"Maxaa xabsi loogu diraa Axmed Madoobe, qiyaano qaran hadii uu galay..".xil jeesow

  Рет қаралды 16,966

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Ай бұрын
Guul Jubbaland Guul Axmed Cadde insha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤Guul Axmed Caddeinsha Allaah❤❤❤❤❤aamiin Yaa Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Xildhiban Amiin Jeesow Run Buu usheegay kooxdan Dastuurkii Lagu Heshiiyey Qilaafsan Waa Runtiisa Ahmed Madoobe Dastuurka Dalka Ayaa u Ogolaanayo Inuu Doorasho Qabsado❤❤❤
@MwikiJack-yz3cl
@MwikiJack-yz3cl Ай бұрын
Kkk wa runtii jeesow ahmed dambi maleh waa laga qaldanyahay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
wa run axmed madoobe dembi u lahayn ba ushalaga sari raba
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Ай бұрын
Good point Mr
@moladane3552
@moladane3552 Ай бұрын
Jeesoow runtii ayuu kahadlay.
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 Ай бұрын
Ahmed waa saxan yahay shaay haduuu saxna maantana waa saxanyahay
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Ай бұрын
Jubaland guuuul❤❤❤❤
@NimcoMahad-b4b
@NimcoMahad-b4b Ай бұрын
Run badanaa
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Hawiye/ Masar 🇪🇬 iyo DAROOD/Ethiopia 🇪🇹 dagalka sosocda wakas qofki caqli leh wa arki Kara waxa sosocda SOMALIA 🇸🇴 WAXAY NOQON YUGOSLAVIA DA AFRICA.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Subxaanallaah waa run
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Alshabaab waxaa ka khatar badan waa 👉🏼Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 iyo kuwa Xalane fadhiya ee Alshabaab maalgaliyaan walahi 👈🏼 Nacalad ilaahay idinku wada’rid & wixii Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 taageera ama qalbiga ka’jecel yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAA RUNTAA❤ XASAN TUUG SIDUU USOO NOQON LAHAA BUU DAGAALKA U WADAA. A. MADOOBE DEMBI MAGELIN😊
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO❤. AXMAD MADOOBE GUULEYSO❤❤❤❤
@hassanabdulahi104
@hassanabdulahi104 Ай бұрын
Amiin jersow was soo jeedaa
@IB_Adam
@IB_Adam Ай бұрын
Amiin Jeesow hadal nin wayn ayuu sheegey oo cabiraya waalida Xasan iyo Xamse.Dagaal dawladda dhexe iyo Jubbaland dhexmara looma baahna iyo duullanka qaawan ee Jubbaland lagu qaadey!
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Waan Rutaa axmed islaam danbe malaha xasan wax kaluu rabaa
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 Ай бұрын
Waa isla caano shubkii 2019. Waxbo kama duwana
@farahmohamedhassan4377
@farahmohamedhassan4377 Ай бұрын
Waa new Madoobe project again
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Jeesoow waa runtiis
@QadarDhere-h1e
@QadarDhere-h1e Ай бұрын
@farahmohamedhassan4377
@farahmohamedhassan4377 Ай бұрын
Aawaay Ikran Tahalil. This is tea boy for the despost son Farmajo.
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 Ай бұрын
ABGAAL ENGILSH BARTAY FARMAJO MAYOOYADABU QABAA
@IB_Adam
@IB_Adam Ай бұрын
Give the devil his due credit!Amiin Jeesow is a known commodity. Today he’s telling it like it is! Hassan Sheikh Mahmoud has gone mad and the only thing he wants is to get Ahmed Madoobe whom he thinks is the only obstacle to his desire of becoming the president for life of Somalia!
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 Ай бұрын
Kuwaan aragti malaha war ahmed madoobe waa mashruuc ajnabi ah shababna wuu lashaqeeyaa shalay maanta maaha mana lagayeelaayo
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Ай бұрын
Axmed Markuu warka Xassan diide miyuu mashruuc ajnabi ah noqde soo kii shalay Xassan ku caano shubka axmed u dhumaaye oo wiliba naftiisa halis u gelaaye iyadoo kismaayo ha aadin Xassan la leeyaha?
