QAYBTA 1AAD TAARIKHDA HUGAAMIYE CABDULE FAARAX COLOOW "GUURE" TABIYE ABWAAN DHUUNKAAL

  Рет қаралды 18,222

Abdulahi Warsame

Abdulahi Warsame

5 жыл бұрын

Fadlan ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like La wadaag Asxaabta Kale channel ka
Waxaan mar kasta idinla socod siin doonnaa
Dhacdooyinka Galmudug ka jira
Waxii Talo iyo Tusaale ah nagala soo Xiriir Tell +252618182578
Ama Email Alqaadi10@gmail.com
Sidoo kale nagu soo darso Facebook Abdulaahi warsame Rooble
Thanks
Waan sii wadi doonaa inaan Galmudug ka dhigno meel aduunku si toos ah u arko nimcada iyo Barwaaqada Ka jirta
BALAN TEENU WAA GALMUDUG OO HOREY U SOCOTA INSHA ALLAAH

Пікірлер: 21
@sadamaweis572
@sadamaweis572 5 жыл бұрын
Bulshada Gobolada dhexe waxay leeyihiin legends aan taariikhdooda la xusin, ku mahadsanidiin soo gudbinta Taariikhdaan, dibadana u soo saara awooda daahsoon ee Gobolada dhexe 💗
@abdulahiwarsame7670
@abdulahiwarsame7670 5 жыл бұрын
Waa sidaas insha allaah tixane dheer baan soo wadnaa oo maldahnaa mudo fog
@regularwarya
@regularwarya 4 жыл бұрын
Sxb dowladdii siyaad barre ayaa Idaajaa iyo xasad naga adeejisay jiilkii ka dambeeyayna suugaan iyo gabay wuxuu ka jeclaaday ayowayow iyo aba yac kayac calashaan Ajex ayay abwaan ka dhigteen ma fahmayaan Af soomaali
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 3 жыл бұрын
Abwaanadii Hawiye taarikhdooda waa la qariyay!
@naciima7117
@naciima7117 8 ай бұрын
@@abdulahiwarsame7670 cumar oreey tariiqdisa nosoo gudbi wall isku waqti bay ahayen asaga iyo cabdule guure
@sayidsayid5812
@sayidsayid5812 5 жыл бұрын
Suugaanta Cabdulle Guure oo ahaa qaryaan afmaal ah, hoggaamiye aan laga lib helin iyo gurgurshaa garta yeelkiisa lagu jaro waxaad mooddaa siduu u tiri jiray una talin jiray inaanan loo soo warin. Waad ku mahadsantihiin adinka iyo abwaan DHuunkaalba sooyaalka aad nala wadaagteen.
@shuceybhasangurrey9403
@shuceybhasangurrey9403 3 жыл бұрын
Hadii Geel lasoo tubbo Toban baan lahaan jiray, Toban haddii lawaayanna todobo Baan lahaan jiray, 1- Mid waa habeenka talowaa Tubtii aan u bixin jiray, 2-Midna waa hadey toganto abdulle u tageydii, 3-Midna waa ku sootaagan Ku tamaatti celintii, 4-Midna waa tab-yaasiin tabad igalla fududahay, 5-Midna waa ku taag daran taban taabadisii, 6-Midna waa kob-talis Oo dadku soo tamadiyaan, 7-Midna waa idin talaalla Iyo tii-aan lahaan jiray,
@ladancilmivlogs8440
@ladancilmivlogs8440 3 жыл бұрын
.masha Allah abwaan guure Allah ha u naxariisto Amiin
@engcosoble174
@engcosoble174 2 жыл бұрын
Faarax cadow waaye
@ahmedabdi4995
@ahmedabdi4995 5 жыл бұрын
Shaqo wacan
@somalitiktok5416
@somalitiktok5416 Жыл бұрын
Allow kunaxariso ABDULAHI GUURE
@axmedyousuf1650
@axmedyousuf1650 4 жыл бұрын
Sxb tariikhda noocan oo kle ah inoo soo badi hana ka caajisin sxb
@hiraab2213
@hiraab2213 3 жыл бұрын
Masha Allah 💖💖💖💖
@mustafabdirashidmursal2903
@mustafabdirashidmursal2903 Жыл бұрын
Afagaal iyo urur soo baxay uur habreed galay Afar iyo tobnaad baa dhashay iyo dirir isniinaad Hoyadeey aar gudahaya ayey arktay fooshii
@Bashka307
@Bashka307 Жыл бұрын
Taariikhahaan maanoosoo badisid walal
@mahparis2519
@mahparis2519 2 жыл бұрын
Taariikhdu isma qariso
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Gumeysi dal latago mase dal latagin mase dala udhalatay mase dhaqalo doco lagaibsado isii
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 ай бұрын
Foolxumo Kitaabkaa duraye Diifi kuma ool dheh
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 ай бұрын
Waa qabiilkee cabdule guure ????? Walaal
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 Ай бұрын
Waa hawiye Cayr
MAANSADII GANTAAL FAKADEY EE SILSILADII  GOWSABAHALEEY ABWAAN DHUUNKAAL
4:35
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Abwaan Dhuunkaal "Suugaanta Faarax Shiiriye wax la koobi karo ma'ahan."
9:18
Barnaamijka Daljir Abwaan Guure Qeybta 3aad
17:26
Jubbaland TV
Рет қаралды 15 М.
SILSILADII HALAC DHEERE OO DHAMAYSTIRAN| @Nuxnuxle
1:11:11
Nuxnuxle
Рет қаралды 4,6 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 139 МЛН
MrBeast Встретился С Сигмой😳 #shorts
0:48
a_ve_znali
Рет қаралды 3,1 МЛН