Maxaad Ka Ogtay Cudurada Halista Ah Ee Ka Dhalankara Xanuunka Dacarta"Dr Abdulrazak Osman Gabobeh

  Рет қаралды 80,320

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 101
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Jidhkeene cilimiyo badan baa ku jira subxana allah ♥
@XaaashiCaali-lp3fc
@XaaashiCaali-lp3fc 10 ай бұрын
Dr waxan ku dhehy markan gadhiga raco waa igu kacad dacartu kawarn ama shidalku igu soo urora
@MaslaxCabdimaxaanud
@MaslaxCabdimaxaanud 6 күн бұрын
Dr wad mahadsantahy lkn dacartaasi haday iga imanladahayba igu taagantahayna maxaa igasoo ridaya ama sidee iga imankarta mahadsanid
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 2 жыл бұрын
kheyr alaah ku siiyo dr side laisaga ilaalin karaa ado mahadsan iso jawaab
@cabdiwaliycabdiyuusuf8092
@cabdiwaliycabdiyuusuf8092 4 ай бұрын
Asc dr c/wali nio subax xaa shaqa aady wadada intan lugeynaa aan biyo ibsaday waxeyna ahaaney kuwo qabow ka dibna waan cabay kadibna qortaa ixanun tay maalin kadi qorxanun wajiga iyo gacmaha ka dhididay tabbar daro maalin tikale saxaro koosta eg iyo biyo jaala ah marki danba afqaraar saxaradi siir oo aan la haykarin saxaro huruda ah raashiin markaan cunaayo qoortaa idaaley wajiga waa kadhidi daa shaqadeydi fasaxaan kaqaatay meelkasto baa tirtaan ah waxeyleyahiin h pylori moyee waxkale maqatid dr fadlan iso jawaab
@xasanmaxamed983
@xasanmaxamed983 2 жыл бұрын
Dr waad mahad santahay Alle haka abaal mariyo
@hindiaalio376
@hindiaalio376 2 жыл бұрын
7
@fowsiaabdillahi666
@fowsiaabdillahi666 2 жыл бұрын
XANUUNKA ANIGA QABA EE FONKAAGA ISII, ISO DIR SII AAN KULA SOO XIDHIIDHO OO AAN CAWIMO KUSO WAYDIISTO DR ABDIRISAQAQ WALAAL 🙏
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Dr mahadsanid cilmigaga ayad noga fa iideysay
@muraadstudio1558
@muraadstudio1558 2 жыл бұрын
Thanks digtoore
@mali9027
@mali9027 2 жыл бұрын
Mahadsanid, Dr maxaa lagu daaweeyaa
@walalalvaro3389
@walalalvaro3389 6 ай бұрын
Thnks Dr 🎉
@miskibashiir8908
@miskibashiir8908 2 жыл бұрын
Maxaa lagu daweyaa Dr adoo MAhadsan
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Waa garanay dacarta ee maxaa lagu daaweeyaa?
@ambioali8271
@ambioali8271 2 жыл бұрын
Asc doktor side laga saari kara jirka dacarta
@FARHANCAALIM
@FARHANCAALIM 4 ай бұрын
Well explained
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 жыл бұрын
Allah weene madle baleeg abuurta Allah sameyay waa cibro qadasho
@aishanoorosman9395
@aishanoorosman9395 10 ай бұрын
Jasaakumulaahu qer wll ilahay ha ko barakeeyo
@mohamedyacquub2973
@mohamedyacquub2973 2 жыл бұрын
Dacarta ana qarastu waa bile ka xansharerida lagu kaydiyo waxana alle ugu talo galay in ay duxda ama oilka dheefshiido ,hadii ay caloosha dib ugu so noqoto qofka way dhibtaa kadib hadaad matagto aroorta hore waxad matagasaa iyadoo midabkedu akhter ama green yahay ,hadii ay caloosha ku dheefshiidantana waxa midabkedu isu badalaa jaale ama huruud ,or yellow , Maadadan qadhmuun eed sheegasaana waa hydrochloric acida calosha ku jirta ee cuntada dheefshiida
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Жыл бұрын
Side laisaga daweya ??
@NasteexoMohamuud
@NasteexoMohamuud Жыл бұрын
Aroortii horan matagaa iya doo huruuda ama yellow wllo side laisaga daweyaa😢
@nuurmohamed9948
@nuurmohamed9948 2 жыл бұрын
MAR LAGA WARAYSATAY X.CABDI WARAABE àlla haw naxariis tee Wuxuu cunno wuxuu yidhi waxaa n subixii iyo habeenkii cunaa garaw Iyo caano geel maalin tiina hilib geel xooljuhu waa dawo.
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 2 жыл бұрын
Sidee loo dawaynayaa Dr
@istarahmed1828
@istarahmed1828 Жыл бұрын
Thnks wllo
@ahussein5083
@ahussein5083 2 жыл бұрын
Thanks a lot 👍
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Dacartu waa Exercise La,Aan uun.
@kayfmaxamed781
@kayfmaxamed781 11 ай бұрын
Dr xanuunkaas dacarta waan Lee yahay sidee iskaga daweeyaa adiga xagee lagaaheli karaa
@TaqwaSomaliChannel
@TaqwaSomaliChannel 2 жыл бұрын
Walalow xaged jogta waxan qaba waxad ledahay qarasta oo weliba saida oo asb9c walba waa xanunsada ee xaged jogta doctor
@Nuuraqaalbi-nq1yf
@Nuuraqaalbi-nq1yf Жыл бұрын
Hargesa gar amaha hotel cali jirde kaso horjedka xaruunta gud ee dabdamiska 110 dollars ayu ka qaday waxanu kusin dawadi kugu haboonayd jisalaha
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 2 жыл бұрын
ASC.Xammayti baad u jeeddaa baan u mallaynayaa, Xansharreerri waa meesha ay ku urrurto ee hillibka lagga illaalliyo in ay ku qarraxdo'e Wa BILLAAHI tawfiiq.
@aminanuur7402
@aminanuur7402 2 жыл бұрын
Dr siidee ayaa looga hortegi karaa mase jiran cuntooyin hadiila istcmaaloaan ay dacari kugu soo noqoneyn
@riyaadcabdi5593
@riyaadcabdi5593 2 жыл бұрын
Mansha allaa ale hakaa abaal mariyo
@juweyriyoahmed1198
@juweyriyoahmed1198 3 ай бұрын
Allah waa qadhaaadh
@anfacbashiir1595
@anfacbashiir1595 2 жыл бұрын
Thanks Dr maxaa udaawo ah
@YoungAli-ww4xz
@YoungAli-ww4xz 6 ай бұрын
Asc
@fardusdhaqasho1908
@fardusdhaqasho1908 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@SamiraAdemDuale
@SamiraAdemDuale 3 ай бұрын
Hada ayaaa ladhipanhy Dectore Alxamdulilaah
@HanaMahamed-ec1hs
@HanaMahamed-ec1hs 9 ай бұрын
Alla aniga way I dhibtay dacartasi subxax walba wan mataga way since badanysa uun dr maxan sameyaa
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Iska daa saliid iyo hilib kaluunka iyo wax Shirlan
@AbdiqafarHussein
@AbdiqafarHussein 3 ай бұрын
Caano geel caab
@KowasrMahmoud
@KowasrMahmoud 2 ай бұрын
Qarar ma darenta wlll
@aadanshaalleali4019
@aadanshaalleali4019 2 жыл бұрын
Asc dr maxaa looga hortagikaraa
@YoungAli-ww4xz
@YoungAli-ww4xz 6 ай бұрын
Asc maxan kudawenkarnaa
@maxamedyasiin6115
@maxamedyasiin6115 2 жыл бұрын
DR mahadsanid
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
dacarta ama qarasta waxaa dhaliya xanuun walba oo kugu dhaca wuxuu reebaa dhibco cagaar ah ama huruud ah oo dheecaan ah jidhku markuu iska dufaacayo xumada ama qandhada dhijkaa soo daaya dheecaano kuwaasaa marba marka ka danbaysa bata adiga oo aan dareemayn dacartu waxay ku xidhantahay hadba qofka da,diisu intay leegtahay, qofka weyn imisa cudur buu soomaray intuu noolaa? aniga waxaa iisheegay nin weyn oo oday ah, hargab ,kaneeco xanuunkasta oo kugu dhaca dacar buu dhaliyaa.
@ambioali8271
@ambioali8271 2 жыл бұрын
Asc doktar side laga saari kara jir dacarta
@riyaadcabdi5593
@riyaadcabdi5593 2 жыл бұрын
Dr
@juweyriyoahmed1198
@juweyriyoahmed1198 3 ай бұрын
Aniga u liita dacarta dhakhdarow waxn mataqayaa dacar iyo wax huurada wlhi subaxiina afkaygu waa qadhadh
@KowasrMahmoud
@KowasrMahmoud 2 ай бұрын
Qararka Mxa kena wll
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Waa qaataa Ursodeoxycholic Acid 300mg 😢
@ruweydamahamed-q6b
@ruweydamahamed-q6b Жыл бұрын
Dacartu qof walan maxay yelaysaa dr
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Aniga markan walac ahay mataga
@dhaashane1
@dhaashane1 2 жыл бұрын
Meeyey casharkii hore aan soo daawadee , ama cinwaanka muuqaalka ii sheeg .
