriya anagana Ethopian kii ayaa so galay soomaaliya😡. U taliya umada soomaaliyed iyo dalkeenii. Why are you talking about Syria?
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Sh Abdirahman Bashir " Soomaalida iyo Fahamka Dawladnimada.
53:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 43 М.
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
Sh Abdirahman Bashir "Waayihii Dhalinyaradiisa, Fanka iyo Siyaasadda"
1:19:32
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 55 М.