maxaabiistii lagu qabtay 29-May-1988 iyo mucjisooyinkii ku duugnaa. Halgamaa Axmed Kayse

  Рет қаралды 62,067

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: 35 sano ka hor, maxaabiistii lagu qabtay 29-May-1988 iyo mucjisooyinkii ku duugnaa.
Halgamaa Axmed Kayse ayaa ka waramaya
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 80
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Masha Allah. Ninkani waa gob. Waxna ha haynina xilku xisaab culus oo aakhiro ayuu leeyahay. Hadii aad nabad ku seexato wax aad cuntana aad haysato aduunkuba waa intaa. Allah haku xafido. Nolol wacan iyo khatumo wacan Allah haku siiyo 💕💕💕
@adenali8018
@adenali8018 Жыл бұрын
Ninkaas hala doono . Qayb taariikhda ka mid ah ayuu hayaaye
@ahlanhussien
@ahlanhussien Жыл бұрын
Allaa yarxamo waa Cabdi Maxamed jaambiir khaahin wa Reer Guuleed ciidagale caaqil rashiid walaalkii
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 Жыл бұрын
Waa jaanbiirka Sacad muuse kuu sheegayaa
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 Жыл бұрын
Cabdinaasir wariye u qalma maamuusid walhi taariikh fara badan oo snm leedahay ayaan barnaamijyadiisa ka bartay imika waxaan u dhawahayba in aan book ka qoro illaahay hakaa abaal mariyo wall wanaanan kugu dhiiri galinaynaa ee haka caajisn wall
@adenali8018
@adenali8018 Жыл бұрын
CBA FADLAN BAADI DOONA MAXAMED YARE OO WARAYSTA ISAGANA.
@xooshjaamac3145
@xooshjaamac3145 Жыл бұрын
Ahmed kayse aqoon badan baan u leeyahay Mujahid ka burco ku ogaa 1aad buu aha oo abahey kaso wada shaqeyeen Waana raga dalka ku bila camalka ah
@abdiomar7283
@abdiomar7283 Жыл бұрын
Waa wareysi qiimo badan
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 Жыл бұрын
Mansha allah cimriga Alle haw barakeyo
@salahamina6031
@salahamina6031 Жыл бұрын
Subxana allaah marexan waxey jogan dowlad isaaqna kujira Bey ahayene samaron iyo darood baad ku walaten 😂😂😂😂😂
@HardTalk1
@HardTalk1 Жыл бұрын
Wariyahan waxaan ku jeclahay dadka kama dhex galo. qofka taariikhda hore ka sheekaynayana waa laga sugaa waayo waa xasuus.
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Aakhiro baa ĺays abaal Mari doonaa
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Xaqiiq weeye in dadkii u soo halgamay somaliland ayaa maanta ugu liita waa in waalan, in naafo ah iyo in aan camal ku hayn oo dibeda ka joogtan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Cajiib
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 Жыл бұрын
Marban moday inu ani iga sheekaynayo 😂😂Ninka anu isku magaca ahyn so raadi kolay hawiye maxamed case lama baxee
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Жыл бұрын
😂😂😂😂aniguba wan moodey wllky
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 Ай бұрын
Dabadhilifkiii amxaarada baa maanta hadlaya
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Жыл бұрын
Fatima
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
KUWA WAAWENA AYAA SAQADA DHEXE LALA BAXAA QAYALADODANU MAQALA WAXAA LAGU DHIGAA SUMADA INTANA LAGOWARACINA OO MADANE CADAADAYA DHABARAKA LAGAGA SUNTAA
@user-gg1sb1gh4q
@user-gg1sb1gh4q Жыл бұрын
Aderkay muj ahmed kayse jamac oday warsame buraale raage noolow mujaahid
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 5 ай бұрын
Ileen buraale raage waa laangaab😅
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
ILAHOWA YAA MANATA QABARIGA KASOSARA SIXIROLAYASHI S N M WAXAYA MUTEENA EE KUSUGAYA HAKU WARAMENE MUNAFAQ M DHALAYA
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Munaafaq munaafaq dhalay iyo ehlu naarba adigaa ah
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
MAKULA TAHAYA NINKA 100 SANO IYO DHERAADA JIRAYA IYO KAJIRAYA 84 SANO IDINAKA QABAYA SUBAXA QUDHA KOBA KUWADA GOWARACADENA MALKINA DHACADENA XITAA GAWADHIDI MAKASA WAXA BADABADIYAYA NACALADI KUKORATAYA 😊
@rahmaomar5447
@rahmaomar5447 Жыл бұрын
Waar horta bal adigu waxanaad qortay baldib u akhri qoraalkana soobaro mise xabad oromaa ayaad tahay oo afsomaliga barbarad ku ah.
@user-dz2sp9ms9w
@user-dz2sp9ms9w 2 ай бұрын
Horta yuu ahaa tansaniya Yuu ahaa ina guun Yuu ahaa mayd gate Yuu ahaa derow Ragaa aan sheegay waa tagii gabdhaha kufsanayay Mudug raga kulaynayay Barkadaha sumaynayay
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
MARAKI NALA QABATAYA WAXA NALAGEYAYA DALODHA KEDIBANA BERAKADABA NALAGU GURAYA KABADANA 150 QOFA BAA KUJIRAYA
@yussufhirad4281
@yussufhirad4281 Жыл бұрын
Beenbadanaa inta raglawareestay waa ninkii ugubeenbadnaa
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
WAXANA NIMIDA AGAA CARAWADA WAXANU ARAGANAYA 2 NINOO DHAWACA KEDIBANA DADHI HAFA OO GURI KUJIRA KASANO SARAYA
@Dubadismacil
@Dubadismacil 8 ай бұрын
M a
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
ILAHAYA KUMA NAXARISATO WAKUWI GALAYA DHAMAKA SAMACADA ADHI CADASA KUNA XASUQAYA 7493 QOFANA WAXABA GALABASANA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
AWOWAGAYA 100 SANO JIRAYA IYO WILAKISI 84 SANO JIRA OONA WELIGI KASHAQANAYAY WANAGINA XITAA KINA LAXIDHO SODENA JIRAYA DHIBATANA IDINALA NECABAA LABADIBA GAWRACADENA XOLAHI SIINA DHACADENA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
XERAYAHI WAYA BABISAYA AYAA NALAGA SARAYA BERAKADAHI WAXA NALAGEYAYA MEELO LAODAYA KEDIBA
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Kkkkkkkk ninku been badanaa😂😂😂😂😂😂😂
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
MARAKANU QADANAYA ANAGO FARA DHAQANANA NAAGI QALISAYA SACADA MUUSE AHADA QAYALO KEDIBA WARA SOKUWANA FAQASHATA KUWII UWAWENA INA DHEXE JOGA WANALA QABATAYA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
MANATANA WAXUU KUFANAYA CARURA BAA AABANAYA OONA BADABADINAYA LAGA YAABE IMISAANA WAXA GALABASANA BAADA KUXASUQADAYA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
WAXANA TAGANAYA GEDEBELE MUDO KEDIBANA SONOQONAYA XERADA GANADA AYAANA CUNU UDOONANAYA AANA SOTAGANAYA ANIGA IYO SAXIBAKAYA OO UGADENA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
ANIGONA AQOONA QABILABA AYAA LAQAXAYA HARAGESA WAXAANA LAQAXAYA SAXIBADAYA OO CIDAGALA AHAA KEDIBANA WAXANU TAGANAYA GEEDA DEBALE MUDAKEDIBA WASO NOQONAYA
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Mareexanka waa dad Aad u arxandaran Isaaqa dhib badan ayay u geeysten.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
Waa laga adkaday hubkiina waa lagala wareegay.. waxay geysteenba..
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
NASIIBA WANAAGA GABADHI MALINTI NAHU ARAGATAYA AYAA NARAGATAYA QALAYA QABASATAYA WAXANA TIDHI WARA CARURATI DHAWACINA SOQADASAYA AYAA RAFADINASANA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
KEDIBANA ILACADANU GENAYA ANAGO RASHINA CUNANA AYAA NAGI GABADHA MIDAYA WALALO YAHIN AYAA QADO NASIISAYA WAYANA NAGA TAGATAYAKEDIBANA QALISAYA WAXA LAWEEDIYAY WAXAYA TIDHI FAQASHATI KUWII UWENA WAKUWANA
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 9 ай бұрын
Cadow kama koraa tihiin
@Faarax-op5bh
@Faarax-op5bh 3 ай бұрын
Kani waa beenawaas ah oo dameera
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
MADANE CADABAA DHABARAKA LAGAGA SUNTAA LAGUNA DHIGAA D G DAROODAKA MUDO KEDIBAA DIYARADI DUQASAYA XERAYAHI S N M CIDAMADINA WAA BABISAYA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
MALINATAA GABADHI NAGARATAYA WAXAA NOO YIMIDA WILANA DHAWACJSA SOQADANAYO H YONISA KASANA NAGA SARAYA WELIGAYA MILAWAYO CADAWADII IYO ISIRA NACABAKI IDOORAKA XARANA XARRANI DHASHAYA KADABA
@user-ig6eb2os1g
@user-ig6eb2os1g Жыл бұрын
BIXIN GEDA LOKORZ ADHI CADASASAMACADA DHAMAKA ARABA SIIYO DILA AGABARA L DHURE DERABI XOORE NINKI 150 KUNO QOFA KIDILAYA WAADIGA
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t Жыл бұрын
Waxan la yaaba markay yidhaahdan dawlad baanu ridnay,dawladii soomaliyeed waxa riday majeerteen,ogaadeen& hawiye bootada iska daaya(masaakiin jecela galad ayna lahay).
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
SNM aya riday.. ma majerten ogaden iyo hawiye aya kujiray faqash maxad ridi karta adigu.. hawiye wuu dagalama lakiin faqashta kale kareeb mesha.. hawiye iyo isaaq way dagalami karaan lakiin darood iyagoo dawlad haysta xataa ma dagalami karaan.. Goojacade ayuu Darood ku ceebobay maanta taariikhdu iyada isa soo celisa.. Doqon aya tahay faqasha iska amus amuska aya kuu khayr badan…
@ismailjama8621
@ismailjama8621 4 ай бұрын
Away dowladiii xamar 😂
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
maxamed case haduu idin yidhi sidee hawiye u moodeen? waaba reer woqooyi wiilku case ,casayr iyo casood hadaad maqasho reer koonfur ma ah waa woqooyi somali galbeed iyo jabuuti ninkaasi
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Жыл бұрын
Naago. Baa. Tihiin. Naag. Naag. Dhashey. Harti baa. Idin. Wasayaa hartiga. Anagaa Garab. Istaageynaa. Iidooroow. Nacas
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Жыл бұрын
Cuqdaad tv iyo been abuur.
@abdifatahali-nm5gu
@abdifatahali-nm5gu Жыл бұрын
Tani waa taariikh faqasheey😂
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim 2 ай бұрын
Yaahuu aday cuqdadi Ku dilootey cuqdadi u dhimo
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Wareysigan wuxuu Khatar ku yahay ciidanka qaranka ee Gooja-cadde ku sugan, please delete gareeya....!!!!!.
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
No no ader anaga cashrada soo bixin jirnay miskin yahoo
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 Жыл бұрын
Tv gan CBA Faafinta Taariikh Been Ah Ayaa Loo Samaystay
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Ma waxaad doonaysa inuu sidaas jeceshay taariikhda u sheego ama taariikh aanad lahayn kuu sameeyo kkkkk
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 Жыл бұрын
In Kata Oo Tv gan BCA Uu Rer U Samaystay In Uu Been Ku Faafiyo hadana Ahmed kayse Jaamac Oday Waxaa uu Sheegayaa Waa runti Oo Warag leh
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
@@abdisouleyman5860 dee adeee tv aad huu haa ka faafiso sameyso oo reerkiina inoo sameeya dheh
@lii7560
@lii7560 Жыл бұрын
Waa qeeb ka mida riwayadaha dadka hargaso iyo burco dagaan loo aqriyo 😂😂 xasus now somali waxa riwayadaha filmada dhigi jiraye idoor iyo bundhab rere xamar ah markaye dowlada somali galada aduunka burbuurshen isaaq oo xabashida wado sogalen dhulki isaaqa waxeye bileben huha dan benta ah iyo shekoyinka musalsalka ah 😂😂😂 wali waa soctaa lakin waa iska soo dhaman donta maardhow seye uu iga tahye 😂😂 waxan adna adan baa uu qortaye waa movies iyo Tariq been ah iskugu shekeya 😂😂
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Ma qolooyinka halganka Taariikhdii halganka boobtay ayaad tahay, waar halganka ragbaa kusuntanaa inkastoo halgan shacab ahaa oo cid walba kujirtay, Nin Habarjeclo ah oo qiraaya Taariikhdii tolkey (Habar-yoonis) ay halganka kulahaayeen....!!!!!!!!!!.
@zakisoleiman4287
@zakisoleiman4287 Жыл бұрын
Horta dagaalku ma gaala lala dagalamayey maya muslin ma wax laga sheekeya ah ah goormad wax fahmaysan diinta fahmaysan tan maanta ayaa dagaal dulmi ah lkn kaasi rag is diiday ayaa 2da dhinac joogay dadkina duufsaday subxanallah ( mujaahid waxaa ahaa kuwa nabiga ag taagnaa ha ku shegina kuwan Shuhaado waxaa ahaa asaxabti rasuulka maanta haday cidi joogto waa falastiin lkn muslin is dilay waa ehelu naar qabiil ayaa laysku dilay waar markhtiga ha badsanina oo iska daaya tv la soo fadhisanaysan mujahid baan ahaa
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
Doqon baad tahay cid kutidhi diinba lagu dagalamayay majirto… Xaqdaro aya laga dagalamayay doqonow..
@qoslayeali6930
@qoslayeali6930 5 ай бұрын
Been weeye
@hadiyaomer6924
@hadiyaomer6924 Жыл бұрын
dagaalkalaascabnoodkadhacay.shalaywamidsubxaannale
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Comentiga ma faqash ayaa soo qoraysa awoowyashood snm ayaa xasuuqday
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t Жыл бұрын
Taariikhda uu sheegayaa waa mdaafiic ba nalala dhacay Markaa ma dhulbahante ayaad ka jaraysaan ilayn Somali diidku ciidanka way ku jireen.sheekooy ku nacay.mujaahid buu ku leeyahay ma xamaaro bay la dirireen. Wa yawned😂👎
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
Doqon aya tahay faqash markasta waa lala dagalamaya meelkasto oo ay joogan.. faqashna qabiil malaha hadad qabiil utaqan aday ku taal..
@adanabdi3944
@adanabdi3944 Жыл бұрын
kan bidaarta leh ee barmamujka soo duuba wa mid duli ah marba qof an taarikh hayn buu soo waraysta
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 11 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН
Maxey Isku Qabteen Salaad Gabayare Iyo Maxamed Siyaad Bare
15:45
QARNI JOOG
Рет қаралды 124 М.
WAR DEG DEG AH DAGAALKA ABGAAL IYO HABARGIDIR YAA KAA DANBEYAY
16:37
Shacabka 24 Media
Рет қаралды 116
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
Qaybtii 2aad ee allaah haunaxariistee mujahaahid daahiryare
13:59
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 11 МЛН