Mid ka mid ah Raggii ka qayb galay Hawl galkii Jeelka Mandheera lagu jabsaday oo ka waramay

  Рет қаралды 34,691

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 88
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 күн бұрын
Dadkii Waxaaslosomarayva Maantale Amnaga SNM Waxbanoomayqaban🥹 Wacadallah Idinqabey. Long Live SNM ❤
@American_patriot110
@American_patriot110 4 күн бұрын
Wixi aad mandhera u jabisay darteed so adiga maanta dadka yeelaya? Maxaa is badalay
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 14 күн бұрын
Reer somalilanow ragaasi inta nool abaal ayay inagu leeyihiin ugu yaraan in la siiyo hanti iyo wax kasta oo lo awoodo
@abdiali3365
@abdiali3365 5 күн бұрын
Maxaa wax la taraa iyagaaba la boobaaye😢
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 13 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉 SNM Dhiigayagaa qoraya hadii ladaadiyo
@xundhurgaal
@xundhurgaal 14 күн бұрын
Maha Cali Nadhwayn EE Wuxuu Ahaa Barre Hoolif Berbera Ayuu Joogaa Wuxuu Wata Gaadhi Iska Roga Ah
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 10 күн бұрын
Waa adeerkay ruma barre ibraahim maxamed
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 10 күн бұрын
Cali nadh wayn gaadhiga ayuu kirishboo ka ahaa
@Jimcaale-gq8ou
@Jimcaale-gq8ou 8 күн бұрын
@@ahmedfarah8316 ma reer berbera
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 14 күн бұрын
Mujaahid yoolyool ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa dagaal yahan ku suntanaa goobaha nafwaaga isaga iyo ragii kale ee halganka ku jirayba.
@hkayir916
@hkayir916 6 күн бұрын
Allah u rahmo....😢MUJAHIINKII U DHINTAY 🙏 ❤️ 💖 LIXLE .. KOOSAAR ... KOODBUUR .. MAXAMED CALI .. ADAN SHIINE... HARAGWAAFI... MADAXDIIN...🎉🎉🎉🎉 ALLAH U RAHMO MAANTA RAG AAN DAGAAL GALIN AYAA SNM SHEEGTA
@liibancqaadircabdi1444
@liibancqaadircabdi1444 2 күн бұрын
Mujahid oo ladan waan wayay 😢😢
@faysafilsan2533
@faysafilsan2533 12 күн бұрын
lixle yool yool jaamac qarash daad adeerayaal alle haydin naxariisto runti nabada noo dhisten hadaanu ku dhana cayda ❤😢😢😢
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 12 күн бұрын
Aamiin ijaahay ha unaxariisto
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 5 күн бұрын
Xayd garbadh isagaa gashamo ciidanka ka donaysa ninka buurta lixle la joogay waxa la yidhaahdaa qorax wuu nool yahay ilaa imika dirimaraa ayuu dagan yahay Qorax cidi ma taqaano isagaa lixle u fududeeyay sahanka Gadhigiina isagaa filim aan jirin oo nuurada ku anba bixiyay rag qoodha ayaa galay dagalami xaqa ahaa
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 күн бұрын
Anigoo reer muqdisho ah waansoo dhweynayaa howlkalkaas barakeysnaa ee SNM. Lkn maanta somalnimada haka tegina ee xabashida dalka kadifaaca.
@taffem9084
@taffem9084 5 күн бұрын
Habashi nooma imanayo, lkn niyow idinku goormaa amisom iska difaacaysaan?
@Kbrallh
@Kbrallh Күн бұрын
Sidii ayeydaan isku aamineen ee is aamina
@faisalosman9906
@faisalosman9906 12 күн бұрын
Professional operation
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 7 күн бұрын
halgankii xalaasha ahaa ee SNM ❤️
@Raashiya-ef7xh
@Raashiya-ef7xh 5 күн бұрын
MM Somali TV hormuudka saxaafada geeska afrika
@ayaanlecabdi5389
@ayaanlecabdi5389 5 күн бұрын
Mansha allah ah 0:46
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 14 күн бұрын
Somaliland loo dagaalamaa waqtigaa maba jirin. SNM waxay ahayd jabhad reer keliya oo dawladii kacaankii la dagaalamay, lkn nasiib darro kuma ay guuleysan inay ridaan. Somaliland gebigeedaba waxa la sameeyey 1991 kii, waana beelo badan oo isu tegay oo beesha snm ay ku jirto.
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 14 күн бұрын
Yoolki aanu lahayn waan gaadhnay intan badan inta yare hadhayna..way dhawdahay inshalah.waxti dhaw.
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 8 күн бұрын
Lixle Allah ha Naxariis 🤲🏼😊
@hassanhussein272
@hassanhussein272 12 күн бұрын
Mid kastoo ilko beelay markuu soo qayilo ayuun buu sheegtaa snm, waar wax snm ah oo la yaqaano maanta axmed mire maxamed nuuux (sir la luud) baa ka nool , the only living snm man on earth axmed mire maxamed nuux, wixiina kale fulaydii dhuljiifkaad ahaydeen ee qamandiga ku cuni jiray hawdka xarshin iyo daroor iyo dulcad
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 10 күн бұрын
Hhhhhh rag ka qaalisan ayaa jira intaa aad sheegtay
@CabdisamadFarah
@CabdisamadFarah 13 күн бұрын
Dhamaadkii buu waydinayaa yaa idiin fududeeyey horabu usoo sheegay mujaahidku inuu lixle wax walba diyaarsaday kani wariye mahe naga badala waraysiyada danbe
@abwaancaato538
@abwaancaato538 3 күн бұрын
Mujaahid ilkacase waa saaxiibkay allayacisak maxamed aadan dube waa ragii dalka xoreeyey
@MuuqlibaaxCiise-q4t
@MuuqlibaaxCiise-q4t 8 күн бұрын
Yalyalo xayd ganbad iyo ina xaashi diiriye lixle dhmn waa jifo hawlgalu waa h yoonis wx yar mooye
@Jimcaale-gq8ou
@Jimcaale-gq8ou 8 күн бұрын
Meel wal oo hawlgal lagasameyey habaryoonis iyo ciise muuse ayaa u badan, meelkasta oo laga sheekeyo waxa la odhanaya hebel oo habaryonisa aya Ku dhintey iyo hebal oo ciise muuse ah, labada reer dagaalka hoodey ku leeyihin waliba hogaamintiisa
@ahmedbaari7141
@ahmedbaari7141 8 күн бұрын
Wxs wax lasheego maha waayo SNM waxa ay ku jabhadeen dawlad sii dhacaysay, marka wax weyn oo la buunbuuniyo maha
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 14 күн бұрын
Waad salaamantihiin labadiinub Mujaahidka iyo Weriyaha. waxaan leeyahay wali Halgankii muu dhamaan ee xogaha xaasaasiga ah iyo kaartooyinkii SNM dibada ha inaga soo wada dhigina INTAASI Cadawgu wuu ina Copy garaynayaaye. SNM intii dhimatay alle ha u naxriisto inta noolna caafimadka iyo cimriga ha u siyaadiyo. Somaliland hanoolaato. wasn't built free❤
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 14 күн бұрын
Absolutely inaadeero dhashii sheekha maydh yaal
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 Күн бұрын
Afkiisa qormoon daawo murqaanka wax taray 😅
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 10 күн бұрын
Kuwii iif tinka no Shadow illahay hadin naxaristo😢😢
@abraQolkisa
@abraQolkisa 5 күн бұрын
Madhera ma Xero milatari bay ahay miyanay jeel ahayn dad an hubaysnayn ayaa jabsada bal wad noo sheegtaa Xero ad wererten oo ad gulka gadheen ama wear dhacay aad gulka gadheen.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 12 күн бұрын
Maxamed kaahin fulay dhali weyn buu ahaa waxaa la oran jiray geenyo shaaximan kkkkk
@Kbrallh
@Kbrallh Күн бұрын
Saasuu meelwalba joogey ilaahadana joogaa
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
@@Kbrallh Haa sxb futadaa haan leeg muuse biixi na waxaaa la oran jiray ragii maadigaa ka hadhay labada ugu liitay ahaayeen
@sahalmaxamedamooreamoore5647
@sahalmaxamedamooreamoore5647 14 күн бұрын
Qarni waxaan joognaa cawaanku uu caaqilku ka fiicanyahay. Wax baan jabiyey buu leeyahay. Askari wadankiisa burburaya hadana qabsada wadanka la arag. Lakin askari ku faantamaya jeel baan u dhacnay qalabkii dawladana wata. Waxa somali kusoo socda baan sugeenaa inshaalaah ileen mujaahid wakuwaa lawada baxaye
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 14 күн бұрын
