No video

Maxamed Abiib Sida Faratoonka Dadkiisi Dhulbante Ka Tagay Maaha,,kuma Dhacdaan"Xil Cali

  Рет қаралды 46,631

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Maxamed Abiib Sida Faratoonka Dadkiisi Dhulbante Ka Tagay Maaha,aniguna Dadkaygi Waan La Jooga,kuma Dhacdaan"Xil Cali Xaamud
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 148
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Ай бұрын
Xildhiban Abib Madaxwayne Awdal State mustaqbalka 😂
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Cali xaamud laftiisa waa in mooshin laga keenaa
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Ай бұрын
Ciyaal 5000$/bishii haddana cay iyo qabyaalad lasoo taagan
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Ayaan daroo
@akam3835
@akam3835 Ай бұрын
Ali.xaamud yaanu difaacin Qudhunle ooyaaye
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Ma wadanka soo dumi baa ka yidhi? Ma Japuti difaac baa la soo yidhi? Ma jabhada meel u sii xaadh baa la yidhi? Maxaa lagula soo heshiyey?
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Ай бұрын
Cali xaamud wuxuu kujiraa ictisaqm
@yaxyeismaaciilxasan3622
@yaxyeismaaciilxasan3622 Ай бұрын
Masha Allah guuleeso cali geesi oromada ❤❤❤❤❤❤❤
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Cali xamud maxaa lacagtii kaa soo gaadhay? Imisa ayaad qaadatay? Yaa kalo lacagtaasi gaadhay oo la gatay?
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Ай бұрын
Guul Faratoon. ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Mashaa Allah Libaax Libaax Dhalay Ina Xaamud Jibriil Laandheere reer Mohamed ah horaa loo yiri Maxad Case Dhiig laga waayay waa Madax dhiig laga waayay we Love you cousin ❤LOVE Buufi heegada iyo amxaarada
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Akher zaman
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Isaaqu. Maxay. Caadoow. Hoosata. Ku. Haasataan. Ciirataa. Dhanaa. Caada. Yaqaan. Cuqadaada. Iyo. Kibiir
@maxameddugsiiye8341
@maxameddugsiiye8341 Ай бұрын
Masha Allah madax sare ayaa tahay
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Ай бұрын
Mohamed Abib waa muwadin SOMALIYEED...😅
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waa hogal nacasa muusa soo disaday mee reekiisi haka waramo dhulbahante xagee jiraa waa duli iska celiya duliga
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Nabax muuse afkaga uraya ka jeedi
@abdirahmanabdillahi2884
@abdirahmanabdillahi2884 Ай бұрын
Dalkiisii ayuu joogaa maxaad haysaa aduu 😂
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
@@abdirahmanabdillahi2884 mata waxuujooga guriguu ka tahriibilaha haduu edeb yeelan waayo edeb baaloo samayn dona
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
FARATOON ADER BUU II YAHAY ISKA SOO CAYDHIYA ISAGABA DANBIILE AHE MAXAMED ABIIB DADKIISII BUU LAJOOGAYE
@Qasaayecableoffic
@Qasaayecableoffic Ай бұрын
Nio guntan guntu dhashay garacbirsi langab maxa laga dhowranaya ar waxa nicdodi ba badataye garbaha halaga wada jabiyo
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Mashaa Allah Libaax Libaax Dhalay Ina Xaamud Jibriil Laandheere reer Mohamed ah horaa loo yiri Maxad Case Dhiig laga waayay waa Madax dhiig laga waayay we Love you cousin ❤LOVE Buufi heegada iyo amxaarada
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
landheere maa waxa lagu
@Qasaayecableoffic
@Qasaayecableoffic Ай бұрын
@@walaalahadaarudacwa8120 hye intad u tagto orod lsaga kuso dheh libax bad tahay waligayna ma arag libax oyayo indhaha xafajo ku leh mgcan aniga sax waxan laydin garan ogyey gudabur gus jecel langab rag markad hortada iman kari wayden tamartine waxay noqotay inad dadka is mqashisan melahasa midkinba calcal laso istago u jedadinu waa canimo radis in yaru na yara sugana hada hawshina la galaya hadhowna yanan maqlin maxa nalo kufsanayaye samaynay
@Qasaayecableoffic
@Qasaayecableoffic Ай бұрын