@CabdiGalbeed-r9g
@CabdiGalbeed-r9g 7 ай бұрын
Sidee looga shaqayn karaa inaan aydhalan dacarta Soo dheeg waxa lagu baabi in karo
@cabdikariimmaxamuud2312
@cabdikariimmaxamuud2312 2 жыл бұрын
Subxaana laah
@laylaalin7530
@laylaalin7530 2 жыл бұрын
Maraa Dr oore maxa daweeya
@laylaalin7530
@laylaalin7530 2 жыл бұрын
Markaas hadalkii oo kooban ma beer xanuun baad noo sheegaysaa Dr
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Ilahey loyahay oo kakeeno qofki locabsado hadi lodoceyo barar wax kuguhoreyo adiga qaday hadana mahmah oo maqli jirtay bilis barartay kodey kubaqda hadana cagaha dhulka ladhigo baa iigalen kabta oo dadkuna kasocod badanahay mel hada iskuraacno saa kaligod baa islahadlo iyago dariskey lasocdo igaweydinayan anigana inaa wax ogen iiheestan malinta fosha nabarki iguhoreyay basidas noqday oo yabay laba mar kadib cadi cagtina cadigeda kusonoqotay dariska waa muhim hadu cadaw yahay wakashekeyaa kumashego wax saqof wen oo tagan hadana lagawada hadlayo walayabi jiray
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 жыл бұрын
Ax alle khayr haka dhigo
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Waa dilaa weyn ALLAH AYAA IGA SOO GAARAY
@Katrah
@Katrah 6 ай бұрын
Maxaad samaysaa wll
@MohamedYare-b2j
@MohamedYare-b2j 3 ай бұрын
Cawada udhibaateysanahay😢
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 2 жыл бұрын
Soomaliyay dawadu hilibka oolayareesto iyo khudaarta oolacuno
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 3 ай бұрын
Ma jaamacadbaad dhigaysaa dadka wacfahansii oo wixii layska ilaalinaayo uun sheeg
@fosiamohamed8571
@fosiamohamed8571 2 жыл бұрын
Dacartu dadku wy ku bdn thy wn arky dad mrky ku kacdo matagaya yelow &grey . Mhdsnid dr
@SamiraAdemDuale
@SamiraAdemDuale 3 ай бұрын
Aniga ayaa saasa aaabyo hada shaly ilaa maanta waxba afka masaarin aaan Biyo ka aheen
@gaduudogacalo6734
@gaduudogacalo6734 2 жыл бұрын
Dhaqtarkaan intee laka xariira ayadoo joogta ihaysaa daqartaa
@FarxiyaSalaad-w5i
@FarxiyaSalaad-w5i 9 ай бұрын
Ani markan cajoodo oo wax cuno bn rafadaa matag😢
@alihasanaxmadalihasanaxmad4631
@alihasanaxmadalihasanaxmad4631 2 жыл бұрын
Maxaudawha
@SacdaMuuse-i3v
@SacdaMuuse-i3v Жыл бұрын
Maxa udaawa
@Kayaanchannal
@Kayaanchannal 2 жыл бұрын
Markaa baahanahay wax cagaar matagaa maxaa udaawa ah Doctor
@HodanAbdi-by1sc
@HodanAbdi-by1sc Жыл бұрын
Cagar hurdu baytahay
@mohamedabdulahi7955
@mohamedabdulahi7955 2 жыл бұрын
Waan arkaa waxaad modo beer googoay
@OmarSaid-u3l
@OmarSaid-u3l 4 ай бұрын
Hassan laxkeedu muxu yahay
@GuledAhmed-x1k
@GuledAhmed-x1k 11 ай бұрын
Calamadaha lagu garto dacarta
@safiyaibrahim8414
@safiyaibrahim8414 2 жыл бұрын
Sidee jidhka looga saara
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Xameetidii ayuu waxkale inooga dhigayaa markay xameetidu dilaacdana midabo kala nooca ayay leedahay markay inyar carloosha kusoodhacdo waa markuu qofku midabka kharaar ee jaalahaa maagayo
@abdibousssad2943
@abdibousssad2943 2 жыл бұрын
qofka xamaytida laga jaray siduu dacarta isaga saari karaa
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Anba dacarta maan arag sababtoo ah weligayba maan hunqaacin