Faqash oo kaliya ayay dhibtaa markuu m nku dambiile dul mudan noqday mar haduu iidoor yahay sax bay ahayd oo sax bay ahayd intii dhimaysay nada insha allaah inta sii noola guulbay gaadheen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 14 күн бұрын
wadanka siyaad Bare burburshey oo xukunka boobey oo diiidey in Somali madax weyen doorto mida kale jeelka waxa ka buuxiiey dadkidii adaa cawan ah runta dafiryaa
@HassanBasri725
@HassanBasri725 14 күн бұрын
Dhashii Faqashtii weeye kani😂😂😂😂 SNM isn't easy
@abdimahamud8586
@abdimahamud8586 10 күн бұрын
Kan wariye ma aha intaan hadal Ka ayuu Ka dhex Galaya Ka dib na wofku hadal Ka wuu iloobaya
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 14 күн бұрын
Muj med xaashinlixle .muuse Abdale Ninkii SNM sameeyey jeelkana jabsadey.. Colonel Ahmed leydhsi, ninkii Dagaalgeliyihii 1981kii Balan bale 2 guutee Gashey Ethiopia Iyo iska caabintii waana ninkii madaxtooyada xamar rabe inuu 10 sarkaal Camandoosa Iyo Rag gaara Kigalo er isaaqu diideen waa nin Hyonisa waxuba waa Mse Cabdale tariikh ma hysaane, Great G36. Degaan Mse cabdale % 100 Laga hadlayaa meeyey dadkiikale. Markaa inta Ciro la caayaayo. Rag Buu la dhashee Ina Cali Hindi Erica ayey joogtaa yool yool. Chap chuter Hargeisa Ku Geeriyodey, 88 kii. Mse cabdale Ahaa isaguna
@faisalosman9906
@faisalosman9906 12 күн бұрын
Allah ha u naxariisto Lixle iyo dhammaan libaaxyadii kale ee halgankaasi qadhaadh ka qayb galey.
@jusuf1167
@jusuf1167 9 күн бұрын
Ahmed mahamed rashiid waan yaqaana gerashkii gal casar
@MuuqlibaaxCiise-q4t
@MuuqlibaaxCiise-q4t 8 күн бұрын
Degaanka lixle reerkood dagan
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 14 күн бұрын
Ilaahay haa uu naxariisto dhamman dadkii ku dhintay halgankii dib uu xorreynta dalka .
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 11 күн бұрын
CUMAR HADRAAWI WAXA UU AHAA REER HARGEISA.
@MuuqlibaaxCiise-q4t
@MuuqlibaaxCiise-q4t 8 күн бұрын
Xoolahaya aya ilaal dhmad ilaal 1991 baa la cunaye
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 10 күн бұрын
Mujahadiinti rabi janada hageeyo
@AliHassan-gp3xk
@AliHassan-gp3xk 14 күн бұрын
Waxa Jira cajalad uu waa hore ka diyaariyey wariye khadar maxamed cakule sheekadan uu ninkani ka sheekaynayo oo ilaa jeelka tegay isaga iyo AHN cawl cilmi cabdalla oo uu jeelka ku dhex waraystay qolkii Laga jabiyey iyo rag kale oo kuwii hawlgalka fuliyey ka mid ahaa Soo raadiya cajaladaa
@siciidkayse5488
@siciidkayse5488 11 күн бұрын
Barnaamijka waayo Joog intiina Daawatay Qof waliba wxu shekada ku daraa Muj Cabdiraxman maxamed Case Ninkaasi ma dhintay ma noolyhy cid taqana majirta Magaciisu wa iga Bataye wr iga siiya😮
@mustapheburgal
@mustapheburgal 11 күн бұрын
Qofkani wariye saxa maaha gabigiisu ba waa khalkhal socda
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 10 күн бұрын
Naga daaya riwaayada Isaaqow, Siyaad Barre ayaan necebahay ardadiisiina way idin xukumaan isma qabato sida Riyaale / Siilaanyo/ Biixi/ Ina Kaahin/ Taani ETC. Yaa ii sheegi kara farqiga u dhexeeya Siyaad Barre iyo Muusa Biixi oon ka ahayn midna inuu yahay Isaaq kan kalana Mareexaan?
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 10 күн бұрын
Kkkk maxaa ku soo beegay waqtigaan? Ma wuxuu doonayaa inuu mar kale weeraro Xabsiga Mandheera si uu u soo daayo maxaabiista hadda ku xiran ee uu ku jiro xildhibaan Maxamed Abiib ileen dulmi waa isku midde.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 14 күн бұрын
Guul Somaliland.
