Maxaad ka ogtahay Qaabkii loo qabtay Cabdilaahi Askar iyo Xogogii Hoose ee ku duugan?.Halgamaa Ciid

  Рет қаралды 36,079

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@fahmi1435
@fahmi1435 2 ай бұрын
Abdilaahi azkar Barkhad alle how naxariizto izaga intii dhimatay snm ahaa
@mussali3427
@mussali3427 2 ай бұрын
xarfka z af soomaaliga kuma jiro xarfaha uu ka koobanyahay ee shibbanayaasha la yidhaahdo ee btjax ilaa w. markaad askar weeye magacu ee maaha azkar.
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 ай бұрын
History repeats it self
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 15 күн бұрын
Ilmo xalaal weeye tarikhdiisa waan hayaa nin inaadeerkii u dagaalamay weeye ❤
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 ай бұрын
سبحان الله اللهم ارحمهم واغفر لهم WAXAA MUCJIZO AH DADKII WAXAA SOO MARAY AYAA HADA ILAABAY INA ABIIB KA LEH SNM MAJIRTO WAXAAN JECLAAN LAHAA IN HARGAYSA LAGA SAARO
@KhadarXasankhayare
@KhadarXasankhayare 2 ай бұрын
Inaderow ina abiib hadii uu uyidhi mahi isalam wa runti laguna qasbi mayo inan ugu cadhonana inagay doqoniimo ino tahay
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 ай бұрын
Allah hawnaxariisto dhamaan muj, SNM
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 ай бұрын
Maasha Alaah kani waa adeerkey
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
Intiina nool iyo intiina dhimateyba ALLAH HEYDIIN NAXARISTO
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Mohamed s bare (40) sano ayuu motan yahay .siyad bare kadib hadal wax mataree maxad qabsateen.waa adinka maalin walbo adinka iscunayo oo dhulkuu dhisay ee danta guud ahaa ibsaday xarashayna waxwalbo aay dowlad lahaayd.bal isheega waxad daa udeen fadlan aan ahayn isnac iyo qabyaalad aan a ahaayn
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn Ай бұрын
Waxyaabo aad u badano idinko ictiraf haysta aydan qabsan ayanu qabsanay waxa naga dhimana ilahy kasokow ictirafkas ad xasidnimada nogaga fadhidane imika iskayimi idinka la,Nti aya na dabrayo malgashiyada caalamiga ah iyo daymaha wadamadi waxsarka galiyan labadaaso horumarka u sabab ah illahay kasokow ayay ictiraf la,antasi keentay lkn hada inta dorashadasu nadhafayso aya naga xigta insha Allahu tacaalaa
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
@AhmedMohamed-cn7xn asc citrafka hakaradina meel uujirin .fadlan ee ee lamidoba wallalihin fadlan
@MukhtarSulub
@MukhtarSulub Ай бұрын
@@ahmedmose5466haddi 1000 sano dambe nagu qaadanyso lama midobayno raggi ummada sida u galay iyadoon xuman wakhtigam nagu jirin hadna dantayada wlal sida ku jirta wax badn oo aanay somali oo dhami haysan ban haysana oo amnigu ka mid yahay iyo dorashada hadda no dhacay oo meelna ka dhicin somali dagto
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
@MukhtarSulub meeshad rabtana aade e kuwan ika soocararay ee bahan kalaya nagawata fadlan abdi hashi iyo dhaman mahadii guuled iyo maareye iyo rer hargeyso
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn Ай бұрын
@@ahmedmose5466 midnimadu iyadaa ismka imanysa markad na ictirftan lkn itad leedahay ana kuu taliya o wa inad qasab kuso laabatan midnimo madhacayso lkn marka madax bananidayada qirtaan aya dowlad to hore ka duwano waxyabo badan o laysku qabsan karo aynu kala yeelanayno waxyabaha ino wada danta ah sida ciidan difaac, passport awod badan inaga dhexeyan hadana midwaliba sideda adunka ula macamili karto ayaynu samaysan Karaa o markay dalalka shisheye Hadi midkamida gardaraysantan ay Hal jawaab o difac o naf iyo iyo maalba leh ugu jawaban lkn wa in marka hore ad na ictirafka xornimada qaranimadayada ad bixisan
@abshir1974
@abshir1974 2 ай бұрын
Manshala alaha idin xafido adiga iyo intii shahidayna alaha u naxariisto amiin waa in movie laga matalo
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 2 ай бұрын
Waxan uu sheegayo ragii hore waxanba kamay waramin waaba nin waalan
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 2 ай бұрын
Aad iyo aad baan.usaalamayaa.wariye.cabdinaasir.barnaajka.tarikhda.snm.aad.baan.ulasocdaa.balse.hal.talo.ayaan.ku.kordhin.lahaa.e.waa.hal.aad.Muhiim.u.ah.barnaamijka.hadaba.wariye.cabdi.halkeenkalasooxidhiidhaa?