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Alxmdulillah dheh
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
@@fartunnur2656 👍
@mamegas9009
@mamegas9009 2 жыл бұрын
Maxa lasamaynaya eelaga dawoobaya
@hindiaalio376
@hindiaalio376 2 жыл бұрын
77
@beydanxujale4105
@beydanxujale4105 2 жыл бұрын
ninyahow waxan ma yuhuuda ayaa ku bartey
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 жыл бұрын
Kkkk, waa shaqo la isku dhaco, nin aan dhakhtar ahayn oo dawooyin qorayaa Iska jiraa, waxaa loo socdaa waa jeebkaaga
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Sida loo daaweeyo
@CawilHassan-dr7pk
@CawilHassan-dr7pk Жыл бұрын
By use by
@mohamuddama4843
@mohamuddama4843 2 жыл бұрын
Bile madow oo daamur ah waligay ma arag mana maqal buugtana kuma qorna halkad ka kentay wad no shegi
@deeqoqaliifcabd8729
@deeqoqaliifcabd8729 2 жыл бұрын
maxaad isaga daaweey say cudurkii
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
afsomali kadhig
@maxamedmuuse3592
@maxamedmuuse3592 2 жыл бұрын
Waar ninkan dawladdu umada ha ka qabato. Cimlina ma hayo ee dadka ayuu tushuush ku furayaaye. Bal waakaas ee waxaa daamurka u eg ee sheegayo jidhku halkan uu ku kaydsado ha sheego.
@cabdiraxmaan.Ceeljoog
@cabdiraxmaan.Ceeljoog 2 жыл бұрын
Bacdii sayniska afduuban ayaa adiga kugu xidhane drkan haku degdegine bal orod si fiican ugu fiirso adiga oo aan dhinacna u xaglinayn.
@mustafeibraahin3403
@mustafeibraahin3403 2 жыл бұрын
Meeye dhakhatiirti bal arinkan maxay wax uga odhan wayeen mise wanaygadhin
@cabdiraxmaan.Ceeljoog
@cabdiraxmaan.Ceeljoog 2 жыл бұрын
@@mustafeibraahin3403 Wll anigu waxaan ahay pharmacist mudo ilaa 18 sano ahna dhakhaatiir kala gedisan baan la shaqaynayay. Sanadihii 2020 ilaa 2021 waxaan samaynayay cilmi baadhis ku saabsan arrimaha caafimaadka, waxyaabihii iisoo baxay iyo khibradaydii hore markaan isku daray dhakhtarkan approach-kiisa wax badan ayaa saxan. Waxaan ka xumahay in aanan iminka halkan kusoo wada qorikarin xogaha aan xaqiijiyay ee mowduucan. Nb: anigu waxaan ahaan jiray dadka dhakhtarkan aan aaminaanayn ee ka shakisan hanaanka uu u marayo dawaynta iyo fikirka uu sayniska ka aaminsan yahay. Balse mar dambe oo aan xogo dheeraad ah helay ayaan xaqiiqsaday in dhakhtarkani saxan yahay oo waxyaabo badan oo uu soo bandhigay xaqiiq yihiin.
@ibraxaaji2424
@ibraxaaji2424 2 жыл бұрын
Waa runtaa waa colooshiis ushaqeeste qaain ah dadka ayuu danahiisa gaar ah ugu fiirsadaa hada kahor anigoo iqayaanay asigoo idhahay sun baakujirta jirkaaga iyo qaras
@Farah-d3h
@Farah-d3h Ай бұрын
sodee loodaweeyaa
@MaryanxajiMaxamed
@MaryanxajiMaxamed 2 ай бұрын
Asc
@MaryanxajiMaxamed
@MaryanxajiMaxamed 2 ай бұрын
Asc
Cuntooyinka u wanaagsan qofka Gaaska qaba | Dr.dhiblaawe
8:06
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sh Xassaan Maxu Ku Daaweeya Dadka Kaso Quuste Dhakhaatiirta India Iyo Turkiga
18:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 87 М.
dawada cudurada caloosha.. bi idn allah
5:13
Mariam Adam-Noor
Рет қаралды 16 М.
Miyaa Lagu Dhashaa Cudurka Dacarta? Dr. Cabdirisaaq Cismaan Gaboobe
20:33