​@@walaalahadaarudacwa8120isaga intad u tagto orod waxan ad anag nag hos ledahay kuso dheh waligayna ma arag libax indho qoyano oyaye kina hadlan mxd gesi ugu shegtan jilicey mise idinku afkad ka tamarisan gacan qadisteda dhib idinku ah hadad gacan awodana melahan maydu so istagten lkn waxan rajaynay inan wax anigu arki jiray ay hada tolkayna il arken hada ka dibna idinka laydin wasay hadhow ha odhanina maxa lo kufsadey anu samaynay
@ashaahmed8169
@ashaahmed8169 Ай бұрын
Xilka waalagula khaldamay ina abiib ee gadabuutsi midkale oo miyorqaba ama akhayaara ha ku bedeshaan
@r00bleawaale73
@r00bleawaale73 Ай бұрын
Hye ii wad sheekada Buumniyo ayad rabtan sawmaaha wn garanay
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Fule! siduu durtaba hadalkiisa u beddelay... Faratoon wuxuu ka hadhay dadkiisii ayuu durtaba beddelay
@user-ci7fz7or2k
@user-ci7fz7or2k Ай бұрын
Waar xildhibaab Abib maxaa Odin daba dhigay
@user-fd2ui7dl8h
@user-fd2ui7dl8h Ай бұрын
Asc Kaxayo biya Mahamed abiib
@FathiyaYakub
@FathiyaYakub Ай бұрын
The legend 🙌 nin walba cidiisu meesha ku joogaa 👍👏👏👏
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Iska cesha hogalada la gumeeyey yay idin gumaynin waa naago muuse qabo meeshu waa burburtay wax yaala majiro waa reero
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw Ай бұрын
Kibir waa lagu Kufaa!!!!!!!!!
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
CALI XAAMUD SIDAN QARAN SHIR GUDOON UGU AHAAN MAAYO ISAGABA UBAHAN IN LA XIDHOO
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Ай бұрын
Waa sax hadalkaa xildhibaanku sharci maaha
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow Ай бұрын
No qabyaalad cali xaamudow qabyaalad meeshan loogama baahna booramana kaligaa malihid
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
waar dee sidaani ma fayooba walaahi ! masulidba ma qaadi karaan waa dayeero no ? from saylac
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Nin shacabku so doortay oo shaqaynayana waa la eryeyaa.Ehlunaar Muuse biixi iyo Nuux Taani way shaqaynyaan weli!!!!! Weliba waxaanu doiranay Shan sanadood ee ma aanan dooran Sideed sanadood! Waa xaaraan mushaharka uu qaadanayo isag iyo inta ku raacsanba.
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Ayaydaa baa shaqayn doonta sharciba eryaya go uf ina abiib baastarka
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Yaa. Waxa. Usheegat. Dadak. Waa. Xaaqadaaro. In. Aad. Caadoow. Badgerdhay. Bisiinka
@Cabdirashiid-ct9ui
@Cabdirashiid-ct9ui Ай бұрын
Labaax libaax dhalay iyaatahay xaamud cali hadayiidhacdo
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow Ай бұрын
Cali xaamud hadalkiisa kaxun kii abiib
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Ninka. Labiibiinaayo. Waa. Bad heedhay. In. Uu. Caadoow. Niimo. Tuuso. Soomaaliland
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s Ай бұрын
Walahi rer awdal way ka badbadinayaan oo way dheraynayan inay qaranka iyo dadka duminaya ee nabada khalkhalinaya in laqabto oo sharciga la hor keeno
@SouleimanDjibrilAli
@SouleimanDjibrilAli Ай бұрын
Good Ali xaamud come in republic Awdal State bro
@burco688
@burco688 Ай бұрын
Waa wada basaasiin aan somaliland dan iyo muraad ka lahayen ha laga dareeriyo😮😮😮😮
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 Ай бұрын
Xaamud waa libaax maaha faratoon oo kele waa nin dhiig leh ha difaaco abiib
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Meshah horgaleh farator mamulayoh waa wax lagu qosloh kuwah wax waraysanayah waa kuwoh Afqabil ku hadlayah kk
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Haduu. Shacaabaku. Soo. Foiraatay. Maxaa. Waalay. Oo. Ka. Dhiigay. Caadoowsga. Soomaaliland. Yaaba
@keysedheereeye2857
@keysedheereeye2857 Ай бұрын
Hadaad dadkaagi ka hadhay anigu dadkaygiibaan lajooga waa hadal afkawayn runtii xaamud jibriil intaa waan kala han waynaa alaylehe inaad heerka dib ugu noqoto waan kala han waynaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
ina abiib iyo wixii kula kulmay adigi cadee oo ashkatee no ?
@JamaalCabdi-l8v
@JamaalCabdi-l8v Ай бұрын
Maxamed abiib waa nacaase hargaaysa hanooga taago
@Charkherad
@Charkherad Ай бұрын
Hargeysa ma dukaan aad leedahaybaa ?
@yareomar4564
@yareomar4564 Ай бұрын
Wr isga taga oo mamulada ku biira. Tani snm wey dhacdi
@OmarMahamoud-r5c
@OmarMahamoud-r5c Ай бұрын
Ooyaaye waa bilaa,edeb duli ah halaaxidho
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Kani isagaa dambiile ah oo sameeyey aflagaaaddo gud.faratoon miyaanu dadkiisii iyo dalkiisii jogging,waa eedaysane,qabyaalad u badheedhay,sharcigu waa gaaabinayaa. .
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v Ай бұрын
Soomaaliland maahee waa abaagadheland
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow Ай бұрын
Anigoo samaroona oo jibriil yoonisa ayaale halaga qaado nimanka qaran dumiskaa ee geele adeegsanayo
@mo3classic760
@mo3classic760 Ай бұрын
Waa laga xayubinya walioa la wasya ayaga dabda madaw
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Ай бұрын
Laba horgal baa horgalnimo isku cayaya cabsi cabsi waaye 😂😂😂
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
WAA I NUUSAN DIFAACIN NINKA MAALINKASTA CAAYAA CIIDANKA IYO QARANIMADA SOMALILAND EE AFKAAGA HA ISKA XUMEYN WAA IN LA TAAGEERO DOWLADNIMADA QOFKII QALAD GALO QABIILBAA LAGU DIFAACI YAAB
@user-gz8rg5zk7i
@user-gz8rg5zk7i Ай бұрын
Waa rafadkay rafanaysay waana xaqdaro
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 Ай бұрын
Hadalku WAa kaas waxaad ka soo dagalantay wll haygu kalifin
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Rageedii waar ninyohow nimanka inaga ama waala wada yeelan ama waa lagu kala tegi dadkana lama xaqiro isaaqow inagoo isku dhan ayaa ku fashilaney laascanod waar bahasha dhulka hala dhigo waa iga talo
@hah7064
@hah7064 Ай бұрын
Majority leads minority
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s Ай бұрын
Faratoon dadkiisii somaliland buu la joogaa ee ha ku gefin caliuow hadad sharci taqan
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Ай бұрын
Idinkaa sharciga ka dhici, bring on Ali. It’s about wixii bilaa edab ah laga takhaluso
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waa nin baqaya ma shir gudoonbaa waa lahasayte duli waa hrgal
@SouleimanDjibrilAli
@SouleimanDjibrilAli Ай бұрын
Awdal State of Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️
@fadumo4024
@fadumo4024 Ай бұрын
Ooyaaye wuu istaahilaa waayo Waa Cadawga Soomaaliland Qabyalad badanaa Odaygani
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v Ай бұрын
War caada qaatayaasha faratoon ka mid yahay ma aha HARTI ee edbiya wasakhda
@randomin8390
@randomin8390 Ай бұрын
wow wow la waydiiyo shicbak wayku raacsan yiihin😂😂😂😂😂😂
@hawaahmed70
@hawaahmed70 Ай бұрын
wae Awdal State of Somalia sameyso nin gunimo hakula joogine
@Cajabo
@Cajabo Ай бұрын
Xildhiban xaamud libaax libaax dhalay dhiigu biyomaaha muuse wuu kibray
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 Ай бұрын
Dembi maaha xil.abiib in uu xamar tago
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Ай бұрын
Mohamed Abib Waa bilaa edab afka ku taagay godoomiyihisa Mac sinker baan leeyahay. Kanna ha lagu daro
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Ай бұрын
Waa caytamayaa ninkani waxaas ayaa musuula subxaanalaa
@garadmediaofficial999
@garadmediaofficial999 Ай бұрын
halyeey mudane abiib hadalkiisa runta ah ayaa la diidan yahay ee maha qofnimadisa markaa kuwaan meesha haysta iyagaa ah dambiilayaal dalka iyo dadka lumiyay ee iyaga halaga keeno mooshin xil ka xayuubin ah waa kuwa meesha heeysta weye waa dad dumis iyo dal xumayn
@hawaahmed70
@hawaahmed70 Ай бұрын
Anigu dadkeygaa la joogaa horgale Faratoon abaalkiisaa la marsiiyey😂
@yaakcon
@yaakcon Ай бұрын
War nimankaan reer waqooyi afka iyo ilkaha maxaa kaga dhacay. Midnaa ilaka huure leh oo madaw lahayn lama arko. Uf; balaayo idinku dhacday. War ordoo afka iska cadaya oo ilahaa iska dhaqa.