@abdihayd2924
@abdihayd2924 2 ай бұрын
❤❤❤GEESI. WAAD MAHADSANTAHAY❤ MUWAADIN ❤ADIGA. IYO RAGII DHINTEY. IYO INTA NOOL BAA. ❤GUUSHA. LAHAA ❤❤❤. WALAALO. WAAD MAHADSANTAHAY TAARIIKHDA. AYAA IDINXUSI DOONTA ❤ INSHALAAH ❤❤. WAAD MAHADSANTIHIIN❤. ABAALKIINA. LAMA GUDIRO. MUWAADIN❤❤❤❤
@Abdi123-w2x
@Abdi123-w2x 2 ай бұрын
halgankii xalaasha ahaa E SNM
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 2 ай бұрын
ALLA ODAYGA BEEN BADANAA
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Waxaa kama dhamaadaan halkaa mar ayeey waligood dagaalameen
@awdalaawiofficial4207
@awdalaawiofficial4207 2 ай бұрын
Mujrimiinba ahydeen
@Ma-ke7pi
@Ma-ke7pi 2 ай бұрын
Waxaan aad uga xumahay waqtiga aan ku beerdareeyay nin kaan sheekadiisa, sababtoo ah sheekadiisa dhan waxeeey u egtahay filim hindi aan horay udaawaday sheeko beenaadkii filimada hindiga ayuu u ekaa, isaaqu waxay sifiican u barteen bootada, beenta, handadaada IWM laakiin mar kii ragu is asarko waxbaa baalahaayga yaacay beey yiraahdaa.
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 2 ай бұрын
Hogaamiye ibraahin hadaanu rag haysan maxaa u qabsoomi lahaa maan sha alaa ilaahay ha u naxariisto wixii dhintay kuwa maanta qabyaalda wadana ilaahay cudur aanay ka bogsan ha ku salido
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 ай бұрын
Hogaamintu waa ka kaw guusha. Somaliland Laascaanood waxa looga adkaaday waa hogaamin xumo, maha ciidan xumo. 9 bilood ayaa la lahaa "Waar Muusow Ciidanka sidan u dhaan".
