Legend faarah go forward. We are with you! Interesting interviews. Keep save your effort and your inside and deeply investigation. Thanking Mohamed living in Djibouti.
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Maasha alaah mustafa cagjar keep going geesigii sayidka badalay noqo geylan waan ku faraxnay shiikh cabdi naasir waalidkeena tafsiir ah from goldogob
@abdullmaalim1510 Жыл бұрын
We will gone to vote for you as the best journalist of the year 💯
@heartdropmoali1908 Жыл бұрын
He is alshabaab
@abdullmaalim1510 Жыл бұрын
@@heartdropmoali1908 how did you know he is alshabab or you work with them
Waraysi aad u kulul weeye runtii waan sugaynaa in shaa allah
@nimanduale3874 Жыл бұрын
By far he is the best leader of Somali Regional State since time memorials. For me he is the best person for jobs.
@updullahibashir846 Жыл бұрын
GAYLAN MEDIA is a professional broadcast
@moanour3350 Жыл бұрын
Halyeey wariye aqoon,xirfad iyo hibo saxafadeed Ilaahay ugu deeqay...waa Tabiyaha qarniga,runta iyo.xaqiiqadana banaanka si daacadnimo ah u so bandhiga
@elmiabdullahi1960 Жыл бұрын
Madaxwayne Mustafa Cumar. Waa shaqsi leh,dhabtii dhamaan,waxa looga baahanyahay,in si daacad ah loo guto xilka loo hayo Umadda,shaki Kuma in shacabka deegaanka Soomaalida intii badan ay taageersanyihiin. Waxa kale oo uu taageero wayn ka haysta Shacabka Soomaaliyeed ee jumhuuriyada federaalka ee Soomaaliya.
@najmahussain7062 Жыл бұрын
Madax wayne mustafe keep going 💯🤴🤍
@Ahmedyusufnur33 Жыл бұрын
Wareriye sare Gaylan✔
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Aad baan uga helay jawaabta uu ka bixiyey hubka aad ugu deeqdeen somalia ladagaalanka argagixisada yaad siiseen anagu 4.5 ma aanan siinin inta isugu yeer nay ee cida ladagaaleso Argagixisada baan siinay hubka warkaas waa ideeqay Mahadsanid mudane Madaxweyne Mustafe cagjar from Gobolka Nugaal
@amiirismacilamiir1217 Жыл бұрын
Gaylan media guuuuuul
@faycalabdillahi3832 Жыл бұрын
💖💖💖 BARAVO BARAVO 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 Wa Barnamij runtii anigu aad an u sugayo Codsi Waxaan ka codsanayaa fawrax inaad barnamijyada aad nala wadagto ku darto Tariikhda MALINTA ad so tebinayso ama nala wadagayso fadlan Taasi waxay no fududaynaysa inan kala ogaano. Warbixintani wakhtigay ku beegnayd Mahadsanid macalin
@hassanwadani5790 Жыл бұрын
Ninkan alle ha karaameeyo
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Faraxow sxb salanki siyasada meel fiicanba ka fushantahay wa darigi fahad Yassin so maray marka anagu waxaan kuleenahay so dhawoow waxaan Ku rajaynaya ninka ugu samaynta badnan doonta inshaallah traneka NABAD IYO NOLOL wajiga cusub marka nacala shaydan Ku yaaleh inshaallah inta u sanadkani dhamaan wa in lagarsiiyo 200k subscribe waar ninku wa dadalaya somaliyey
@falastiinjaama3716 Жыл бұрын
Waan wataa anigu mustafe cagjar well done wariye
@sayidcalizayid1636 Жыл бұрын
Nin an aminsanayn inuaan Somali ahayn uyahay xabashi
@superfun1819 Жыл бұрын
Waad iskaa hadasha daciif
@abdimalikbashir1039 Жыл бұрын
love him from kenya
@iamnabiil Жыл бұрын
mahadsanid 😊
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Waleeh gaylan waah wariyeh buuxoh
@abdimalikbashir1039 Жыл бұрын
mustafa is my favourite polician in somali politics
SAX MUSTAFE WA RUN 2 AYUU KU GULAYSTAY! 1 JIGJIGA CULUMO MA TAGI JIRIN MANTA MUTABARO AYA LAGU QABNAYA!✔ 2 SOMALINIMADI OO SARE LOQADAY OO SHACABKA JIGJIGA KUFANAYAN CABSI LA,AAN✔ WA KU MAHADSANYAHAY MUSTAFA WAXA UGU MUHIMSAN WAA DADKA IN AYA HOR U AHADAN DINTODA IYO JIRITANKODA UMADED✔✔✔✔✔
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Labada Wareysi ee Musdafe Cagjar waxaa ka muuqda si careysan inuu su'aalaha Geylan Media uga jawaabayo xoogaa isla weyni ahna waa ka muuaqtaa EEG ayaa ku badan jawaabtiisa.
@shariifcumaribraahim7380 Жыл бұрын
Mustaf waa nin adag
@cabdiraxmaanaxmed7085 Жыл бұрын
Gaylan Media war baahin sare wariye agtahan ,codkar ah ,mustafe madazxweyne is baddel weyn ka sameeyey deegaanka
@monaabukar1009 Жыл бұрын
🌹الله يحفظك من كل شر 🤲🌹moge Allah je leiderschap en visionair belang vermenigvuldigen
Waraysiga hordhaca ah waxa iga muqda in mustafe si cadho leh u jawabayo . Waxan sugnase waa isago dhamaystiran
@maxamudmuxumedyusuf1199 Жыл бұрын
Walahaysta inacag jar waninka kilalki somaliyad lagukarbashu
@beryalex1798 Жыл бұрын
Suut qaali ab iyo qowmiyad la bahdlio
@Sitti360 Жыл бұрын
Mustaf Cagjar wuxu wakiilka yahay dhul - ballaadhsiga Axmaarada waado ina cagjar Wuxu u ololeeya in amxaarada badan lagu beero jigjiga,iyo Godey Ina cagjar wuxu dabada ka reexaya qorshayaal cusub oo lagu beeagsanayo Somalida si loogu qasbo inay aqbalaan in dhulkooda lala wadaajiyo oo la dejiyo. Iyo xoog lagag qaato
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Maxamadow walaalo ninkaan aan aniga korkaas kataageero mawaxaad ileedahay axmaarad ayuu wataa markaan tv est tv aan kadaawan jirey waxaan arki jirey dad aan loo ogoleen tvga muxaadaro laga siidaayo iyo Soomaalinimada oo aad ugu fog markasta ina cabdi iley dugmatiri laga sameeye jeel ogaadeeniya waxaan islahaa mustafe waa ninka maanta soomaali galbeed wax uqabanaayo
Waraysiga faraxaw suaalo muhiima ah ood dadka kadhex kuuxaya ayaad waydiisay musuqa degaanka cirka isku shareeray iyo wasiirada sariflayaasha ah birtiih ubadalanaya dollar deegaanka waa wax ugub ku ah aad ayaad ugu mahadsantahay Galaydh media
@حسنعلي-ص4ك9ه Жыл бұрын
Ascwllo
@farxaantiiro Жыл бұрын
Mustafe Ciilqabe Waa la iska Daba imaan xisaab Ayaa ela kobtar ku saar
@superfun1819 Жыл бұрын
Waad dhuusaaysa
@Saynababoqran Жыл бұрын
Mustafe xafidahullah waa nin karti badan oo hal adeygna le
@hamdamohamed4155 Жыл бұрын
Waraysi xasaasi ah
@hassanabdulle1632 Жыл бұрын
nin wlln ma lawareestee nin fiyow lawareestaa
@sharafxariir2788 Жыл бұрын
Rag culus wan idin salamy wan tagera gaysan m
@abdifatahmohamed1828 Жыл бұрын
Gaylan gentleman and you need more information on development part as well regional economic integrated and border Air Port services and what is an added value for somalis LAPSSET, Lamu Port-South Sudan-Ethiopia-Transport (LAPSSET) Corridor project, also known as Lamu corridor is a transport and infrastructure project in Kenya ...business connections in between mandera County and liban zone challenges by poor infrastructure no bridges connections , unfunctional kenyan immigration, somali region is very wide and immediate needs of Airport service is big challenge, getting tarmac road is not easy in terms of cost but mini Airports make life easier as Somalis. Our president doing well even his team lacks alot of capacity to think out of the boxes.
@AmiirNadridov Жыл бұрын
Qofka somaliga dambi waagali karaa wuuna ka towbad keeni karaa qofkii dulmiga logestayna wuu cafin karaa samirka wax ka fcn malaha qof walba xumaan iyo wanaag ayuu leeyahay lkn somali ahaan hal dhimac bas qofka ka eegna intabadan xumaantisa kadaba wadnaa cabdi maxamed omar maanta gaalo ayuu ixiran yahay kuwii ka waaweynaa banaanka joogan kana danbiga badnaa cid cafisayna maleh xitaa haduu cabdi danbiile yahay gacantena kuma jiro gaalo heesata in lagu fiirsadana maaha wlh aniga ahaan mataageri jirin lkn markuu diiday saamigii shidalka dowlad deeganka kadibna laqaatay oo maxbuuska uu noqday waanka xumaaday waana gunimo qofkii ku farxaa in gaalo xabsi kuheeyso Allaha kasoo saaro wan uduceyneynaa koleey waxuu gestay alle kula xisaabtamayo maalinta qiyaame qofkii awooda ha cafiyo intii wanaagsan uu sameeyay hakau hilmaamto waxuu geestay waa geesi garab waayay madaxweyne cabdi mohamed omar
@farhansamatar6537 Жыл бұрын
Qofkii Soohela hal fiidiyoow oo Ninkaan jabka Alshabaab uga hadlaayo Lacag ayaan siinayaa Waxa oo Ceeba u raadiyaa Qofkasta OO Alshabaab ladagaalo Mw Mustafe waxoow ku ceebeeynaa maxaad Hubka Alshabaab lagu xasuuqay u bixisay Faarax Abdulkadir yoow u shaqeeyaa ????? danta soomaaliya ,ise dankale
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
diyardii lagugu keeney adoo maxbuusana inlagusaarayo soomaalidu waa hubtaa, ee waamaxey jaceylkan farahabadan ee amxaaro iyo ormada miyaadan dhiig laheyn
Waraysiga hordhaca ah waxa iga muqda in mustafe si cadho leh u jawabayo . Waxan sugnase waa isago dhamaystiran
@حسنعلي-ص4ك9ه Жыл бұрын
Asc
@abdifatahmohamed1828 Жыл бұрын
Gaylan gentleman and you need more information on development part as well regional economic integrated and border Air Port services and what is an added value for somalis LAPSSET, Lamu Port-South Sudan-Ethiopia-Transport (LAPSSET) Corridor project, also known as Lamu corridor is a transport and infrastructure project in Kenya ...business connections in between mandera County and liban zone challenges by poor infrastructure no bridges connections , unfunctional kenyan immigration, somali region is very wide and immediate needs of Airport service is big challenge, getting tarmac road is not easy in terms of cost but mini Airports make life easier as Somalis. Our president doing well even his team lacks alot of capacity to think out of the boxes.