@user-xg2oq9gi6w
@user-xg2oq9gi6w Ай бұрын
Aakhri samaan guda buuro la warsysansyo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Maamuusta tolkii ayaa saaray e muuse kama qaadikaro. Futada ayuu ka hadlay. Adeer meesha dawladi kama jirtee waaa Beelo. Muuse ina adeerkii ayuu ka dhigtay xeer ilaalin kkkk Dee waxa ka helo ayuu leeyahay.
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
War dayuuska ayga uraya ee ina abiib hasoo celinina ka kahaadlana isagana edeb uyeela
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhaber jabiyay mucaaradka walaal
@Cajabo
@Cajabo Ай бұрын
Muuse fuley baa dalkii loodhiibay kasoo cararay oo difaacikariwayay
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
@@Cajabo HADHAAGII AYAA TAHAY !!!! LAGU GARAY !!!!!!
@dagansh5606
@dagansh5606 Ай бұрын
Hadaad dadkaagi ka hadhay anigu dadkayga ayaan la jooga waa war cad oo aan been ahayn.
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Ай бұрын
Kanbaasatigii ama maskaxdii somalidu waa faaruqaasi aad aragto (ta cawska daaqdaa) ee geesaha lehbaa dhaanta ee ladhaqdo?
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Libaax libaax dhalay
@user-yz7gy5pm8g
@user-yz7gy5pm8g Ай бұрын
Adeer cali xaamud waxaan waydiinayaa inanka uu difaacayaa miyaanu shaqaale dawladeed ahayn oo hadii uu shaqadiisa uu musuqmaasuqo ama uu xumeeyo shaqada laga eryikaro?safaaradan uu tagay ee somalia ma xidhiidh safaaradeed ayaa inaga dhaxeeya oo safaarad baa j.somaliland uga furan?waxan uu reerka usoo dhex galinayo maan fahnim ee waxaan u arkaa inuu is leeyahay reerkoodu ha difaacaan lkn maaha shaqo reerkooda u taala ee waa shaqo u taala dawlada iyo cida uu shaqada dawlada u hayo ee uga saraysa u taala qofkuna haduu shaqadiisa uu hagaajin waayo ama uu khiyaamo in la eryikaro horta niyadiisa ha u sheego reerkuu sheegayaana ciday shaqada usoo dirayaan ayaanu noqon khaayin dadkiisa iyo shaqadiisaba khiyaamaynaya markaasaa la helayaa shaqaale wanaagsan oo dadkiisa iyo dawladiisaba matela?lkn sheekadan uu wado cali xaamud waa dambiilaha taageer oo ku taageer qaladkiisa markaa isaguna muxuu noqonaya ninkii garabka ku siinayay dambigaa badheedhka ah ee qarandumis nimada ah arinkooduna waa dhuumasho dhabarku muuqdo.
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Ай бұрын
Meshu xuma oo Dulmi badana , Alh’ inu iska celiyey ,Keep Goin Geesi
@Hornmediamusic
@Hornmediamusic Ай бұрын
Ha ka been sheegina cinwaanka Iska saxa
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
UJEEDADU WAXA WEEYE IN AWDAL LA FOGEEYO QAYBNA WAXAY KA TAHAY DAGAALKA SLAND LUGU HAYO EE AY WALIBA QAYBTA WAYN KA YIHIIN BAARLAMAANKU FARATON , INA JIBRIIL, IYO INA ABIIBA WAY IS OG YIIN UJEEDADIISUNA WAA INTAA
@user-ci7fz7or2k
@user-ci7fz7or2k Ай бұрын
Maanta waa Xildhibaan Abiib barina waa xildhibaan Mohamed khalif Waar mishan rag lagama rabo
@Cabdirashiid-ct9ui
@Cabdirashiid-ct9ui Ай бұрын
Talaabada kuhaboon
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
War shicibkaanunoo aad baanu ugu faraxnay in dayuuska ina abiib la eryo walaahi waanoo farxad waa ay istubidh weeye
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
War maxamed abiib maxaa xininyaha u yeelatay taasina waa shaqada hargaysa taala. Faratoon ma sidiisa ayuu rabaa in xininyaha laga saaro isagaa dhufaan ahe
@MolidAbdillahi
@MolidAbdillahi Ай бұрын
FC
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
War ayga aygu wato isla erya maxaatay adigaaga hadlaya go taga labadiinuba
@AhmedAbdi-lc2dj
@AhmedAbdi-lc2dj Ай бұрын
Adeer Ninaa sharcigaa ka ma weyn Ilaa Madaxweynaa Ninkii dambii laguu qabtoo wu waxbaa qabiil dabadaa galiniin Adeer waxaa lagaa koroi
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Sharcigu xaguu ka jiraa? Ma siilka hooyadaa ee uray ayaa sharci ah?
@AhmedAbdi-lc2dj
@AhmedAbdi-lc2dj Ай бұрын
Adeer bilaa edaab baa tahaay lagumaa dhaliin ee dabaa lagaa xaraay sharcigaa ninaa ka weynaa Madaxweyne Muse bixinaa ha noqootee Ninaa sharcigaa ka weynaa haays difacoo oo reer Somaliland oo dhaan ha aragtoo hadii sharcigenaa iyo maxkamadenaa ixtirameen xagee uu socoona.
@xaabsade9844
@xaabsade9844 Ай бұрын
Muuse sharciga halasoo istaajiyo isagaa ciidankii baabiye dalkii loo dhiibayna burburinaya​@@AhmedAbdi-lc2dj
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s Ай бұрын
Inatad iminka u bu sysid maxad khaladka uga qaban wayday
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 Ай бұрын
Qabyaalad baad ugu hiilinaysaa maxamed abiib waxaadse ku danbayn cali xaamudow sidii faarax macalin baad dhuumasho ku danbayn
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 Ай бұрын
Hadii xumaanta la difaaco, sow kuligeen xumaanmeyno
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
JINIGII QARAN IYO JAMHUURI BAYDIN JIIDHEE XEJISTA
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Ай бұрын
Faraton waxoolo dad u egg.Mohmed Abiibi wa nin nooll xayatu dawiil.Geesinimo ku noolo
@user-nt1fb4fm3h
@user-nt1fb4fm3h Ай бұрын
Why did the Chinese fisherman with no gun go to jail, while the Englishman with the gun went free ?
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
Hor galada in adaab loo yeelo waa arin aan bogaadinayo waayo biqlohoodii baa batay waxay tarayaan oo aan qarash ahayna ma jirto
@Cabdirashiid-ct9ui
@Cabdirashiid-ct9ui Ай бұрын
Iyaanqaadaynaye
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
War adiga laftaada walagu eryidoona yuslis istubidh kana hawada kasaara
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 Ай бұрын
Geesi geesi dhalay waligaa ha ogolaan Dulmi ❤
@user-jt8fi6vu1x
@user-jt8fi6vu1x Ай бұрын
Ali xaji si wayn oo badheedha ayu uu difaacayaa xil ooyaaye wuxuna isticmaalayaa shaadh qabiil waayo marar badan ayuu xad gudbay oo uu qaabili jiray cadawga somalilnd waxayna ahayd in marhoreba arinkan lafuliyo lakiin marki uu arkay in waxba laga qaadilaayahay ayuu sii tatalaabsanayaa isagiyo wuxi kale xad gudba wa in qaraar laga qaada
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Cccccccccccccc huuuuu haaaaa dayuus dhukuran qarankan oo khaayina uma baahna
@wabaxa
@wabaxa Ай бұрын
REERKAN ISXAAQ WAALIDOO MAL MAHAN WAXAY KA SHAQEENAYAN IN ISKA SO ERYAAN REERAHA KALE EE KULA NOOL MEESHA REERKA WADA WALAN OO AAN LAHEE QOF CAAFIMAAD QABO SHEEKH AMA SHARIIF CID LA NOO LAAN KARTO MALAHA WA DULI FOQOL DULI
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Ай бұрын
Waxa aan la yaabaa marka aan arko niman "dhulkoogii & badoodii" reer kale kula shuraakoobeen "Itoobiyaan" oo ka hadlaya "maamuus ka xayuubin"!!! Waxa uu ku leeyahay, "Faratoon dadkiisii lama joogo, aniguna waxa aan la joogaa dadkaygii!" Maxaad la joogtaa gebigaagiibaa sida xoolaha laguu xaraashaye
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 32 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
MM Somali TV
Рет қаралды 62 М.
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 32 МЛН