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 ай бұрын
Maahmaah carbeed ayaa tidhaa, 100 Adhi ah oo hal Libaax hogaaminaayo, ayaa dhaanta boqol Libaax oo Neef Lax ahi hogaaminaayso
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
Halgankii maxaa laga faa'iiday.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Waxbaa tuugaa ina biixi laa fayiday
@SaadoKayse
@SaadoKayse 2 ай бұрын
Adeero waayo badan oo adag ayaaa noo soo marteen naf yo maal ba waà noo hurteen is aanu xor nimadaa yo quruxdaa u yeelano alow ka sakow idinkaa u ah sabab intiina nool.cafimaad cibaado suuban cimri dheer alle ha idin siiyo intii dhima.tayna alle ha u naxariisto
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 ай бұрын
Saxiib mujahid loo bahna aya keentey, markhatiga nool ee taariikhda hawlgalkii Birjeex ❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga Isaaq loo soo dayay ina askar
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 ай бұрын
Ibraahim koodbuur xagee ku dhintay
@sulyyyy7889
@sulyyyy7889 Ай бұрын
LION OF GODE
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
Geesi
@Hanad2976
@Hanad2976 2 ай бұрын
Waa loobahnaa waraysigan waad ku mahadsan tahay weriye shaqo fiican ayaad runtii haysaa oo weliba dhaxalgala.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 ай бұрын
Taariikhdu waxay muhiim tahay markii ay tahay mid Qaran, haddii kale waa iska sheeko aanay cidina akhrisaneyn...
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Habar awale lahan taariikh snm
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 2 ай бұрын
qofka reer waqooyogaa si uu uyareysto qof ayaga aan ahayn gaar ahaan qabiilka Hawiyaha oo aan wax xarrig joogsoya aysan kalacdhexayn isaaqa waxay ka dhigaan dad yar oo qofkasta oo ay lakulmaan ayagoo oh qabiilka uu kahayay hawiye ayeey dhahaan waa nin hawiya halka daaroodka ay u kale sheegaan lafaha hoose soomaalidu waxey tiraah libaax nin aan aqoon ayaa hal ka dhiga.
@mhamadahala
@mhamadahala 2 ай бұрын
Beenaale c´salaan turki baa ku xigay koodbuur iyo maal iyo maloosh
@abdulqadirwarsama1828
@abdulqadirwarsama1828 2 ай бұрын
Basaasiin fara badan oo Ethiopia ku badbaadey ayuu ka mid ahaa!
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 2 ай бұрын
billaahi caleykom bal waxa ninkaasi ka sheekeenayo ee dayaca ah ee haysta asagoo jooga hargayso. dabadeedna waxey na leeyihiin waxaan nahay dad qatara.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
Maxaad ka hadlysa ninkan taariikh buu ka sheekeynyaa
@ayaanmohamed6204
@ayaanmohamed6204 2 ай бұрын
Dayaca iyo darxumida waxa uu mudatey si dadkiisu iyo jiilka ka dambeya xoriyad ugu noolada ayuu u mutay illahay haka abaalmatiyo inti dhimateyna havu naxariisto inta noolna ilahay ha karmeeyo ❤❤❤
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p 2 ай бұрын
Saakana kursi ayay isku haysataa iyo kolba 2 nin oo ilmaadeera oo loo kala xagliyo, anigu shakhsiyan waxba kama qabeen inay Faqash mar 2aad soo noqoto oo ooda inoo rogto, Mujaahidkana waan salaamayaa.
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 2 ай бұрын
WAXAY DII DAYAAN WAA LAGA DHIIRAN YAHAY HABAR AWAL ..HABAR JECLO AYAA KA FICIL BADAN IYAGU KUMAY DHECEEN .HADII TAASI OO KALE HABAR JECLO KU DHACDO
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 2 ай бұрын
Weriye mujahidka waxay ahad inad wareysiyo badan ka qaadiid
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 2 ай бұрын
Maanta iyo maali taa keebuu isaaq wacnaa
@HasanMaxamuud-i6v
@HasanMaxamuud-i6v Ай бұрын
Weriye ninka dhaawaca ahi waxaa la oranjirey siciid axmed dhigane waa harjeclo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
Tiyanrarka Habeenka waxa lagu dhigaayey riwaadii asaaska ciidnka Somaliye 12 Apr kolkaa waxuu rabey Gaani oo ah wiil marxeen kibir badnaa haystey ciidmada Waqoooyi oo dhan oo la odhan jirey qaybta 26aad oo aheyd ciidanka ugu xoog weyna ciimada Somali oo dhan Gaani waxuu rabey in dadka hor keeno si dadku u baqaan oo yidhadan dawlada cid ka baxsan kartaa ma jirto
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 2 ай бұрын
Ninkii eratariyaha maxaa naga galay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
SOOMAALILAAN OO AYA AH CABDIRAXMAAN IID FAARAXOOW,MA IYADOO ISAAQ AH MISE WIXII LAYSKU ODHAN JIREY REER WOQOOYI,WOQOOYI WEY DHAMMAATAY OO HALGANKAA WAXBA INTAYADA KALE KUMA LIHIN ,BEESHA ISAAQNA QALADKIINNA AMA USKU KOOBA AMA CID KALE KU SOO DARA ,WAA SHEEKO IFINKA IDINKU KOOBAN,QABIILNA QARAN LAGUMA KOQDO
@yusufhassan1175
@yusufhassan1175 2 ай бұрын
Been bay la wareegayaan Isaaqu.
@hamzepirlo7353
@hamzepirlo7353 16 күн бұрын
Hooyada siilkeedi oo moorsan ayaanu la wareegayna
@abdiwahabadam492
@abdiwahabadam492 2 ай бұрын
DHAGAR QABE WAAD DHIMAN EE HALKEED TTAGE
@fahmi1435
@fahmi1435 2 ай бұрын
Ma waxa dhibtaa rag uzoo mareen baa ooyaaye cirro iyo xirzi maanta doonayaan inay dumiyaan
@asanms2352
@asanms2352 2 ай бұрын
Kani waa birimier walet waar naagtan yaa naga qabta mise vedioyada ayaynu u dayna
@fuaadyusef
@fuaadyusef 2 ай бұрын
Ninkan wariyaha ahi muxuu ku falayaa qabiilada berigaa duriyadaa la odhan jiraye
@AhmedMadhiin
@AhmedMadhiin 2 ай бұрын
Ilaahay haunaxariisto cabdilaahi askar mj Ibrahim koodbuur bixii xaashi hasan waxay iyo labada MujAahid ee geeryaday ilaahay haunaxariisto dhamaan waxay ahaayeen MujAahidiin is jecel oo somali land xooreeyey maantana waxaa loo bahanyay in shicibku ku daydaa MujAahidtaas ilaahay haunaxariisto walaalkeen dhamaan
@LakiJama-l1d
@LakiJama-l1d 2 ай бұрын
H.awal raga Marka Sigaarka lagu daminayey Jeelka Kaso sarayaa Manta Huwana
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 2 ай бұрын
Hadan HA nahay wan jecelhay GX lakin adiga aya na neceb 😢
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 2 ай бұрын
Somaliland ha noolato
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 2 ай бұрын
Adigoo Goob joog ahaa kana Mid ahaa ayaad wax khaldeysaaye yaa wax saxaya
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 ай бұрын
Cajiib habarjeclo ilaa goorma ayay isaaq difaacaysaa
@Jamadahir499
@Jamadahir499 2 ай бұрын
Sawirkan meesha saarani waa jaamac cali xasan jaamac gaashaancade
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
Manta ragii HARGEYSA ku xoreeyey ee wxs ragii lagu samynayey geesnimo ku so furtay baa huwan loo yaqaan
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 2 ай бұрын
1 reer ma soo furan ee isaaq ayaa u dhamaa HABARJECLO ayaa u badnayd ka hogaaminayay wuxu ahaa GARXAJIS waar nimanyahow halganka yaan la kala sheegan.😮
@ismaaciilawcali8953
@ismaaciilawcali8953 2 ай бұрын
anaa wax idin ku kordhina ila soo xidhiidha
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 2 ай бұрын
Isaqaw goojacadena ka sheekeye ileen waligiin wa laidin xasoqi jiray 😂
@MaxamedQarfaan
@MaxamedQarfaan 2 ай бұрын
Wuxuu sheegayaa nin kani waxba kama jiraan cabdiliaàhi askari markìi lala baxay radii labaxay waxà kamid ahaà Ibrahim jaamac carab saleeban yare siciid dalab malosh waxayna ahaayen askar ka tisan taliska gaas 2 aad waxaana waday suicid habeeen kaa waxaa joogay wasiir muuse rabble good Haldane waxaa ku dhintay laba nin lagu qàaday
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 2 ай бұрын
Ninkan inta jeer ee laga hadlay ee noloshiisa la xusay way badnayd anaa garanaya haben ina askar xaflad loogu qabtay oo habeenkan la xusay raga ka nool in ninkan oo aan goobta joogin la soo hadal qaaday ina ciid ama iid oo ku nool magaalada caynabaa xiligaa caawa ayaa iigu horaysa dhegeysigiisa masha allah waa taariikh nool Ninkani waxa uu ka mid yahay qabiil ahaan lixdii nin ee hj ee ka qayb galay waana nin ka soo qaatay maalintaa howl culus waana nin milatari ahaa ismaan lahayn dadan ii muuqata ayuu ahaa masha allah Turki in dhawayd maan arag malaha dadii baa kadaba timid
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 2 ай бұрын
waad degdegtay ee dadka aad magacowday sowkaa sheegay
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 2 ай бұрын
QABIILKA LAGA DAYNMAAYO.WAAYO DAGAALKU WUXUU KU SALAYSNAA COLAADA U DHAXAYSA ISAAQ IYO DAAROOD JIRTANA ILAA MAAN JIRINADOONTA ILAA QIYAAMAHA ...
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Codka ay Habar jeclo qabiil ahaan ku bixinayso wuu kala qaybsamayaa, taasuna ma ah mid caawin doonta Ciro iyo wadani.
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@cadnaanyuusuf5405
@cadnaanyuusuf5405 7 күн бұрын
Miyuu kala qaybsamayaa 😂😂😂😂 see dareemee😂😂😅
@RadioQaraami
@RadioQaraami 7 күн бұрын
@@cadnaanyuusuf5405 😂😂
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 ай бұрын
nin kani kamuu mid ahayn, waxa tirada ku soo darsaday nin kale la yidhaahdo Maal oo isaga laftiisu dhexda kaga soo biiray
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 2 ай бұрын
Cabsisalaam turki baa nool isaga soo waydii
@ismaaciilmaxamed3364
@ismaaciilmaxamed3364 2 ай бұрын
Sudaysi
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 2 ай бұрын
Ibraahin kood buur nika doonaya meeshuu ku dhintay ramaso tag oo xabaashiisa soo arag lile agtiisa ka eeg
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Viva mujahiid ina koobuur
@CabdiCumar-z1j
@CabdiCumar-z1j 2 ай бұрын
Gadhigatunbadashidalkayjartay
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 2 ай бұрын
War lndhsad naga tuuri
@fahmi1435
@fahmi1435 2 ай бұрын
Garxajis mar walba waxay yidhaahdan anagaa clahi azkar furanay waana been habr jeclaa furatay
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 2 ай бұрын
5 nin oo habar awal 7 nin oo HJ iyo 1 nin oo habar yoonis
@badmaax8763
@badmaax8763 2 ай бұрын
@@AlanYogi-to6kl5 h.jecko ah 3garxajis ah 2h awal ah iyo in arab h
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 2 ай бұрын
@@badmaax8763 Mahadsanid
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 2 ай бұрын
​@@AlanYogi-to6kl 5 HJ, 3 Garxajis, 1 Arab, 2 H.awal. waa isaaq oo dhan. Waxaa Garxajiska loo siiyay waxay ahayd Kornaylka hawsha oo dhan isku duba riday ee aanay la'aantii suurta gasheen baa ahaa KOODBUUR, waxa kale waxay ahaayeen askar caadi ah .
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 2 ай бұрын
@@MABDI-nj4pz Mahadsanid AUH Mujahidinti
@abshir1974
@abshir1974 2 ай бұрын
Waraysi dhaxalgala
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
Maalintaa sacad musow halkaad joogteen haragysa mise magaalo😂😂😂 weligeedba garxajis iyo habarjeclo dagaal isku aamin lagama guulaysan, *sow degelki koodbuur dhalay dogob ma noolayn*
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 ай бұрын
🫡🦁
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Bal Kwrn Ninkaan 2024 qiranaya inuu diley 16 nin Sow mahabona in ay dadkii Laga diley raggas ay Maxkamad Ku furtaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
Mag ma lahaa waxey difaaceyn Siyad Barre oo xukunka Somali boobey diidayna in xukunka nabad ku wareejiyo
@ahmedjama2421
@ahmedjama2421 2 ай бұрын
@@cabdulahiciiro Asc wll Naf LA dilay ma sahlana oo muslin ah Aan se u soo daadegno xaqiiqda Nimabkar askar hubaysan ahaayeen Anigu dadka aan u doodaa Waa qof aan hubaysnayn oo nin hubaysan bilaash ku dilo Lkn Tani Waa laba nin oo islaynaya oo Sita wax isku dheeli tirin Lkn xisaantooda iyo qalbiyadooda ilahay iga og lkn nin LA dilayey soo badbaadiyeen oo u socdeen qadana difaacayeen Kolkaas dadka maxkamad dad ku furaa Waa shicib LA laayey ee askar maaha Lkn qofkii qof muslina toos o dila xasiibtaasa Ala u daa Marka laga reebo dadka laga reebay
@AbokorAadan-e9d
@AbokorAadan-e9d 2 ай бұрын
​@@abdullahiomarali5241 ya siinaya magta 16 2 milloin isaaq ba la dillay oo shacab ah magdäyo garawshiinyo laga bixin ...adna nimanka askar oo dad dhibay bad xaq u raadinaysaa bal caqliga eeg sxb
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 2 ай бұрын
Maalintiii dhintay lixle waa joogay waxaan ahaa sarkaal ah xds marka dadka beenta ka dàaya
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 2 ай бұрын
Marka mxa kaaa quseeya
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
Kkkkk jabhada ARAB EE FAQASHTA LA JIRTAY. SACAD MUUSENA WAA LAHAYEEN .GARXAJIS IYO HABARJECLO LABDA REER IYO CIISE MUSE UN BAA AHAA RAGII XARIIRTA KA AHAA
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 2 ай бұрын
Taariikhda been lagama sheego nika maanta nool waa c salaan turki iyo maal iyo i caydiid
@ahmedjama2421
@ahmedjama2421 2 ай бұрын
Asc Wll caydiid kee ka wadaa MA Drkii ciidan kii mandheera galay Waan aqaan Mujaahid caydiid DIIRIYE Kumuu jirin ragaa birjeex Lkn meelo badan ku jiray
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Sax turk waa nin taariikh lee but taarikhda garxaajis maa shagayaan
@mowlidahmed1362
@mowlidahmed1362 2 ай бұрын
Maal iyo cabdisalan turki iyo taliye kuxigeenki cabdiraxman ciid o ninka hadala sedexsa kanol
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@@mowlidahmed1362 kuligood garxaajis
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@@mowlidahmed1362 snm waa garxaajis
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 2 ай бұрын
Qabiilka kadayaa taariikh qaran ayaad wadaane
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 2 ай бұрын
Waar ninkani waxba ma oga turki iyo ina maal soo warayso
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 2 ай бұрын
War lndhsad naga tuuri
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef.
24:56
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 39 М.
Muxuu yahay Hadalka loo xiray Prof Aabi Shuceyb?
16:57
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 14 М.
gabay uu adan tarabi tiriyay markii cabdilaahi askar lalabaxay
14:29
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН