Maxamed Axmed Kuluc Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DAW GAL"

  Рет қаралды 155,752

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Bashiir xaadi oo ah ninka heeskaan laxanka saaray Caawa ayuu Boorama ku dhintay alle haunaxariisto
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Aun, walee waxuu ahaa mulaxam mucjisa ah..
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 жыл бұрын
heestan waxaan ku soo xasuustaa barnaamijkii bandhiga reedhyow iyo ahmed siciid cige ayaa inta badan ku soo gunaanadi jiray waxaan u malaynayaa inuu si gaara u jeclaaa
@sahantechnology6719
@sahantechnology6719 4 ай бұрын
Mullaxnkii waynaa bashiir xaddi Alle haw naxariisto
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii xasan sheekh muumin laxankii bashiir xadi codka hibo nuura iyo m.a.kuluc
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 2 жыл бұрын
AUN Maxamed Axmed Kuluc, Cod aan duugowen xasuus hore
@asmacismaan6599
@asmacismaan6599 10 ай бұрын
Waw waw waxa xasuustay wayo wayo iyo fankeenii somliyeed allaw unaxariiso maxamed axmed kuluc iyo fananiin teeniidhimatay allaw
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m 9 ай бұрын
Waa hees aad aan u xiiseeyo maxamed axmed ilaahay haw naxariisto iyo hibo maxamed
@faanooleonline4386
@faanooleonline4386 Жыл бұрын
Masha'allah heestaa waa hees itaabaneeyso gaar ahaan❤❤
@doolismaciil5874
@doolismaciil5874 Жыл бұрын
hibo yar waayo waayo hore kuluc Ala hawnaxariusto
@abuukarweynka7550
@abuukarweynka7550 Жыл бұрын
Codka macan iyo mustigada ku raaligineyso xasuus wacan
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Waa dar baad jafaysaa maaha deyr
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Waa hees shidan. Music ka daran .
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Ereyadii Hassan Sheikh Muumin Laxanka Bashiir Xaddi🙏🔥
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Bashiir Salad Nin Culus baa tahay oo waxbadan og sida aad Macluumaadkaan noola wadaagtay ayaan Kaaga mahadinayaa.
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 3 ай бұрын
Alaa.yarxama.kuluc.iyo.bashiir.xadi
@BrowYare-hs4zp
@BrowYare-hs4zp 7 ай бұрын
Hibo waa hooyadii fanka
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 ай бұрын
Hooyadii😂 fanka xagay ka keentay iyadoo ay ka horeeyeen magool maandeeq guduudo marwo aamina cabdillahi khadiija fooday
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 2 жыл бұрын
Hibo mahamed oo yar aduun aayo llaawe kulluc AUN
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Waxaan qiyaasayaa in heestani ka mid tahay heesihii ugu horreeyey ee ay Hibo qaado markay fanka soo gashay 1967-kii.
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
Carrale Hibo ale xiftiyo waa Reer Amerika hada
@hamzebinujah8660
@hamzebinujah8660 2 жыл бұрын
waayo waayo
@xasancalibarre1623
@xasancalibarre1623 20 күн бұрын
aad ban u jecelahay heestan
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Baraawo waayo waayo
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Waaow
@abmoha298
@abmoha298 3 ай бұрын
Heesta waxa iska leh hadraawi bal dib ugu noqo oo ee abiib ka sheekaynaya iyada oo hibona fadhida
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 ай бұрын
Naagta af xumaa atuunbo sanka dulal waaweynaa ma ii sheega magaceeda
@HolaFarh
@HolaFarh 7 ай бұрын
War Maxaaa ka Soo Yeeray. Waxa meesha Ku Qortayy La laabo. Bolaa caleek
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow
@abwaanjaalle3022
@abwaanjaalle3022 2 жыл бұрын
Fanku hibo ayuu marti u yahay.🙏🌻
@nuurhubane
@nuurhubane 11 ай бұрын
Kuluc ha iloowbin
@farysslyaaa7858
@farysslyaaa7858 2 жыл бұрын
Cabdi xasan
@mulkicabdulaahi4168
@mulkicabdulaahi4168 2 жыл бұрын
@zakiabdullahi7228
@zakiabdullahi7228 3 ай бұрын
Heestaan waxaa ibaray saxibkey Aadan Diyeeshi maalin aan idaacada shabelle ka sii deynay barnaamijka xilashada oo ifahansiiyay micnaha ay ku timid in heestaan la qaado.
@saqaawebaana985
@saqaawebaana985 Жыл бұрын
Boat look❤😊
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Hibo wagaan aad bey u yarayd cod yaro macan bey ledahay tolow dhowr iyi lixdanki baa
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
Hussein Abdille waa sifiican sxb waa runtaada waa waliba 1968kii Erayada Abwaan Xasan Sheikh Muumin iyo Laxankii Bashiir Xadi Cododkana Hibo Nuura Maxamed axmed Kuluc Aun waa caynkaa
@adanhassan1234
@adanhassan1234 5 ай бұрын
Waa sanadkaan dhashey
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Dayax..la..mood....tusaaleyn.sooojeed...uhurangaadhid.hadaf....ggabadh.heshey.cid.la.fahmi.kartà.halka.ay.iyyadu....ka.hadashey.vvvvv.....oooo.dabad.wareeg.OOO...🌏⚾️⚾️⚾️⚾️⚾️⚾️
@saqaawebaana985
@saqaawebaana985 Жыл бұрын
Try hard
Bashiir Xaddi Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "HOOMBARO"
10:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 185 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
HIBO NUURA HADMAAD GACALE SOO NOQON ORIGINAL
4:56
Hoyga Fanka
Рет қаралды 59 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 149 М.
Kuluc iyo Hiba Nuura | Maxaa ii Naruura ah
7:15
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 12 М.
maxamed axmed kuluc. gammaan faras || Original + lyrics
11:57
Maxamed Adam Dacar Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥 Iyo Heesta "MAHAD KU NOOLOW"
9:03
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 402 М.
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 20 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН