Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?! Sidaan Ma Filaynin .

  Рет қаралды 137,589

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 460
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 9 ай бұрын
:Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍
@M.A.C-n3k
@M.A.C-n3k 9 ай бұрын
Magaca allah miyaad like ku raadsan 😢
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b 9 ай бұрын
Masha allah
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 9 ай бұрын
@@M.A.C-n3k sixun wax u sheg aya ila muqata subxanallah like ani ma lacaga iga so gasho wll wax hubso plz 🙏
@Mohammedhassan-s2p5p
@Mohammedhassan-s2p5p 9 ай бұрын
6 bilood soo socoto wax badan ayaan xaqiijin doona inshallah ❤❤❤
@caydid6
@caydid6 9 ай бұрын
Insha alah
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 9 ай бұрын
Ma bilowday dhabta Lee abaar malinkii 6 saac Lee wax fa ido leh kubixi waa dareme l .a
@RakiyaAbdirisaak
@RakiyaAbdirisaak 7 ай бұрын
insha Allah dhamaanteen hadii aan gaarno yaa Allah nagaarsi iyo inkabadan ❤❤🤲🤲🤲🥹
@xamsecabdiahmed7790
@xamsecabdiahmed7790 4 ай бұрын
Mxa xaqiijisay hader
@Sharma_cade
@Sharma_cade 9 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 9 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 9 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 9 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤
@Zadaad12
@Zadaad12 9 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 9 ай бұрын
Anigu waxan jeclahay in aan qur aanka xifdiyo insha allaah igu ducaya in alle ii fududeeyo
@jeylaaniMJ
@jeylaaniMJ 9 ай бұрын
LLE HAKU GUDEYDIYO WLL
@axmedamiin4733
@axmedamiin4733 9 ай бұрын
Alle haku sahlo wll
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 9 ай бұрын
Waxaan kaa caawin karaà xifdiga quraankaas so ilasoo xidhiidh❤
@MaaidaAbdullhi
@MaaidaAbdullhi 9 ай бұрын
​@@DeeqaAxmed-ts8bbabaayo anigana wn rabaa isheeg
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 9 ай бұрын
@@MaaidaAbdullhi i.n hppt ilasoo xidhiidh gmailkayga😢🥰
@Rithwanmohammed
@Rithwanmohammed 9 ай бұрын
Ogaansho( omar ishar ) macalin bulshada somalida idilkood meel waynba ugu jirtaa Allah ka jasaai siiyo
@abdiqanibashiir6480
@abdiqanibashiir6480 9 ай бұрын
Igu saliya nabiga scw❤
@maxamuudxasan657
@maxamuudxasan657 9 ай бұрын
Scw scw
@Boqorka.figradaha
@Boqorka.figradaha 9 ай бұрын
Cumarow waxaa jogaa baadiyaha magalada muqdisho waxaa tijaabiyay 74saac in aan wax talefan ah isticmaalin waxaa dareemay in waqtiga iinoqday 2004 ilaa 2005 cml . yacni waqtiga anaa ismoodsino sida saxda Waxaa arkay anigoo saladaha Jameecada latugaday juzna aqriyay shaqadeedana sooqabsaday walina qoraxda dhicin
@MaxamedCalixasan-sx4up
@MaxamedCalixasan-sx4up 9 ай бұрын
Ku sali xabibkena mohamett scw😊😢
@Munazaciid12
@Munazaciid12 8 ай бұрын
Scw scw❤
@Abdikaafimohamed-m5d
@Abdikaafimohamed-m5d 9 ай бұрын
Garoowe kaa dawanayaa macalin guul
@yahyeali6249
@yahyeali6249 9 ай бұрын
Asc ustaad waxan hada bara nayaa luqada english ka mudu 8bilood lkn wali wax saas ah kama fahmin waxan rabaa next video in aat kadhig tid qaabka casha rada loodiyaa riya Inta isku mid nahay saara like ya👍🙏
@IbrahimAli-bw6kh
@IbrahimAli-bw6kh 9 ай бұрын
90 days I will change my life insha allah ❤
@diinaari2251
@diinaari2251 9 ай бұрын
6 Bilood Gudaheed Inaan Shaqeeyo 45k Insha Allaah isla Shalay Baan Qorsheeyay Ilaahay Ha Igu Garabgalee Omar Ishar Adiguna Waqti Wanagsan Baad Ka Hadashay Mahadsanid‼️❗️
@Abdirdkdsoeskdms
@Abdirdkdsoeskdms 9 ай бұрын
Sxb ani xitaa wan rabey inaa sameyo lacag inaa noloshaan ka baxo😢mugdiga 😢duruuf iheysato mahane Mar hore isbadeli lahaa Iga icaawi sxb 🙏🥺
@diinaari2251
@diinaari2251 9 ай бұрын
@@Abdirdkdsoeskdms Insha Allaah Waynu Samayn
@queenayaan596
@queenayaan596 9 ай бұрын
Sidee usameyay
@diinaari2251
@diinaari2251 9 ай бұрын
@@queenayaan596 Anaa kuu sheegi
@AdmiringBilliards-sk7lp
@AdmiringBilliards-sk7lp 9 ай бұрын
Forex baro sxb intas ka badan samayne​@@Abdirdkdsoeskdms
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 ай бұрын
Ustaad Omer ishaar❤ xaqiiq garan maayo 4bilood sida Ay igu dhaaftay😢 cajiib, Alla muxuu wakhtigu socda Oo uu Nagu socda Allaw khatimada khayr noogu khatin.
@abdirahmanyoseph900
@abdirahmanyoseph900 9 ай бұрын
Ustaad cumar inshallah alle haw barakeeyo cimriga caafimaadka awlaada arsaaqada Talooyinka iyo dhiirigalinta bulshadiisa iyo da'yarta soomaaliyeed wax mushqaayadoo uu inagarabaa ma jirto Balase ha noqodo abaal gudka ustaad cumar inaynu uducayno gaadhsiinana 1m Wllhay 1m wax ka badan buu istaahilaa balse dadkeenaa allaw sahal ah abdirahman from hargeisa soamalia❤❤❤
@theintelligenceofxavi2950
@theintelligenceofxavi2950 9 ай бұрын
waxaan rijeeynaya 6 bilood kadib inaan videogan aa dib usoo booqdo insha allah; waa iga go'aan, mahadsanid wll🥲
@AliiyaAhmed
@AliiyaAhmed 9 ай бұрын
In sha allah
@Xariif_1
@Xariif_1 9 ай бұрын
I.a
@MahadIlyaas-l7w
@MahadIlyaas-l7w 3 ай бұрын
After 6 month come back
@ahmedabdimohammad7430
@ahmedabdimohammad7430 9 ай бұрын
Qofka ugu horeeyo ina manta noqdo waa I farxad ku mahadsanid walal omar dhirigelintada iyo wanaga an nala jeceshahay
@Arlind_14
@Arlind_14 9 ай бұрын
Jazakallah Ustaad Omar 💙💙
@cabdiwahaab5978
@cabdiwahaab5978 9 ай бұрын
Adeer mowduuc dheer noogu soo xiji si aan ugu raaxeysano 1M COMING SOON
@Drbanta-k7e
@Drbanta-k7e 9 ай бұрын
صلوا على نبينا محمد عليه افضل الصلوات والسلام❤
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 9 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤
@khadrahassan2041
@khadrahassan2041 8 ай бұрын
Xirfada manta niyadeyda ku jirta 6 bilood kedib ina xaqijiya jeclahay insha Allah ❤
@yakubhussein4256
@yakubhussein4256 9 ай бұрын
Wan salaamay qof walba oo 90 days challenge ku jiro
@AminaabdirasaqqalbinurQalbinur
@AminaabdirasaqqalbinurQalbinur 9 ай бұрын
Wan laga qaday
@hanifarh2823
@hanifarh2823 9 ай бұрын
Wa bilaby lkn waka cajisoya iso ducey ina ku dhaqmo 😭
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 9 ай бұрын
​@@hanifarh2823 ilaahay haka madoobeeyo walal😢
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b 9 ай бұрын
Yes
@safiyosharaf822
@safiyosharaf822 9 ай бұрын
Kaaa qadet 😂
@waryaacabdi100
@waryaacabdi100 9 ай бұрын
Tusaale nool igama aha faanid lkn in ay dhabtahay waxaan uu Cumar kahadlay ay saxtahay Waxaan bilaabay mudo sanad kahor ah luuqada jarmalka. 6 bilood markaan dhiganayay dadka waan lahadlayay weyna ifahmayeen. Markaa 6 bilood waa wakhti aad kaga bixi karto xaalkaaga aad hada kusugantahy. Way dhibadantahay bilawga wax walba lkn natiijada dhamaadku waa mid layaab badan.