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 13 күн бұрын
Mohamed ilka case iyo mm somali tv hanbalyo,sii wada taariikhda snm, wareysiyadooda , si aan taariikhdaas DAHABKA AH aan loo ilaabin ee lasoo maray faqashtii iyo dhiigyacabkii siyaad bare inaga xoreeyay ,waxay soo mareen
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 11 күн бұрын
SNM manta 2 nin ay kushagysta oo dadka uyidhahda 2 labadayda SNM haa oo kaliya waa ina kahin iyo biixi
@CabdisamadFarah
@CabdisamadFarah 13 күн бұрын
Baraamijku wuu wanaagsan yahay lakin wariyaha ayaan aqoon ulahayn sida waraysiga looqato heelo noogu badala
@AYDARUSMOHAMEDFARAH
@AYDARUSMOHAMEDFARAH 14 күн бұрын
Adeero🥶
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 14 күн бұрын
Waqtigaa waxaa ciidan ku shegee Afweyen ee la odhn jirey Dabrgooynita isaaqa xidhi jireen dili jireen xoolahooda dhici jireen qofk kasta isaaqaa haduu yahey Sarkaal ciidanka Siyaad Bare xataa hoos jooga haduu yahey taajir sheekh ciidnka la odhan jirey Dabar gooynta Isaaq waxey haaystey Ogadeen w xey u badnayeen ogaadeen iyo dhulbahante waxey toos u hoos tgi jireen Siyaad Bare xafiiskiisa madaxtooyada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 14 күн бұрын
Ciidmaada sideeba looma sheego meesha aay weraryan wax og uun sarkiisha waliba sarkiisha kuwa uga sareeya ee ciidanka wataa
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 14 күн бұрын
fadlan nagu soo biir
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 12 күн бұрын
Dib u aad iskuul si aad weriye unoqoto
@LovelyBaseball-lh7fb
@LovelyBaseball-lh7fb 14 күн бұрын
KAN MUJAAHIDKA WARAYSANAYAA AQOONTA WARIYONIMO KORSO HA KA DHEX GALIN MARKUU DHAMEEYO SUAALO WEYDII .WARIYANA MA TIHID SHEEKADA XIISAHEEDII WAAD KU GALGALATAY
@AwillYeey
@AwillYeey 14 күн бұрын
Lixleh wa SNM. .maha wadini iyo qolatooʻna magacisu ha jiro geesi.....
@basbaas12
@basbaas12 14 күн бұрын
Saleban hawgalkii Birjeex ayaa kuu hadhay
@liibancqaadircabdi1444
@liibancqaadircabdi1444 2 күн бұрын
Mujahid shiid ah oo ilko cusub aan gashan karin 40 sano ka dib afweeneh doladisa hadad dhafilaheden sacan mushar hool gab ah ayaad qadan laheed somali wax ka tala xun ma jirto 😮😮
@Abdifitahaam
@Abdifitahaam 12 күн бұрын
Riyo baad ku jirtaa 😅
@degmoali9520
@degmoali9520 2 күн бұрын
🎉💪💪😭☹️😢👀
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 14 күн бұрын
Ñinkani waa beenale kumuu jirin wuu iska hadlaya
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 14 күн бұрын
Yaa kuyidhi kumuu jirin
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 14 күн бұрын
​@@cilmicismaankhaan6736 Faqashta ha u jawaabt n ma xamulaan ragan oo kale aragooda ayaa dhiba oo waxay uhaystaan in ay raaxo ka burburiseen maadaama ay darajo ku heleen kaliya in ay qabiilkii afwayne hayn wadaagaan fashiliyay in geelka soo xarooday oo guri iyo gaadho iyo dhaqaale halmar lawada gudoonsiiyay
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 14 күн бұрын
Adigu ma.waxa tahay kuwii faqashti. Lawadhay.dhashay maxad.ka ogayd
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 14 күн бұрын
Faqash Faqash dhashay ayaad tahay ee hadii aad pure tahay waxaasi halkan lamaad timaadeen
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 12 күн бұрын
anba waan is idhi lamuu socan😅😅😅
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 14 күн бұрын
Wax aad rideen majirto ee faanka umada kala hor taga, ninkaa afweyne somali oo idiL ayaa ridaye orda oo faqash iskaduLkiciya waataa idin duL fadhidee, faanbaa nafta nagaga qaadeene
@MaxamedAxmed-ow3fm
@MaxamedAxmed-ow3fm 12 күн бұрын
Waar waa beenaale
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 106 М.
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 62 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 37 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 831 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 37 МЛН