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
Dadka caqli la’aan iyo caruur miyaad u malaysaa😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
KAN WAS DOQON GAALJECEL AH. WAA NINKII KISMAAYO DEEGAANKA ULAHAA EE HADANA DIIDAN
@Mko-u7g
@Mko-u7g Ай бұрын
Galmudug oo gobol iyo badh ah say kudhisantay masharcibaa laba gobol iyo wax kabadan ayaa laga rabay taas ma aragtan
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 Ай бұрын
Xil. Jeesoow waa waxgarad.
@xiin1535
@xiin1535 Ай бұрын
Ninkii axmed madoobe taageero waa qaainul wadan oo shisheeeye u shaqeeeyo
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Ok Hassan sh diyaarad buu ufuulay 2019 wuuna kusoo caano shubay...Hamze na wuxuu ahaa gudoomiyaha doorashadii madoobe 2019 aan soo xirno ayaga maadama ay taageereen Madoobe.......waa hadeysan qabyaalad kaa dhax hadleeynin
@cuskochannel6724
@cuskochannel6724 Ай бұрын
😊😊
@Jshshshsv
@Jshshshsv Ай бұрын
War qofkaan qashinka ah maalin kasta meediyaha ka qaaqle wax garaaca mala waayey
@rashidabdi7163
@rashidabdi7163 Ай бұрын
Jeesow miyad hilmante iin Axmed Madoobe dile garadki ama malaqi Galjecel. Dowrsanaba Axmed Gedhanar wad la dagalsaned ee manta ma madaxweyne Xassan bad kuxumey inad Gedanar u qilradiso- dabadilif kheyr maleh😂😂😂😂
@beryalex1798
@beryalex1798 Ай бұрын
KAN-YAA-DHAGEYSTO?-SHAKUURKA-GAALJECEL
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Ай бұрын
War kan waji maleh so kii nabad iyo nolal garabkayn ka baxay soma ahan war kaan wax balan iyo axdi maleh ha dhageysanina😂😂
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Ай бұрын
Dayuus dayuus doortey😢
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 Ай бұрын
Xildhibaan maqnuud jeesow😂😂😂😂😂
@AbshirCabdi-j1k
@AbshirCabdi-j1k Ай бұрын
Ceeb ayeey kugu tahay
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 Ай бұрын
@AbshirCabdi-j1k isagaa yiri waa horumar in dadka jinsiga la ixtiramo waana ilbaxnimo marka somaliya mahan UK waxeynu nahahay ummadda Muslim ah isagoo xildhibaan qaran ayuu golaha labor yimi miyuusan maqnud ahen
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed Ай бұрын
Waabeen
@hassanabdulahi104
@hassanabdulahi104 Ай бұрын
Waa runtiis maxa isbedelay
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn Ай бұрын
Adiga sow taad waagi farmaajo axmad madoobe caayi jirtay
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Ай бұрын
XASSAN DHIIQO WIXIISU WAA BAROOTA ORGIGA KA WAYN AHMED MADOOBE MA RABO EE JUBOLAND IYO REERKA DEGA BUU U DIG IYO DAM LEEYAHAY XAGA KALENA PUTLAND BUU IYANA KHIYAANO KU WADAA WAA RUN HADUU AHMED RABO WUU QABAN LAHAA LAAKIIN DHEESHU DHEESHAAS MA AHAYN UU XASSAN CULUSOOW IS RABEY.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 Ай бұрын
KABTAA QALAFOIW
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Cali dhere ka dhow madoobe
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 Ай бұрын
Qaniis ninkii xildhibaan ka dhigey ayaa ka xun waryaa nin itoobiya soo wato oo xoog ku haaysto dadka lagama qaban karo yaa ku barey marka hore qayb hiiraan ka degtid shabaab ka xureey kadib hadal
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Mrqadaniciilan Runta ma ku dhibi jeesow wa runtise.somaliya dowlad majirto xasana dantisuu wataa wanna shaqsi attack
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Oohinta mesha Kala tag
Maxaa heegan loo geliyay Ciidanka amniga ee Muqdisho?
4:09
Shabelle TV
Рет қаралды 563
WARARKII UGU DANBEEYAY | WACDARAHA KA DHACAY GAZA FARXAD CAJIIB AH
12:04
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.