@qisaskadunida
@qisaskadunida 9 ай бұрын
Sual ban raba inan ku waydiyo sidee lagu barta luuqad online ka aniga spanish ka bilabay lkn wa ku qalqalsanahy❤
@waryaacabdi100
@waryaacabdi100 9 ай бұрын
Wll meelo badan haka baran luuqad hadaad bilaw tahay keliya meelkeliya ku eekow ilaa aad heer intermediate kagaadhaysid. Insha Allah ALLE talo saaro insha allah
@qisaskadunida
@qisaskadunida 9 ай бұрын
@@waryaacabdi100 hyh wll lkn meelo si online lagaga barto md I shegi Adiga free miya ku brty mise school u tagty
@waryaacabdi100
@waryaacabdi100 9 ай бұрын
@@qisaskadunida Internet Free Iyo schoolba
@queenayaan596
@queenayaan596 9 ай бұрын
​@@waryaacabdi100sidee Harman ma u tahribtay
@abdullahibulla
@abdullahibulla 9 ай бұрын
2024 xowli ayuu kusocda ciyow bishii 4aad dhex kusii dhaw 13\04\24 9:00pm 8:55 arintan anee iheysata marka jamacada joogo waqtiga inlaqabty oo socon ayuu ila yhy lkn guriga marka imado duhurkii waxyar kadib hbn lagala ...⏱ 6lixdaan bilood soosocta insha allaha igama fagan doonan waxba kala hari doona.
@dsacademy3837
@dsacademy3837 8 ай бұрын
Hambalyo for 1M subscribers! Tan iyo 2018 ayaan kugu xidhantay , wax badan ayaanad ii faaideysey ❤
@SUHEYB.
@SUHEYB. 9 ай бұрын
Videogii aan sugaynay waa kan inta isbeddel doonka ah,omer mahad sanid brother
@UmalkhayrMaxamed-v1r
@UmalkhayrMaxamed-v1r Ай бұрын
Inzha allah 6bil kadib waxan rajeynaya in aan isbadalo alle hay rumeeyo vediowga ayan ku so laban doona inzha allah yaa allah riyooyinkeeda no rumee
@samatarabdi-w2i
@samatarabdi-w2i 9 ай бұрын
from jigjiga jazakalah walal omer❤
@Shakir-ali-h3p
@Shakir-ali-h3p 9 ай бұрын
Runtii Channel-kan Waxaan Ka Faaiiday Lama Qiyaasi Karo From 2018- Ilaa Maanta Allah Ha Kaa Abaal Mariyo Wanaagaad Noo Gashay❤
@saidahashi9921
@saidahashi9921 9 ай бұрын
1m coming soon 🎉👏
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 9 ай бұрын
Mxa kusokordhay comonti mowduuc lagahadlayo kabixi hadii kale amu 😂
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 9 ай бұрын
Bi'idnillaah lixbilood kadib waxaan xaqiijin doona inaan barto quraanka iyo tafsiirkiisa iyo English ka carabiga inaan meel sare ka gaadho oon dadkana kucaawiyo ayaan samayn doona ilahayna waan talo saaranaya ilahayna ha iifududeeyo Bi'idnillaah lix bilood kadib waan kuso noqon doona videogan anigoo heer sare insha Allah gaadhay Bi'idnillaah
@ubaxiina5280
@ubaxiina5280 9 ай бұрын
Allaha kula garab Galo abyo
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 9 ай бұрын
جزاك الله خير Ustaad wllhi waa cajiib waqtiga balse hadaan aragtida ay salafkii ku arkaan ku arki laheyn fiicnaan laheyd ilaaheyow towfiiqda na waafaji adaa hayee😢
@nalkaboy-xj8qj
@nalkaboy-xj8qj 9 ай бұрын
Thanks wllkey wax badan ayaa kaa faaidey ❤❤
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 9 ай бұрын
Mansha allaah ustaad Omar inshar wll waqtiga qaaliga ah allaha nagayeeyo kuwii faa iideysto alle weyne karaali noqdo ❤❤❤
@mohacj3325
@mohacj3325 9 ай бұрын
Sxb nin soo jabay ayaad u egtahay intaas waa iga kaftan blse legend ayaa tahay cumar waanku wataa talooyin fiicana waaa inoo soo jeedisay shukran😊
@Runta2024
@Runta2024 9 ай бұрын
Shp Qof aan tijaaboyin kulkulul soo marin Waxaan kama aanan faaidneen Qofka soo khaldamay uun baa tilmaami kara wadada Khaldka
@Abadir11
@Abadir11 9 ай бұрын
Shukran ustaad,insha allah 6 billod ee nagu soo aadan waxban baa badali donaa.
@ABUBAKARAlzaaki
@ABUBAKARAlzaaki 9 ай бұрын
جزاك الله اخونا عمر انشار
@abdirmaanlayli106
@abdirmaanlayli106 9 ай бұрын
Waa mahadsantahay Ustaad rabi ha ku sharfo
@Hawamohamed10
@Hawamohamed10 9 ай бұрын
Mahadsanid!!Omar❤🙏💯
@MuuminGuure-ty3so
@MuuminGuure-ty3so 9 ай бұрын
Mahadsanid walaal muddo dhexe kannaal kan Ogaansho waan iska daayey daawashadiisa, balse maanta waxaad ka hadashay mowduucyadii qiimaha lahaa ee aad waagii hore ka hadli jirtay. Thank you
@Axmad876Xasan-t9t
@Axmad876Xasan-t9t 25 күн бұрын
🙏 wcs
@maxamaamiin-nm9wo
@maxamaamiin-nm9wo 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad omar alle Haku xifdiyo 🤲
@BaariyowAk
@BaariyowAk 8 ай бұрын
Aad baa u mahadsantahay saacado firaaqo ah baan haystaa lkn fikrad fiican baa isiisay insha allah waan ku dhaqaaqin maantaba inaan luuqad cusub barto😊
@IsmacilCumar-fr3uh
@IsmacilCumar-fr3uh 9 ай бұрын
Alahuma sali wasalim cala sayidina muxamed scw ❤
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 9 ай бұрын
After 6months insha allaah hadaan noolahay waan kuso laaban comment goal kaas inuu alle ii rumeyo igu so duceeya insha allaah mahadsanidiin hadafkeena allaha no rumeeyo
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 9 ай бұрын
Maanta oo dhan hdan ku dhaho tiktok iyo Facebook ban u dhaxeyey kwrma hda waa 12sacado lkn wan darensana waqtiga aan beel dareynayo walwal buuna igu hayey lkn waxan layabay siduu ustaad inshar u darensanyahay walwalka dhalinyarada ku xiran KZbin markan sas u furay ba waa cashir kan u bahna ba kan kaliya mhn malin walpo cashar maskaxdeyda kujiro ban xagan markan furo ba ka hela Allah guuleyo legwnd inahar 😢 laga bilaabo waqtigan minit walpa xagu iga baxayo waa kafiirsana insha Allah
@Cabdiraxman_Aarka
@Cabdiraxman_Aarka 9 ай бұрын
Froom jigjiga full respacti ustaad cumar inshaar🥰
@Birdia423
@Birdia423 9 ай бұрын
Inshalah 6bil kdib hado Rabi cfmd igu garsiyo ban kuso laban vediowga shalay ayan go'amo qaar ah an dgsaday waxana rajeyna iney i dhaqan galan inshalah intii isbadal iyo inee meel iska so sarana jecel Rabi ha inoo wada Rumeeyo ahdaaftena inshalah❤
@ZhaviAhmed
@ZhaviAhmed 9 ай бұрын
Yasaakalah ustaad waa nadhiiri galisa mar kasta❤
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 9 ай бұрын
Ogaansho best youtuber in the world 😊❤
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 7 ай бұрын
Waa Mowduuc anaga oo dhan na anfacaya, si dhab ah aan u qaadano idanka Alle, aduunka iyo aakhiradeenaba aan uga faa'iideysano
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 9 ай бұрын
Mahadsanid mudane ❤
@ZakariaAbdulaahi-yx8dn
@ZakariaAbdulaahi-yx8dn 9 ай бұрын
Mahadsanid Omar ishaar❤
@aminabdi5343
@aminabdi5343 9 ай бұрын
Waa inoo 6 bilood kabacdi insha allah inkastoon araday medicine ah ahay hadana waxaan bilaabay Tafsiirka Quraanka 🎉❤
@aminabdi5343
@aminabdi5343 9 ай бұрын
Ducada igu soo kaba in allah ii fududayo
@isxaaqcabdi4488
@isxaaqcabdi4488 9 ай бұрын
Mahadsanid wally cumar Allah waqtiga noo barakeeyo
@AymanMaxamed-dw2cq
@AymanMaxamed-dw2cq 5 ай бұрын
Insha Allah Waan ilaalinaa waqtigeyga
@Footballnews-p7b
@Footballnews-p7b 9 ай бұрын
Ustad ilahy haku barekeyo hana no ka dayo ka dhalinyaro ahaan boos muhimad nogu jirtaa 🫡
@SakiSeeko
@SakiSeeko 9 ай бұрын
From galkacyo respectfull pro omar
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 8 ай бұрын
Shukran shukrn shukrn
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc 9 ай бұрын
Thanks! Another journey beginning for me to beat my self 🖤
@RoodaMaxamed-qb7te
@RoodaMaxamed-qb7te 5 ай бұрын
Dhiirigaliye fiica thanks 👍
@CaydarusAfricanAden
@CaydarusAfricanAden 7 ай бұрын
Thanks 🎉
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 8 ай бұрын
Waxaa Rajeynayaa 1 December Oo ah Lix Bil Kadib Inaa Videogaan Uso Laabto Anigoo Xifdiyay Ugu Yaraan 4 Jalaad Oo Quraanka Kariimka Ah Insha allah. Rabiyow Qalbigey U Yasir Xifdinta Kalaamkaga 🤲🏼🤲🏼
@yuuusufmk7947
@yuuusufmk7947 9 ай бұрын
جزاك الله عمر انشار
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 9 ай бұрын
Ilaahow waqtigeena no barakee qawaatimadeenana wanaaji
@ahmadmahadmaxamed535
@ahmadmahadmaxamed535 9 ай бұрын
❤❤❤. 6 bilood Soo socoto wax badan ayaan xaqiijin doonaa insha allah
@RaxmomaxamedcabdulleRaxmomaxam
@RaxmomaxamedcabdulleRaxmomaxam 8 ай бұрын
Alle hakaa abalmariyo xasuusintada ustd
@bukhatir1454
@bukhatir1454 9 ай бұрын
Cashar faa,iido leh oo aan waxbadan kafaaiiday😊 thank ustaad😊😊😊
@zinasisle5045
@zinasisle5045 9 ай бұрын
Asc waxaan tijaabin doonaa ariinkaan lixda bilood inshalaah waadna mahadsantahay guubaabdadaa jazaakumalaahi kheyran
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un 9 ай бұрын
Wllhi mowduuc aan ka fikirsanaa waaye ustaadii qer allah kusiiyo
@BarowTube
@BarowTube 9 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا اخي ❤
@Ibraahimi11
@Ibraahimi11 9 ай бұрын
Mahadsanid Jasaka Allah barmamijka lo bahna weye ❤❤
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 5 ай бұрын
Mashaa allah waa mowduuc muhiim ah ee allaha noo fududeeyo insha allah
@ibrahimsaladshire4164
@ibrahimsaladshire4164 9 ай бұрын
Waad mahadsan tahay wll qaali Allah kubarakeeyo
@Cfitaaxxasangacal
@Cfitaaxxasangacal 9 ай бұрын
Maasha allah mudo shan Sano Ayan kuxirnaa ogaansho anigoo gobol joogaa sxb sare horay usoco
@caanqeencade6677
@caanqeencade6677 9 ай бұрын
Ustaad ilah hakusharfo
@Peacehuman62
@Peacehuman62 9 ай бұрын
Waa jirtaa bilaadu waaq waaq waana oromoda aan dariska nahay sedex diin ayay oromodu haysata diintooda ugu qadiimsan❤waa waqeefata ayaa ladhahaa
@bahjaxuseen
@bahjaxuseen 6 ай бұрын
M.a wilhi qof qiimo padan ayaad tahay allah haku apaal mariyo❤😊
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 9 ай бұрын
Allaa ilehe 6 bilood wax maxaqiijin, lkn maalmuhu iney cararaan ayaan jeclaay siyey xoogaaga mushaarka ee aan ku xamaalo iigusoo dhaqsado. Waaba ilaabey maalmahaan iney cararaan aan rabo iney Aniga cimrigeygii yihiin oo Qabuuraha xagooda aan usii cararaayo. Ya Allah waqtiga noobarakey 🤲
@bulshalekunowabikar6818
@bulshalekunowabikar6818 8 ай бұрын
Jazakallah ustaaad omar ishaar🙏
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 9 ай бұрын
Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️
@fayecooking
@fayecooking 9 ай бұрын
Waa sax waa sida aan aniga maalin kasta ku fekero in aan hal bog oo Quran ah in aan xafido lkn weli ma aanan bilaabin ! Al waqti kal Seef ayaan niyada ka dhahaa😢
@Samaale07
@Samaale07 9 ай бұрын
M.a ustaad mhdsanid ❤
@AbdirashiidAadam-jo8qj
@AbdirashiidAadam-jo8qj 9 ай бұрын
thanks wll omer inshar👍👍👍
@Crashiidrashka
@Crashiidrashka 9 ай бұрын
Okey cumarow sanad meeqaan kuxaqiijin karnaa ❤
@abdiladifahmeddaud9670
@abdiladifahmeddaud9670 9 ай бұрын
Thanks wll! Mudo badan ayaan meel aan wax ka bilaabo raadinayey balse ugu dambeyntii waan helay my best video aan ubaahnaa.
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 9 ай бұрын
One of my favourite channels 😊
@Xasankaafi-ou8fu
@Xasankaafi-ou8fu 9 ай бұрын
What a motivator!!!!!!! I hope to change my self thanks pro🖐🖐🖐
@zamzamabdalle2564
@zamzamabdalle2564 8 ай бұрын
Thnks walalo wad no fa iidesay Alle neh ha inaaga yelo kuwii waqtigoda ka faidesi
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 9 ай бұрын
Thank you very much
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 7 ай бұрын
Allh ku barakeyo ❤
@Muhudin80
@Muhudin80 9 ай бұрын
Mashallah ❤❤
@-Y95
@-Y95 9 ай бұрын
Ciid Mubarak from 🇩🇯☪️
@mohamedomaradan5204
@mohamedomaradan5204 9 ай бұрын
Mahadsanid ustad Omar
@abdirahman7282
@abdirahman7282 9 ай бұрын
6 bilood soo socoto hadaf ayaan xaqiijin rabaa inshallah
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 9 ай бұрын
Allow ii fududeeyo waxaaan bilabayaaaa fx isoo duceeya xirfadaas inaaa sanadka inta kadhiman kubarto 13_april 2024 Saturday night 7:20 Isoo duceeeya asxabtayda dhamaantiin
@miloThomaz
@miloThomaz 9 ай бұрын
zxp xitfadu waxay ami computer rapa
@zadakbuunshax
@zadakbuunshax 9 ай бұрын
Ustaad guulayso
@kamaaludiin6928
@kamaaludiin6928 9 ай бұрын
Asxaabey Alle dartisa igu soo duceya 40 qof ducadoda waa lo aqbala 🥺
@alinunow5352
@alinunow5352 7 ай бұрын
6iloow=9 jus Quran insha allah
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 9 ай бұрын
Insha allah 😊
@bashiirmohamedawjeele811
@bashiirmohamedawjeele811 9 ай бұрын
USTAAD OMAR WAAD MAHADSAN TAHAY
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 136 М.
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.
11:03
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
ODEYGA GABAR UU DHALAY OO AFKA FURTAY
29:47
Toos Radio
Рет қаралды 144 М.
KAMA FILAYN INAY SIDAAN DHIHI DOONTO💔💔💔
13:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 78 М.
Isbadelka Nolosha  iyo Qorshaha Sanadka 2025
27:03
AbdiShakour Harbi
Рет қаралды 23 М.