MAXAAD KA TAQAAN MAGAALADA LA ILOOBAY EE DALKEENA KU TAALA?

  Рет қаралды 6,639

ILAYS MEDIA

ILAYS MEDIA

Жыл бұрын

#Ceelbuur #Hobyo #Xarardheere

Пікірлер: 24
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Ceelbuur waa magaalo duq ah waana magaaladii ugu horraysay oo aan arko waxayna wada ahayd guryo dhagax kasamaysan dhuusamareebna wey kaweynayd. Waxaan karaacnay diyaaradihii ruushka 1974. Jeexan iyo Dacna waan aqaan.
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Ceelbuur waxaa ku dhashey awowgey hooyo laakin jamaame Ayuu u guurey From USA
@issemalin4051
@issemalin4051 Жыл бұрын
Ramadan kareem. Mahadsanid
@farjiyofarxad337
@farjiyofarxad337 Жыл бұрын
Asc adeer plz soo aruuri history geena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sowhat580
@sowhat580 Жыл бұрын
Abwaan aad iyo aad ayaa u mahadsantahy taariikhda aad ceelbuur nagasiisay. Dad badani heesaha iyo birkijaha ayay ku maqleen. Xaqiiqdii waa magaalo taariikh facweynleh lakiinse la dayacay. Allah dhibaatada haysta ceelbuur iyo dhamaan geyiga somaliyeedba haka qaado
@yasminali5763
@yasminali5763 Жыл бұрын
Wayo arag buuxa adookale oo wax noofaaideya ayaan ubaahanay well done and do more 🇸🇴✅
@SomaliMedia114
@SomaliMedia114 Жыл бұрын
Waxaa ku dhashay oo ka yimid General Maxamed Abshir Hamaan
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Жыл бұрын
Anaga taariikh maqorno magaaloiyinka soomaalia aad bay u qurxoon yihiin magaalda baladwayne oo kale waxay u ekaan lahayd qaahira hadii la dhiso oo wabiga intii lahagaajiyo si qurux badan loo maareen lahaa
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Abwan dhunkaal Ramadan mubarag ❤❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Abwaan dhunkaal Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido adiga iyo inta kale Runsheeg ah
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 Жыл бұрын
Abwaan Dhuunkaal heesta Ceelbuur ninka allifay waa Cali-gaab ee ma aha Sangub.
@mohamedmaane59
@mohamedmaane59 Жыл бұрын
Abwaan waa meeshii laguna diley gaalkii daldalool
@abdirahmanjama8570
@abdirahmanjama8570 Жыл бұрын
Asc wasax
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 Жыл бұрын
👍🇸🇴❤️
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Cabdulqadir macalin jubba ma filayo inuu Ceelbuur maalin arkay.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Siciid mire xaydar ayaa kudhashay
@XaqUDirir
@XaqUDirir Жыл бұрын
Abwaan dhuunkale waan kusalaamay ramadan kariim maadaama aad abwaan tahay wax gal ah waxaan kaan rabaa inaa su'aal ku weydiiyo ee adoo raali ah numberkaada iisoo dir
@fartunyusuf384
@fartunyusuf384 Жыл бұрын
💪❤💙❤💪💕❤❤💕❤❤💕💪💪💪💪❤💙💖💕❤❤💪💪❤❤💙💖💕❤❤💪💪💪❤💕❤💙💖💕❤💪💪💪❤❤💕💙❤💪💪💪❤💕💖💖💙❤❤💕💕💖💖💙💙❤❤💕💕💕💖💖💙💙❤❤💕💕💪💪💪❤❤❤💕💕💖💖💙💙❤❤❤❤❤💕💕❤💪💪💪❤💕💖💖💙💙❤❤💕💖💖💙💙❤💕💕💖💙💙❤💕💕❤❤❤❤💙💙💕💕💕❤💖💖💖💕❤❤💪💪💪❤❤💙💙💖💕❤💙💙💙💖💖💕❤❤💙💕💪💪💪💪❤❤❤❤💕💖💖💕❤❤💪💪💪💪❤💙💙❤❤💕💕💖💖💖💙💙❤❤❤💕💕💕💖💖💖💕💕❤❤❤💪💪💪❤❤❤💕💕💕💕❤💙💖💖💕💕💪💪💪❤💙💙💙❤❤❤💕💖💖💖💕💙💙
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
Markab huba oo loo waday Alshabaab oo urarnaa somaliland oo maraykanku qabtay kzbin.info/www/bejne/h5KlmoGNoJKbi6c
@gobaad1275
@gobaad1275 Жыл бұрын
Taariikh nacas ah baad sheegtaaye maxaad u xasuusan wayday 200 ee Qori ee Xaaji Muuse Igare Ingiirska idiinka soo qaaday ee HOBYO idiinku keenay ee aad iska xoreyseen Boqorkii idin Gumaysan jiray ee Cismaan Keenadiid, bilaa weji baa tahaye
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Aamus najaasoow
@SaidSaid-de4lb
@SaidSaid-de4lb Жыл бұрын
Adigu Somali isdishay miyad tarikh u taqan
@gobaad1275
@gobaad1275 Жыл бұрын
@@SaidSaid-de4lb soomaali is dagaashay waa taariikh madow lkn odaygan baa reerkayga idka Caaya isaguna in uu intiisa xun shergo ma ogola
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 Ай бұрын
Amaan jeclidaa ma dumarbaadtahay
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Abwaan Dhuunkaal "Suugaanta Faarax Shiiriye wax la koobi karo ma'ahan."
9:18
Fanaanada Siteey Manookto Halkee Ku Danbeysaa?
5:10
Dalsoor
Рет қаралды 338 М.
8 Daqiiqo Ogow Waxa Ku Cusub Suuqa Hargeisa Somaliland
8:05
Somali Camel Boy
Рет қаралды 27 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН