maxamed A kuluc iyo xaliimo KH C magool HEESTII: Duni wada halawsan KMN QAACIYA

  Рет қаралды 18,029

jibo qaraami media

jibo qaraami media

Күн бұрын

#jibo_qaraami_media #subscribe_like_share
#facebook : axmed jaamac huriye
#tiktok : jiboqaraami3
#whatsapp : 0633462809

Пікірлер: 34
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
Heestan ma aqaan zababta an unqaado ama u dhegeysto.markaan gaariga kaxeynayo siiba duni wada halowsan❤❤❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aad u dhagayso zxb ookorka kaqabo hhh
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho 2 жыл бұрын
Maxamed Axmed kuluc iyo magool Erayadii cabdi qeys Waa hees qaaliya Hore u socda zxbyaal jibo media
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wll
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 11 ай бұрын
Waxse,dilay jacaylkii Dacareeyay malabkii Dumaashigaynu noqone Cajiib Axyaa hees ❤️
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 11 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@user-wb6ov2uh4o
@user-wb6ov2uh4o 5 ай бұрын
Heestan axmed gacayte iyo amiina cabdilaha kahkeda dhigay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 ай бұрын
Aad iyo aad
@arahmanalaahi4898
@arahmanalaahi4898 2 жыл бұрын
Awliyaa Allaay Addeegsan Mucjiso Naadir Inaggu Soo Maray Cimri Dherer Iyo Caafimaad Maalmaha kuu Hadhay Cabdi Aadan Xaad “Qays” Alle Haydinku Janneeyo Guriyihiina Intii Dhimatay Magool & Kuluc ❤️
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@somalimusicport
@somalimusicport 2 жыл бұрын
ereyadii abdi qays laxankii axmed gacayte riwaayadii gaal iyo islaam geeloow yaa kuleh
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wllky
@kayseali9510
@kayseali9510 2 жыл бұрын
Heestani sawkuwii wada qaadi jirey aamina cabdilahi iyo axmed gacayte
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Waarun zxb gacayte iyo aamini riwaayaday ku dhigeen dhanka waqooyi Mar labaadkiina kuluc iyo magool ku dhigay koonfurta
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
yasalam dhamantin alle haydin saamaxo aamiin
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin zxb
@maxamuudqalinle784
@maxamuudqalinle784 2 жыл бұрын
Keep going zxp
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran zxb
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Iyadoo dhamestiran anaa haayo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Soogali zxb de
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
axmed nuuraani 🙋‍♂️👼👌
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran zxb
@axmedyareaxmedyare7807
@axmedyareaxmedyare7807 2 жыл бұрын
waa hees qaaliya
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran zxb
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 Жыл бұрын
Wllyaal waxan waayay hees m mooge qaadi jiray oo kamid haayen ereyadedi Sawtan ahaanjiray doobsararo wayno sida cawlka neefsada )( ee yaa meel ku arkay heesta
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Waynu raadin wll
@deeqdaauud6730
@deeqdaauud6730 Жыл бұрын
Cajaaib waaye 🤭🤭🤭🤭🤭
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran zxb
@djkaafi5616
@djkaafi5616 6 ай бұрын
Heestan dad badan ma oga sababta loo sameeyay heestu waxay ku saabsan tahay nin dumaashidii damcay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 6 ай бұрын
Ok
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heesta ma dhamestirno sxb
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Waarun zxb baydbaa dhiman
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Riwaayadii gaal iyo islaam geelow yaa ku leh cabdi qays
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Yees
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 278 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 30 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Qaaci
7:57
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 41 М.
Abwaan  Dacar miyuu la dhoofaa Muqmada ama Oodkaca ?
7:44
SAAB TV
Рет қаралды 19 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 31 М.
Laxanka Beerdilaacshe
4:45
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 59 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН