maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd

  Рет қаралды 91,349

Qaraami Channel

Qaraami Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@Maxamed.axmad.cabdulahi
@Maxamed.axmad.cabdulahi 7 ай бұрын
Ax ya hees wa malin jimc ah waxan jooga galkacyo puntlnd somalia hurdo.kasoo kacay anoo quracana heestan igu soo dhacday 28 jun 2025 lixsaac iyo toban daqiiqo.alla ya raxma ader mcn 💔😢
@MaxamedSahal-us2ek
@MaxamedSahal-us2ek 6 ай бұрын
Zxp aniga is Monday inaa iga hadalysi markaa sheekada akhristy
@AbdimaalikBashe-rg6km
@AbdimaalikBashe-rg6km 5 ай бұрын
Alle haynagarsiyo sanadka 2025 😂
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
DAAGALKA uxuud. Haalka ugu. MOQAL. HABON
@abshircismaan5429
@abshircismaan5429 Жыл бұрын
Waa eeayadii axmed s bide Laxankii cabdule sagsaag Codka wayla aragtaan
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 5 ай бұрын
Wad mahadsanid jecliye dadka suganta yaqana 👍🏽👍🏽
@abdiazizhussein6749
@abdiazizhussein6749 3 ай бұрын
Maalin axad ah waxaan joogaa muqdisho 20 October 2024, waxaan xasuustay xiliyada barwaaqada ee dhulka howdka aan joogay,waxaan kuso korey dhulka somali galbeed waa dhul ku wngsan daaqsinka iyo xoola dhaqashada
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 10 ай бұрын
1979 ayaan iskuul aan dhiganayay ka qaaday waxanan ku helay abaal marin. Waxaa joogay madax ka socotay wasaaradda waxbarashada.
@NajahAhmed-qr1in
@NajahAhmed-qr1in 7 ай бұрын
Manshalah ilahay baa cimriga ku barakyey ❤❤❤
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j Жыл бұрын
Old is gold lgend mohmed ahmed kuluc.❤
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 7 ай бұрын
Waa heesaha aanduugoobin waxaanku dhagaysanjiray hargaysa cajalad 1995 xaafada dumbukuq
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 7 ай бұрын
Made in somaliland eraydii abwaan axmed s bide ❤
@HipoAxmed-o8e
@HipoAxmed-o8e Жыл бұрын
Wahwah Alla ha u naxariisto
@xaaladuuntv
@xaaladuuntv 6 ай бұрын
Wakhtigu wa duhur wa 8/july/2025,maalin isniin.Waxaan joga muqdisho gurigii adeerkay anigoo ka imiday borama si aan hooyo India ugu sii qaado . Wxaa niyada iiga so dhacday inaan dib uxasuusto heesti dugsiga sare la iigu dhigay wakhti lagu qiyaaso 2012 anigoo standard 6 ah .😊
@axmeddaahir4704
@axmeddaahir4704 3 жыл бұрын
Qaraami lyrics best channel
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 10 ай бұрын
Shimbiruhu ka Giigeen weeye ee maaha ka hiigeen.
@sacadibrahin9581
@sacadibrahin9581 3 жыл бұрын
waahwaah waa hees shidan mohamed ahmed kuluc
@cabdifataaxmaxamed3998
@cabdifataaxmaxamed3998 3 ай бұрын
Asc
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii c.sagsaag codkii m.a.kuluc
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 8 ай бұрын
Ax yaaqaraami kuluc codku midhahuna axmed saleebaan maxamed bide
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE Жыл бұрын
Waaah WAAAH
@KhalidCarmiye-h6r
@KhalidCarmiye-h6r 2 күн бұрын
ala yahes anigo yar ayan maqli jiray balse aniga imika dhagesta mi melahyd balse markan radiyay hestan.wan helay matana waxan kudhagesta dalka bagastan yaa aduyo wele matana majogo niki qaday hesatan wan kaniyajaba aduyada markan maqlo hes qaramiya yaduyo
@axingjian5198
@axingjian5198 7 жыл бұрын
nice song
@aadanxasanCaaqil
@aadanxasanCaaqil 3 ай бұрын
@ApdirashiidFarhan
@ApdirashiidFarhan 3 ай бұрын
Aaaaa
@ismotube5568
@ismotube5568 7 жыл бұрын
Soda geed caleenliyo
@axingzhongsuo6495
@axingzhongsuo6495 7 жыл бұрын
Nice song
@eng.sacadhassansaed3932
@eng.sacadhassansaed3932 7 жыл бұрын
sida geed caleenl
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
UXUUD dagalgi fawalida
SIDA GEED CALEEN IYO (HEES)                 Abwaan Axmed Saleebaan Bide:
11:56
ABDIKARIIM MOHAMED DIRIR
Рет қаралды 20 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
HEES "CAKUYE MIDABKA"  Heesaa AU Maxamed Axmed Kuluc.
7:20
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 226 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 275 М.
SIDA GEED BARDA AH NIMCA JAAMAC & CUMAR ADAN DUGSIYE/KABAN WITH VIDEO.
9:11
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "GABADHYAHAY KALGACAL BAAN"
12:36
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 32 М.
Ka Hadhbaan Lahaa - Maxamed Axmed Kuluc
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 66 М.
SIDA GEED BARDA AH {NIMCO JAAMAC MIGIL&CUMAR AADAN  DUGSIIYE
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 282 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН