Maxaan Uga soo Horjeedaa Tabliiq Jamaacaat?

  Рет қаралды 185

Omar Pod

Omar Pod

Күн бұрын

#cilmi #Tabliiq #dawah

Пікірлер: 9
@MrQalinle
@MrQalinle 9 күн бұрын
Jazakallah Ustaad. ❤
@MukhtaarCartan
@MukhtaarCartan 6 күн бұрын
Walaal waa khaldantahay nio culimada afka kala bax ooo sxp dantaada ka raaco waayo dad ayaa leh howshaas hadii cid la radinayo iyo hadii kalaba.
@aliii1234-u1b
@aliii1234-u1b 9 күн бұрын
culumada waaweyn sida Ibn Baz, Al Fawzaan iyo Ibn Cuthaymeen Dhammaantood waa ka digeen sxb. dhibaatada kaliya cilmi la'aan ma ahanee xitaa Asalkooda ninkii aasaasay aa ahaa Maturidi Suufi ah.
@Omar_pod
@Omar_pod 9 күн бұрын
@@aliii1234-u1b Qalaas adaa warka soo gabagabeeyay. Qofkii inta Taariikhdooda iyo Fikradahooda Aqriya iska inkira bidcadooda waa Naaqisul Caqal. Alle ha inawada Hadeeyo dhamaanteen
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 9 күн бұрын
Nin yar oo lunsan baa tahy nabigu wxuu yri iga gaarsiiya haba ahaato aayad gurigaagaa iska joohtaa jaahilka aad ka sheekeenayso waa adiga ee in diinta loo baxo qosol haka dhigan jaahil yahow
@Omar_pod
@Omar_pod 9 күн бұрын
@@cumarmoumin9103 maxaa aflaagaado keenaya adoo si cilmiyeysan uga warcelin Kara? 1. Tabliiq Maturidiyuun bay ku caqiido yihiin kuwaaso sifaadka Alle inkira. 2. waxay aaminsan yihiin al-Xulool and WaXdatil-Wujood 3. Shaykh al-Albani, Shaykh ‘Abdur-Razzaaq Cafifi, Shaykh Fowzaan, Shaykh Xamood at-Tuwayjaree, Shaykh Taqqee ad-Deen al-Xilaalee, Shaykh Sacad al-Husayn, Shaykh Sayf ar-Rahmaan, Shaykh Muhammed Aslam intaba way radiyeen. In Dacwada la faafiyo waa sax cidina ma diidana lkn jahli iyo caqiido xumo qof ay heyso inuu faafiyo baan kasoo horjeednaa.
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 8 күн бұрын
@@Omar_podAnigu inta aan ka arkay ragaas waa dad diinta jecel in ay faafiyaan lehna culimo waa weyn sida sheekh jabuuti hadaad lakulanty dhalinyarta tacliinta ku jirta dadka lama wada radiyo in ay xogaha aad sheegty hada jiraan xog kama hayo hada baaritaana way iiga baahan thy lkn qof ku dhahaaya alle la cabso in aad jaahil ku wada sheegto ma wanaagsana waa talo nin dhalin yaro ah oo soo baxaaya baa thy iska illaali in aad ereyada aan qumaneen u isticmaasho dadka diinta faafinaaya waad sixi kartaa taasi khalad ma ahn lkn jaahil ilama wanaagsan aniga in aad culimadaas ku tilmaanto
@Omar_pod
@Omar_pod 7 күн бұрын
@@cumarmoumin9103 cidna kuma heysata dacwadooda diinta, ee dhibaatada waa caqiidadooda iyo bidcada ay la yimaadeen uun. inaan ereyo "jaahil" ka haboon adeegsadana wey fiicneyd. hase ahaatee xaqiiqdooda dhabta inaa ogaato hadana rabto aqri: القول البليغ في التحذير من جماعة التبليغ ـ الشيخ حمود التويجري Buugaan xaqiiq indhuhuu kuu furaa, sidoo kale aqri "Faadaaiulul Acmaal" oo uu qoray aasaasaha Tabliiq ee Muhammad Zakariyyah Al-Kandahlawi: waana buug ay ka buuxaan qubuuro caabudis, xusida qubuurta, in masaajid laga dhiso qubuuraha dadkooda awliyada ah. Ninkaan markuu dhintay 1982 Isla isagii ayay Qabri u sameeyeen oo ilaa maanta ay xusaan.
Ninka aan cilmiga kaga daydo | Imaamul Acdam |
18:11
Omar Pod
Рет қаралды 388
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 62 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 50 МЛН
Cilmiga Diinta | Axkaamtiisa |
16:51
Omar Pod
Рет қаралды 346
Dhallanyarada Soo galowga oo hablihii Maraykanka joogay ay ka daba dhaceen.
19:24
Taariikhda Saliibiyiinta | The Crusaders |
14:36
Omar Pod
Рет қаралды 216
Qisada Cajiibka ah Ee Xajaaj Iyo Ibn Jubayr dhex martay.
11:41
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44